You are on page 1of 32
BARASHADA AFKA HOOYO Fasalka 1° bb RACH, BARASHADA AFKA HOOYO BT JX BARASHADA & AKHRISKA AF SOOMAALIGA EE DUGSIYADA HOOSE | DHEXE QORE: MAXAMED XUSEEN HADI SAWIRADA: MURAAD C. MUBARIK JANUARY 1993 OTTAWA, CANADA 6508508 ms ND Frat int 995 Oma, Canad Ne 3493 URURKA DHAQANKA EE SOOMAALIDA. REER KANADA SOMALI CANADIAN CULTURAL ASSOCIATION 1719 BANK STREET, SUITE 303. OTTAWA. CANADA. K1V 7Z4. TEL. (613) 526-2075. FOREWORD ‘The present series of the Somali Curriculum "BARASHADA AFKA HOOYO BT JX" are developed after consultations with the curriculum, developed experts. The curriculum is basically developed to integrate the Canadian style reality surrounding the students while imparting to them the necessary linguistic concepts for an appreciation of the language and heritage of the country of origin. ‘The rapid expansion of teaching the Somali Language at the elementary level promoted pedagogical methods appropriate to the various levels of instruction and complies with the ideals of MULTICULTURALISM on which the teaching at the elementary level is crucial. ‘This precious accomplishment by the Somali Canadian Cultural Assoc- iation (SCCA) was made possible by the invaluable support of the Ottawa Board of Education (OBE). ‘The Somali curriculum reflects the contribution of many great people. The SCCA Curriculum Committee BISMI LAAHI RAXMANNI RAXIIM GOGOLDHIG llaahay (SWT) waxaan ka baryayaa in wu aqoonta inoo kordhiyo, Amiin. Anigoo ka tafjumaya baahida weyn ee loo gabo Barashada Aika Hooyo (Af Soomaali), shibanayaasha, shagallada gaaban iyo kuwa dhaa dheerba, Waa llaahay mahadilinaan qorey buuggan oo la magac baxay BTJX Akhriska Af Soomaaliga. Waxaa igu qasbey diyaarinta buuggan, ka dib markaan ogaadey baahida weyn ee faca soo koraya ee Soomaalida qubaha ka sugan, gaar ahaan Wadankan KANADA ay u gabean barashada ‘Atka hooyo, himiladuna waxay tahay in la isku dubarido manhejkil aga dhigi lahaa Dugsiyada Hiddaha iyo Dhaganka (Somali Heritage Language Schools), sida ugu fudud ee Barashada Afda Hooyo, qaab ay ubadku jecleystaan 00 xiiso geliya, qaab dareen siya tayada afkooda hooyo leeyahay dhinac sugaaneed iyo dhinac hiddo & dhaganba. Baahida loo qabo awgeed, ayaan deg-deg ku sameeyey pbuuggan oo ku saleysan barashada xuruufta af Soomaaliga. Tusaale: 1. Xaraf kasta wuxuu odhaahdiisa ku bilaabmayaa xarafka la baranayo. 2. Erey ka kaca xarafka la baranayo 00 sawiran. 3, Layliyo akhristaha lagu xaqiljinayo gaabka fahamkiisa ayaa la socda 4, Layliyo guriga ay u qaadanayaan ardaydu ayaa la socda, si ardaygu uu u helo kalsooni dhinaca ekhriska iyo qoristaba. 5, Ereyada qaarkood sheekooyinka ku jamaansan, waxaan ka codsanayaa baraha, waalidiinta iyo qofkasta oo qaan gaadh ahba, iney ardayga ka caawiyaan erey bixintooda Waxaan mar labaad llaahay (SWT) ka baryayaa in wu kof inoogu qaado nooleynta afkeena hooyo, una fududeeyo ubadkeona baraghadiisa iyo ku chagankiisa, inagana dhigo juwil ku faana ee aan ka faanin. Aamiin. Waxaan si gaar ahaaneed mahad weyn u celinayaa Murad Cabdalla Mubaarik 00 Ia'aantiis buuggan anu hirgaleyn, sida hagar la'ahayd ee uu isugu dubariday. Maxamed Xuseen Hadi. XURUUFTA AF, SOOMAALIGU KA KOOBAN YAHAY Be ok Ji Qk Da Rr Ss SHsh DHah Co Go Fi Oaligaa Mm “Nn Ww Hh Yy 2. Shagal Gaaban | Aa Eé li Oo. eu as com elcome al OO oo UUuu 4. Xuruufta Labiniaabm b d EG | m n balambaalista Bogorad Bogoradda . : Baaskiil aa ; baaskiilka Tufaax tufaaxa pr Timir Tagoog tagoogta Jirro | jirrada Jilib Z jililpka ed Xilaad a xilqadda Xisaab xisaabta KH kh Khuuro khuurada udaar khudaarta Kharidad kharidadda ‘De Pri 'e hee ee Thy Tn yp “lh Hil WL Wee ip eri if a j -Roob Raamo ‘ roobka raamaha ar . 4A ee Cole Riyo riyana Raa raadka. Spb Slonaeles “} sibraarka suulka sacabka SH sh Shanlo shanlada shalmaadda Dheg dhegta Carrab Cirrid carrabka Cunto cadhada gaashaanka Gacain _ eae gacanta geedka Gurmadka 13 F if Faryaro faryarada ~”\\- Fure furaha ecala fidhinka Qosol qosolka 2G eS JATIN Qorax qorraxda ae a AL Kalluun n- kalluunka eo kuusha Kaatun Kelli kaatunka kellida Laan laanta Maroodi maroodiga Ve ee muruqga Mooye mooyaha Nuujin nuujinta nirigta DW w Woqooy! woqooyiga ilbeed eau Konfur weysada Wadne weelka wadnaha 20 Hangool hangoolka Y y le eee Yaxaas yaxaaska Yaanyo yaanyada Yicib yicibta ws aad (iy ei fy je tle : ; te\l = ~ Yey. yeyga Aar aarka Ow. S © cS S wo Arday 25 26 IImo ilmaha Indho indhaha a. eos (e_») oe ED ia \Iko ilkaha Oo Orod orodka Orgi orgiga Ololka 28 Ul usha Ukun ukunta

You might also like