Fasalka 1aad (PDFDrive)

You might also like

You are on page 1of 155
AF-SOOMAALI FASALKA 1AAD es) nice Somaliland Wada Shaqaynta Wasaaradda Waxbarashadda, Somaliland Daabacaad laad 2001 First published 2001 Hargeysa, Somaliland Hargesia, Somaliland Woxa daabici kara cidda All rights reserved ay Khuseyso 00 kaliya Daabacaad 2aad 2010 Second published 2010 Jamhuuriyaddaa, Somaliland Jamhuuriyadda, Somaliland Waxa daabici kara cidda All rights reserved ay khuseyso 00 kaliya Qorayaasha Af-Soomaaliga Jacfar Maxamed Gaadda-weyne (Madaxa Guddiga) 1 2. Maxamuud Xaaji Xasan Khaliif 3. Maxamed Cali Jaamac 4, Sheekh Xasan Maxamuud Xasan 5. Cabdirisaag Axmed Geeddi 6. Muuse Axmed Saxar 7. Maxamed Ismaaciil Bullaale 8. Maxamed Cabdiraxmaan Xaaji Jaamac Tifaftire, August 2010: Review & editing, August 1. Nuux Yuusuf Jaamac |.Nuh Yusuf Jama 2. Xasan Maxamed Qallinle 2. Hassan Mohamed Kallinle Habeeye/Naqshadeeye: Lataliye: Layout & Design Consultant: Ashly Jacob UNESCO-PEER Consultant Ashly Jacob UNESCO-PEER Consultant Habeeye/Naqshadeeye: Layouter &Designer: Mustafe Sulub Muxumed Mustafe Sulub Muhumed Waxa daabici kara cidda All rights reserved ay khuseyso 00 kaliya MAHADNAQ Natijai ka dhelatay dagesli dheeraa eeu dhexeeyey shachige Somaliand iyo dawiaddlimilateriga ahayd ee Saad Bere ee caadhay halk ugu seraysay 1988 ilea 199%, wuxw haa mid burburlaxaed baden gaadhsiyey cham ‘aan xoogagi hatw-wadeen, xarumihi waxbarashada, dugsiyadi, agabki yo qalabki wax aga chi) jrey 8¢ ema lagu ——e—s > ‘Akhriska sawirka iyo baridda bidix ~ midig u akhris 1. U sheeg carruurta in ay labo-laba u shageeyaan. Dabadeed ha u fiirsadeen sawirrada hana ga sheekeeyaan sheekadan saaxiibbadood. 2. Weyaii gaar ka mid ah carrwurrta in ay u sheegaan sheekada fasclka intiisa kale, Akhri sheekadan Caasha iyo Faadumo Horumarinta xirfadda okhriska 1, Kala hadal carruurta wax ku saabsan sawirrada, 2 Kor ae ‘bugga si ay corruurtu uw arki karte, Tilmaan erey walbe marka aad ‘akhriyeysid, Ku Caawi corruurta in ay bartaan in far Soomealiga akhriskiisa laga bilacbo ahinscs iti lone aarucyy mich 1. Woa tuma tan baaldiga siddaa? 2, Maxea ku jira baaldiga? Bogga 18 3. Akhri sheekada mar kale. Ku amar carruurta in ay tilmaamaan eray walba marka ay ‘akhriyaan buugaagtooda, 4, U sheeg carruurta in ay tilmaamacn ereyada "Coasha," Facdumo," bisa.” maya." Isku beeg Tani ma Faadumaa ? Haa Tani ma Caashaa? Tani ma Caashaa? Maya Tani ma Faadumaa ? pepe Qor magacaaga. 1. Ciyaar "Hel magacaaga" 2, U oagolow carruurta in ay u fiirsadaan magacyada Faadumo iyo Caasha dabadeed ha isku dayeen in ay guuriyaan. Waxa aad ugu qori kertaa sabuuradda. U sheeg carruurta in ay si fiican u fadhiistaan marka ay wax qorayaan sida gcbadha sawirka ka muugata oo kale. Ku cel-celi hawiqabadkan oo kale dhowr dagiiqo marka aad dhigayso casharro kale. Layliyo nakhtiin 00 ah Cutubka 1aad Isku beeg U sheeg saaxiibkaa sheekadii Faadumo iyo qoolleydii. Bogga 22 | Gatubka 3 aad: Qoyska Faadumo Faadumo Horumarinta xirfadda hadatka 1. Ka hadal sawirrada, 2. Ku dhiirri-geli carruurta in ay ka hadlaan qoysaskooda, ‘Aqoonsi erey 3. Ku gor kaadh yar magacyada hooyo, abo, Xasan, Casha iyo Faadumo. Ereyada mid- mid u tus carruurta Fasalka, Ku dhawaag erey walba carruurtuna ha koa daba yidhaahdeen. 4, Kor u qaad kaadhadhka midba mar una eggolow carruurta in ay sheegaan sawirka la weydityo, Bogga 23 Isku beeg dadka iyo magacyadooda. Xasan Caasha Faadumo ti B aabbe " ciyaar "Waa tuma tani?" ciyaor. U sheeg arday in uu yimaaddo fasalka hortiisa. U sheeg in uu xidho indhihiisa, U sheeg arday kele in uu yimaaddo gadaashiisa oo uu weydiiyo. "Waa kuma kani?" Ardaygii hore waa in uu isku dayaa in uu sheego ka wu yahay. Waa in uu fadhiistaa haddii uu mageciisa ‘si sox ah u sheegi waayo. Waxea fasalka isa soo hor taagaya arday kale 00 cusub. ‘Adeegso ciyaartan wakhti gaaban marka aad dareentid in ilmaha ay hayso hurddo ama cosharku dhammoado, Dhiista codadka iyo ku dhawooniddooda U sheeg carruurta in cy kuu sheegaan magacyada waxyaalaha sawirrada ke muugda. 