Professional Documents
Culture Documents
National Youth Policy Somali Version FINAL
National Youth Policy Somali Version FINAL
FEDERAALKA SOOMAALIYA
1. Gogol-Dhig.....................................................................................................................................3
1.1. Hor-dhac.....................................................................................................................................................................................3
1.2. Muhiimada Siyaasada .............................................................................................................................................................4
1.3. Dhinacyada Siyaasadda .......................................................................................................................................................5
1.4. Qeexida Dhalinyaro................................................................................................................................................................6
1.5. Milicsi Taariikheed...................................................................................................................................................................6
1.6. Caqabadaha Haatan Jira ee ku hor-gudban Horumarka...........................................................................................6
1.7. Dejinta Siyaasadda..................................................................................................................................................................7
7. Gunaanud................................................................................................................................... 29
Ereyga Wasiirka
Ereyga Wasiirka
Waxaa sharaf u ah Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ujeedooyinka laga leeyahay Siyaasadda Qaran ee
Isboortiga Xukuumadda JFS in ay dhameystirto Dhalinyarada waxaa ka mid ah:-
Siyaasadda Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed
iyadoo soo jiitameysay laga soo bilaabo sanadkii 1. In la kobciyo aqoonta iyo garaadka dhalinyarada
2010kii muddo todobo (7) sano ah laakiin markii ay si ay suurtogal ugu noqoto inay dhalinyaradu
xukuumaddan – Nabad iyo Nolol – dhalatay ayaa dib helaan adeegyadii ay u baahnaayeen.
loo bilaabay lana dardargeliyey dhameystirka iyo ka 2. In la kobciyo dareenka waddaninimo ee
miradhalinta hawsha lagu dejinayo Siyaasada Qaran dhalinyarada si ay berri u noqdaan dad xilkas
ee Dhalinyarada oo dib loo soo bilaabay. ah, ayagoo si fiican uga fekeraayo horumarka
mustaqbalkooda & Xasilinta dalkooda ay
Waxaa sidoo kale sharaf u ah Wasaaradda degenaansho u helaan iyo Nolol hormar leh.
Dhalinyarada iyo Isboortiga in markii ugu horeysay 3. In la taageero dhalinyarada qaybahooda kala
taariikhda dawladda soomaaliya la hor geeyo duwan si ay uga qayb-galaan dhammaan
gole wasiiro oo shaqeynayo siyaasad qaran oo fursadaha waddanka lagu horumarinayo.
dhalinyarada soomaaliyeed loo dejiyey waana
dhacdo taariikhi ah oo ay ku guuleysatay dawladda Sidaas oo kale dhinacyada aan xoogga saarnay
JFS in ay siyaasadda qaran markii ugu horeysay loo waxaa ka mid ah:-
dejiyey dhalinyarada soomaaliyeed.
1. Xoojinta Waxbarashada iyo Tababarada
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Xirfadaha dhalinyarada.
Xukuumadda JFS waxay u mahadcelinaysaa:- 2. Shaqo Abuurista dhalinyarada.
3. Ka qaybgelinta dhalinyarada kobcinta
1. Wasaaradaha Dhalinyarada iyo Isboortiga ee dhaqaalaha iyo yareynta Saboolnimada.
dawladaha xubnaha ka ah dawladda federaalka 4. Caafimaadka iyo Tayeynta Nolosha dhalinyarada.
soomaaliya. 5. Ilaalinta iyo Badbaadinta dhalinyarada.
2. Maamulka Gobolka Banaadir iyo Ururka 6. Garsoorka iyo caddaalada.
Dhalinyarada Gobolka Banaadir 7. Xagjinimada.
3. Dalladaha iyo Ururada madaxa banana ee 8. Tahriibka.
dhalinyarada soomaaliyeed. 9. Shaqo la’aanta.
4. Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta iyo 10. Illaalinta Bii’ada si loo daryeelo deegaanka.
Culuma Awdiinka soomaaliyeed. 11. Udiyaarinta Dhallinyarada Hoggaanka Dalka.
5. Iyo Wasaaradaha kale qaarkood. 12. Iwm.
Muddadii aan ku soo jirnay dejinta siyaasadda Dadaal dheer ka dib ugu dambeyntii waxaan
qaran ee dhalinyarada si looga talageliyo shirarkii ku soo gabagabeynay siyaasadda Qaran ee
wadatashiga iyo xog ururintii oo ay qayb weyn ka Dhalinyarada magaalada Baydhabo, caasimadda
soo qaateen. KMG ah ee Dawlad Goboleedka Koofur Galbeed
innagoo wadajirno dhamaanteen (Wasaaradaha
Waxaan sidoo kale u mahadcelinayaa hay’adhaha Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Dawladaha xubnaha
UNFPA iyo MERCY CORPS/USAID oo gacan naga ka ah Dawladda Federaalka, Khubardii qortay,
siiyey hirgelinta siyaasadda qaran ee dhalinyarada xildhibaano hore iyo qaar ka mid ah ururada
soomaaliyeed. bulshada rayidka) waxaana ku ansixinay magaalada
Garoowe, caasimadda Dawlad
Goboleedka Puntland.
