You are on page 1of 2

MISSION

Ka Jetmedia ahaan waxaan nahay company ka


shaqeeyo xayeeysiismaha iyo digital advertising
waxaana ku shaqeenaa qanacsanaanta
macaamiilkeena iyo kor u qaadista waxkasta oo
kaga xeran design-ka iyo daabacaad nuuckasta
oo leedahay. Waxaan muhiimada saarnaa inaan
soo muujino awoodaada anoo adeegsaneeno
aqoonta casriga ah iyo hal abuur dhameystiran.
VISION
Waxaan hiigsaneynaa inaan awoodeena gaarto
inaan dhamaan dadka oo dhan si bulshada
qeybaheeda kala duwan uga xalino dhamaan
baahiyaha ku aadan suuq geynta iyo
xayeeysiismaha la xariira kor u qaadista
ganacsigooda
MISSION
Jetmedia we are a company that works in advertising
and digital printing and we work for the satisfaction of
our customers and the promotion of everything that is
about the design and quality printing, we focus on
demonstrating your potential by using modern digital
knowledge and complete creativity of adversiting.

VISION
We aim to reach out to all people, from all sides of life
to solve all the marketing and advertising needs related
to promoting their business.

You might also like