You are on page 1of 2

Awsane primary and intermediate school

End of the year examination 2022-2023


Saynis fasalka 2Ad
Magaca:___________________________________________________
Fasaalka:________________
Qeybta 1aad ( 40 Markks}
Ka jawaab sualaha soo socdo
1. Magacow afar ha boo biyaha loo dhansaddo.
B]_____________________________ T]__________________________________
J]______________________________ X}___________________________________
2. qor saddexda walxo ee ilaha ileyska. B}_____________________________
T)__________________________ X)______________________________
3. qor saddexdda nocyadda carradda. B)________________________________
T)_______________________ J)__________________________________
Qeybta 2aad { 30 marks)
Iskuu aadi magaca xayawaanka iyo jabaqdiisa.

xayawaan Cod

1. bisad T} danaani
2. libaax J} miyow
3. dad D} ciyiid
4. dameer X} hadal
5. digaagad Kh} banaaxi
6. dibi B} qawdhan

Qeybta 3aad ( 30 Marks)


Ku qor ruun ama been
1. dameerka waxa aan u adeegsannaa biyo dhaaminta. { }
2. biyaha laa karkariyey, caafimaadka ayey u fiican yihiin. ( )
3. wax waa arki kartaa ilays la’aan. ( )
4. jabaqdu waa nooc ka mid ah tamarta. ( )
5. Bariis waa cunto aan ka helno tamarta. ( )

You might also like