You are on page 1of 3

Anything You Want Summary

Author: Derek Sivers


Genres: Business, Start up, Entrepreneurship, Money
Rating: Lifechanging

The Book in One Sentence

Anything you want teaches you 40 lessons every entrepreneur needs to know before setting up any
business starting from being who you are and making your business anything you want without
following the rules in the market.

Impressions

This book has completely changed my life in terms of how I thought of business. The authors beginning
in 1997 mostly resonated with where I am today and of course the end of the book is what I dream to
reach in the next 5 years.

Who should read it

This book should be a must read for every human who wants to start a business, grow it and get out of it
anytime they feel like.

How the book changed me

Biggest change and transformation for me from the book is that execution is key. My execution has been
zero to none and I wasted lots of ideas due to the less actions. After reading it, I started setting up
execution strategies for whatever idea that came to mind.

My top 3 Quotes

1. Never forget why you are really doing what you are doing. Are you helping people? Are they
happy? Are you happy? Are you profitable? Isn’t that enough?
2. Most people don’t know why they are doing what they are doing. They imitate others, go with
the flow and follow paths without making their own.
3. Don’t be on your deathbed someday, having squandered your one chance at life, full of regret
because you pursued little distractions instead of big dreams.

My top 3 Lessons

1. Rule number 1 of service business, care about your customers more than about yourself, and
you will do well.
2. Know your personal philosophy. Whatever you make, it’s your creation, so make it your
personal dream come true.
3. Do what makes you happy and don’t imitate others. Keep inventing and improving and learn to
switch when it is not a hit.

Buuga:Wax Kasta Oo Aad Rabto (Anything You Want) (Soo Koobid)


Qoraaga: Derek Sivers
Nooca Buuga: Ganacsiga, Bilaabidda Ganacsi, Lacag Sameyn.

Buugga oo Kooban

Buuga Anything You Want (Wax kasta oo aad rabto) wuxuu ku baraya 40 cashar oo ganacsade kasta uu u
baahan yahay inuu ogaado ka hor inta uusan bilaabin ganacsi. Wuxuu kaaga Bilaabayaa Inaad noqoto
qofka aad tahay iyo inuu ganacsigaaga ka dhigto wax kasta oo aad rabto adigoon raacin xeerarka suuqa
yaalla.

Dareenkeega

Buugani wuxuu gebi ahaanba beddelay noloshayda marka loo eego sida aan uga fikiro dhinaca
ganacsiga. Nolosha qoraaga markuu bilaabaye buuga 1997 inta badan waxaa lala barbardhigi karaa
halka aan maanta joogo dabcan aakhirka buuggu waa waxa aan ku hamiyayo inaan gaaro 5ta sano ee
soo socota marka loo eego lacagta iyo guusha uu ka gaaray qoraaga ganacsigiisa.

Yuu Ku Haboon Yahay Buugani?

Buuggan waa inuu noqdaa mid loo baahan yahay in loo akhriyo qof kasta oo bini-aadam ah oo doonaya
inuu ganacsi abuuro, kobciyo kana bixi karo ama joojin karro mar kasta oo ay dareemaan ineysan u
baahneen.

Sidee buuggu ii beddelay

Saameynta ugu weyn iyo isbeddelka aniga buuggu igu yeeshay ayaa ah in fulintu fure muhiim ah tahay.
Cillada ugu weyn iheysatay ayaa eheed taas, waxaana lumiyay fikrado badan ficillada yar awgeed. Markii
aan akhriyay ka dib, waxaan bilaabay dejinta istaraatiijiyado fulineed fikrad kasta oo maskaxdayda ku
soo dhacda.

3 Xikmaddo Ugu qiimaha Badan

1. Weligaa ha iloobin sababta aad dhab ahaan u qabanayso waxa aad qabanayso. Ma caawinaysaa
dadka? Iyagu ma faraxsan yihiin? Ma faraxsan tahay? Faa'iido ma leedahay? Intaas Miyeynan kugu
filnayn?
2. Inta badan dadku ma garanayaan sababta ay u sameynayaan waxa ay sameynayaan. Waxay ku
daydaan kuwa kale, waxay raacaan qulqulka waxayna raacaan dariiqyada iyagoon iyagu, iyagu iska
dhigin.
3. Haku noqonin sariirtaada dhimashada maalin maalmaha ka mid ah, adoo lumiyay hal fursad oo aad
nolosha ku lahayd, oo aad ka qoomamayso sababta oo ah waxaad daba-gashay waxyaabo yar-yar oo ku
mashquuliya halkii aad ku riyoon lahayd riyooyin waaweyn.

3 da Cashar ee ugu sareeya

1. Xeerka lambarka 1 ee ganacsiga u adeeggida dadka ayaa ah, ka taxaddar macaamiishaada wax ka
badan naftaada, adiguna wax wanaagsan ayaad qaban doontaa.
2. Ogow falsafadaada shaqsiyeed. Wax kasta oo aad sameysid, waa abuurkaaga, ee ka dhig riyadaada
shaqsiyeed inay rumowdo.
3. Samee waxa kaa farxinaya oo ha ku dayan kuwa kale. Ku sii wado ikhtiraaca iyo hagaajinta oo baro
inaad beddesho marka aysan ku dhicin.

You might also like