2 ace magacyada adiga o0 xeogga saaraya dhawaqa xarafka I. U sharrax carruurt waxyaalahaas 00 dhammi ay ka bilaabmaan | 3. U sheeg carruurta in ay kuu sheegaan waxyaalo kale oo ka bilaabma | 4, Weydii carruurta in ay tilmaamaan xarafka saxa ah ee bogagga 126-129, Bogga 25 30 1. Godda iy ku dhameaniddooda. Weydi cerruurta in ay sheegaan waa ay hy erkaan sauirka, Debodeed hy haa xarafiioa mar i+ i Ku car carruurta in a ku chavaagaan xarfaha iyo ereya 2, Hamaanka gorista ka horreeya. Sabuuradda hu jeeso kuna somes hewada hanneenka loo goro xafka DDheh “Barta ut ka bloabmo". Toos ian hoos, U sheeg carr in ay someeyann hare gorista yea 99 adeegsanaya !) howada 2) miska guadkisa 3) sabusradde yar /basoga ly. 3. Farborasho, Afar xarviqood ku same scburadda cusheed. Ku jeeso burda cots carta sida loo ‘oro xarafka i Dheh "Bara wu ka bloabo.Toas ibn hoos. Dib". Dabodeed ts sida loo dhigo | Dheh “Barta ay ka blaabato,Tecs an hoas." U sheen caret in cy qovaan xaraf waa dor jer. 4. Afar xorrigeod ku samee scbuuradd. Ku gor sobuuracka ereyg il une sheeg carruurtu in ay okriyoon. 5, U sheeg carruurta in ay saviroan i dabodeedna ku hoos goraan ereyga il Magacaygu waa Faadumo. Magacyagu waa Caasha. Magacaygu waa Xasan. Anigu waxa aan ahay Faadumo aabbaheed. Magacaygu waa Maxamed. Anigu waxa aan ahay Faadumo hooyadeed Magacaygu waa Aamina. [Honanarinta,xirfodda okhvisha 1. Kor u qaad buuogcaga si ay carruurtu u akhriyi karto. Tilmaan eray walba marka oad akhriyeysid, ka hadal sewirrada, ‘Akhei mar kale sheekada. U sheeg carruurta in ay buugaagtooda ka tilmaamaan erey walba marke aad akhriyeysid. aa a ae eee "magacaygu" OOO Qor xarafka “O” dhowr jeer __ 0000 ==} Codadka iyo ku dhawaagiddceda. Weydi carruurta in ay sheegaan woxa ay ku arkaen Swika, Debadeed ku chawoaq xarahilba mar = ovleeel = oll. Kusama carruueta in a ku chawaogaan xarfcha iyo ereyado. Hannaanka gorsta ka hormeeya. Sabuuradda ku jeeso havodana hu somee hannaanka loo gore xaratka 2. Dheh "Barta wi ka bilaabme, Wareeason", U sheen carrurta in gy ku semeeyean honraanka :)heweda 2 mista quia 3) saad young lyon |. Farboraste, Scburadsh fc samee afer xarSoced Ku jeso actus oo ts era tao gore xraftac, Deh "Barta uskabiedino Wareegsr U sheeg carrusra nay teddcba jer gran rufa 0. Scbuereida lt see cer xervigced Debecee I gar scare ol Weyd cerita nay oe Weel ceruarta nay qunryoneneye shen jer Ka cb vogaln cararta nay save cb oolay Magacaa? Ammaanta hooyo Akhri heestan Hooyo adiga iyo dunida inteeda kale, Hooyo adiga iyo dunida muggeed, Hooyo adiga iyo daar toban albaab leh, Hooyo adiga iyo Soomaali oo dhan, Hooyo haddii lay dooransiiyo, Hooyo adigaan ku doortay. Heeunorinta xirfadahe hada iyo chegeysiga. 4y isu salaami Iohaayeen ee ay magacyadooda isugu sheegi lahaayeen. |. Wa caleykum asalaam, Magacaa? in gy labo-laba isu salaamaan, Dabadeed weydii in ay helaan magacyada qoysaska saaxiibbadood . Heesta sodar-sadar ugu dhig carruurta, Weydii carruurta in ay farta ku fligaan ereyga "hooyo” geen Ka jawaab weydiimahan. i Magacaa? Aabbahaa magacii? Hooyadaa magaceed? Ayaa aad la nooshahay? Imisa qof ayaa ku nool gurigiinna? Aabahaa maxaa uu sameeyaa? Hooyadaa maxaa ay samaysaa? Adigu maxaa aad samaysaa? Bogga 30 Dhegeyso sheekadan U kaalmaynta hooyadaa iyo aabbahaa Ma u kaalmaysaa hooyadaa iyo aabbahaa? Dhegeyso sheekadan Malin kasta, Faadumo, Caasha iyo Xasan waxa ay kacaan shanta aroornimo si ay salaadda subax u tukadaan. dabadeed Caashi waxa ay xaadhaa guriga gudihiisa iyo debeddiisa, Faadumo waxa ay xashaa weelka, marka xigtana waxa ay shiddaa dabka ay ku kariso shaaha. Xasan waxa uu wax siiyaa digaagga. Hooyadu waxa ay tidhaahdaa, "carruurtaydiiyey shaqada ii daaya 00 dugsiga qabta’, Loakiin waxa ay carruurtu ku jawaabaan "Hooyo marka hore aan ku caawinno.” "Allah ha idiin kaalmeeyo" Ayay hooyadu tidhaahdea. Carruurtu waxa ay jecel yihiin waalidkood. Waalidku waxa uu ka bixiyaa carruurta kharajka buugaagta, qalmaanta iyo dugsiga Faadumo, Caasha iyo Xasan waxa ay aadaan dugsiga marka ay dhammeeyaan hawlaha guriga. Weydiimo 1. Sidee bay u kaalmeeyaan Faadumo, Casha iyo Xasan waalidkood? 2. Maxaa ay samayn karaan carruurtu, si ay u kaalmeeyaan waalidkood? 