You are on page 1of 21

◦ TAARIKHAHA UU SOO MARAY

DASTUURADA SOOMAALIYA
◦ 1949-2012-???
TAARIKHAHA UU SOO MARAY
DASTUURADA SOOMAALIYA

1949
2012 1960

2004 1969

2000 1979
1990
1949-1960
1949 Xiliga daakhiliyada

Ciidamada Gumeysiga

Wakiilka gaarka ah ee
GQM
SYL

Geedi socodka Dastuurka


Soomaaliya

Golaha Ansixinta
1960 Qaranka
Axsaabta siyaasiga
Xilligi Maxmiyadda 1950-1960
◦ Bishii Jannaayo 27, 1950 ayaa Qaramada
Midoobey ay heshiis kula gashay Dawladdii
Talyaaniga in Soomaaliya maxmiyad (AFIS) ahaan
la hoos geeyo Talyaaniga muddo 10 sano ah, inta
gobannimo buuxda laga gaarsiinayo.
◦ Heshiiskaas wuxuu ku ekaa 1dii Luulyo, 1960
◦ Waxay Qaramada Midowga (UN) ay diyaarisay
Dastuur oona soo diyaariyay Wakiilka u Fadhiga
dalka Indiya QM.
Xilligi Maxmiyadda 1950-1960
◦ Gumeystigi Talyaaniga wuxuu bilaabay qorista Dastuurkii Soomaaliya . Waxay
magacaabeen labo Guddi:
◦ Guddi Siyaasadeed iyo
◦ Guddi Farsamo.
◦ Guddiga Siyaasadda wuxuu ka koobanaa:
◦ Guddoomiyaha Baarlamaanka
◦ Ku-Xigeennada Guddoomiyaha Baarlamaanka
◦ Ra’iisul Wasaaraha
◦ Xubnaha Golaha Wasiirrada
◦ Hoggaamiyayaasha Kooxaha Baarlamaanka
◦ Labada Xoghaye ee Baarlamaanka
◦ Labo Saraakiisha Maamulka Dawladda oo Muqdisho degganeyd, R/W soo magacaabo
◦ Hal Xubin oo ka ka socda Xisbi kasta oo siyaasi ah, la aqoonsan yahay, mataalaadna ku
leh Golaha Sharci-dejinta, ayna soo xuleen Axsaabtaas.
Xilligi Maxmiyadda 1950-1960
◦ Guddiga Farsamada:
1. Prof. G. A. Costanzo, Guddoomiye
2. Hormuudka Machadkii Soomaalida ee Sharciga, dhaqaalaha iyo Culuunta Bulshada,
3. Prof. Dino Fiorot, Jaamacadda Padova
4. Prof. Giuseppe Finocchiaro, Guddoomiyaha Maxkamadda Caddaalladda Soomaaliya
5. Dr. Salvatore Spadaro, Hantidhowraha Guud
6. Dr. Carlo Fettrappa-Sandri, Madaxa Xafiiska Maamulaha Guud ee Soomaaliya
7. Dr. Carlo Prisco, Xeer-Ilaaliyaha Guud
8. Dr. Renato Angeloni, La-taliye Maxkamadda Caddaaladda
9. Dr. Vincenzo Mellana, Garsoore Maxkamadda Racfaanka Soomaaliya
10. Dr. Mario Tucci, Ku-Xigeen Xeer Ilaaliyaha Guud
11. Paolo Contini, Khabiir Sharci uu soo magacaabay Golaha La-talinta ee Qaramada Midoobay,
ninkaasoo La-taliye Sare ee Sharci ka ahaa Xafiiska Arrimaha Sharciga ee Sekretaariyaatka
Qarammada Midoobay
Xilligi Maxmiyadda 1950-1960
◦ Guddiga Farsamada (Xubno Soomaaliyeed oo lagu soo kordhiya
◦ koowaadba, Guddiga Farsamada waxay ka wada hadleen in Guddigooda lagu soo daro xubno
Soomaaliyeed, iyagoo sabab uga dhigayay in dastuur ay qoraan dad shisheeye ah uusan dhab
ahaantii ka tarjumi karin danaha ummadda Soomaaliyeed, inkastoo Soomaalida aysan xilligaas
khibrad u laheyn xagga dastuur-sameynta. Guddoomiyaha Guddiga Siyaasadda ayaa wuxuu ku
soo kordhiyay Guddiga Farsamda 7 Soomaali ah, si loogala tashado arrimaha dastuur-
sameynta, waxayna kala ahaayeen:
1. Sheekh Abuubakar Cabdullaahi Cumar,
2. Sheekh Maxamed Maxamuud Maxamamed,
3. Sheekh Maxamed Sheekh Cali Abuukar,
4. Maxamed Sheekh Gabyoow,
5. Maxamuuud Yusuf Aden Muuro,
6. Sheekh Cabdulle Maxamuud Macallin Maxamed,
7. Xasan Maxamed Xasan “Woqooyi”.
Xilligi Maxmiyadda 1950-1960
◦ Xubnahaas kore waxay kala ahaayeen: Qaalliga
Koowaad, labo Qaalli Maxkamadda Caddaaladda,
La-taliye Xukuumadda ka socda iyo labo Agaasime
Waaxood ee Wasaaradadda Maaliyadda iyo hal
Agaasime, Wasaaradda Dhaqaalaha.
