You are on page 1of 67

DR-CABAAS
Xornimo dhaqaale academy

basic
spread
 Spreadku waa qiimaha/farqiga u dhexeeya 2da lacagood
ee laysku sarifayo , waana faa ido uu borkerku ka helo
lacagaha laysku sarifayo.
 Ogow in lacaguhu kala spread duwan yihiin , waxaanad ka
eegi kartaa spreadka lacagaha MT4-kaaga
Ogow !!
 Hal maalin (1D) imisa candle oo 4H ah baa ku jira = 6 candle.

 Usbuuciina (1W) shan candle ayuu furnaadaa suuqu


Isbaarooyinka suuqa (pending orders)
Intermediate
and advance
Xornimo dhaqaale academy
trendline
 Trendlineka saar meel dhaqaaaq ku
dhamaaday correctiona uu ka
bilaabmay
(meel kala wareega).

 Trendline
kaaga hadii 2 meelood ay
ku sameeyaan laba taabasho ,
waxaad raacdaa labada dambe
Sidee loo xushaa lacagaha dhaqaaqaya
maxaase lagu saleeyaa entery-ga
Entery-ga sida loo qaato.
 Entery-ga 90% waxa lagu qaataa 123 ( sadex taabasho) oo taabashada 3aad
lagu tagay qaab corrective ah (tusaale ascending chanel ), adoo eegaya candle
ka confirmation ka ku siinaya oo ah candle-ka usareeya taabashada 3aad inuu
yahay :
 Engulfing
 Rejection candle
 Doji candle
 Retrace candle.
 Candle-ka confirmation ka ka eeg 4H iyo 1D.
 ogow !! Xitaa hadii lagu tago taabashada 3aad impulsive waxaad
eegaysaa inuu samaysmay mid kamida 4 ta candle ee kor ku xusan.
ku waasoo ah reversal candles.
 Retrace candle-ka marka aad rabto inaad xaqiijiso tag time frame –
ka kaa sareeya wuxuu noqon doonaa high test candle.
 Sidoo kle enteryga waxa lagu qaadan karaa 2 touch + douple top/douple
bottom
lugta 2aad ee douple topku waa inay noqotaa mid si corrective ah ku
timi , adoo ku xaqiijinaaya mid kamida 4tii candle ee aynu soo
sheegnay.
 hadii aad aragto wax intaa ka duwan fadlan ha galine sug inta ay
galayso correction – ka xiga.
 Mar walba ka taxadar 2 taabasho dhaqaaq lagu sameeyay inaad
hoos/kor uraacdo ilaa uu suuqu galaayo correction ka xiga.
 Trendline ka saar meel dhaqaaaq ku dhamaaday correctiona uu ka
bilaabmay (meel kala wareega).
 Suuqu hadii 2 impulsive oo isku xiga (2 flag) uu sameeyo , wuxuu sii
dhaqaaqa cabir leeg labada dhaqaaaq
 Doji candle iyo engulfing kor ka dhaca waxay inoo shegayan strong
sell, hoos haday ka dhacaana strong buy.
 Technical analyse waa barashada wax hore usoo dhacay si aad u
ogaatid waxa dhici doona.
 Janjeedhka hoos ufoororaa sii socosho ayuu sameyaa.
Qodobo muhiima
 Lacagtu higher time frame ka haday kaa siiso pattern dhamays tiran, lacagtaas waxaad
haysan kartaa mudo bil ah , kumanaan pipna way dhaqaaaqysa.
 Us oil ( west texas oil ) hadii ay sell aado , Canadian dollarku lacagaha uu uhoreeyo oo
dhan waxay aadayaan sell , kuwa uu udambeyaana buy.
 Head and shoulder = bullish flag + berish flag
123+123 full confirmation
Ogow hadii candle uu ka soo dhex baxo trendline kuu sawirnaa wxuu
dhamaystiranayaa 123 trenline yar oo gudaha ah ama douple top/bottom
waanu laabanayaa suuqu
Ascending/discending chanel
 Ascending chanelku wuxuu sameeya 123.
 Discending chanel + double bottom = buy.
 Ogow marka uu samaysmo ascending /discending chanel
ama douple top or bottom waxa uu dhaqaaqu soo gaadhaa
halka uu ka bilaabmay ascending/discending chanel ku
kadibna wuxu wxa dhaca correction ,
 Intaas kadib waxa dhaca laba waji oo kala ah :
 Sii socod ama flag.
 Noqosho sida douple top/bottom

 fiiri jaantuska soo socda


Xidhiidhka lacagaha
Xidhiidhka lacagaha (Xogo muhiima)
 Lacagaha qaar si xooga ayy uwada socdaa, qaarna si dhexdhexaada , qaarna
si daciifa,
 Lacag lacag kle sitoosa ula socotaa majirto way kala hadhaan lacaguhu
sababtuna waa , newsyada kazoo baxa lacagaha oo kala reeba 90% lacagah.
 Lacagaha sida xooga xidhiidhka uleh lamabarka kuu muujinaya waa 85,89 iyo
90% wixii kasii badan.
 Weak positive ( isku jiho daciifa ) waa cabirka 1 ilaa 50 , lkn lama qaadan
karo waayo laguma kalsoonaan karo cabirkan.
 Strong positive ( isku jiho) cabirkoodu 85,89 iyo 90%.
 Strong negative ( kala jiho) cabirkoodu 85,89 iyo 90%.
 Marka aad galayso lacag ugu yaraan waxaad eegtaa 3 lacagood oo xidhiidh
togan iyo mid taban la leh
 Marwalba isticmaal 90+ coleration-ka lacagaha.
 Ha galin entery adigoon soo fiirin colleration ka .
 Marka aad hesho lacago kala jiho ama isku jiho ah labadaba
hawada galin ee mid uun gal , ta kalena confirmation u hayso
waayo waxaa kala reebi kara news.
 Marka aad lacag falanqayso save garee.
 Hadii cad aad ka hesho sell matafka , ogow
 Cadjpy waa sell
 Eurcad na waa buy
dhamaad

diyaariye : xamse cabdi sh cali

You might also like