3. Maxaa ay sax u tahay in la yidhaahdo “Allah ha idiin kaalmeeyo" markii uu qof sameeyo wax wanaagsan? Horumarinta xirfadaha dhegeysiga iyo hadalka 1. U sheeg carruurta in ay so0 fadhiistaan agtaada, Ugu sheeg sheekada si xiiso leh, 2. Ka weydii carruurta weydiimo sheekada, 3. Weydii carruurta gaar ka mid ihi in ay kuy sheegaan jawaabaha, Caws Cc) Cag Caleen Isku beeg fi & c & Dhigista cododta iyo hu dhawangkddooda Weal carruurta in ay kuu sheegaan magacyada wexyaalcha ka muugda sawirrada, 2 ual magacyada adiga 00 xeogga saaraya dhawaaga xarafka ¢. U sharrax carruurta in ‘ay waxycalahaas sare oo dhammi ay ka bilaabmaan xarafka c. 3. Weydii corruurta in ay kuu sheegoan waxyaabo kale ama magacyo ka bilaabma xarafka a 4. Weydii carruurta in ay isku beegaan sawirrada iyo dhawaqa saxa ch \ Qor xarafka “C” ‘Codadka iyo ku dhawaaqyadooda 1. Weydil carrwirta in ay sheegaan waxa ay ka arkoan sawirka. Debadeed ka dhawang xarfiiba mar — csiviel = cil. Ku amar corruurtu in ay ku dhowaagaan xarfaha iye eneyga cil 2, Hamaanka gorista ka horreeya. Ku jeeso sabutredda oo havadka ky same sida lo qoro xarafka heh “Barta wu ko bilo, Xcodor". Ku anarcarruurta in ey ka someeyeon 1) hawada 2) miska dusisa 3) sabuuradda yor/bug bayligo, 13. Ferbarashe, Sabuurckn ku cl cmee ofa xarigood Ka joes burns o tus carro sid bo gor xara «heh "Barta ka bilenbme, Koodo, Ky ame cermin cy cerann xara toca Jer 4. Scbuurua disheeda fu sree afer xariqood. Gor ereygacil. Weydina carrart nay okbjem ereyon. 5 Weydii carrusta in ay quuriyaan ereyga shan jeer o ay sowiraan weji cadhaysan. Qoyska Faadumo Eeg sawirradan. Waa Faadumo qoyskooda. Kuwani waa awoowgey iyo ayeydey. Kuwani waa awoowgey iyo ayeeyadey. Kuwani waa hooyadey iyo aabbahay. Kuwani waa walaalkay iyo walaashay. Horumarinta xirfadda hadalka U sheeg carruurta in ay koox-koox u shageeyaan, Amar ku sii in ay laba-laba uga sheekeeyaan ayeeyooyinkood iyo awowoyaashood. Weydiimo ka weydii carruurta walaalahood. Isku beeg weedhahan iyo dadka Kani waa kuma? Tani waa tuma? Kani waa Faadumo walaalkeed. Gq Tani waa Faadumo ayeydeed. Tani waa Faadumo walaasheed. Kani waa Faadumo awowgeed. Horumarinta xirfadda hadalka U sheeg carruurta in ay koox-koox u shageeyaan, Amar ku sii in ey laba-laba uga ‘sheekeeyean ayeeyooyinkood iyo awewoyaashood, Weydiimo ka weydii carruurta walaalahood. Qor xarafka “a” Go 1. Codadka iyo ku dhawaagiddooda. Weydii carruurta in ay kuu sheegaan waxa ay ku ‘arkaan sawirka, Dabadeed ku chawaag xaratkiiba mar - c+asl+a+! = calal, Ku amar carruurta in ay ku dhawaaqaan xarfcha iyo ereyga, 2, Farbarasho. Ku samee sabuuradda dusheeda afar xarriiqood. Ku jeeso sabuuradda 00 ‘tus carruurta sida loo goro xarofka a. Dheh "Barta uu ka bileabmo. Xoodan. Kor. Hoos" Ku amar carruurta in ay goraan afar jeer xarafka "a", 3. Ku samee sabuuradda dusheeda afar xarriiqood. Qor erayga calal 00 wey in ay akhriyaan ereyga. 4, Weydii carruurta in ay guuriyaan ereyga afar jeer, Dabadeed u ogolow in cy sawincan maro calal ah. arruurta Dhegeyso sheekadan Ayeeyo iyo waraabe Ma leedahay ayeeyo? Ma jeceshahay in aad soo boogato ayeeyadaa? Xaggee bay joogtaa? Tani waa sheeko ku saabsan gabadh yar 00 soo booqaneysey ayeydeed. Waxa ay ayeydeed ku noolayd guri ku yaal kaymaha dhexdooda. ‘Maalin maalmaha ka mid ah, ayaa hooyadeed waxa ay u sheegtay gabadhii in ay ayeydeed, soo Salaanto una geyso beed. Markii gabadhii yarayd gaadhey gurigii ayeydeed, waxa ay garaacday albaabkii oo isla markiina ay gashay. Gabadhii waxa ay sariirtii ayeydeed ku aragtay wax indho waaweyn, waxa aanay ku tidhi, "Ayeeyo indhahaagu waaweynaa,” Show wuxuna waa wareebe ayeydeed cunay! Waraabihii waxa uu ku yidhi gabadhii , "Soo soco muraayad ayaa aan gashanahaye.” Gabadhii haddana waxa ay tidhi, "“Ayeeyo dhegahaagu waaweynaa." Waraabihii waxa uu yidhi, "Soo soco way I barareen dhegihiiye bal aad eegtid waxa T helaye.” Ugu dambayntii waxa gabadhii ay tidhi, ""Ayeeyo ilkahaagu dhaadheeraa.” Waraabihii waxa uu yidhi, "Waxa ay igu kaalmeeyaan in aan wax ku cuno." Isla markiiba waraabihii waxa uu ku soo boodey gabadhii, iyaduna isla markiiba waa ay qaylisay. Gabadhii aabbaheed oo mee! u dhow joogey, ayaa soo orday, 00 diley waraabihii. Dabeeto gabadhii 00 faraxsan ayaa u mahad celisey aabbaheed. Horumarinta xirfadaha dhegeysiga iyo hadalka 1. Weydii carrwurta in ay kuu sheegcan waxtarka dhegaha, indhcha, atka iyo gacmaha, 2. U sheeg carruurta in ay jilcan sheekada, 3. U sheeg qaar carruurta ka mid ahi in sheekada oo keoban ay sheegaan. Layliyo nagtiin ah oo Cutubka 2aad ah Sawir oo gor erayga ‘a - Isku beeg walaalkay iyo hooyadey aabbahay iyo awowgey ayeydey iyo walaashey ce c ‘ F if oo . I \ Hooyadaa magaceed? Aabbahaa magicii? Sheeg sawirradan horteada ka muuqda magacyadooda. Cutubka 4aad: Suriga Faadumo Ma arki kartaa Faadumo? Kani waa gurigoodii. Sawir gurigiinna. Horumarinta xrfacda hadalka Weydli careuurta waxa ay ku arki karaan sawirka, 2, a hal wax of kasta 00 qoyska ka mid ahi samaynayo 3. U sheeg carruurta in ay ka sheekeeyaan guryahooda/agalladooda iyo waxa ay ‘qoysaskoodu sameeyaan. 