You are on page 1of 9

QAABKA DIYAAR GARAYNTA GO,AAMADA RAASHINKA CIYAALKA

 Qaabka go,aamada raashinka ciyaalka …………………………………………………………………………. 3


 Hordhac…………………………………………………………………………………………………………………………..3
Qaabkan waxaa loo diyaariyey wixii arimaha ciyaalka ku sahabsan go,aamada la
qaadayo ee arimaha ciyaalka oo dhan waa inuu noqdaa waxa laga horaysiinaayo
faa,iidada ciyaalka, qodobka ku cad sharciga heer federaalka sharciga ka soo baxay
ee arimaha qoyska ka midka ah raashinka qodobada ku saabsan oo kale qaabkan
qodobada ah hadii loo baahdo in la fasiro in uu noqdo wado ay ciyaalku kaga
faa,iidayaan…..…………………………………………………………………………….

Qaabkani waxuu xanbaarsanyahay sida tan hoos ku cad

1- Ujeedada hogaankan…………………………………………………………………………………3
2- Fulinta hogaankan………………………………………………………………………………………3
3- Go,aaminta raashinka ciyaalka nidaamkiisa………………………………………………..3
4- Raashinka ciyaalka……………………………………………………………………………………….3
5- Cadadka go,aaminta raashinka ciyaalka………………………………………………………..3
6- Qodobada go,aanka raashinka ciyaalka loo baahanyahay in lagu soo qaado….3
7- Badalida cadaka go,aanka raashinka ciyaalka……………………………………………………..3
8- Dakhli……………………………………………………………………………………………………………………3
9- Bixinta xogta dakhliga……………………………………………………………………………………………..3
10- Bixin la,aanta ama kala dhimida raashinka ciyaalka…………………………………………………3
11- Faah faahinta diyaar garaynta cadadka raashinka…………………………………………………….3
12- Ujeedooyinka qaababka…………………………………………………………………………………………..3
13- Ujeedooyinka fulintooda…………………………………………………………………………………………4
14- Qaabka go,aamada raashinka bixinta……………………………………………………………………….5
15- Cadadka raashinka caruurta………………………………………………………………………………………5
16- Go,aanka raashinka ciyaalka (number)……………………………………………………………………..7

QAABKA RAASHINKA CIYAALKA LOO GO,AAMIYO


HORDHAC
Qodobkan in la soosaaro waxaa looga baahday maxkamada sare ee federaalka daraja 1aad
siyaasada arimaha caruurta ee la soo saaray sharciga ilaalin xaquuqda caruuta iyagoo
kaashanaya sharciga go,aaminta raashinka caruurta sida daraasaadka loogu sameeyey
inkastoo arimaha qoyska daraasaad loogu sameeyey bixinta raashinka caruurta inkastooy
wax ka dhimanyihiin sababahaas awgeed wakhtiga la go.aaminayo raashinka caruurta
1
faaiidada caruurta waa in la diyaariyaa qoraal inkasta oo ay go,aanbixinta raashinka
caruurta waa lagama maarmaan sharcigan waxaa la soo saaaray arimaha caruurta oo dhan
lagu go,aamiyo si faaiidadooda lagu horaysiiyo waa in uu ahaado si ku taalo sharciga
dawlada federaalka darajada 1aad ee ah qodobada raashinka taabanay.
Sharcigan qodobkiisan haddii loo baahdo in la fasilo waa in uu ahaada marka ugu horaysa
in ay faaiido ka helaan caruurtu.
Sharciga kuwanina waa sida ku wan
Hoos ku xusan
1- Ujeedada sharcigaas
2- Fulinta sharciga
3- Tixraacitaanka go,aamada raashin bixinta caruurta
4- Raashinka caruurta
5- Qodobka go,aanka bixinta raashinka caruurta
6- Go,aamada loo baahanyahay in lagu xuso raashinka caruurta
7- Badalida go,aamada cadaalada raashinka
8- Dakhliga
9- Arinta ku sahabsan xogta dakhliga la bixinaayo
10- Bixin la,aanta raashinka caruuta kala goynta
11- Ta faah faahintiisa