◦ Intii u dhaxeysay Oktoobar 1957 iyo Maajo 1959
Guddigaas Farsamo wuxuu diyaariyay qabyo-
qoraal hordhac ah oo dastuur ka kooban 141
Qodob, ayna la socoto faallooyin gaaraya 316 bog.
Xilligi Maxmiyadda 1950-1960
◦ Qorayaashii dastuurkaas waxay ku kor diyaariyeen dastuurro hore u jiray. Guddigu
wuxuu daraasado is-barbardhigid ah ku sameeyay dastuurro xilligoodu dhawaa iyo
kuwo waqtiyo hore ahaa, sida kii Faransiiska ee 1946, Dastuurkii Jarmalka ee 1949 iyo
kii Talyaaniga ee 1947.
◦ Sidoo kale, dastuurro ku saleysan qaab Madaxtooyo sida kan Mareykanka iyo
Filibbiiniska ee 1935, dastuurro dalal Islaam ah ee Woqooyiga Afrika iyo Bariga Dhaw,
dastuurkii Jamhuuriyaddii Masar ee 1956, dastuurkii Jamhuuriyaddii Siiriya ee
Sebtember 1950 (Nidaam Baarlamaani) iyo kii 1953 (Nidaam Madaxtooyo),
Boqortooyada Joordan ee 1952, Libnaan ee Maajo 1926, Ciraaq ee 1925, dastuurrada
Braasiil, Eritereeya, Itoobiya, Ghana, Giriig, Hindiya, Indoneesiya, Iiraan, Meeksiko,
Bakistaan iyo Portaqiiska.
◦ Waxaa kaloo lala tashaday Axdiga Qarammada Midoobay iyo Baaqa Caalamiga ee
Xuquuqda Aadamiga. Laakiinse, marka xaqiiqada laga hadlo, Guddigaas Farsamo
wuxuu inta badan uu ku tiirsanaa kana fikir qaadanayay qaabka dastuuriga ee
Talyaaniga.
Xilligi Maxmiyadda 1950-1960
◦ Golaha dastuur-sameynta wuxuu hawshiisii billaabay 23 Maajo, 1960 isagoo
ka dooday qabyo-qoraalkii Guddiga Siyaasiga, wuxuuna yeeshay 42 fadhi
muddo 31 maalmood gudahood, waxay ansixiyeen qabyo-qoraalkaas 21 Juun,
1960, taasoo ka horreysay in ka yar labo toddobaad maalintii madax-
bannaanida Soomaaliya ee 1dii Luulyo, 1960.
◦ Rayn rayn ayaa lagu ansixiyay dastuurkii, waxaana soo faafiyay Madaxweynaha
Kmg ee dalka, wuxuuna dhaqan galay 1dii Luulyo, 1960. Markii la anisixinayay
dastuurka waxaa goobjoog aheyd 87 Xildhibaan.
Xilligii Xurriyadda 1960
◦ Haddaba, dastuurkii 1960 wuxuu ka koobnaa gogoldhig iyo 105 Qodob. Gogoldhiggu
kama uusan mid aheyn qabyo-qoraalkii uu soo gudbiyay Guddiga Farsamada sababtoo
ah wuxuu ku billaabanayay magaca weyn ee Alle.
◦ Dastuurku wuxuu tilmaamayay Gole Sharci-dejin (Qod. 49), Madaxweyne iyo Madaxa
Dawladda (Qod. 70 iyo Ra’iisul Wasaare (Qod. 83). Mid walabana awooddiisa waa uu
qeexay.
◦ Madaxweynuhu wuxuu kala diri karay Golaha Sharci-dejinta kolka uu dhageysto talada
Guddoomiyaha Golahaas (Qod. 53). Hase yeeshee, dastuurku ma oggoleyn kala dirid
sanadka koowaad iyo kan ugu dambeeya muddada Golahaas (Qod. 53)(3).
◦ Xildhibannada Golahaas oo la soo dooranay waxay xilka haynayeen muddo shan sano
ah.
◦ Awoodda garsoorka way ka madaxbanan tahay awoodaha sharci-dejinta iyo fulinta
(Qod. 92 iyo weliba Maxkamadda Sare Caddaaladda oo ku shuqul laheyd dambiyada ay
galaan Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Wasiirrada iyo Madaxda kale ee Sar e
dalka. Laakiinse, Maxkamaddii Dastuuriga iyo tii Sare e Caddaaladda middoodna kama
hawlgalin Soomaaliya.
Xilligii Xurriyadda 1960
◦ Dastuurkii Somaaliya ee 1960 waxaa loo arkayay
mid aad uga horreeyay marka loo eego
waddammo kale oo Afrikaan ah oo qaatay
nidaamka madaxtooyada kaasoo siinayay
Madaxweynaha awoodo xad dhaaf ah, halka kan
Soomaalida awoodda fulinta waxaa lahaa
xukuumadda uu madaxa u ahaa Ra’iisul
Wasaaraha.
1960-1969
1960 Sharcigii Midowga
Somali Defense Force Was
Established