Mahadsanidiin,
Marwo. Khadiija Maxamed Diiriye
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyada iyo Ciyaaraha
SIYAASADDA QARAN EE DHALINYARADA DOWLADDA FEDERAALKA EE SOOMAALIYA
“Dhalintu waa horseedka horumarka iyo xasiloonida”
1
2 SIYAASADDA QARAN EE DHALINYARADA DOWLADDA FEDERAALKA EE SOOMAALIYA
“Dhalintu waa horseedka horumarka iyo xasiloonida”
Gogol-Dhig
iyo colaadaha muddada jiitamayay ayaa ahaa kuwo soo socota. Siyaasadan waxay qiraysaa in dhalinyarada
loo adeegsaday dhalinyarada, ururka argagixisada ah Soomaliyeed ay haystaan caqabado baaxad leh oo
ee Al-Shabaab ayaa magaciisa marka loo turjumoo ku aadan dhinacyada kala duwan ee nolosha sida
Afka Soomaaliga noqonaya “Dhalinyarada” taas oo in dhalinyarada aan si wanaagsan looga faa’iideysan
ujeedada laga leeyahay tahay in ay helaan awoodaas awoodooda iyo in aaney kheyraadka dalka ka helin
u baahan in laga faa’iideysto. Waxay isticmaalaan qaybtooda, isla markaana loo baahan yahay in laga
dhalinyaro, waxay laayaan dhalinyaro, waxay sitaan shaqeeyo sidii looga faa’iideysan lahaa xooga dihan
magaca dhalinyaro, sidaas darted dhibaatadaas ee dhalinyarada si ay horumarka dalkooda uga qayb
waxaa lagaga bixi karaa dhalinyarada oo la jiheeyo qaataan. Siyaasadani waxay salka u dhigi doontaa in
lana daboolo baahiyaha keeni kara in si qaldan looga dadaaladaas gaaristooda ay bar bilow ah u noqoto.
faa’iidaysto dhalinyarada.
Siyaasaddani waxaa ay ku salaysan tahay labo sano
Dhalinyarada ma aysan helin fursad buuxda oo ay oo horumar ah taasi lagu dhiraan-dhiriyay dadaalada
kaga qayb galaan arrimaha kala duwan ee dalka ka wada-jirka ah ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo
socday si ay u noqdaan muwaadiniin wax-soo saarka Ciyaaraha, Ururada bulshada rayidka ah, wasaaradaha
qayb ka ah. Dhalinyaradu mudadii ay dagaaladu adeegyada bulshada bixiya, dhaliyarada, ardayda
dalka ka socdeen ee dawlad la’aantu jirtay waxay jaamacadaha, NGO-yada, caaqilada, kooxo-
waayeen fursado ay ku horumariyaan aqoontooda howleedyada QM ee qaabilsan dhalinyarada iyo
waxbarasho. Tani waxa ay sabab u noqotay in saxaafadda. Shirar wada tashsi ayaa la sameeyay
dhalinyaradu halis u noqdaan dhibaatooyinkii ku iyadoo ay ujeedadu ahayd in la uruuriyo macluumaad
xeernaa deegaanadooda sida colaadaha, caafimaad waaqici ah, si dux lehna loo dhagaysto dareennka
daro, tahriib, argagixiso, jahli iyo in aan waxba laga iyo duruufaha dhalinyarada. Wadatashiyadii lala
waydiin habka maamulka iyo nabadeynta dalka. yeeshay daneeyayaasha muhiimka ah ayaa sal looga
dhigay diyaarinta siyaasadda qaran ee dhaliyarada
Siyaasada qaran ee dhalinyarada waxay marqaati ka maadaama doorarkoodu ay muhiim u tahay
tahay sida ay dawlada federaalka Soomaaliya uga qaybaha dajinta, diyaarinta, hirgalinta, dib-u-eegista,
go’an tahay horumarinta, jiheynta iyo ka caawinta dabagalka iyo qiimaynta.
dhalinyarada in ay helaan baahiyahooda kala
duwan. Siyaasada qaran ee dhalinyarada waxay Diyaarinta Siyaasada Dhalinyarada Qaranka ee
qeexaysaa ujeedooyinka, xeeladaha la adeegsanayo, Soomaliya ma aha kaliya mid ay ku qirayso qiimaha
talaabooyinka wax ku oolka ah, cida bartilmaameedka iyo muhiimada bahweynta dhalinyarada laakiin
u ah siyaasadan, iyo hay’adaha dawr muhiim ah waa mid ay ku dejinayso siyaasad balaaran oo ka
ka ciyaari doona fulinta siyaasada. Waxay si cad u turjumaysa baahiyaha muhiimka ah dhaliyarada iyo
sharaxaysaa kaalinta dhalinyarada iyo masuuliyada ay qaabdhismeed ay dhamaan daneeyayaasha da’yartu
ku leeyihiin bulshadeena dhexdeeda. ay ku saleeyaan hawlahooda ku wajahan horumarinta
dhalinyarada. Haddaba dhammaan fikradaha soo
Siyaasada Qaran ee Dhalinyarada (SQDH) 2017- socda waa aaraahdii iyo fikradhihii laga soo ururiyay
2021 waxay qayb ka tahay dadaalada caalamiga dadkii ka qayb-galay kulamadaa oo dhalinyaro u
ah ee sameynta siyaasado dhalinyaro oo ku aadan badnaa.
xaaladaha aadka isku bedelaya ee qarnigan 21naad.
