You are on page 1of 2

MAADDO: CILMIGA BULSHADA FASALKA: KOOWAAD D/HOOSE GALINKA: GALABLEEY

IMTIXAANKA DHEXE EE SANADKA DUGSIYEEDKA 2019/2020 ___/12/2019

MAGACA ARDAYGA _______________________________________________________

QAYBTA 1AAD: Goobo gali weeraha saxda ah (30) dhibcood

1. Qoysaska soomaaliyeed waa


B. isjecelyihiin T. isnecebyihiin J.isdagaalaaan
2. Axmed waa arday
B. soomaaliyeed T. itoobiyaan ah J.sacuudiyaan ah
3. Maryan waa axmed
B. hooyadiis T. ayeeyadiis J. walaashiis
4. Hooyada waxaa aay kamid tahay
B. Qoyska T. Qarabada J. Dariska
5. Axmed walaalkiis waa
B. Cali T. Xuseen J.Axmad
6. Eeddo waxay ladhalatay
B. hooyo T. Aabbe J. ayeeyo
7. Dariskeenna waa inaan
B. dhibnaa T. xaqdhowrnaa J. dulminnaa
8. Hooyadaa walaasheed waxa aay kuutahay
B. eeddo T. habaryar J. ayeeyo
9. Weelasha cuntada lagu cuno waxaa kamid ah
B. digsi T. saxan J. jalmad
10. Wiilka hooyadaa dhashay waa
B. walaalkaa T. abtigaa J. adeer
QAYBTA 2AAD: Kuqor ( ) weedha saxda ah ama ( ) weedha qaladka ah (30) dhibcood

1. Magaca weelka burka lagu dubo waa jalmad ( )


2. Waa inaan unaxariistaa walaalaheey iga yaryar( )
3. Darisku waxu xaq uleeyahay inaan salaamno ( )
4. Waalidka xaqiisa kamid ah inaan uduceyno ( )
5. Darisku waa qoysaska dagan xaafadaha nag fog ( )
6. Hooyadaa walaasheed waxay kuutahay eddo ( )
7. Qoysku waxa uu kakoobanyahay hooyo aabbe iyo carruur ( )
8. Xeerada waa weelka lagu cuno soorta ( )
9. Qoyska nagu hareereysan waa qaraabadeenna ( )
10. Qoysaska soomaaliyeed way iskukaalmeeyaan ( )

QAYBTA 3AAD: isku aaddi magacyada iyo sawirrada iyo magacyada ( 20 )

1. Xeero
2. Baaquli
3. Koob dhegloow
4. Kaloorad
5. Mindi
6. Baangad
7. Masaar
8. Jalmad
9. Calan
10. birtaawo

You might also like