Eight Regions

Multi Party System

Elected Parliament

The first Somali President defeated


in election

Second Somali President


1969 Assassinated

Coup d'état
Xilligii Xurriyadda 1960
◦ In yar ka hor madaxbanaanida Somaliya 1960,
Golahii Maxmiyadda waxay dhiseen ciidan qaranka
oo difaaco xuduudka Jamhuuriyadda Soomalida
cusub. Waxaa lagu dhisay Sharci la ansixiyay 6dii
Abriil 1960.
◦ Xurriyadda kadib, waxaa isku biiray ciidankii
Daraawiishta iyo Somaliland Scouts, waxaana
sameysmay ciidan gaaraya 5,000 Cidanka Qaranka
ee Soomaaliyeed, waxaana madax u noqday
G/Sare Daud Abdulle Hirsi.
Xilligii Xurriyadda 1960

◦ Ciidankii waa la balaariyay waana la


casriyeeyay, waxayna taageero ka
heleen Midowga Sofyeetiha
1969-1979

1969 Suspended the Constitution

First Paper of the


Revolution
Second Paper of the
Revolution

Socialist Constitution

One Party System (SSP)

1979 War with Ethiopia


1979-1990

1979
Eighteen Regions Formed

Armed Oppositions Formed

New Constitution was Drafted

Internal Economic &


Political Unrest

Civil War
1990
1990-2000
Full Scale Civil War
1990
Northern Regions Declared
Independence

Warlord Era

Humanitarian Crises

UN Intervention (Peace
Keeping Force)
Peace Reconciliation
Conferences

ARTA Conference (Interim


Government)
2000
TNC, TNG & TMP
2000-2010
Reconciliation Conference
Embagati, Kenya
2000
TFC, TFG & TFP

Formation IFCC

Union of Islamic Court

The Invasion by Ethiopia

Deployment of AU forces

Formation of Islamic Youth,


Alshabaab
2010 Djibouti Conference (Formation of
National Government)
2010-
CDC
2010
NCA

HOP Created

Islamic Resistance Force


Up Active
to
Federal Constitution in
Progress

New State Formation

ICRIC

2012 BFC, NIEC


THE END

You might also like