UJEEDADA SHARCIGAAS
1- Sharcigan ujeedadiisu waa ku wan soo socda
A- Waalidku xidhiidhka ay caruurtooda laleeyihiin marka ay u fasaxayso taageerada
ama bixida.
B- Ciyaalka heerka noloshoodu is la egtahay in loo sameeyo rug raashin ku yaalo.
C- Arinta ku sahabsan go,aaminta raashinka maxkamada iyo waalida sida ay ugu
shaqaynlahaayeen qaab isku dhaw inta la soo dajiyo qaabka cadaalada loo dajiyo
lana xoojiy heshiisyada qaab ka baxsan maxkamada.
D- Go,aamada raashinka wax qiyaasan oo cadaalada ku salaysan waa in uu noqdo oo
luntayna lagu daro.

BAYSKA – 5AAD
Silo yareeyo wixii ku sahabsan ee dhicikara bixinta cadadka reaashinka isku
dhaca, is afgarasho la,aanta xun waalidku laftiisa si u go,aamiyo cadadka
raashinka in loo diyaariyo qaab xisaabeed.

2
FULINTA SHARCIGA
Inkastoo bixinta raashinku waajib uu ka saaranyahay oo si toos ah waalidka iyo kuwa la
dhalay dhexdoda uu yahay qaraabanimada guurka dhexdooda ama walaalaha dhexdooda
dhexmaray uu yahay qaabka sharcigani wuxuu ku lifaaqanyahay ama ku sahabsanyahay
halkii ilmo in lagu koriyo adis ababa gudaheeda ee uu yahay kharashka ku salaysan tirade
go,aanka raashinka wuxuu hirgalayaa waalidka ilmahooda 18 sano ka yar raashinka lagu
leeyahay inay siiyaan waa jibka kaliya ee uu ku sahabsanyahay.
Laakiin hadba sida loogu baahabyahay in loo go,aamiyo maxkamadu maxkamadu tixraacida
sharciyadan faah faahinteeda arimaha kale ee bixint raashinka waa lagu fulin karaa, arinkan
kor ku xusan ee xadka,fulinta, iyadoo sidaas ah in dib u habayn lagu sameeyo sharciyadan.
 Amar maxkamadeed oo ku meel gaadh ah
 Amarkii horay u jiray ee raashin bixintooda oo dib u hayn lagu sameeyey.
 Amar cusub oo raashin bixin ah
 Su,aalo raashinka ku sahabsan marka la keeno ayaa hoos la isticmaali karaa
SHARCIYADA KU SALAYSAN GO,AANBIXINTA RAASHINKA CIYAALKA
Go,aamada raashinka waa inay ahaadaan kuwo ciyaalka faaiido u keenaya
Cadadka in cadadka garabka tood in ogashahay caruurtooda inay koriyaan ama inay
xanaaneeyaan xog sharciga ku sahabsan ayaa saaran.
BOYSKA 6AAD
Xilka dhaqaalahoodu hadba cadaka dakhligoodu cadakuu yahay ayey uga qayb qaadanayaan
Marka lagu aaminayo waalidka inay noolaadaan waxyaalaha muhiimka ah ee loo
baahanyahay in kastoo loo baahabyahay in lagu daro laakiin si kastaba haahaatee waajibka
saaran ee bixinta raashinka ilmaha waa in la jarin.
Ilmaha raashinka marka la goynayo baahida ilmaha ee nolol maal meedkiisa iyo kharashyada
gaarka ah lagu daro waalidka mid ka mid ah dakhliga haddii uu leeyahay yarka waa inuu
dakhliga ka hadana ilmuhu ilmuhu xanaanooyin ka gaar ah ee uu leeyahay qiyaastu in lagu
daro ayey noqonaysaa.
Laakiin go,aamada federaalka raashinka da,da caruurta tira koobka iyo xaalada
caafimaadkooda iyo cadadka dakhliga waalikoodu kuwo isku bar bar dhigan waa in uu
ahaado.