Iyada oo ay dalalka kala duwan ee caalamku ay ku 1.2. Muhiimada Siyaasada
hawlanaayeen mudooyinkii u dambeeyey sameynta
iyo dib-u-eegista siyaasadaha dhalinyarada si loo Waxaa jira caqabado badan oo ku xeeran dhalinyarada
horumariyo dhalinyarada ayaa SQDHH 2017-2021 soomaaliyed iyo arrimo badan oo saameyn ku leh
waxaa ay raacdayn ugu jirtaa xaqiijinta baahiyaha iyo dhalinyarada sida Shaqo la’aanta, colaadaha iyo
duruufaha gaarka ah ee dhalinyarada Soomaaliyeed. amni darada, waxbarasho tayadeedu hooseyso,
musuqmaasuqa iyo cadaalad darrida. Waxaa jirta in
Siyaasadan Qaran ee Dhaliyarada waxay u taagan tiro aad u badan oo dhalinyaro ah ay dalka uga qaxeen
tahay baaqa iyo dadaalka ay dawlada Federaalka colaadihii muddada socday oo ay qaaradaha dunida
Soomaaliya ugu jirto qadarinta iyo taageerista qaxooti ku noqdeen. Tiro kale oo ahaa beeralay ama
horumarinta dhalinyarada muddada shanta sanno ee xoolo dhaqato ayaa nolosha oo adkaatay awgeed
usoo wareegay magaalooyinka taas oo yaraysay ee horumarinta dalka, iyadoo doorar is-barbar-yaal
waxsoosaarkii lagu tiirsanaa iyo heerkii nolosha ee ah oo gaar ah u samaysay dhamaan wasaaradaha
dalka. Dhalinyarada ka soo wareegaya miyiga ayaa dowladda, ururada bulshada, uruarada dhaliyarada
ah kuwo aan haysan aqoon ama xirfado ay ku helaan ee ku aadan hourmarinta dhalinyarada.
shaqooyin ay nolol maalmeedkooda ku maareeyaan.
Yoolasha Siyaasadda Qaran ee Dhalinyarada
Marka laga yimaado xaqiiqda ah in dhalinyaradu – 2017 – 2021:
yihiin tirada ugu badan ee bulshadeena iyo in loo
aqoonsan yahay xooga dihin ee dalka; ma ay jirin Yoolka guud ee siyaaasaddani ayaa ah In la
Siyaasad dhalinyaro ama qoraal guud oo ka hadlaya dhiirigaliyo in dhalintu ay ka qaybgalaan dhamaan
baahiyaha dhalinyarada si loo mideeyo adeegyada qaybaha horumarka si ay horumar u gaaraan:
hay’adaha dawliga iyo kuwa aan dawliga ahayn oo
waxqabadkoodu isku soo noqnoqdo isla markaana Ujeedooyinka Siyaasaddu waa:
ay yar tahay iskaashigooda ku aadan horumarinta
dhalinyarada. yy In la qeexdo baahiyaha horumarineed ee
dhalinyarada Soomaaliyeed, lana soo jeediyo
Hadaba, baahida loo qabo in la sameeyo siyaasad siyaasad wax-qabad oo istaraateejiyadeed, kana
qaran oo hagta horumarinta iyo tayeynta jawaabta baahiyaha, isla markaana la dardargaliyo
waxbarashada, shaqada iyo heerka nolosha kobicinta iyo horumarinta dhalinyarada
dhalinyarada, ayaa noqotay lagama maarmaan yy In ay dareensiiso oo ay hay’adaha dowladda
waana sababta ay siyaasadan qaran ee dhalinyaradu iyo ururada bulshada ku hagto horumarinta
ugu taagan tahay in ay hagto hiigsiga dawladda dhalinyarada, lana boogaadiyo hogaanka
Federaalka Soomaaliya ee ku aadan mustaqbalka dhalinyarada – raga iyo dumar-kaba leh ku howl
bulshadeeda, gaar ahaan dhalinyarada. leh hal-abuuro ay dhaliyaro hogaaminayso-
hal-abuurro ama dadaallo ay wadaan ama
Siyaasada Qaran ee Dhalinyarada waxaa looga gol- loo qabanyo dhalinyarada iyadoo iskaashi lala
leeyahay buuxinta baahiyada jira, ka jawaabista iyo yeelanayo dhamaan heerarka kala duwan ee
xal u helista caqabadaha iyo soo jeedinta barnamijyo dowladda iyo ururada bulshada
lagu horumarinayo laguna dardargelinayo fulinta yy In ay abuuro jawi ay dhalintu kaga qayb qaadan
hawlaha lagu xaqiijinayo Hadafka siyaasadan si karo hanaanka dimuqraadiyadeed ee dalka
ay u helaan dhalinyarada xuquuqdooda kuna yy In la taageero hal-abuurada iyo barnaamijyada
noolaadaan Somaliya oo dib-u-dhisantay oo ku awood-siinaya dhalinyarada in ay noqdaan
dimuquraadiyad ka hanoqaaday. Siyaasadan muwaadiniin firfircoon oo ka qayb-qaadasho leh
waxay muhiim u tahay maalgelinta mustaqbalka yy In ay qeexdo caqabadaha soo food saara dhalin
iyo badbaadinta dhalinyarada, la dagaalanka yarada ee ku hor-gudban horumarkooda
xagjirnimada, nabadeynta iyo xalinta khilaafaadka, yy In dowladdu ay mudnaan siiso horumarka
dib-u-dhiska qaranka, horumarinta waxsoosaarka, dhalinyarada ayna soo bandhigto ka
tayaynta daryeelka caafiimaaka, diimuqraadiyada go’naashaheeda ku aadan horumarinta qaran
iyo doorashooyinka, dib-u-habaynta deegaanka, ee dhalinyarada, iyadoo u maraysa hirgalinta
dhiirigalinta iyo ilaalinta dhaqanka, cadaalada siyaasada ku haboon iyo u qoondaynta dhalqaale
bulshada iyo horumarka. ku filan; iyo
yy In ay dhiirigaliso is-fahan dhex mara maamulada
Siyaasaddani waxaay dajin doontaan istaraateejiyado heer gobol iyo heer degmo ee ah in ay
mudnaan leh oo afkaaraha ku saabsan horumarinta diyaarsadaan qorshe howleed si ay door libaax
dhalinyarada loogu rogayo mid ficil ah taasi oo uga ciyaaraan ujeedooyinka istaraateejiga ah ee
dhalinyarada u horseedi doonto in ay baahiyadooda siyaasaddan qaran ee dhalinyarada
