You are on page 1of 36

https://t.

me/Somalilibrary

‫وﺑﺮﻛﺎﺗﻪ‬ ‫اﻟﺴﻼم ﻋﻠﻴﻜﻢ ورﺣﻤﺖ‬  

                    #1  HORDHAC:-


Jabsashadu ama (HACKING-ku) dembi oo dhan
ma ahan, ee waa farshaxan ..

dadka badan koodu Markay  Maqlaan Erayga


Jabsiga ama hacking , Waxay maleeyaan wax
badan oo waxay u maleeyaan in Jabsigu yahay
xoogaa khiyaamo iyo talaaboyin  Lagu dhex
samaynayo   kombiyuutarrada ..

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

laakiin marka ay timaado nolosha xaqiiqada ah


jabsiga ayaa gabi ahaanba  ka duwan kan aad 
ku aragto  filimaanta
Iyo  (Hackers-ku)  jabsadayaashu sidoo kale way
ka duwan yihiin kuwa aad ku aragto filimada.
Nolosha dhabta ah dadku waxay u kala
qaybiyaan kuwa wax jabsada laba nooc,
waxaa laga yaabaa inaad ka fikirto Black hat
hacker iyo white hat hacker (jabsadaha
koofiyada madaw & jabsadaha koofiyada cad)
Hadday sidaas tahay markaa waad khaldan
tahay.
Nolosha dhabta ah Dadku waxay u kala
qaybiyaan Hackers ka laba nooc :-
1)Real hackers( jabsadayaasha dhabta ah)
2)fake hacker (jabsadayaasha beenta ah)
Inta badan dadku waxay sawirtaan hackers
dhabti in ay yihiin kuwa jabsada xisaabaadka
bangiyada, website yada waxay xidhaan wixii
adeeg ah dhanka INTERNET ka. waxayna
kusameeyaan computerka waxyaabo layaab leh

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

waxayna umaleeyaan dhamaan hackers kan

aynu Soo sheegnay inay yihiin real hackers ama


Ethical hackers  waana anonymous

Ogeysiis Muhiim ah: Weli haddii aadan aqoon


cidda ay yihiin Hackers iyo Noocyada Hackers,
wali maad ogaan dareenka ka dambeeya Hacking
ka.
Intaa waxaa sii dheer Si dhab ah ha u aqrin
Buuggan, maadaama uusan Buuggan adiga kugu
haboonayn, Dib u noqo oo Soo baro
qaar ka mid ah Aqoonta aasaasiga ah ee ku
saabsan Hacking-ka.
maalmahan dhaw  dadku aad ayey u xiiseeyaan
Hacking-ka & Cyber Security, waanad ogtahay
inaad adiguba tahay
mid ka mid ah labadan.
Laakiin Teknoolojiyadu way is badashay wax
walbana way ka horumarsan yihiin
Waagii hore waxaan u adeegsan jirnay Kali
Linux, Backtrack,OS iyo noocyada  kale ee lagu

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

hacking gareeyo INTERNET ka dhexdiisa iyo

vulnerability scanning oo ah afsomali ahaan


( aalado otomaatig ah oo u oggolaanaya ururada
inay hubiyaan haddii shabakadahooda,
nidaamyadooda iyo barnaamijyadooda ay
leeyihiin daciifnimo xagga amniga ah oo u
horseedi karta weerarro) Hadda Waxaan
Sameyn Karnaa Shaqo lamid ah tan aynu Soo
sheegnay ingoo isticmaalayna taleefanka
(Android) kuna dhex samaynana dhamaan
falalkasi {TERMUX}
maanta waxaynu rabnaa inaan ogaano Termux
oo ah deegaanka Hacking-ka ee Android  oo aynu
kibilaabayno hacking ka..

kahor Inta aynaan bilaabin...


Aan kaaga warramo qoraaga, oo aad hadda
wakhti yar la qaadan doontid.

magacagu waa mohamed abdullahi mohamed oo


ku magac dheer mohamed raazi waxaan Ahay
19jir  waxaan jooga hargeisa,somaliland

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

waxaan Ahay noobish hacker iyo blogger

waxaan bartay HTML CSS iyo ICT waxaan sidoo


Kale aad uxiiseeya tech sidaado Kale balse waan
necbahay inaan kufaano.