3
Waajibka siinta raashinta ciyaalka waalidiinta u saaranyahay cadadka go,aanka raashin
bixinta waxuu dhigayaa cadadka raashinka loogu daro haddii uu raali ka yahay in uu
bixinayo maxkamada raali bixintan intuu ka sooqaado cadadkii uu bixinjiray in ka badan
ayuu bixin karaa,ayuu go,aaminkaraa.
Waajibka siinta raashinka ilmahu xaalada guurka waalidku wax ka guursankaro ama lagu
lumin karo ma,aha.
Sidaa darteed sharcigani aabanimada marka la qiyaasayo waalidku markay kala tagaan ama
markay is furan ayaa la dhaqan galinayaa.
Dhaqan galinta sharcigani waa in uuna lahaani eexasho,lasiiyo dhadiga.
Inkastoo sharcigan la qoray lab ahaan ah sharcigan marka lakala fasaxo lab iyo dhadig si
isku mid ah ayuu u dhaqangalinayaa.
QAABKA GO,AAMINTAB RAASHINKA ILMNAHA
Sharciga gudihiisa hadii aynaan markale ilmaha aan 15 jir gaadhin raashinkiisa waa lagu
go,aamiyaa .
Badnida caruurta dad ay ku jiraan iyo xaalada caafimaad laguna saleeyo cadadka dakhliga
waalidka laguna bixiyo lagu xusay sharciga ka mida ah kuna yaalo xubin sharciga ka mid ah
korinta caruurta kharash uu u sahliyaa loo geeyo sidoo kale.
Sharciga qodob hoosaadkiisa 8 aad ayaa kharashkiisa lagu salaynayaa
7 FULINTA QAAB SHAQEEDKAN
Ilmaha in la koriyo kharashka loo baahabyahay qaabka loo isticmaalayo shuruudahan isla
socda? Waxaa loo qorsheeyey adis ababa gudaheeda hal ilmo raashinka loo waydiinaayo uu
ku noolyahay meel adis ababa ka baxsan lagu waydiiyo maxkamada waxay u keenaya sida
sharciga madanigu fasaxayo

8- KHARASH GAARA

4
Go,aanka raashinka ilmaha marka la siinayo markamadu waxay raashinka bixin ku
salaynaynaa su,aalaha ilmaha ama raashin bixiyayaasha ay su,aalayaan qarashyadan soo
socda.
Marka hore ilmaha faaiidadsiisa iyo nabadgalyadiisa in la horayso cadadka lacagta si
cadaalad ah si dhamaystiran ama qayb daboolaysa oo lacag ah ayaa loo go,aamin karaa inta
loogu daro.
Cadadka lacagta waxaa lagu go,aaminayaa xaalada nolosha waalidka iyo ilmaha sidoo kale
waalidka iyo ilmuhu xidhiidh ay la haayeen ilmuhu noloshii hore uu baytay waa in loogu
eedaa.
ba
BAYSKA 7AAD
Cadadka raashinka nololmaalmeed waalidkood waa inuuna ahaanin midkeedna
dhibaatooyin la sii buun buunin karo .
Siiba fulinta sharciga waalidka si ayna nolol qoys kale u samaynin ama intay shaqaystaan
ayeyna dakhli u helin .
Qaabka raashin ilmaha si loo qiyaaso maxkamadu inayna sixir bab ar sanadeed iyo
xaaladooda nolosha la eego si dib u habeen loogu sameeyo.
CADADKA RAASHINKA ILMAHA
Diduu dhigayo sharciga qoysku qodobka 197 cadadka raashimeed ee ilmaha la siinayo waa
inuu daboolo kharashyadan wax yaalahan soo socda :- ilmuhu
1- Raashin
2- Hoy
3- Dhar
4- Caafimaadkiisa waxuu ku ilaashan lahaa iyo wax barashadiisa
5- Warbarasho
6- Sharciga federaalka ee arimaha qoyska ah (202)
Sida uu dhigayo cadadka raashinka waxa lagu go,aaminayo dhibaatada uu ilmaha u leeyahay
iyo waxaa la is bar bar dhigaa tabarka uu leeyahay raashin bixiyuhu .
Sharciga arimaha qoyska ee federaalka qodobkiisa (201) yarku intuu shaqysto noloshiisa uu
u dakhli helo tabar hadii uuna lahayn hadii uu yahay ku dhibaatooyin ku dhacdo raashin
wuu waydiin karaa.