4, U sheeg carruurta in ay sawiraan guryahooda kuna muujiyaan qoreal qaybahooda. Bogga 39 jagayso oo akhri U Dallad Dhigista codadka iyo ku. dhawaaqiddooda 1, Weydii carruurta in ay kuu sheegaan magacyada waxyaalaha sawirrada ka muuqda, 2. Ku celi magacyada, adiga 00 xoogga saaraya dhawaaqa xarafka d. U sheeg carruurta in Jahan dhammaantood ay ka bilaabmaan xarafka d. 3. Weydii carruurta in ay kuu sheegaan ereyo kale ama magacyo ka bilaabma xarafka d. Qor xarafka “d” dhowr jeer d—t—t 4 ‘Codadka iyo ku dhawaagiddoeda, Weyali carruurta in ay sheegaan waxa ay ku arkaan ‘sawirka, Dabadeed ku dhawaaq xarafkiiba mar - disien = din, Ku amar carruurtu in ay yidhaahdaan dhawaaqa xarfaha iyo ereyge. Ka hadal faraga u dhexeeya dhawaaqyada dln iyo ido, 3. Farbarasho, Sabuuradda ku dul samee afar xarriiqood. Ku jeeso sabuuradda 00 tus oes carruurta sida loo qoro xarafka d, Dheh "Barta uu ka bilaabmo, Xeodan, Kor. Hoos" Ku amar Carruurta in ay qoroan xorafka d afar jeer. ‘Sabuuradda ku samee afar xarriiqood,Qor erayga din. Weyl carruurta in ay akhriyaan, U sheeg carruurta in ay quuriyaan ereyga din afar jeer. Dabadeedna ha sawircan. Casha kale ku dhig ido, Guriga gudihiisa Maxaad ku arki kartaa sawirka? Waxyaalahan waxa ka mid ihi ma yaalliin gurigiinna? Maxaa ka mid ah? Horumarinta xirfadda hadalka U sheeg in ay carruurtu su‘aalaha laba-laba uga doodaan. Weydli carruurta in ay arki karan bisadda, Maxaa ay u malaynayaan in ay dhici doonaan? ‘Aqoonsi erey. Ku gor koadhadhka yar-yar sariir, xcagin, sixin, baaldi, gambadh. Erey walba mar Tus carruurta, Ku dhawaag ereyada midba mar carruurtuna ha kaa daba yidhachdeen. U sheeg carruurta in ay tilmaamacn ereyga aad ku dhawaageysi¢. Kor-u qcad keadhka caruurtuna he sheegto magaca sawirka ka muugda kaadhka, Isku beeg sariir xaadhe sixni baaldi gambadh fer miis ‘Aqoonsi erey 1. Mid-mid u tus fosalka ereyada ku qoran kaadhka, Ku dhawaag ereyada midba mar, carruurtuna Fasalka 90 dhan/koex-koox iyo mid-mid ha kaa daba yidhoahdeen, 2. U sheeg carruurta in ay isu tilmaamaan ereyga iyo sawirkiisa, Qor haa ama maya. 1, Kani ma gambadh baa? 2. Kani ma sixin baa? 3. Kani ma xaadhe baa? 4. Kani ma miis baa? jagayso oo akhri ‘Aqoonsi erey 1. Mid-mid u tus fasalka ereyada ku qoran keadhka, Ku dhawaag ereyade midba mar, carruurtuna Fasalka oe dhan/koox-koox iyo mid-mid ha kaa daba yidhaahdeen, 2. U sheeg carruurta in ay isu tilmaamaan ereyga iyo sowirkiisa, 3. U sheeg carruurta in ay isku beegaan xarafka iyo sawirkiisa, Qor xarafka “g” dhowr jeer a 1, Codadka iyo tu dhawaagiddooda. Weyl carruurta in ay sheegaan waxa ay ku arkean Sorte Debuseed Hl chewang sexefiliba ners progress fogel Ku Anan careurtun ku dk carfah« 1. Parbarasho, cobuuradda ku dul serkee afar xarriigood. Ku jeeso sobuuradda oo tus Ccarrwurta sida loo goro xcrafka g. Dheh "Barta wu ka bilaabmo. Kor, Hoos. Xcodan”. Ku ‘amar carruurta in ey guuriyaan xarafka toddoba jeer. Scbuuradda ku sameé afar xarriigood. Gor erayga gogol weydiina corruurta in ay cakhrij Weydii carruurta in ay quuriyaan erayga shan jeer. Dabadeedna u agolow in ay sawiraan, Spr cae reer eee een ips haa a Ka hada sda dhawonga g ereyada jaar tga bilabmaan - gal - qaarna ugu dhammaadaan ~ cog, 2 on we dul ee Qor haa ama maya. 1, Jiirku ma ku hoos jiraa miiska? 2. Jiirku ma ku dhex jiraa baaldiga? 3. Bisaddu ma miiskey dul saaran tahay? 4. Bisaddu ma u dhow dahay jiirka? Sawir jiir kor saaran miis. Sawir bisad ku hoos jirta gambadh. Horumarinta xirfadaha dhegeysiga iyo hadalka 1. Si carruurta amarro, Tusaale: Qalinka dul sear mitska, Buuggaga hoos dhig mitska, Gacantaada heos dhig miiska ‘Masar u eg jiir samee. Hal arday w dir fasalka bannaankiisa, Dabadeed u yeedh una sheeg in uu raadiyo jiirka isaga 00 carruurta kale weydiinaya weydiimo. Sida "Tiirku ma ku hoos jira miiska?" Jiir iyo bisad Jiirku waxa uu ku nool yahay meel u dhow guriga Faadumo. Adigu ma arki kartaa? Waxa uu galay baaldiga = Waxa uu galay miiska dhexdiisa. hoostiisa. Horumarinta xirfadda hadalka kor u qaad buuogaaga si ay carruurtu u aragto. Tilmaan ereyada marka aad akhriyeysid, Ka hadal sawirrada. . Akh lammaane, Weydli careuurtu in ay tilmaamaan ereyada "jiirka", baaldiga, "miiska", "bisaddu", *xaaginkaygii". pene Bisaddu waxa ay gaadaysaa jiirka. Boga 49 Jiirku waxa uu ka boodayaa miiska. “Mee dabinkii jiirku?" "Bax". Waxaa tidhi hooyo. Isku beeg UO q a g erey 1. Mid mid u tus fasalka ereyada ku goran kaadhko. Ku dhawaaq ereyada midba mar. Carruurta fasalka 00 dhan/kcox - koox iyo mid mid ha kaaga daba yidhaahdeen. 