You are on page 1of 2

Farmashi-yaqaannada daawada waa Wixii macluumaad dheeraad ah iyo

kuwa leh xirfad aad u sarraysa ee


caafimaad kuwaasoo sannado badan
loo tababaray inay noqdaan kuwa
daraasado kiisas, fadlan booqo NHS
England ee
www.england.nhs.uk/commissioning/
Waa maxay
farmashi-
takhasus u leh daawada iyo sida ay
u shaqeeyaan. primary-care-comm/gp-action-plan/
cp-gp-pilot
Si toos ah ayay kuula shaqayn karaan,

yaqaan
iyagoo qayb ka ah kooxda caafimaadka iyo the Royal Pharmaceutical
guud, si loo xaqiijiyo inay daawadaadu ku Society ee
caawinayso oo aad ku fiicnaato oo aadna www.rpharms.com/our-campaigns/
ahaato caafimaad-qab.

daawo?
pharmacists-and-gp-surgeries
In uu ka mid yahay farmashi-yaqaan
kooxda caafimaadka guud macnaheedu Sawirada waxaa bixiyay oo xuquuqda leh Satellite Pictures iyo
waa in sida ugu fiican ay kuu daawayn The OId School Surgery, Bristol.

karaan xirfadlayaasha ugu fiicam ee 2904815


baahidaada quseeya. Somali
Dhammaan farmashi-yaqaannadu waxay ka
diiwaan-gashan yihiin Golaha Farmashiga
Guud (General Pharmaceutical Council).
Goorma ayaan arkayaa
farmashi-yaqaan daawo? Ballantaada
Waxaad arkaysaa farmashi-yaqaan daawo Dib-u-eegidda daawooyinkaaga Sida markii aad arkayso GP ama kalkaaliye
markii aad u baahan tahay talo-bixin caafimaad, ayaad ku arki kartaa farmashi-
Haddii aad qaadanayso daawooyin waqti
khabiireed ee ku saabsan daawadaada. yaqaan daawo qolka la-tashiga.
dheer, waa in laguu arkaa dib-u-eegid ugu
Haddii xaaladdaadu u baahan tahay baaritaan, yaraan hal mar sannadkii. Arkidda farmashi-yaqaan ma badalayso
waxaad caadiyan arkaysaa GP marka hore, ballanta lala leeyahay dhakhtar. Weli waad
Farmashi-yaqaan daawo ayaa dib-
kaasoo kaddib kuu gudbinaya kalkaaliye arki kartaa GP-gaada haddii aad u baahan
u-eegis ku samayn kara dhammaan
caafimaad ama famashi-yaqaan daawo. tahay.
daawooyinkaaga, kala hadlayaa sida ay
Hoos waxaa ah tusaalayaal sida farmashi- kuugu shaqaynayaan iyagoo samaynaya Farmashi-yaqaan daawo kuma siinayo
yaqaan daawo wax u caawin karo: baaritaanno caafimaad, sida cabbirida daawooyinkaaga. Waa inaad ka qaadataa
dhiig-karkaaga. Waxay sidoo kale kuu daawooyinkaaga farmashiyaha bulshada
Xaaladaha waqtiga dheer habayn karaan baaritanno dhiig iyo ama dhakhtarka bixiya sida caadiga ah.
arrimo kale.
Haddii aad qabto xaalad sida neef, nooca Fadlan ogaysii goobta caafimaadka
2 ee macaanka, arthritis ama dhiig-kar sare, haddii aad u baahan tahay jooijinta ama
Kaddib ku sugnaasho cisbitaal dib-u-samaysashada ballantaada.
farmashi-yaqaan daawo wuxuu kaala hadlayaa
daawooyinka aad qaadanayso si loo xaqiijiyo Haddii la badalay daawooyinkaaga intii aad
inay adiga kuu shaqaynayaan. Waxay sidoo kale ku jirtay cisbitaalka, farmashi-yaqaanka
kaa caawin karaan isbedelka nooca-nololeed si daawo ayaa kaa caawin kara sharaxaadda
lagaaga caawiyo maaraynta xaaladdaada. is-beddeladan iyagoo xaqiijinaya
inaad ka hesho faa’iidada ugu badan
La kulmidda saamayno gaar ah daawooyinkaan.
Haddii aad kala kulmayso saamayno gaar ah
Xannuunada guud
daawooyinkaaga, adiga iyo farmashi-yaqaanka
daawo ayaa ka wada hadlaya tan kana wada Haddii aad la il-daran tahay xannuun guud
shaqaynaya si loo helo xal, sida badalaadda sida hargab, sanboor, shuban ama cudur
daawadaada ama cabbirka. isha, waxaad arki kartaa farmashi-yaqaan
daawo halkii aad ka arki lahayd GP-gaaga.
Haddii aad qaadanayso tiro daawooyin kala
Farmashi-yaqaan daawo wuxuu kuu
duwan, farmashi-yaqaan daawo ayaa kaa
qori karaa daawooyin lagu daawaynayo
caawin kara si loo xaqiijiyo inay si fiican kuugu
xaaladdaada. Waxaa mar kasta laguu
shaqaynayaan iyagoo wada jira.
gudbinayaa GP haddii ay jirto baahi.

You might also like