You are on page 1of 4

magaca: _______________________________________

fasalka: ________________________________________ wadar

HIRA SECONDARY
SCHOOL
Imtixaan soomaali (fasalka 3aad)

Akhri xeerarkan inta aanad bilaabin shaqada imtixaanka :

 Lama ogola inuu ardaygu inuu fasalka lasoo galo aaladaha la isticmaalo sida
moobillada iwm.
 Looma ogola ardayga waraaqo bug daabacan maadaduu doono ha noqdee.
 Looma oggola ardayga jees jeesi iyo qish ..
Qaybaha uu imtixaanku ka kooban yahay
 Imtixaanku waxa uu ka kooban yahay 4 waraaqood oo daabacan tiri iminka. u
sheeg horjoogaha hadday waxka maqan yihiin .
 Qaybta 1aad: goobo geli 10 dhibcood
 Qaybta 2aad: Waydiimo 10 dhibcood
 Qaybta 3aad : micnee ereyadan 10 dhibcood
 Qaybta 4aad : qor lidka ereyada 5 dhibcood

1
 Qaybta 5aad: curis 5 dhibcood

Q1aad goobo geli ta ugu saxsan (10 dhibcood )

1. Gabayga maandeeq waxay ka warramayaa :
b. colaad
t.nabad
j. waddaniyad
x.dhammaan
2. Micnaha ereyga (garre) waa:
b. dumar
t. ragg
j. geed
x. midna
3. Micnaha ereyga (xeebasho) waa:
b.xanaaq
t. naxariis
j.naf hur
x. dhammaan
4. Gabayga dayax waxa tiriyay abwaan:
b. Hadraawi
t. timo cadde
j.salaan carrabey
x. midna
5. Ereyga ( dugul) micihiisu waa :
b. madow
t. caddaan
j. midna
x. dhammaan
6. Abwaan axmed aw geeddi waxa uu dhashay :
b. 1940 kii
t. 1904 kii
j. 1966 kii
x. 1969 kii
7. Labka sakaarada waxa loo yaqaan :
b. atoor
t. saryan

2
j. jaxeedh
x.midna
8. Gorayada labkeeda waxa loo yaqaan :
b. gorayo cawl
t. haldhaa
j. masaal
x. dhammaan
9. Sakaaradu waxay u qaybsantaa :
b. laba nooc
t. saddex nooc
j. hal nooc
x.afar nooc
10. Dhasha gorayada waxa loo yaqaan :
b. fil
t. yac
j. wiriile
x. midna

Q2aad ka war-celi waydiimahan soo socda (10 dhibcood )

1. Waa maxay ugaadhu ?
…………………………………………………………………………………………………………………………………………
2. Dhasha sakaarada maxaa loo yaqaan ?
…………………………………………………………………………………………………………………………………………
3. Gorayada labkeeda maxaa loo yaqaan ?
…………………………………………………………………………………………………………………..
4. Micnee ereyga xisti ?
…………………………………………………………………………………………………………………..
5. Qor saddex geed midhood oo ku xusan maansada geed-jooge ?
…………………………………………………………………………………………………………………..
6. Waa maxay astaamynta qoraalku ?
…………………………………………………………………………………………………………………..
7. Waa maxay legaado ?
…………………………………………………………………………………………………………………..
8. Waa maxay xusku ?
…………………………………………………………………………………………………………………..
9. Micnee ereyga qafal ?
…………………………………………………………………………………………………………………..
10. Maxaa loo yaqaan cawsha labkeeda ?
…………………………………………………………………………………………………………………..

3
Q3aad micnee ereyadan soo socda (10 dhibcood )
1. Lama huraan : 6. Qanaan :
2. Haydaarta : 7. Qoob :
3. Hogol : 8. Quwad :
4. Qoomammo : 9. Xarraan :
5. Qorshe : 10. Sawaxan :
Q4aad keen lidka ereyadan soo socda ( 5 dhibcood )
1. Berri :
2. Been :
3. Gaari :
4. Mugdi :
5. Farxad :
Q5aad qor curis ku saabsan wax bixinta ( 5 dhibcood )
…………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………….

You might also like