You are on page 1of 16

Note: Marnaba Hagalin Possition

BINARY
Qaldan

STRATEGIES

WELCOME
LEARN AND IMPLEMENT THESE STRATEGIES

Wish You Good Luck


1
2
TUSMADA BUUGGA
Tusmada Buugga……..

Hordhac……………………4……..

1) Strategy………………5-6…..
2) Strategy………………7-8…..
3) Strategy………………9-10…
4) Strategy………………11-12..
5) Strategy………………13-14..
6) Martingale Strategy….15……
7) THE END………………16……

3
HORDHAC
Eebbe Ayay U Sugnaatay Mahad Naq Oo Dhan, Salli Iyo Salaan
Nabi Maxamad Kor Kiisa Ha Ahaato.

Waxa aan Halkaan Idinkula Wadaagi Doonaan Strategies Aan


Isleyahay Wey Anfici Doonaan Dhammaan Ardayda Baranaysa
Suuqa binary Option.

Sida Wada Ognahay Suuqa Binary Option I.W.M

Waxaa Loogu Aqriyaa Suuqa Labo Hab Oo Ah Foundemental


Analays Oo Ah Hab Aqrin Aasaasi Ah Iyo Technical Analyse Oo
Ah Hab Aqrin Farsamo Ah Sidaa Darteed Strategies-yadaan
Waxay Kuu Noqon Doonaan Wadadii Aad Ku Hormarin Lahayd
Qorshahaaga Ganacsi Sidoo Kale Waxay Kaa Caawin Donaan
Inaad Fahanto Aad Aqriso Suuqa Adiga Isticmaalaya Strategies-
yadaada Sidaas Darteed Isku Day Inaad Marka Hore Aad Ku
Aqriso Suuqa Labadi Hab Aan Kor Kusoo Xusnay Founmantal Iyo
Technical Kadibna Ku Tababarato Demo Account Si Aad U
Noqoto Xirfadle Dhameystiran

4
#Strategy 1
Settings
• Bollinger Bands: Period-6/Deviation-2
• RSI: Period-10/Overbought-73/Oversold23
• Candle Stick Time: 30 Seconds
CALL OPTION: Markii Uu Bollinger Bands-ka (Yellow)
Hoose (Lower) Taabto Candle Casaan (Red Candle)
Ah Kadib Ay RSI Ay Joogto Oversold Position-kana
Uu Saxanyahay Sug ilaa Uu Candle-ka Uu Ka
Dhammaanayo 2 Ilaa 3 Sec Kadibna Kor U Raac

5
PUT OPTION: Markii Uu Bollinger Bands-ka Kore
(Upper) Taabto Candle Cagaar (Green Candle) Ah
Kadibna Ay RSI Ay Joogto Overbought Position-
kana Uu Yahay Mid Saxan Waxad Sugtaa Ilaa Uu
Candle-ka Uu Ka Dhammaanayo 2 Ila 3 Sec
Kadibna Hoos U Raac

Note: Marnaba Hagalin Possition Qaldan

6
#Strategy 2
Settings
• Bollinger Bands: Period-20/Deviation-2
• RSI: Period-14/Overbought-80/Oversold-20
• CCI:Period-14/Overbought 200
• Stochastic Ossilator: 5/3/3
• 5 Minute Candle Sticks
CALL OPTION: Markii Uu Candle Casaan Ah Taabto
(Lower) Bollinger Bands Hoose Iyo RSI Ay Joogto
Oversold CCI Ay Joogto Oversold Jihooyinkana Ay
Yihiin (OPPOSITE) Sug Ilaa Uu Candle-ka Ka
Dhammaanayo 2 Ilaa 3 Second Kadibna Kor U Raac

7
PUT OPTION: Markii Uu Candle Cagaar Ah (Green
Candle) Taabto (Upper) Bollinger Bands Kore
Kadibna Ay RSI Ay Joogto Overbought, CCI Ay
Joogto Overbought Jihooyinkana Ay Iska Soo
Horjeedaan Sug Ilaa Uu Candle-ka Uu Ka
Dhammanayo 2 Ilaa 3 Sec Kadibna Hoos U Raac

Note: Marnaba Hagalin Possition Qaldan

8
#Strategy 3
Settings
• Fractals: Period Set At 8
• Candle Time Frame: 1 Minute
• Expiry is 2-5 Minutes
CALL OPTION: Markii Falaarta Casaanka(Red
Arrow) Ah Ay Kasoo Muuqato Candle Casaan (Red
Candle) Ah Hoostiisa Kor Ayaad U Raacaysaa.

9
PUT OPTION: Markii Falaarta Cagaarta Ah (Green
Arrow) Ay Kasoo Muuqato Candle Cagaar (Green
Candle) Ah Korkiisa Hoos Ayaad U Raaceysaa

Note: This Strategy Works On Trending Graphs and


Neutral Graphs

10
#Strategy 4
Settings
• Parabolic Sar: 0.002 And 0.02
• RSI: Period 28/Overbought-70/Oversold-30
• Candle Stick Time Frame: 5 Seconds
• Expiry: 1-5
CALL OPTION: Markii RSI Ay Ku Taagantahay
Overbought Kadibna Dhibcaha Ay Kasoo Muuqdaan
Candle-ka Hoostiisa, Kor Ayaad U Raaceysaa

11
PUT OPTION: Markii RSI Ay Ku Taagantahay
Oversold Kadibna Dhibcaha Ay Kasoo Muuqdaan
Candle-ka Korkiisa, Hoos Ayaad U Raaceysaa

Note: Trade on Trending Graphs

12
#Strategy 5
Settings
• MACD: Fast Period-24/Slow Period-52/Signal
Period-18
• RSI: Period-19/Overbought-70/Oversold-30
• Candle Time Frame 5 Seconds
• Expiry Time Is 1-5 Minuts
CALL OPTION: Markii RSI Iyo MACD Ay Ku
Taaganyihiin Overbought Iyo Histogram-kana Uu
Yahay Bullish Kor Ayaad U Raaceysaa

13
PUT OPTION: Markii Ay RSI Iyo MACD Ay Ku
Taagan Yihiin Oversold Histogram-kana Uu Yahay
Bearish Hoos Ayaad U Raaceysaa

Note: Don’t Trade If the MACD and RSI Lines Are


Straight

14
Money Management
I Use Martingale System But No More Than 3 Times In A
row This Means That If I Enter My First Option With $1
And Lose I Enter New Option In Same Direction PUT Or
CALL (Until 1st One Finish) With $2 To Recover The One
That Loss, And Repeat One More Time With $4 If I Lose
Again But No More Than That In Case Of Failin3 Times In
A Row The Best Thing To Do Is Wait For Trend To Change
Or Choose Another Pair
Example: If You Are Operating To EUR/USD And Fail 3
Times Stop Trading For While Or Change USD/CAD This
Strategy Can Work In Every Pair Or Asset, On Long
Trends Also If You Are Patient And Wait For Good
Momentum But I Have To Say Is Better In Low Volatile
Trends The Rebund Effect Can Been Seen On Every Trend
And There Is Where We Enter Our Option

15
THE END

16

You might also like