You are on page 1of 3
Jamhuuriyadda Somaliland Wasaaradda Horumari Maaliyadda Republic of Somaliland Ministry of Finance Development Xafiiska Wasiirka Ref: WHM/02/08-01// 2949/2023 Ku:Maamulaha Kastamka Dekeda Berbera Ku:Maamulaha Kastamka Aaga Dhaqaalaha ‘Ku: xafiiska Hay’adda Aaga Dhagalaha Berbera (Og: Shirkada DP World (Og: Agaasimaha Waaxda Kastamada e WHM. (Og:Agaasimaha Gud ee WHM. (Og: Wasiir ku xigeenka WHM Uj: Soo gudbin Siyaasada Badeecada Jidmarka Date: 25/06/2023 ‘To: Berbera Port Customs Manager ‘To: BEZ Customs Manager To: BEZ Authority Office Ce: DP World Director of Customs Department Cc: Director General of MoFD Cc: Deputy Minister of MoFD Sul submittion of goods in transit Policy 1. Hordhac Waxaa jirta in dhamaan kaabayaashii marin ganacsiyeedka Berbera la dhamaystiray haddii ay tahay Dekedda, Aaga Dhaqaalaha, Jidka Berbera- Hargeysa iyo Jidka Kalabaydh ilaa Wajaale, keabayashan waxa loogu talagalay inay qayb ka qaatan koboca iyo fududeynta badeecadaha jidmarka ah ee ugudbaya Itoobiya iyo wadamada kale ee aan badda lahayn. Hadaba, waxaa waajib ah in laga shaqeeyo sidii loo kordhin lahaa xaddiga badeecadda ee maraysa__ mi ganacsiyeedka Berbera(Berbera corridor), iyadoo la dejinayo siyaasad cusub si ay u fududayso badeecadda Jidmarka ah ee u gudbaysa dalka Itoobiya iyo wadamada deriska. Siyaasada 00 tilmaamaysa qaabka iyo nidaamka lamarayo si loo fududeeyo badeecadaha jidmarka ah ee u ‘udbaysa dalka Itoobiya iyo wadamada kale ee deriska 2. —_Ujeedada Siyaasada Badeecada Jidmarka Ujeedada ugu weyn ee loo sameeyey Siyaasada Badeecadda Jidmarka ah waa inay kor u qaado xaddiga badeecadda jidmarka kasoo degaysa/dhoofaysa dekedda Berbera iyo Aaga Dhagaalaha. waxaanu si cad u sharaxi loo doonaa nidaamka lo raaci doono badeecada agoonsanayo badeecad jidmar ah, 1. Introduction Berbera's trade routes infrastructure has been completed whether it is the Port, the Economic Zone, Berbera-Hargeisa Road and Kalabaydh to Wajaale road, these infrastructures are designed to play a part in the growth and facilitation of transit goods to Ethiopia and to other landlocked countries. Therefore, itis obligatory to work hard to increase the amount of goods passing through the Berbera corridor, by setting a new policy to facilitate transit goods to Ethiopia and neighboring countries. The policy will set the procedure to facilitate the goods in transit to Ethiopia and other neighboring countries. 2. The Purpose of the Transit goods policy ‘The main purpose of the transit goods policy is to increase the amount of '—_ transit goods importing/exporting through Berbera port and the Economic zone. We will clearly explain the procedure that will be followed for goods identified as transit goods. 3. Badeecadaha Jidmarka loo ogolyahay Badeecadah Jidmarka loo ogolyahay waa kuwan soo socda: a) Dhamaan badeecadaha dhoofaya ee Itoobiya iyo wadamada deriska ah ee ay u dhamaystiranyihin dukumentiyadit kastamka wadankaas badeecadu ka Imaynayso marka laga reebo xoolaha noo! b) Dhamaan badeecada dhoofaysa ee lagu warshadeyey, lagu farsameeyey iyo wax lagaga bedelay Aaga Dhaqaalaha ©) Badeecadaha ay leedahay dawlada Itoobiya ee uu lasocdo dukumentiyadi looga baahna 4) Dhamaan waxii mucaawino soo dagaysa e) Dhamaan gaadidka soo degeya ee u socda Itoobiya ee ay u dhamaystiranyihin dukumtiyadi kastamka Itoobiya f) Waxii badeecad ah ee kusocota Itoobiya iyo wadamada deriska ee ka timi Dekeda Berbera ama Aaga Dhaqaalaha ee ay u dhamaystiranyihin dukumentiyadii kastamka wadanka ay badeecadu u socoto marka laga reebo bariiska,sonkorta daqiiqda,qamadida,baa stada iyo makaroonaha iyo badeecadaha mamnuuca ah ama la xadiday ee ku xusan Godoboda 386,387,388 iyo 389 ee xeerka kastamada ,xeer Lr:03/2019, kaso si cad u geexaya badeecadaha la mamnuucay/la xadiday dhoofintoda iyo soo dejintoodaba 4. Nimdaamlka ay marayso badeecada jidmarka Wakillka/mukhalaska mulkiilaha alaabta jidmarka kaaso liisanwakillnimo 00 sharci ah ka haysta dawlada Somaliland waa inuu dukumentiyada kastamka Itoobiya ‘ama wadamada deriska u gudbiyaa Hay’adda kastamka Berbera ama Hay’adda Kastamka Aaga Dhaqaalaha. Maamulka kastamku markay ku qancaan saxsanaanta iyo dhamaystirka dokumenti-yadda loo soo gudbiyey, waxay samayndoonan dukumentiga Jidmarka iyagoo raacayda Hagaha gudubka badeecada kastamada Somaliland. 3. Transit Permitted Goods. Permitted goods in transit are as follows: a) All the export goods of Ethiopia and neighboring countries with complete customs documentation of the country that the goods are coming, except livestock. b) All export goods manufactured, processed and value added at the Economic Zone ©) Goods owned by the Ethiopia government that have the required documents. 4) All humanitarian imports e) Allimport vehicles to Ethiopia with a complete required documents of Ethiopian customs f) Any goods going to Ethiopia and the neighboring countries which is from Berbera port or Economic Zone with complete customs documentations of the country that the goods are going to except rice, sugar, flour, wheat, spaghetti macaroni, breakbulk and prohibited goods or unauthorized goods stated in Article 386,387,388 and 389 of the Customs Act, Act No:03/2019, 4, Transit Goods Procedure ‘The Agent of the transit goods owner who holds valid license from Somaliland government must submit customs documentations from Ethiopia and Neighboring countries to the Berbera Customs ‘Authority or the Economic Zone Customs Authority. ‘After the custom authority is satisfied with the validity and completion of the documents submitted to them, they will make the Transit Document by following Somaliland Standardized Customs transit procedure, Gabagabadii waxaan dhamaan masuuliyinta ay warqadu | Finally, | would like to request all the authorities to ku socoto iyo kuwa ogayssika ku leh ba ka codsanayaa inay | which this letter is addressed to and those who have masuuliyad iska saaran hirgelinta iyo fulinta siyaasadan, | the notification to take responsibility for the taas 00 dhagangali doonta marka aan saxeexo. implementation and execution of this policy, which will be effective from the moment | sign. eee Dr. Sacad Cali Shire ( jp path EX Dr. Saad Ali wa i { \Wasiirka Wasarada Horum Ministry of Finance

You might also like