Buuggan waxaan isku dayay sida ugu fiican


inaan kuu baro sida aad ugu dhex jabsan karto
barnaamijka 'Termux Android App' hab fudud oo
saaxiibtinimo leh, laakiin imikiba hadii ay khatar
kaaso wajahdo eeda imikiba  ha isaarin ee waa
masuuliyadaada.
waxaan asxaapta leeyahay kanaal youtube ka
ah hadii aad xiisaysaan hacking ka waad soo
booqan kartan wakaa linkigiisu
https://www.youtube.com/channel
/UCtsvQRD0sZoaYkZpWp52zIg

2# Cutubyada:-
1) Hordhac

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

2) cutubyo

3) waa maxay termux


4) su,aalo
5) amaro cajiib ah
* A1, A2,A3,A4,A5 A=amarka
6) samee wicitaan fayraseed
7) samee fariin fayras ah
8) samee wicitaan termux
9) dir fariin termux
10) qalabyada amaanka
*1 cyperscan,*2 smb scanner
11) qalabyada jabsiga
* sida loo jabsado whatsapp
* sida loo jabsado:-
facebook,insta,snap,twitter,all accounta
* sida loo jabsado WIFI
* sida loo jabsado cc camera

#3 TERMUX:- waa aalad lagu jabsado website yo


gaar ah waxay leedahay penetration system oo
ah (qalab kuu ogolaanaya inaad ogaato
nidaamka webka).   waxay sidoo kale leedahay

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

aalad lagu eego amaanka in website ku diciif

yahay waxa loogu talagalay mobilada Android 


iyi ios mid kii uu yahayba uma baahna root
laakiinse hadii aad root garaysayna waa sifiican
hadii kalana dhib male
balse inaad aaladan dhan taban iyo dhan togan u
isticmaasha waa mid aad adu kamasuul tahay
qayb kastoo kamid ahina waa mid
saamaynteeda kugu leh balse waxaan kaaga
digayaa inaadan marnaba isticmaalin amar
aadan garanayn wuxuu qabanayo, taaso
saamayn taban kugu yeelan karta sida ani horay
iigu dhacday.
si guud appkani waa linux ka mobilada
oo ah deegaanka ugu wayn ee jabsiga.

#4 SU,AALO
$ TERMUX waxtar ma u leeyahay jabsiga?
Jawaabtaydu waa Haa .. Waxaad u isticmaali
kartaa Termux jabsiga, waxaad u isticmaali
kartaa qaar kamid ah
Qalabka jabsiga ee Termux.

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

$ TERMUX ma ubaahan yahay root?

Maya Dhamaan, root Looma Baahna Isticmaalka


Termux.
$ Miyaan Ku Noqon Karaa Hacker Anoo
Isticmaalaya Termux App?
Appska ama qalabyadu (tools) ma sameeyaan
Hackerska , ee Hackers  ka ayaa sameeya
qalabyada.
Waxaa laga yaabaa inaadan noqon doonin qof
jabsada (Hacker) hadii aadan lahayn aqoonta
Hacking-ka .
$ Termux faa,ido ma uleeyahay programming
ka?
Dabcan haa  Waxay noqon doontaa mid waxtar
leh laakiin xaddidan.
$ Ma u Isticmaali Karaa TERMUX si aan website
ugu jabsado?
Jawaabtaydu waa Haa, Waxaad u isticmaali
kartaa Termux inaad ku jabsato Websaydada
adoo kaashanaya sqlmap iyo
qalab kale oo jabsiga ah.
$ Miyaan KU jabsan Karaa TERMUX

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

Facebook, Gmail, Instagram anoo isticmaalaya

Termux?
Haa Waad Kartaa  Kaliya Haddii Aad Ogtahay
Qalabkee Ay Tahay Inaad Adeegsato.
$Ma Jabsan Karaa Telefoonada Android-ka anoo
isticmaalaya TERMUX?
Haa Waad jabsan Kartaa Adoo Isticmaalaya
Qaabdhismeedka Metasploit ee Termux, Maaha
Kaliya Android
Telefoonada casriga ah xitaa waad ku sii samayn
kartaa Metasploit.
$ Miyaan Ku Jabsan Karaa Wifi Inta Lagu Jiro
Termux?
Jawaabtaydu waa Haa iyo Maya, Maxaa yeelay
waxaan kusoo dajisan karnaa termux dhexdiisa
aalada aircrack-ng, airmon-ng iwm,  Laakiin
marwalba laguma Isticmaali Karo Dhamaan
Qalabka xidhmooyinka qaar ayaa noqon kara
qaar aan shaqaynayn balse waa suurtagal.
$ Wax Walba Ma Ku Jabsan Karaa Termux?
Waxkasta Waan KU jabsan Karnaa Laakiin Wax
Walba Maahan ..!