la daboolo, isla mar ahaantaana ay wax ku kordhiyaan
horumarka dalkooda. 1.3. Dhinacyada Siyaasadda
Dawladda Federaalka Soomaaliya waxay qiraysaa Qodobada muhiimka ah ee Siyaasadda Qaran ee
muhiimada ay leedahay ka qayb galinta dhalinyarada Dhallinyarada tilmaameyso waa sida hoos ku qoran:
1. Xoojinta Waxbarashada iyo Tababarada Xirfadaha. duwan ka kala timid ayaa aasaasay xisbi la yiraahdo
2. Shaqo Abuurista, Ka qaybgelinta dhaqaalaha iyo SYC taasi oo markii dambe isu badashay SYL, bishii
yareynta Saboolnimada. May 1947dii ayay ahayd markii ay qaateen magaca
3. Nabadda iyo Ammaanka. cusub ee SYL. July 1,1960kii, labadii dowladood ee
4. Caafimaadka iyo Tayeynta Nolosha. Soomaaliyeed oo xoroobay ayaa isku biiray, qaatayna
5. Badbaadinta iyo toosinta dhalinyarada. magaca ‘Jamhuuriyadda Soomaaliya’. Inqilaab ay
6. Dhiirigalinta ka qaybqaadashada dhalinta. hogaaminayeen ciidamada qalabka sida ayaa ka
7. Garsoorka iyo caddaalada. dhacay dalka oo ay ku doorteen dawlad ciidan oo ay
hogaamiyaan 25 xubnood oo golihii sare kacaanka ah.
Siyaasadda Horumarinta Dhallinyarada ee Soomaaliya
ayaa sidoo kale muujineysa xuquuqda iyo waajibaadka Burburkii dowladii dhexe ka dib dhalinyaradu waxay
dhallinyarada Soomaaliyeed. noqdeen kuwa dhibta qaybta ugu badan ka qaatay
ee loo adeegsaday dagaaladii sokeeye iyada oo
1.4. Qeexida Dhalinyaro ilaa maanta ay yihiin kuwa loo adeegsado falalka
argagixiso. Siyaasadan ayaa ah mid lagu daweynayo
Siyaasadda Qaran ee Dhalinyarada waxaa ay diiradda dhibaatooyinka dhalinyarada haysta si ay u noqdaan
saareysaa in da’da u dhexeyso 15 ilaa 40 sano jir loo kuwo si buuxda uga qayb qaata horumarinta
aqoonsaday in ay yihiin dhalinyaro taas oo ka soo bulshadooda.
baxday talooyinkii iyo xog ururintii la sameeyey.
Da’dani waa marxalad muhiim u ah mansabka 1.6. Caqabadaha Haatan Jira ee ku
heerarka nolosha – qofku waxaa u ugdbay qaangaar, hor-gudban Horumarka
shaqaynaya oo madax banaan. Waa qayb muhiim ah
oo bulshada ka mid ah oo u baahan feejignaan iyo wax- Soomaaliya ayaa haatan la tacaalaysa arimo badan oo
u-qabasho gaar ah si loo xaqiijiyo in marxaladahaasi ku hor gudban horumarka bulshada, dhaqaalaha iyo
kala guurka ay u noqodaan kuwo taabagal u ah qof siyaasadda. Arimahaan ayaa loo baahan yahay in la
kaste oo dhalinyaro ah oo Soomaaliya ku nool. tixgaliyo maadaama falcelinno maangal ah ay aasaas
u yihiin horumarka iyo badbaadada dhalinyarada.
Dhalinyarada Soomaaliyeed waxa ay la kulmaan Dhalinta Soomaaliyeed ayaa ah kuwo ugu nugul
xaalado adag oo kala duwan iyo fursado ku xiran arimahaasi.
xaaladdahooda dhaqan-dhaqaale, kartidooda iyo
deegaankooda. Iyadoo siyaasadani ay awooda saari yy Hay’adaha Dowladeed oo itaal hooseeya –
doonto diyaarinta barnaamij hawleed iyo talaabooyin Inta badan hay’adaha dowliga ayaa waxaa soo
lama huraan ah in la qaado, si loo horumariyo food saara dhaqaale iyo shaqaale yari. Iyadoo ay
dhalinyarada da’doodu u dhaxayso 15 - 40 sano jirka. ugu wacan tahay dagaalada sokeeye ee dabada
Siyaasaddani waxaa ay garowsan tahay in dhalinta dheeraaday oo burbur u geystay dhismihii
qaar ay u baahan yihiin in il gooni ah loo yeesho dowliga ahaa, in dhib loo dhiso ayaa loo baahan
sida dhalinta naafada ah; dhalinyarada la nool HIV/ yahay
AIDS-ka, agoomaha iyo dhalinta nugul; dhalinta la yy Isbadalka Cimilada iyo burbur deegaan –
hab-sooco; dhalinta barakacayaasha ah; dhalinta reer Soomaaliya waxaa ka dhaca caqabado cimillo
miyiga ah iyo dhalinta shaqo la’aanta ah. oo soo laa-laabta, oo ay ka mid yihiin abaaro,
daadad iyo nabaad-guur. Isticmaalka dheeriga ah
1.5. Milicsi Taariikheed ee khayraadka dabiiciga ah iyo dhuxusha la shito
ayaa horseeday isbadalka liita ee deegaanka ku
Xurriyaddii ay Soomaaliya heshay 1960 ayaa ku timid yimid
halgan dheer oo loo soo galay, gobonimo-u-dirirayaal yy Dadka Dalka Gudihiisa ku Barakacay – haatan,
badan ayaa noloshooda u huray si qarankaan uu labo ka mid ah shanti qofba waa barkace ama qof
xorriyad u helo, wakhtigii Afrika ay dagaal kulul ku soo laabtay. Dadkaasi waxaa ay dulsaar ku yihiin
jirtay gumaystayaashii reer Yururb ayaa loo yaqaanaa hareeraha bulshada, iyagoo dhaqaale iyo fursado
“Kacaankii Xorriyadda Afrika”. shaqo-ba aanan haysan
yy Xagjiraynta iyo Argagaxisada – Dhalinta
15kii May 1943dii, 13 dhalinyaro ah oo meelo kala Soomaaliyeed ayaa ah kuwo ay dhibaataysay
2. In kor loo qaado lana kobciyo tayada aqooneed Jaamacadda Carabta iyo ururada kale ee
ee barayaasha dugsiyada iyo Jaamacadaha, caalamiga ah ee danaynaya in ay soomaaliya
tababarro macalinimo/barenimo loo fidiyo si loo arrintan ka taageeraan.
