You are on page 1of 3

Waqti ku Xakamaynta si loo fayo-dhowro

Caafimaadka Dadwaynaha (TPHC)


Time as Public Health Control (TPHC)
KORMEERKA, ASTAAMAYNTA IYO HABRAACYADA
MONITORING, MARKING AND PROCEDURES
Somali English
Marka la isticmaalaayo TPHC When to use TPHC
Haddii aad doorato inaad isticmaasho TPHC, If you choose to use TPHC, you may use it for:
waxaad u istcimaali kartaa:  A working supply of time/temperature
▪ Bixinta shaqada ee waqtiga/heerkulka control for safety food (TCS) before
xakamaynta Badqabka Cuntada (TCS) cooking.
kahor intaan la karin.  Ready-to-eat TCS food displayed or held
for sale or service.
▪ Cuntada TCS ee diyaarka u ah in la cuno
ee lasoo bandhigay ama u diyaarsan Examples may include:
iibinta ama bixinta.  Raw shell eggs on a cook line, or waffle
Tusaalayaasha waxaa ku jiri kara: batter at a self-serve breakfast bar.
 Pasta salad or cut tomatoes on a buffet.
▪ Ukunta galka ku jirta oo ceeriinka ah oo
 Sushi rice, pizza, egg rolls or rice noodles
saaran aaga cuntada karsan, ama
outside of temperature control.
mashmash ahaan (waffle batter) ama
baarka quraacda qofka iskiis u gurto.
▪ Salarka baastada ama yaanyo jarjaran ee
wada jir loo cuno.
▪ Bariiska sushi, duubabka ukunta ama
baastada bariiska ee ka baxsan
xakamaynta heerkulka.
Xadidaad Restriction
Haddii aad adeegyada siiso bulsho aad u If you serve a highly susceptible population
nugul sida dadka difaacooda jirku liito da'day such as immunocompromised persons of any
rabaan ha noqdaane, carruurta da'da dugsiga age, preschool-age children, or older adults,
barbaarinta, ama dadka waawayn, uma you cannot use TPHC for raw eggs.
adeegsan kartid TPHC ukun ceeriin ah.
Shurruudaha Requirements
▪ Xili hore sii qor habraacyada oo si joogto  Write procedures in advance and
ah ugu isticmaal goobta cuntada. U maintain them in the food

1
WAQTI KU XAKAMAYNTA SI LOO FAYO-DHOWRO CAAFIMAADKA DADWAYNAHA
(TPHC) | TIME AS PUBLIC HEALTH CONTROL (TPHC)

diyaari habraacyada si uu kormeerahaagu establishment. Have the procedures


u akhriyo. available for your inspector to review.
 Properly cool food if prepared, cooked,
▪ Si sax ah u qabooji cuntada haddii la
and refrigerated before TPHC.
diyaarshay, la karshay, talaagadana la
 Mark food containers with the time food
gashay kahor TPHC.
must be cooked, served or discarded.
▪ Ku astee qasacyada cuntada xiliyada ay  Cook, serve or discard food within the
qasabka tahay in cuntada la karsho, maximum time marked on the container
dadka la siiyo ama la daadsho. once removed from temperature
▪ Ku kari, ku bixi ama ku daadi cuntada control:
waqtiga ugu badan ee lagu cayimay ▪ Hot food (135°F or above) can be
astaanta qasaca marka laga saaro held up to 4 hours after it is
xakamynta heerkulka: removed from temperature control.
▪ Cold food (41°F or below) can be
▪ Cuntada kulul (135°F ama ka badan) held up to 4 hours after it is
waxaa la hayn karaa ilaa 4 removed from temperature control
saacadood kadib marka laga saaro if the temperature is not monitored.
xakamaynta heerkulka. ▪ Cold food (41°F or below) can be
▪ Cuntada qaboow (41°F ama ka held up to 6 hours after it is
hoose) waxaa la hayn karaa ilaa 4 removed from temperature control
saacadood kadib marka laga saaro if the temperature is monitored and
xakamaynta heerkulka haddii aan never rises above 70°F.
heerlkulka kormeer lagu wadin.  Once TPHC begins, do not return food to
▪ Cuntada qaboow (41°F ama ka temperature control.
hoose) waxaa la hayn karaa ilaa 6  Discard food in unmarked or improperly
saacadood kadib marka laga saaro marked containers.
xakamaynta heerkulka haddii aan
heerlkulka kormeer lagu hayo
uusana marna ka badan 70°F.
▪ Marka TPHC la bilaabo, haku celin
cuntada qaybta xakamaynta heerkulka.
▪ Iska tuur cuntada ku jirta qasacyada aan
astaamaysnayn ama aan sida saxda ah loo
astaamayn.
Habraacyada qoran Written procedures
Habraacyadaadu waa inay qeexaan sida aad Your procedures must describe how you will
kormeerka ugu samayn doonto, u monitor, mark, and dispose of food held
calaamadayn doonto, una daadin doonto using TPHC. For food prepared, cooked, and
cuntada aad hayso adoo adeegsanaaya TPHC. refrigerated prior to using TPHC, your
Cuntada la diyaarsho, la karsho, kadibna procedures must also describe how you will
talaagada la gasho kahor intaan la isticmaalin meet safe cooling requirements.
TPHC, habraacyadaadu waa inay sidoo kale

2
WAQTI KU XAKAMAYNTA SI LOO FAYO-DHOWRO CAAFIMAADKA DADWAYNAHA
(TPHC) | TIME AS PUBLIC HEALTH CONTROL (TPHC)

qeexaan sida aad u buuxinayso shuruudaha Contact your inspector for help developing
qaboojinta amaanka ah. procedures that comply with TPHC
requirements.
La xariir kormeerahaaga si uu kaaga
caawiyo abuurista habraacyo waafaqsan
shuruudaha TPHC.

Macluumaadka (Resources)
Minnesota Department of Health Food Business Safety
(http://www.health.state.mn.us/foodbizsafety)

Minnesota Department of Health Minnesota Department of Agriculture


Food, Pools, and Lodging Services Food and Feed Safety Division
PO Box 64975 625 Robert Street N
St. Paul, MN 55164-0975 St. Paul, MN 55155-2538
651-201-4500 651-201-6027 or 1-800-697-AGRI
health.foodlodging@state.mn.us MDA.FFSD.Info@state.mn.us
www.health.state.mn.us www.mda.state.mn.us
JANAAYO 2019 JANUARY 2019
Si aad xogtan ugu hesho qaab kale, wac: 651-201- To obtain this information in a different format, call:
4500 or 651-201-6000. 651-201-4500 or 651-201-6000.

You might also like