2. Usheeg carruurta in ay isu tilmaamaan eneyga iyo sawirkiisa, 3. U sheeg carruurta in ay isku beegaan xarafka iyo sawirkiisa Qor xarafka “q” dhowr jeer — ee oe howoe ada, Wey corr nay sheepran waxa oy ky ark sani Debaceed Tu che raFkiiba mar = qravardedso = qanddo, rut xxarafkiba mar = ‘amar carruurtu in ichoohdacn chanaoga xarfoha, as ere ed Ku jegso sabuuradda oo tus corruurta ‘1d. garo xorofkaq. Dheh "Barra wu ka blaobmo, Xoodans Kor. Hoes. Kor. Ammar Kus ararta no gra refi tel Jr ‘Sabuuradda ku samee afar xarrtiqood, | qaadde. Weydiina carruurta in ay akhriyaan Wee orate eee eae germ geen ay wee ale hu dhig agel. Bogga 53 Isku beeg sawirka iyo weedha ka hadlaysa. Jiirku waxa uu ku dhex jiraa baaldiga. Baaldigu waxa uu hoos yaal miiska. Gabadhu waxa ay u dhow dahay gambadhka. Wiilku waxa uu ku dul fadhiyaa sariirta. j|agayso oo akhri Isku beeg An & / Qor xarafka “n” dhowr jeer ii carruurta in ay sheegaan waxa ay lay arkcan savirka, n= nin, Kieren cerry ku Grameagean ‘xarfaha iyo ere) Ku jeeso scbuuradda hawadana ku samee qaabka loo gore n, Bree tte sete te Ge acct a arer ayer estay rapeache gree bs |) hawoda ) mika dushiisa x 3): 3 Afr rrod saves obra Ki jeso fusra caruurta sida loo pete eel Fe SE ee aoa Ae CoN re cE & Afersark Ku gor nin iyo naag. Weyl carruurta in ay akhriyaan 5 Ohcegedrurts ay gusryon odnobnd i Wo tag ee Jor Maxaa uu samaynayaa Xasan? Xasan wax buu akhriyayaa. Maxaa uu samaynayaa Xasan? Xasan waxa uu nadiifinayaa daagadaha. Horumarinta xirfadda hadalka. Weydii careuurta waxa ay ku arkaan sawirka, 2. Ka hadal waxa xubin kasta 00 qoyska ka mid ihi uu gabta xilkiisa/xilkeeda, . Ku gor falalka sabuuradda. Tus carruurta falalka xarfahoodu isku mid ku dhammaadcan, Gaar ahaan kuwa ragga iyo Kuwa dumarka . Arday ha yimaado fasalka hortiisa, Hoos ugu sheeg fal, Ha ku muujiyo falkaas dhagdhagaajinta jidhkiisa ama gacmihitsa. Weydli corruurta kale, "Waxa uu samaynayo.” 2 epee Maxaa uu samaynayaa aabbo? Aabbo waxa uu tirinayaa lacag. Maxaa uu samaynayaa aabbo? Aabbo wax baa uu cunayaa. Isku beeg weedhaha iyo sawirka is leh. 2. Tsagu wax baa uu cunayaa. Isagu waxa uu nadiifinayaa daaqadaha. Tsagu waxa uu tirinayaa lacag. Tsagu waxa uu akhriyayaa buug. Dhegeyso sheekadan Waraabe iyo dacawo Dacawo ayaa beri orodday 00 libaax gurigiisa gashay. Tsaga 00 magan ayaa ay agalkiisa ka xadday hilib. Markii ay ka dheregtey ayaa ay meeshii ka carartay. Waraabe aad u gaajaysan ayaa arkay dacawadii 00 intay hilibkii ka dheregtey wixii soo hadhay sidata. Waraabihii waxa uu weydiiyey meesha ay hilibka ka heshay. Dacawadii waxa ay ku tidhi waraabihii "“Orod oo guriga libaaxa tag, Marka aad agalka hortiisa tagtid waxa aad tidhaahdaa "Fin Faarax", Markaa albaabka ayaa kuu furmaya, Marka aad soo baxdona waxa aad tidhaahdaa, "Magrib." Albaabku markaa waa wu xidhmayaa.” Waraabihii baa orday, waxaana uu tegey gurigii libaaxa, Sidii loo sheegay ayaa uu albaabkii ku furay. Isaga oo gurigii ku dhex jira ayaa uu libaaxii u yimi, Liboaxii waxa uu yidhi, "Yaa guriga ku jira?" Weraabihii baa ku yidhi waa "Cali lug yare." Markii uu waraabihii bannaanka u soo baxay ayaa libaaxii qabtay oo ciqaabay waraabihii sababta oo ah waxa uu galay guri aannu lahayn. Weydiimo 1. U shageeya laba-laba. U sheeg sheekadan saaxiibkaaga ku ag fadhiya. Marka hore maxaa dhacay? Maxca ku xigey? 2. Ma u malaynaysaa in waraabihii uu helay wax hilib ah? 3. Ma fiican tahay in la khiyaameeyo saaxiibbadaa? 4. Yaa khiyaameyey waraabaha? Horumarinta xirfadaha dhegeysiga iyo hadalka 1. U sheeg carruurta in ay fadhiistoan agtaada, Ugu sheeg (inta canad u akhriyin) sheekada si xiiso leh. 2. Ka weydii carruurta swaalo sheekada, U oggolow in ay jawaabaha uga deodaan laba-laba, 3. Weydii corruurta gaar ke mid ahi in ay kuu sheegaan jawaaboha. Carrab Jalqin b) Shimbiri Qaadday Dhegeyso Carrab Jalqintan 00 akhri 1. Shimbiri qadday 2. qaynaanisay 3. qoyskaa tagtey. 4. laf qaadatay. 6. ku margatay. 7. quxuu quxuu tidhi (tiri) t) Dhegyso 00 akhri Diin god gel, god goray gel. Goray god gel, god diin gel. Diin god gel, god gorey gel. Gorey god gel, god diin gel. Abtigey mar i wed Oo mar is wed. Maxaa ay samaynaysaa Faadumo? Maxaa ay samaynaysaa Caashi? Caashi waxa ay nadiifinaysaa daaqadda. Herumorinta xirfadda halla 1. Weydii carruurta waxa ay ku arki karaan sawirrada, 2. Ka hadal waxa uu gof kasta oo ka mid ah qoysku sameeyo. 