helo aqoonyahan da’yar ah oo aad uga dhisan 18. In la dhiirigaliyo qaban-qaabada ay ardaydu
xagga tacliinta. hormuudka u yihiin ee iskuulaadka si loo
3. In la kordhiyo tiradda macalimiinta haysta dhiirigaliyo hogaanka dhalinyarada.
shahaado macalinimo.
4. In dib loo hagaajiyo dugsiyadii iyo kuliyadihii Ujeedada 2aad ee Istaraatajiga ah:
waxbarasho ee hore u jiray kuwo cusubna la
dhiso. Dhiirrigelinta Waxbarashada Dadban ee
5. Kor u qaadista waxbarashada iyada oo la Dhalinyarada iyo ku Fidinta Waxbarashada
kordhinayo miisaaniyada ay dawladu ku bixiso Dhamaan Gobolada Soomaaliya
mushaharka macalimiinta.
6. In la balaariyo waxbarasho dugsi sare ah oo la Tallaabooyinka la ma huraanka ah ee la
heli karo (in la siyaadiyo oo lag dhigo 35% marka qaadayo:
la gaaro 20121).
7. In la hubiyo in dhamaan dhalinyarada nugul 1. In la sameeyo manhaj tayo leh oo waxbarashada
(Sabool, barakacayaal, dadka lagu liido farsamada dadban (Seeraale).
gacanta iyo Agoonta) ay helaan waxbarashada ay 2. Hirgalinta qaab-dhismeed waxbarashada dadban
u baahanyihiin. (Seeraale) ee heer qaran ah.
8. Kor u qaadista fursadaha aqoon kororsi ee 3. Wacyigalin loo sameeyo ardayda waxbarasahda
macalimiinta. dadban (Seeraale).
9. Dhiirigalinta waxbarashada ee dhalinyarada 4. In la dhiso kartida iyo awoodda iskuulaadka
naafada ah iyo ka taageerida baahida u sahlaya dadban iyo macallimiintaba iyadoo la siinayo
ardaynimadooda. tababarro.
10. Ilaalinta tayada waxbarashada dugsiyada gaarka 5. Ku dhiirrigelinta bulshada miyiga in ay ka
loo leeyahay. faa’idaystaan waxbarashada dadban (Seeraale).
11. Sameynta dugsiyo ardaydu u hooyato (Boarding)
iyo kuwo guurguura si loo hubiyo in dhalinyarada Ujeedada 3aad ee Istaraatajiga ah:
reer guuraaga ahi ay helaan waxbarashada
aasaasiga ah. Balaarinta Fursadaha Dugsiyada Waxbarashada iyo
12. In la dhiirigaliyo oo la kobciyo waxbarasho loo Tababarada Farsamada Gacanta (TVET).
siman yahay oo ay helaan gabdhaha iyo wiilasha
13. In barnaamijyo dib-waxbarashada ugu soo Tallaabooyinka lama huraanka ah ee la qaadayo:
laabanayaan haweenka la sameeyo haweenka
waxbarashada ka tagey sababo la xiriira cadaadis 1. In la ballaariyo dugsiyada bixiya tababarada
qoys, guur iyo hooyonimo. farsamada gacanta guud ahaan gobolada
14. In kor loo qaado barnaamijyo taageeraya in Soomaaliya.
gabdhaha eey aadaan waxbarashada dugsiyada 2. In la dejiyo qiyaasta sanadkiiba la rabo in la soo
sare. saaro xirfadleyaal dhalinyaro ah (rag iyo dumarba)
15. In la sameeyo dugsiyo u gaar ah caruurta baahida lagana taageero sidii loogu maalgelin lahaa
gaarka ah qaba sida caruurta aan xiskoodu fursado ganacsi oo la xariira farsamooyinka eey
dhamayn. barteen.
16. In la sameeyo barnaamijyo wacyigalineed si 3. In ganacsatada lagu dhiirigaliyo sidii ay u
waalidku u ogaado muhiimada iyo faa’idooyinka sameysan lahaayeen dugsiyo TVET ah.
waxbarashada. 4. In laga shaqeeyo sidii la iskugu xiri lahaa dugsiyada
17. In kab dhaqaale oo hor leh loo raadiyo sidii TVETka ah iyo baahida shaqaale ee suuqa ka jirta.
tacliinta looga dhigi lahaa mid lacag la’aan ah 5. In loo raadiyo taageero qalab iyo agabka
oo dawladdu dammaanad qaaddo iyadoo la muhiimka ah ee ay u baahan yihiin dugsiyada
kaashanaysa bulshada caalamka sida Bangiga TVET-ka ah si ay u soo saaraan farsamo yaqaano
adduunka, kan Islaamka, Qaramada Midoobay, tayo leh.
