You are on page 1of 1

Macgaceygu waa Isse Ali Barre Fiidow katirsan

ardayda dhigata Jaamacada gaar ahaan faculty of


Management Sciences departement Banking and
finance waxaan codsanayaa in ley ogolaado in aan dib
u galo ama leyga qaado special exam hadba sidii leygu
xalinkaro imtixaankii i dhaafy malintii arbacada oo ey
taariikhido ku beeneed 1/1/2020 ee maadada principle
of marketing taasoo igu dhaafty xanuunka kaduudiyaha
oo igu dhacy

Mahadsanidiin

Name: Isse Ali Barre Fiidow

Phone no: 0617-535045

You might also like