3. ku gor sabuuradda falalka sawirredu samaynayaan, Tus carruurta sida ay u leeyihiin ffalalku dhammaad isku mid ch. Kani woe dhommaadka aynnu u adeegsanno haweenka iyo ibdhaha, 4, Beto yor ken Yani bars. Hoos au shoes hal fal, ku si amar in ay jisho falkaas. Weydii carruurta kale, "Waxa ay sameynayso? " Maxaa ay samaynaysaa hooyo? Hooyo waxa ay tirinaysaa lacag. Maxaa ay samaynaysaa hooyo? Hooyo wax baa ay cunaysaa, jagayso oo akhri Qor xarafka “m” dhowr jeer — 1. Codadka iyo kas dhawaaqiddooda, Weydi corruurta in ay sheegaan wexa cy lu orkocn sawirka, oe fae er ais eee oe ae ulo 3.5 buug 6. Agqoonsi erey | Ku gor kaadh bare. qasacad, mis, galin-qori, sabuurad, ulo iyo buug. Ereyada midba mar ‘tus carruurta, Erey walba mar ku dhawaag. Carruurta Fasalke 00 idil/koox-koox iyo mid- mid ha koa daba yidhachdeen, Carruurta qaar sii ereyada oo kaadh ku goran una sheeg in ay dul saaraan shayga kale 100 fasalka yeal. U sheeg carruurta in ay tilmaamaan ereyga iyo sawirkiisa buugga ku yaal. hagayso oo akhri Sheeg sawirradan magacyadooda. Shabeel Shimbir Sheeg sawirrada ku hor yaalla magacyadooda. x as Qor xarafka “sh” dhowr jeer sh-sh-sh-sh . Godacka yo Fas Ussheeg cerruarta in wax ay fa orkcon savirka, ee ieee ere ee See crea arfoha iyo ereyoa Farbarasho. SabuLradda ly cul samee aftr xcriigood, Ku jeeso sebusradda oo tus carruurtasica loo ‘oro xarafha sh, Dheh "Barta w ka bilaabme," Kamar carruurta in ay goraan xorafka sh afar jeer. Satara nee oer xarinod Cor hon hi U sheegcavurta nay dirham och int. os op cormuurta i ‘yaan odhaahda laba jeer. Dabadeed in ay sawinaan shri. (ile ag cle amc snc eyes ino sheogya drat Dhammaystir weedhahan Xasan waxa uu sawirayaa muus uri bisad Faarax waxa uu qorayaa buug magiciisa eray Xaliimo waxa ay salaamaysaa walaalkeed baraheeda hooyadeed Caasha waxa ay tirinaysaa vy A Akhri oo sawir dhagxan ulo qalin-qoryo Sawir qalin-gori ku dhex jira qasacad yar. Sawir buug kursi dul saaran. Sawir kursi iyo miis isku dheggan. Dhegeyso heestan 00 akhri. Arday baan ahay Si taxaddir leh u dhegeyso heestan arday baan ahay 00 baruhu idiin akhriyi doono. Arday baan ahayoo Arday baan ahayoo Ubaxii waddankaan ahayoo. Arday baan ahayoo Tftiinkii arooryaan ahayoo. Waxa aan u ordayaa, u ordayaa Dugsiyada u aadaa Inaan anfaco dhulkaygoo Aabbe iyo hooyo Abaalkoodii gudee Dedaalkii la imiye Allahayow ii gargaar. Aammiin, Aammiin. Allahoyow ii gargaar. Aammiin, Aammiin, Aammiin. Bogga 97 Dhagayso 00 akhri Qor xarafka “k" 1. Codadka iyo ku dhawaagiddooda. U sheeg carruurta in ay sheegaan waxa ay ku arkaan sawirka, Dabadeed ku dhawaaq xarafkiiba mar ~ keo+o+b = koob. Ku amar carruurtu in ‘ay ku dhawaaqaan xarfaha iyo ereyga. 2, Farbarasho, Sabuuradda ku dul samee afar xarriiqood. Ku jeeso sabuuradda oo tus Cartuurta sida loo qoro xarafka k. Dheh "Barta wu ka bilaabmo. Hoos. Gudub iyo hoos. Gudub iyo hoos. Ku amar carruurta in ay qoraan xarafke k afar jeer. Bogga 98 Ku buuxi shaqallada meelaha bannaan. k_b ° ama 00 kn a ama aa k_n - e ama = ee Khamis | Khudaar Khajaar Khad Isku beeg Isku beeg oo qor kh eg sh ad dh aadh Qor xarafka “kh” KEkAkH-kh 1. Codadka iyo ku dhawaagiddooda. U sheeg carruurta in ay sheegaan waxa ay ku arkoan sawirka, Dabadeed ku dhawaag xarafkiiba mar - khearmeisi+s = khamiis, Ku omar corruurtu in ay ku dhawaaqaan xerfoha iyo ereyga. 2, Farbarasho, Sabuuradda ku dul samee afar xarriiqood, Ku jeeso sabuuradda o0 tus Carruurta sida loo qoro xarafka kh. Ku amar carruurta in dy qoraan xarafka kh shan jeer. 3, Sabuuracda ku somee afar xariiqod. Qor Khamis. Weydiicareuurta in ay akhriyaon 4. Weydii carruurta in ay quuriyaan xarafka kth afar jeer. Dabadeed u oagolow in ay ‘sawiraan khamiis, Isku beeg oo ka dhig erey sax ah xarfaha bidix iyo xarfaha midig. w h k s q 00) abar as ibaax oonta m aag Ereyada kuu soo baxa qaar ka mid ah ku buuxi meelaha bannaan. . 1, iyo hal midkee caano laga lisaa. 2; waxa uu ku jiraa guriga. 