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

      

                      AMARO CAJIIB AH

A1 Cmatrix:-
> waa code cajiib ah kaaso kuu eekaysiinaya
hacker si aad usamayso qor:-
$ apt update
$ apt upgrade
$ pkg install cmatrix
$ cmatrix

FG:- marwalba oo aad rabto inaad amarka


joojiso taabo CTRL+C

A2 FIGLET:-

> waa code loogu talagalay in lagu qurxiyo farta


termux dhexdiisa si aad usamayso qor:-
> pkg install figlet
> waxaad kalmada aad qorayso ka >horaysiisa
figlet tusaale:-
$ figlet somali
> si aad usmayso nooc kale qor:-

$ pkg install toilet

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

> kahoraysii kalmada aad qorayso toilet

tusaale :- toilet somali

nooca ugu dambeeya qor :-

$ toilet -f mono12 -F gay " gali kalmada"


tusaale: toilet -f mono12 -F gay " somali"

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

A3 Red fire :- waa code funny ahaan loo

isticmaalo, waxaadna olol ku arki doonta


shaashada mobile kaaga termux dhexdiisa si aad
uragto qor:-
$ apt update

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

$ apt upgrade

$ apt install libcaca


$ cacafire

A4 system info :- waa code loogu tala galay in

lagu ogaado xogta mobilka si aad aragto qor:-


$ pkg install screenfetch

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

$ screenfetch

FG :- marwalba oo amarku kuu shaqayn waayo

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

qor :-

apt apdate
apt upgrade
kadib amarkii

A5Samee Wicitaan Termux Dhexdiisa.

>waxaad gashaa termux raacna


talaabooyinkan:-

$ apt update

$ apt upgrade

$ apt install termux-api

habka wicitaanka :

$ termux-telephony-call 12345

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

Dir fariin adoo isticmaalaya  termux app

Imika gal Termux waxaadna raacda


talaabooyinkan:-

$ apt update

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

$ apt upgrade

$ apt install termux-api

habka dirista fariinta:-

$ termux-sms-send -n 9999999999 text

9999999999 = numberka loodiraha

text = xagan gali fariintaada

#6sms bombing

sms bombing waa fariin fayraseed loogu


talagalay in qof aad udirto fariin aanu fahmayn
taaso kanixinaysa arinka mucjisada ah ayaa
wuxu yahay in aad ku amri karto inuu 1000
fariin waxkabadan udiro qofkaas nambarkiisa
balse qofkaasi oo aan ku garanayn cida aad
tahay

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

Digniin: barnaamij kan si aan kuubaro kaliya

waxaan kuugu talagalay inaad aqoon ahaan


ubarto ee ma ahan inaad cid ku dhibaatayso

aynu bilawno sida loola soo dagayo


raac talaabooyinkan hoose:-

apt update && apt upgrade

$ apt install git

$ apt install python2

$ apt install python

$ git clone https://github.com/TheSpeedX/TBomb

$ cd TBomb

$ chmod +x *

$ ./TBomb.sh

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

>kadib waxaad doorata sms bomber


gali nambarka qofka code ka wadanka
iyo inta fariin ah eeloo dirayo iyo inta sikin ee
udhaxaynaysa midiiba.