4. Samaynta barnaamijyo maalgelin (Amaah ay Arrimaha gun dhigga u ah arrintani waxa ka mid ah:
ganacsiyo ku bilaabaan dhalinyaraddu).
5. Abuurista madallo iyo nidaamyo qofku uu iskiis yy Fursadaha shaqaalaynta oo kooban
isu shaqaalaynayo oo uu shaqo u abuuranayo. yy Duufsiga/xagjiraynta dhalinyarada
yy Xag-jirnimada iyo argagixisonimada
Ujeedadada 4aad ee Istaraatajiga ah: yy Isticmaalka daroogooyinka (Muqaadaraadka)
yy Sicir bararka aad u sareeya
Isku-Xirka Suuqyadda Shaqada Iyo Goobaha yy Daroogada iyo maandooriyayaasha kala duwan
Waxbarashada Iyo Tababarrada (Qaadka, koolada..)
yy Dagaal beeleedka
Tallaabooyinka lama huraanka ah ee la qaadayo: yy Daaqsin iyo biyo ku dirirka
yy Awood ku loolanka siyaasiyiinta
1. In la sameeyo waxbarasho ku salaysan baahida yy Hab dhaqanka bulshada iyo takoorka
dalka kajira.
2. Kala talinta dhalinyarada arrimaha shaqo Ujeedada 1aad ee istaraatajiga ah:
3. In la sameeyo nidaam xogeed oo suuqa shaqada
ah si ay il macluumaad ugu noqoto ganacsatada Fursad u Abuuridda Dhallinyarada si ay uga Qayb
iyo nidaamyada TVET-ka. Qaataan Nabadaynta Iyo Xasilinta.
4. In la madallo loo diyaariyo, lana isku xiro loo
shaqeeyayaasha iyo xarumaha waxbarashada. Tallaabooyinka ma huraanka ah ee la qaadayo:
5. In cilmi baarisyo joogto ah lagu sameeyo
shaqaalaha loo baahan doono si da’yartu u 1. Ka qayb galinta dhalinyarada hanaanka,
doortaan barashada aqoonta aadka loogu jaangoynta iyo hirgalinta barnaamijyada nabad
baahan yahay. adkayta.
6. In fursado loo siman yahay ay helaan dhalinyarada 2. Dhaqan celinta dhallinyarada u banbaxa kuna
ragga iyo dumarka ah, laguna dhiirirgaliyo loo dhiirada sharci diidnimada.
shaqeeyayaashu in ay shaqaaleeyaan haweenka 3. Ka qayb galinta dhalinyarada ololaha ka hortagga
xirfadda leh. xag jirnimada iyo argagixisonimada.
7. In la diyaariyo istaraateejiyad shaqaalayn oo ka 4. Sameynta manhaj dugsi oo dhigaya arimaha
jawaabta gabaabsiyada jinsiga. nabadda iyo nabadgalyada.
8. In la kobciyo awooddda dowladaha hoose iyo 5. in loo sameeyo muwaadiniinta kaarar aqoonsi si
bah-wadaagtooda si ay u sameeyaan qiimaynta nabad galyada loo sugo.
suuqa shaqada. 6. Ku dhiirinta dhalinyarada in ay si buuxda u
ilaalyaan sharciga iyo kala dambaynta iyo inay
3.3. Nabadda iyo Ammaanka gacan siyaan hey’adaha sharciga.
7. Suurtagalinta in dhalinyaradu helaan tababarro
Dulmar la xidhiidha nabadda iyo nabad galyada iyo
maaraynta khilaafaadka.
Dhallinyaradu waxay fahamsanyihiin baahida 8. Tixgelinta barakacayaasha gudaha dalka.
aasaasiga ah ee loo qabo in Soomaaliya nabad iyo 9. Dhalinta oo laga qayb geliyo go’aan qaadashada
ammaan hesho, waxayna aad ugu hanqal taagayaan 10. in la dardar galiyo diiwaan galinta hubka fudud
inay noqdaan dad si laxaad leh uga qayb qaata 11. in la dhiiri galiyo ka qayb galka dhalinyarada ee
dadaalka nabadaynta. nabad ilaalinta bulshada.
12. in madallo furan oo ammaan ah loo diyaariyo
Marka xagga nabadgalyada dhalinyarada laga dhaliyarada ku nool magaalooyinka iyo miyiga.
hadlayo waxaan shaki ku jirin in qaar badan oo ka mid
ah dhalinta maskaxda laga xaday loona adeegsado
falal amni darro ah oo ay soo abaabulaan kooxo
dhalinyarada baahideeda ka faa’idaysta.
Arrimaha gun dhigga u ah arrintanna waxa ka mid 1. In loo abuuro dhalinyarada goobo ay ka
ah: heli karaan adeeg caafimaad oo ay xogta,
waxbrashada iyo talooyinkaba ay isku dhaafsan
yy Qiimaha aadeegyada caafimaadka oo aad u karaan, sida in xog laga siiyo Xanuunada galmada
sarreeya lagu kala qaado iyo maandooriyayaasha.
yy Waxaa kooban adeegyada caafimaadka taranka 2. In sare loo qaado dadaalada quudinta iyo
galka oo dhalinyarada xaalad fahmi karta caafimaadka ee iskuulaadka.
yy Barjaamijyo wacyigalin, ka hortag iyo dhiirigalin 3. In la uruuriyo macluumaad istaraateejig ah oo ku
caafimaad oo aad u xaddidan saabsan xaaladaha caafimaad ee dhalinyarada
yy Faquuqa iyo takoorka lagula kaco dadka la nool iyo caqabadaha haysta.
xanuunka HIV/AIDS 4. In la hormariyo adeegyada caafimaad ee
yy Qoondada miisaaniyadda ee la xariira dhallinyarada reer guuraga ah.