3 biyaha badda ku riix. Bogga 101 Dugsiga Faadumo iyo Caashi waxa ay u socdaan dugsiga. Tani waa barahooda, Maxaa ay samaynaysaa Faadumo? Waxa ay tirinaysaa ulo. Horumarinta xirfadda akhriska Kor u qaad bugga si ay carruurtu u aragto. Tilman erey walba marka cad akhriyeysid. Ka hadal sawinrada. }. Akhris laba-laba ah Weydii carruurta in ay farta ku fiiqaaan ereyada kala ah "dugsiga." "barahooda,” “tirinaysaa," “qorayaa,” “calan,” iyo "ged." Aen Maxaa uu samaynayaa Xasan? Waxa uu qorayaa sheeko. Tani waa barahooda. Waxa ay sawiraysaa hal. Maxaa ay samaynaysaa baruhu? Waxa ay akhriyaysaa sheeko. Qor xarafka “u” U U U U ul ue | 1. Codadka iyo ku dhawaagiddooda. U sheeg carruurta in ay sheegaan waxa ay ku arkacn sawirka. Dabadeed ku dhawoag xarafkitba mar ~ uedsusb = udub. Ku amar carruurta in ay eu dhawaagaan xarfaha iyo 2, Farbarasho, Sobuuradda ky dul samee afar xerriigood, Ku jeeso sabuuredda oo tus cavurta ‘sida loo gore xorafkau. Dheh "Barta wt ka bianbmo. Hoos. Xeodon Kor" Ku amar cnrvuurta in ay orcan xarafka u afar jeer 3. Scbutrad hy somes afer xartiqood. Qor udub Weydi carruurta in ay ckhriycan eneyga udub. 4 Weydi carrarta in ay guioonereyoc ud afar jer. Dabodeed u agglow in ay stwirroan 5. Cashar kale kaga hadal faraqa dhawaag eeu dhexeeya buug iyo ul Layliyo nakhtiin ah oo Cutubka 5aad ah Isku beeg oo gor kh ir sh al dh an Ku buuxi shaqallo meelaha bannaan. a e i ° u k_rsi sn nn k_b dh_g Akhri 00 sawir Sawir qalin-qori buug dul saaran. Sawir bare sabuurad ag taagan. Akhri oo sawir Sawir laba geed. Sawir afar calan. Sawir saddex kursi. ‘Aqoonsi ere} 1.” Kaadh ku gor kow, laba, saddex, afar iyo shan. Tus carruurta erayada midba mar. Ku dhawaaq ereyba mar dabadeed amar fasalka oo dhan/koox-koox iyo mid-mid in ay kaaga daba yidheahaan, 2. Koadh tiro ku qoron tahay kor w qabo carruurtuna ha tilmaanto sawirka tirada 3. Kor u qaad kaadh sawir tiro muujinayaa ku yaal, carruurtuna tiradu inta ay tahay farahooda ha ku muujiyeen. Isku beeg tirada iyo sawirka is leh +l le 6a sn em EES ee Isku beeg oo gor Yaxaas Qor xarafka “y” dhowr jeer 1. Codadka iyo las dhawaagiddooda. U sheeg carruurta in ay sheegaan waxa ay ku arkacn sonia, Dubadeed fa dhawcag xarafkiba mar = yeasaemebse = yoambe, Ku anar carruurtuin ay ku dhawaogaan xarfaha iyo ereyga. 2, Farberasho, Scbuuradda lai dul samee afor xarriiqood. Ku jeeso sabuuradda 00 tus corruurta sida loo gore xanafka y. Dheh "Barta uu ka bilocbmo, Gudub iyo hos." "Barta wu ka bilaabmo, Hoes. Kor. Xoodan." Ku amar carruurta in ay qoracn xarafka y afar jeer. 3. Suara somee afar xarlgeod. Qor yoo yer: U sheeg corr nay okhyaon Weydii carruurta in ay ku dhawaagaan afar jeer. Dabadeed ha sawireen yaambo. oe crea ty bell fr Weyl hrrur ancy atrycnDboeed lac bar, sar, far, car, war iwm. oe Tiri ‘Aqoonsi erey 1. Ku gor kaadhadh yar-yar lix, toddoba, siddeed, sagaal iyo toban. Marba erey ku dhawaag. Fasalka 90 dhan/koox-koox iyo mid-mid ha kaaga daba yidhaahdaan. Kor u qaad kaadh ay ku goren yihiin tirooyin carruurtuna ha tilmaanto sawirka saxa ah ee tirada, ‘Samee kaadhadh ey ku sawiran yihiin hel iloa shan. Kor w qaad kaadhka, corruurtuna ferahooda ha ku tilmaameen tirada, Bogga 109 Dhegeyso 00 akhri. Ku buuxi shaqallada saxa ah e ama ee Jae i ama ii Dhigista cedadkea iye ku dhawangiddoeda Weydlii carruurta in ay kuu sheegaan magacyada waxyaalaha ay sewirrada ky arkaan, Ku celi magacyada, adiga 00 xoogga saaraya dhawaaqa xarafka j. U sheeg carruurta ‘waxyaalahaas 00 dhammi in ay ka bilaabmaan xaratka J. Weydii carruurta in ay kuu sheegaan waxyaalo kale ama magacyo ka bilaabma xarafka j Bogga 110 Qor xarafka “j” dhowr jeer T+ 4 1. Codadka iyo ku dhawaaqiddooda. U sheeg carruurta in ay sheegaan waxa ay Ku arkoan sawirka, Dabadeed ku dhawaag xarafkiiba mar ~ j+i+i+r = jiir. Ku amar carruurta in ay ku dhawaagacn xarfaha iyo ereyga, 2, Farbarasho, Sabuuradda ku dul samee afar xarriiqood. Ku jeeso sabuuradda 00 tus Carruurta sida loo qoro xarafka j. Dheh “Barta uu ka bilaabmo, Hoos. Xoodan, Dhibi Ku amar carruurta in ay goracn xarafka j afar jeer. 3. Sabuuradda ku samee afar xarriiqood. Qor jiir jalagsan. U sheeg carruurta in ay ‘akhriycan odhcahda, 4, U sheeg carruurta in gy guuriyaan odhachda taba jeer. 5. Cashar kale kaga hadal faraga dhawaaq ee u dhexeeya isku beeg tirada iyo sawirrada is leh. ——Kow koowaadle Laba liibaantey Saddex saala bidho Afar oori janno Shani sheekaysay Lixi laanqaadday Toddobaa talisay Siddeed sow sowlle Sagaal siigeysey Toban tiro buuxis Bogga 113 Googaalaysi Su'aal Googaa? Jawaab: cigalee 1. Sheeg wax marka la wado lug ku socda marka uu istaagana, saddex lugood yeesha. 2, Sheeg wax duula 00 socda 00 aan nasanayn. 