You are on page 1of 1

CABASHO FASAL

Awalan waxaan muhad calinaynaa

Allaah Sw nasoo gaarsiisiiyay hrerkaan waxbarasho

Bacdigeedna waxaan umahadcelinaunaa walidiinteen

Iyi macalimiinteen gaara ahaan macalimiinta jaamacada jus kuliyadeena waxbaradhada

Intaa kadib magaceenu waa B_7 gaara ahaan departement Chemistary & biology

Waraaqdaan waxaan ku soo gudbinayanaa tabashooyin aan qabno iyo isfahanwaa nasoo kala dhaxgalay
anaga iyo maamulka gaar ahaan hawl wadeenada xafiiska

Anagoo khiran inaan nahay arday amarna aan kushaqayno ayaa maalmahaan waxaa nahaysta waxaan
anagu uragno kutagrifal awoodeed oo ay arday badan diba noogala saaray intii soo hartay aan
cabashadooda aan ladhagaysan

F.G Waxyaabaha aan aragnay waxaa kamida

1 in arday walba oo hadla oo awood losheegto bax layiraahdo

2 caga juglayn aan xadlahayn

3 in arday loo buriyay arin fasal oo aan iyaga ku gaar ahaun

4 Inaysan jirin tix galin cabashadeen fasal markii hore

5 ku eedayn kicin fasal anoo agayn shaqsiyaadka maqan ayadoosan jirin wxay uga duwanyihiin fasalka
intiisa kale

You might also like