Kharashaadka iyo maalgelinta caafimaadka oo 5. In la dhiirigaliyo awood-siinta dhalinyarada
aad u yar haweenka si ay u kororto awoodooda go’aan
yy Waxaa aad u badan xaddiga cudurada la daawayn gaariseed ee la xiriirta caafimaadka tarankooda
karo – shubanka, cudurada neefmareenada, iyo in ay helaan cadaalad.
qaaxada 6. In kor loo qaado wacyigelinta la xiriirta sidii
yy Heerka nafaqo-darrida oo sarraysa hoos loogu dhigi lahaa tacadiyada lagu la
yy Barnaamijyada quudinta iskuulka oo aanan jirin kaco haweenka iyo caruurta sida gudniinka
yy Goobo la isku wargeliyo macluumaadka la xariira fircooniga, jirdilka iyo guurka qasabka ah.
caafimaadka oo aan jirin 7. In loo abuuro dhalinyarada iskuulada iyo kuwa
yy Tacadiyada loo geysto gabdhaha sida kufsiga. kale ee bulshada ka mid ka ah goobo ay ku
yy Caadooyin bulsho-dhaqameed taban jimicsadaan.
yy Adeegyada caafimaadka oo aanan la gaari/heli 8. In lagu daro manhajka qaranka mawduucyo
karin khuseeya layliga iyo caafimaadka jirka.
Ciyaaraha iyo madadaalada aad ayay dhalinyaradu yy Eex jinsi iyo takoor dhanka isboortiga ah oo jira
muhiim ugu yihiin maadaama ay abuurayaan is yy Xarumaha isboorti iyo madadaalo oo xaddidan
dhexgal, isku xirnaan bulsho, in wakhtigooda ay si yy noocyada tartanno ee isboorti oo aanan dhamays
wax soosaar leh uga faa’iidaystaan iyo waliba in ay tirnayn
bartaan xirfad cusub iyo koox-ushaqaynta. Waxaa yy madadaalo isboorti oo ay helaan dhalinta
ay sidoo kale keenaan niyad samaan iyo caafimaad naafada ah oo xaddidan
jireed. Waxaa jira xarumo dhalinyaro oo xaddidan yy Fahan yari bulshada ka haysata muhiimada
oo ay dowladdu kafaaalo qaado. Barnaamijyada isboortiga
iyo agabka ciyaaraha ayaa sidoo kale kooban, gaar
ahaan haweenka. Deegaanka
Xagjiraynta dhalinyarada iyo falalka argagaxisonimo yy Saamaynta isbadalka cimilada iyo kulka dunida
ayaa ah caqabao waawayn oo ay dhalnta iyo dalkuba yy dabeecado burburin deegaan ah oo lagu kaco
wajahayaan. In dhalinta laga badbaadiyo oo laga yy Shiditaanka dhuxusha iyo jarista geedaha
ilaaliyo xagjiraynta ayaa muhiim u ah isku dubaridka yy Carro-guur
iyo wadashaqaynta ka dhexeysa laama dowladda,
ururada bulshada, beesha caalamka iyo dhalinyarada Ujeedada 1aad ee Istaraateejiga ah:
laftoodaba.
Abaabulidda iyo Dhiirrigelinta Fursado Suurta
Buruburka dheegaanka ayaa ah digniin soo baxaysa gelinayo Kala doorashada Tahriibta iyo ku
oo caqabad ku ah xaqiijinta horumar waara. Intii Negaanshaha Dalka
lagu guda jiray hanaanka wadahadalka waxaa si aad
ah hoosta looga xarriiqay baahida loo qabo in aad Tallaabooyinka la ma huraanka ah ee la
diiradda loo saaro howlo la xiriira cimilo isbedelka, qaadayo:
nabaad-guurka, kaydadka biyaha, isticmaalka
dhuxusha, carro-guurka, cirib tirka bacaha iyo howlo 1. Dajinta siyaasada qaran ee shaqaalaysiinta
kale oo la xiriira ilaalinta deegaanka dhalinyarada iyo qorshe howleedkeeda.
2. Hirgalinta dugsiyo farsmo gacmeed oo la jaan
Arrimaha gun dhigga u ah arrintanna waxa ka mid qaadaya baahida shaqaale ee suuqa ka jirta.
ah: 3. Ku dhiirrigelinta dhalinyarada in ay la yimaadaan
qaabab kala duwan oo looga mira dhalinkaro
Tahriibka mustaqbalka.
4. Abuuritaanka xarumo la taliya kana qayb-qaata
yy Sababaha ugu wayn ee ugu wacan tahiibka dhiirigalinta dhalinyarada.
Fursado shaqo oo aanan jirin 5. In la hirgaliyo xarun dhexdhexaad ah oo
Maskaxada oo laga duufsado dhalinyaradu ay ka daalacan karaan fursadaha
Suuqa oo aanan daraasad lagu samayn ka hor shaqo si looga hortago tahriibka.
intaan maalgalin la samayn – ganacsiyo badan 6. In wacyigalin gaar ah la siiyo waalidiinta,
oo abuurmay ayaa mudo kooban ku burburay saaxiibada iyo qaraabada, lagana wacyigaliyo in
Saamayn ay isa-saameeyaan dhalinyarada ay lacag ku siinin dhalinyarada in ay tahriibaan.