5
 Qodobka 19aad sida uu dhigaayo xogta la ururiyey ka kaduwan haadii uuna u arag wuu
qaadan karaa.
 Sida qodobku sheegayo (A) sida uu u dhiganyahay isaga oo ah dakhli sanadeed sida
qodob 19 ilaa 23 ay dhigayaan maxkamada yaa go,aamin
QOD/19 QORSHAYNTA DAKHLI SANADEEDKA
 Qodobka 2aad ilaa 23aad sida ku xusanyihiin iyadoo sidii ah sidii waalidku ahaa
dakhli sanadeedka isugayn sida tan hoos ugu soosocota weeye ilmuhu haddii school
shaqsiyaad ah uu ku dhiganaayo si kharashka iskuulka loo bixinayo iyo kharashka
 Koriyaha ilmaha shaqo xanuun jidhkiisa gaadhay ama qoritaanka shaqadeed wixii la
waydiinaayo awgeed kharashka xanaanayta gaarka ah (child cxare expenses)
 Rabitaanka gaarka ah ee ilmaha wax uu buuxinayo ee ku sahabsan waxbarashadiisa
ama qorshe kasta oo kharash u baahan .
Kharash gaar ahaan waxbarashada ku saabsanayn .
 Qaabshaqeedka gudihiisa cadadka ku yaala maxkamada haddii ay aaminto sharci
maaha cadadka uu yidhaahdo wuxuu ku filanyahay iyo sababteeta umbuu u dhigi.
 Kharash gaar ah haddii uu jiro kuwaas oo kharash gaar ahi ilmaha uu khuseeyo
cadadka kharashku haddii uu yahay mid aan la garanayn raashin bixiyuhu cadadkii
uu ahaa inuu bixiyo boqolkiiba ____________intaa iyo________________intaas
 Bixinta hore maalinta la bilaabayo iyo wakhtiga bixinta ku xigta
17 GO,AANKA BADALKA CADADKA RAASHINKA
 Kuwan soosocda go,aamada cadadka raashinka badalkiisa sababa sababo ku
tilmaaman noqonaya
 marka la qorshaynayo cadadka raashinka ka dib lagu saleeyo ilmaha dakhliga lagu
korinaayo dakhliga gaar ka ah waxaa keeni kara haddii ay noqdaan xaalada kasta
ama isbadal hadii uu jiro saas oo kale .
 qaabka cadadka raashinka midka lagu saleeyo ayna ahayn ku labadali karo waalidka
korkeeda xaalada ku timaada oo ah tababar ama isbadal rabitaan .
 sida sharciga qodobka 12aad uu dhigayo sida arimo la buun buuninayo xaalada ay
keenayso inay dhaceen waa in laga dhaadhiciyaa

DAKHLI
Qiyaasta dakhli sanadeedka
18. GO,AAMINTA DAKHLIGA LAGU HESHIIYO

6
Waalidku dakhli sanadeedka ka soo heshiiyo qoraal ah in ay ka qaadeen hadii ay tahay hadii
ay tahay maxkamada dakhli sanadeedka cadadka sida uu dhigayo qodobka 19aad.
 In la shaqaaleeyo hadii uu yahay
 Mushaar
 Shaqo gaar markuu qabtay haddii uu ruux kale ku shaqeeeyey.
 Bixinta saacadaha dheeriga ah
 Abaal gud
 Kharashka transportiga
 Maal galin
 Dakhli ku saabsan shaqaalaynta
 Shaqsigii hadii uu shaqaysahayo
 Bishan guud ahaab dakhliga uu hilaayo
 Dakhliga uu ka helayo shaqadiisa qaarka ah
 of aan shaqaynin hadii uu yahay waxaa la siinayaa abaal doorato ah
 Hadana isagoon la shaqaalayn dakhliga uu heli jiray
 Hadii uu ka badanyahay yaa la isku barbar dhigi
 Wax kuwan ku darsan xaalad kastoo shaqada ah kuwa haysta dakhliga in uu haynayo
haddii la shaqaaleeyo dakhliga uu xaraynayo
 Inta loo qiimeey yaa dakhli sanadeed loogu waasi karaa .
 Dakhli laga helay kirada haddii uu jiro
 Haddii uu jiro kiro daadhi ah ama alaabo kala duwan
 La cagbaa ka taala haddii uu yiri
 Lacagta uu dad amaahiyey ama bank u taala
 Xaalada dakhliga
 Maxkamada siday qodobka 19aad sida uu dhigayo dakhli sanadeedka waalidaka in loo
qiyaaso cadaalada.
 Inayna aaminin waalidkan maxkamadan 3 dii sano ee la soo dhaafay sida uu dhigayo
marlabaad dakhliyada la helay isbadalkooda iyo socdaalkooda dakhligii intuu eego
cadaalad ku haboon ee dakhli sanadeedka ku sahabsanayn ayuu ku go,aaminkaraa.
 Faaiidada ilmaha si rabitaankiisa loo ilaaliyo wax barasho ama caafimaadkiisa si
wadada ku haboon in laga dhigo mooyee waalidku haddii uuna u shaqo galin ama
meel dakhli yaruu ka shaqeeyo ama galo.
 Waalidku xafiisyada maamulka addis ababa hadduu ka shaqo galo macnaha dakhligii la
siin lahaa ku ka duwan haddii uu helayo ama kilalada haddii uu ka shaqaynayo.
 Alaabta waalidka dakhliga laga heli lahaa haddii laga dhigo sida waxaan laga laga
helilahaa.

