You are on page 1of 1

Xeer hoosaadka Wajale online market place iyo macmiilkiisa.

1.1. Wajale online market place


waaadeeglagumideeyeydhamaanmeheradaha blue group iyokuwa ay
wadashaqayntukadhaxayso, islamarkaana wax laguiibinkaroqaabfudud.
2.0. Wajaleiyomacmiilka wax iibsanayawaxadhexmarayaxidhiidhtoos ah
islamarkaana ay sifududisugudhaafsankaraanadeegdhamaystiran.
2.1. WaajibaadkaWajale Online Market place…………
a. ………………..
b. …………….
c. …………….
2.2. Waajibaadkamacmiilka
a. ………………………..
b. …………………………….
c. …………………….
3.0. Dalabkaalaabtaiyomacmiilka
3.1. Waajibkamacmiilka wax dalbanaya;
a. Waa in macmiilkudoortoalaabtasi sax ah.
b. Waa in macmiilkuhubiyoalaabtauudoortaytiradeeda,
qiimaheedaiyonooceedawaayo way iskuxidhanyihiin.
4.0. Electronic receipt (Cadayn lacag bixin), lacag bixin ka dib macmiilku
wuxu SMS iyo Email-ba ku helayaa qoraal ay ku cad yihiin;
a. Magaciisa
b. Lacagta uu wax ku iibsaday
c. Taariikhda wax iibsiga
d. Telephone-kiisa
e. Order number uu kala soconayo xaalada alaabtiisa.
5.0. Refund (lacag celin), Lacag celintu waxay imanaysaa ama macmiilku
codsan karaa;
a. Inta aan la dirin alaabta (aanay gelin xaalada process-ka (dirista)).
b. Haddii refund(lacag celin) la sameeyo macmiilka waxa ka go’aysa
3% iyo haddii ay jirto Tax VAT.
6.0. Xaalada dalabka (order status).
6.1. Process
6.2. Complete
6.3. Refund
6.4. Failed
6.5. Cancel
7.0. Xogta macmiilka.
7.1. Ilaalinta xogta macmiilka waxaan u ballan qaadaynaa inaan
xiftino dhamaan macluumaadka laga diiwaan geliyey macmiilka.
8.0. Shipping address
8.1. Goobta macmiilku waa goobta uu diiwaan gashaday bilowgii.
8.2. Haddii uu macmiilku dalbado in alaab loogu geeyo meel aan
ahayn meeshii u diiwaan gashanayd, wuxu awood u leeyahay inuu
Riixo button-ka New shipping Address dabadeedna ku qorto xogta
meesha alaabta la gaynayo.
9.0. La wareegista alaabta (aqbalaada macmiilka),
9.1. Macmiilku waa inuu iska tijaabinayaa badqabka alaabta, saxeexaana
foomka badqabka iyo la wareegista alaabta.

You might also like