Hanaanka shaqaalaynta oo aanan cadaalad
ahayn
Siyaasadihii shaqaalaynta oo aanan jirin
Dhalinta oo maleeyay in nolosha galbeedku
Ujeedada 2aad ee Istrateejiga ah: culimaa’u diinka, laguna wacyi siiyo muhiimadda
ay barnaamijyada Isboortiga iyo Madadaalada u
Abuuritaanka Jawi Qurbajoogta Soomaaliya Ku leeyihiin horumarka shakhsiga ee dhalinta ragga
Dhiirri Geliya In Ay Dalka U Soo Dabbaalaan Hal- iyo dumarkaba.
Abuur Aqooneed Iyo Maal-Gashi 6. In taageero iyo jihayn dheeraad ah la siiyo
xarumaha dhalinyarada si ay awood ugu
Tallaabooyinka la ma huraanka ah ee la yeeshaan in ay noqdaan kuwo saaxiib iyo soo
qaadayo: dhawayn siiya dhalinyarada baahiyaha gaarka ah
qabo.
1. In la qaban qaabiyo shir sanadeedka qurbajoogta 7. In madal amaan ah oo isboorti laga sameeyo
oo diirada lagu saarayo horumarinta dhalinyarada, goobaha magaalooyinka iyo miyiga ahba.
iyadoo qurba joogtuna ay soo bandhigayaan
nolosha dhabta ah ee ka jirta qurbaha.
2. Dhiirigalinta dhalinta qurba joogta ah in ay
dalkooda ku soo noqdaan oo ay ka faaiidaystaan Ujeedada 4aad ee Istaraateejiga ah:
xirfadaha ay soo barteen.
3. Hirgalinta aqoon is waydaarsiyo kor loogu In la Kobciyo Aqoonta iyo Wacyiga Dhalinyarada ee
qaadayo aqoonta dhalinyarada si ay dalkooda deegaanka (Bad iyo Berri-ba)
kula noqdaan xirfadaha ay leeyihiin.
4. In la sameeyo barnaamijyo lagu dhiirigalinayo Tallaabooyinka la ma huraanka ah ee la qaadayo:
maalgashiga caalamiga ah ee Soomaaliya iyo
sidoo kale in qurbe-joogtu ay maalgashadaan 1. Dhalinyaradu waa in ay taageeraan laama
dalkooda si ay shaqo abuurka ay uga qayb amaanka ee u idman badadaada iyo ilaalinta
qaataan. deegaanka.
5. In la sameeyo filimo muujinaya masiibooyinka 2. Diyaarinta tababar la xiriira ilaalinta deegaanka.
laga dhaxlay tahriibka iyo dhibaatooyinka ay 3. Ku dhiirigalinta dhaliyarada in ay booqdaan
dhalinyaradu kala kulmeen. mashaariic ka socota dalalka kale si ay wax uga
bartaan.
Ujeedada 3aad ee Istaraateejiga ah: 4. In la qaban-qaabiyo munaasabado ay
dhalinyaradu isugu imaanayso, kuna
In la Awood-siiyo Istaraateejiyad Ciyaareed iyo wadaagayaan aqoonta iyo wacyiga ku saabsan
mid Madadaalo oo sare u qaadaysa Helitaaanka ilaalinta deegaanka.
Fursadeed ee Dhalinyarada Soomaaliyeed 5. In la taageero fayadhowrka iyo ururinta qashinta
ee ay ku howlan yihiin dowladaha hoose iyo
Tallaabooyinka la ma huraanka ah ee la shariikadaha si magaalooyinkeenu ay noqdaan
qaadayo: kuwo nadiif ah.
6. In dallad loo sameeyo NGO’yada ka shaqeeyo
1. Xoojinta ciyaaraha iyo dib loo bilaabo tartan xoojinta ilaainta deegaanka.
ciyaareedyo goboleed iyo mid qaranba oo ay
ka faa’iidaystaan ciyaaryahannada ragga iyo Ujeedada 5aad ee Istaraateejiga ah:
dumarkaba leh.
2. Xoojinta fanka, suugaanta iyo dhaqanka In la Dhiirigaliyo Galaangalka iyo Hogaaminta
Soomaaliyeed. Dhalinyarada ee ku aadan Wax-ka-qabashada
3. In la kordhiyo fursada ee dhalinyaradu isugu Deegaanka
dhex gali karaan tarnanno isboori kala duwan oo
ay ka mid yihiin kubadda cagta, kubadda gacanta Tallaabooyinka la ma huraanka ah ee la
iyo ciyaaraha fudud. qaadayo:
4. In la taageero diyaarinta shabakdo ay dhalinyaradu
leeyihiin oo ah xarumo macluumaad. 1. In la kocbiyo manhajka iskuulka ee la xiriira
5. In la bilaabo barnaamijyo wacyigalineed waxbarashada deegaanka.
loo samaynayo waalidiinta iyo bulshada iyo 2. In la sameeyo olole saxaafadeed oo ay
4. Kooxaha Mudnaanta
Leh
Siyaasadda Dhalinyarada Qaranka waa hiigsiga
iyo haykalka horumarinta dhamaan dhalinyarada
Soomaaliya. Sidoo kale, waxay diirada saarysaa
toddoba kooxood oo u baahan fiiro gaar ah iyo
dedaal dheeraad ah, loona xaqiijiyo talaabooyinkii
la ma huraanka ahaa iyo waxqabadyada qorshaysan.
Toddobada kooxood ayaa kala ah:-