7
 Waalidka dakhliga xilka ka saaran sida sharciga ah xog sax haddii uu ka bixin waayo .
 Waalidku dakhligiisa si sharci daro ah haddii uu ka dhimayo kabaxaya ka soo galiya.
22 XOG KU SAHABSAN BIXINTA DAKHGLIGA
 Waajibaad dacwoodaha
Waalidaka ilmihiisa waydiisanaya ilmihiisa raashin in loogu geeyo waa inuu ka daraa xogra
hoos ku qoran.
12 kii bilood ee soo dhaafnay sida uu dhigayo qodobka 19aad dakhliga uu helay iyo gibirka
uu bixiyey ofayl tusaya koobigiisa .
 Haddii uu shaqaale joogto ah uu yahay 12 bilood ee aynu soo dhaafnay musharka uu ka
qaadanaya
Cida uu ushaqaynayey sida ku cad qod/19aad xeer hoosaadkiisa kale haddii ay jiraan
dakhliya kale waa inuu qoraal ku ogaysiiyaa.
 Haddii uu iskiisa u shaqaysanayo sadexda sano ee aynu soo dhaafnay .
 Jawaanka uu gibirka ku bixiyey shaqada uu haysto shaayac mushtar ama shaqo kale
xisaabta in uu warbixin ka bixiyo
 Meesha uu u shaqynayo haddii uu ka goyno si kastaba ha looga gooyee waa inuu faah
faahiyaa

23- XOGTA HADDII UU KEENI WAAYO


 Sida kor ku xusan qod/22aad arinta raashin bixinta haddii uu jawaabkeeni waayo
xogta raashin bixinee dacwad ka timaado maxkamaduna dhaar ku xaqiijiso sida ay
arimuhu yihiin sida hoos ku xusan mid intuu doorto ayuu go,aan ka bixin.
 Raashin bixiyuhu inuu xog ka keeno ayey maxkamadu armar ku bixin kartaa
 Dakhliga si loo hubiyo amar kasta oo ku sahabsan ayey ka bixin kartaa
 Xogta la siiyey kaliya go,aan kuma siin karto

24-DAKHLIGA KU BAXAYA DOODA DOODA MAXKAMADA.


Maxkamadu sida ku cad qod/23aad ee A&B ama marka uu bixinayo.

8
Waalidaan xogkeenin awgeed dhinaca 2aad kharashka uu bixiyey wax u dhigma oo
magdhaw ah inuu bixiyo wuu ku amri karaa.
25- DIIDMO
Maxkamadu sida qod/23aad xeer hoosaadkiisa “C” uu dhigayo haddii ay tahay doodii inay
socoto waalidkii amarka diiday diidmadiisa intuu xuso si uu wadada u garto dakhli
sanadeedkiisa intuu u qiyaaso cadadka raashinka go,aan buu ka gaadhi karaa

You might also like