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

#7 CallBombing
> waa wicitaan fayraseed loogu talagalay in qof
aad udirto, wicitaan  aanu fahmayn taaso
kanixinaysa arinka layaabka badan ayaa ah
waxaad ku amri kartaa inuu 1000 wicitaan 
waxkabadan udiro qofkaas nambarkiisa balse
qofkaasi oo aan ku garanayn cida aad tahay

Digniin: barnaamij kan si aan kuubaro kaliya


ayaan? ugu soo daray ,waxaan kuugu talagalay
inaad aqoon ahaan ubarto ee ma ahan inaad cid
ku dhibaatayso
aynu bilawno sida loola soo dagayo
raac talaabooyinkan hoose:-

apt update && apt upgrade

$ apt install git

$ apt install python2

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

$ apt install python

$ git clone https://github.com/TheSpeedX/TBomb

$ cd TBomb

$ chmod +x *

$ ./TBomb.sh
> kadib waxaad doorata call bomber
gali nambarka qofka code ka wadanka
iyo inta wicitaan ah ee loo dirayo iyo inta sikin
ee udhaxaynaysa wicitaankiiba.

             #9 Qalabyada Jabsiga :-


Tool-X
Tool-X Wuxuu La Mid Yahay Lazymux, wuxuu ka
kooban yahay ku dhowaad 250 Qalab oo wax
jabsiga ah sida websiteyada Wifi ga IWM , si aad
u awoodid
kusoo dajiso termux.
Waad dajisan kartaa Tool-X adoo ku qoraya

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

amarrada hoose:-

$ git clone
https://github.com/Rajkumrdusad/Tool-X
$ cd Tool-X && ls
$ chmod +x install.aex
$ sh install.aex
> ugu dambayn waxaad qortaa:-
$ Tool-X

# Lazymux
Lazymux   wuxuu leeyahay aalad wax jabsata oo

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

waxtar leh oo aad ku dajisan  karto dhowr

talaabo
adigoon qoreynin amarrada marar badan.
si aad ula Soo dagto waxaad qortaa :-
$ apt update
$ apt upgrade
$ apt install git
$ git clone https://github.com/Gameye98/Lazymux
$ cd Lazymux && ls
$ python2 lazymux.py

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

             #10Qalabyada Amaanka:-

#Cyper Scan
> waa aaalad loogu talagalay in lagu hubiyo >
amaanka akoonada, si aad hadaba usoo dajisato
qor:-

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

$  apt update && apt upgrade

$ apt install git

$ apt install python2

$ apt install python

$ git clone
https://github.com/medbenali/CyberScan.git

$ cd CyberScan

usage :

$ python2 CyberScan.py -v

$ CyberScan -h
> Waxaan ku qaban karnaa hawlgallada  dhowr
borotokol adoo adeegsanaya CyberScan

Habka ugu dhakhsaha badan ee lagu ogaado

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

amaanka shabakadda Internet ka ee maxalliga

ah

waa in la isticmaalo ARP: oo ah aalada hubinta


amaanka.
$ python2 CyberScan -s 192.168.1.0/24 -p arp
$ CyberScan -s 192.168.1.105 -p tcp -d 80
$ 192.168.1.105 = IP ga bartilmaameedka ah si
loo hubiyo amaankiisa.

SMB Scanner
>  (SMB)
waxaa si ballaadhan loogu adeegsadaa
ujeedooyin kala duwan sida wadaagista faylka,

wadaagida daabacadaha, hubinta amaankoda


sida in virus yo kudhex jiraan kuwaaso awooda
inay ay maamuulaan alaada aad adeegsanayso
iyo marin u helida adeegyada fog fog ee Window
ka.
si aad usamayso kuqor:-

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

$  apt update && apt upgrade

$ apt install git

$ apt install python2

$ apt install python

$ git clone
https://github.com/TechnicalMujeeb/smb-scanner

$ cd smb-scanner

cd modules

$ chmod +x *

$ cd ..

$ chmod +x *

$ ./install.sh

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

usage :

$ ./smbscan

> hadda dooro option ka markaa wuu ku hagi


doonaa ...

FG:- Buugan Qaybtiisa Dambe Waa iib Waxaanad


kaheli karta linkigan 
lacag
aad uyar ayaadna kuheli doonta.
hadii uu buugaasi ku anfici waayana lacagtaadu
waa celis.

sida loo jabsado


facebook,insta,paypal,github,microsoft,spotify
iwm

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

sida loo jabsado wifi

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

sida loo jabsado cc website

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

sida loo jabsado whatsapp

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

Powered by MyDiary
https://t.me/Somalilibrary

W/Q mohamed abdillahi mohamed


mohamed raazi

Powered by MyDiary

You might also like