3, Sheeg saddex nin 00 nin waalan sida, 4, Ul qurux badan qaadan waa. 5, Lay boodboot, lay baal-baalli, haddii layga bogto bawdka, laygu tuur. Bogga 114 Dhegeyso sheekadan Sagaal waraabe iyo dacawo Dhegeyso sheekadan baraha ayaa kuu sheegi doona. Intaa ka dib koox-koox ugu jila sheekada fasalka hortiisa. Waraabe ayaa sagaalkiisii carruur ahaa u diray cunto. Waxaa Jidka ka raacay dacawo, Carruurtii waraabuhu waxa ay helen yoban ido ah. Waraabayaashii waxa ay ku heshiiyeen in ay gaybsadean idihii, laakiin dacawadii waxa ay kula talisay in ay saf galaan sagaalkoodu, laxna ay toban kaga dhigto. Waxaa kale oo ay saftay sagaal ido ah 00 ay iyadu toban iskaga dhigtay. Dacawadii waxa ay tidhi, “Idinku waxa aad tihiin sagaal, lax keliyina qaata, Anigu waxa aan ahay hal, sagaal laxaadna waan gaadanayaa, Sidaas ayaana sax ah. Aabbihiin uga sheekeeya caddaaladayada, hilibka laxdana wax uga geeya yaanu idin cawryine." weciee ‘Maxaa ay dacawadu u dooneysey in ay raacdo waraabayaasha? Immisa ido aha ayea ay helen? Sidee bay u qaybsadeen idihii? Sidaasi caddaalad miyey ahayd? Sidee caddaalad ahayd? Wareabaycashii aabbahood hilib ma u geeyeen? Tyamaa fiicnaa waraabayaasha iyo dacawada? Weligaa waraabe ma aragtay? Weligaa dacawo ma aragtay? 10. Ma leedihiin adhi? DONO Swe Horumarinta xiefadaha dhegeysiga iyo hadal 1. U sheeg carruurta in ay agtaada 500 adniston, Sheek gu sheeg carruurta si xiiso leh. Weyl carruurta weydiimo. Ugu horrayn weydliimaha laba-laba ha uga doodeen. |. Weydii carruurta qaar ka mid ah in ay kuu sheegaan jawaabaha, .. Carruurta ka dhig koox-koox labsatan ah hana jileen sheekada, Dhegeyso oo akhri. Qor xarafka “f" dhowr jeer eet 1, Codadka iyo ku dhawaagiddoeda, U sheeg carruurta in ay sheegaan waxa ay ku arkaan sawirka, Dabadeed ku dhawaaq xarafkiiba mar ~ fearr+aes = faras. Ku amar corruurta in ay ku dhawaagaan xerfaha iyo ereyga. 2, Farbarasho, Sabuuradda ky dul samee afar xarriiqood. Ku jeeso sabuuradda oo tus carruurta sida loo goro xarafka f. Dheh "Barta uu ka bilaabmo. Xoodan. Hoos. Gudub." Ku amar carruurta in ay goraan xarafka f afar jeer. 3, Sabuuradda ku samee afar xarriigood. Ku gor odhaahda faras fuul. U sheeg carruurta in ay akhriycan odhaghda foras fuul 4. U sheeg carruurta in ey guuriyaan odhaahda faras ful laba jeer. Ku buuxi meelaha bannaan shaqallada Sawir saddex sariirood. Isku beeg oo gor Dhegeyso 00 akhri. Qor xarafka “t" dhowr jeer ie 1. Codadka iyo ku dhawoagiddeoda. U sheeg carruurta in ay sheegaan waxa ay ku orkaan ‘wink. Debadeed kr dhowoag xerafkiba mer = teuskee = tuce. Ku amar faruurta in oy ku dhawoaqaan xarfaha iyo ereyga. 2, Farborasho. Sabuuradda ku dul samee afar xarriigood, Ku jeeso sabuuradda oo tus carruurta sida loo goro xarafka ¢, Dheh "Barta uu ka bilaabno. Hoos. Xoodan, Gudub" Ku ‘amar carruurta in ay qoraan xerafka t afar jeer. 3. Sabuuradda ku samee afar xarriiqood. Qor Tuke. U sheeg carruurta in ay akthriyaan ereyoa. ‘uke, 4, U sheeg carruurta in ay guuriyaan ereyaa tuke afar jeer. Dabadeed u ogolow in ay sawiraan, 5 Gashar Kole fu hig tn, Haddon ubedel nin Maxon ino sheegaya in adu kala yihin Dhegeyso sheekadan Dacawo iyo tuke Baraha ayaa kaaga sheekayn doona sheekada dacawada iyo tukaha. Ka dibna dhowr arday, ha isa soo taageen fasalka hortiisa 00 ha ku soo celiyeen sheekada, Dacawo ayaa beri urisay hilib, Dacawadii waxa ay isku dayday in ay cunto hilibkii, Waxa ay aragtay tuke hilib afka ku haysta oo geed fuushan. Waxa ay ku tidhi, ""Tukow dhuxusha waa aad ka madowdahey, baalalkaaguna sida qorraxda ayay u dhalaalayaan. Laakiin waxa aan hubaa in codkaagu aad u fiican yahey ee ma ii heesi kartaa?" Tukihii waa wu farxay, waxaana uu bilaabay in uu heeso, dabadeedna waxa ka dhacay hilibkii. Dacawadii waxa ay qaadatay hilibkii 00 ay la carartay, tukihiina maalintii oo dhan ayaa uu ooyaayey. Weydiimo Laba-laba u shageeya 00 ka jawaaba weydiimahan. 1. Maxaa ay dacawadii samaysay intii aanay tukaha hilibka ka qaadin? 2. Maxaa ay dacawadu u khiyaamaysay tukaha? 3. Ma kula tahay in aynu ka taxaddirno haddii uu qof aad inoo ammaano? 4. Tukihii maxaa uu yeelay markii ay hilibkii dacawadu khiyaamaysay Horumarinta xirfadaha dhegeysiga iyo hadalka 1. U sheeg carruurta in ay fadhiistoan agtoada, Ugu sheeg sheekada si xiiso leh inta canad cakhriyin. 2. Ka weydii carruurta svaalo sheekada. U oggolow in ay jawaabaha uga deodaan labe-laba. 3. Weydii carruurta qaar ka mid ahi in ay ku sheegaan jawaabeha.

You might also like