You are on page 1of 1

GURMADKA Booqo getready.govt.

nz si aad u hubiso
haddii moobilkaagu ku shaqayn karo.
DIGNIINTA MOOBILKA

Haddii noloshaada, caafimaadka ama hantida QAABABKA WARKA LAGU HELAYO


ay ku jirto khatar dhab ah, Gurmadka Digniinta
Moobilka ayaa loo soo diri karaa moobilkaaga.
Gurmadka Digniinta Moobilka waa fariin uu u soo diro
moobilkaaga wakaalada loo xilsaaray. Waxay samayn Gurmadka
doontaa cod qaylo dheer si ay kuugu digto. Saxaafada Internatka
Tiifiiga Raadyaha Digniinta
bulshadda
Moobilka
Maxaan samaynayaa haddii aan helo Gurmadka
Digniinta Moobilka? Weli waa inaad diyaar u ahaataa gurmadka, oo waa
inaadan sugin inaad hesho digniinta ka hor inta aanad
Jooji waxa aad qabanayso oo raac tilmaamaha.
tallaabo qaadin. Haddii aad dareentu in noloshaadu
Fariinta Digniinta Gurmadka Moobilka waxaa keliya loo halis ku jirto, ha sugin digniin rasmi ah. Qaad tallaabo
diraa: degdeg ah.
• Haddii ay jirto khatar halis ah nolosha, caafimaadka
Wakhti ku qaado si aad u samayso qorshahaaga
ama hantida, ama
gurmadka ah kaas ay ku jiraan waxa la samaynayo,
• mar ama labba jeer sanadkii wixii ah ujeedooyinka
cida ku caawin karta iyo cida u baahan karta
baadhitaanka.
caawimadaada. Waxaad qorshaha ka samayn kartaa
Haddii aad digniin hesho, si dhab ah u qaado oo samee onlayn bogga getready.govt.nz.
waxay sheegayso.
Dhammaan telefoonadu ma awoodaan helida Sidee Gurmadka Digniinta Moobilka u shaqeeyaa?
Gurmadka Digniinta Moobilka, haddii aad digniin
hesho, kuwa kale ogaysiis.

Miyaan u baahanay inaan iska diiwaaniyo


Gurmadka Digniinta Moobilka?
Ma jirto baahi loo qabo iska diiwaangelinta ama soo
dejinta abka. Digniinaha waxaa yoolka lagu saaraa
aagaga waxyeeladu saamaysay, markaas waxaa keliya
oo aad heli doontaa haddii gurmadka uu yahay aagaaga. 1 2 3
Haddii telefoonkaagu uu daaran yahay, awoodo 1. Wakaalada loo xilsaaray ayaa go’aan ka gaadha aagaga
helida iyaga iyo gudaha aaga yoolka la saarayo, waa khatartu saamaysay oo waxay abuurtaa digniin.
inaad heshaa digniinaha. Waxaad ogaan kartaa haddii 2. Digniintu waa baahinta warka ka timid taawarada
telefoonkaagu uu awoodo helida digniinaha ka yimid moobilada la xidhiidha.
getready.govt.nz. 3. Telefoonada moobilada awooda leh ee ku yaala aaga
saamayntu ka dhacay ayaa hela digniinta.
Kumaa diri kara Gurmadka Digniinta Moobilka? Gurmadka Digniinta Moobilka waxay isticmaalaan
Fariimaha Gurmadka Digniinta Moobilka waxaa keliya ishaarada loo qoondeeyay, markaas aad ayaa la isugu
oo diri kara: halayn karaa gurmadka marka telefoonka moobilka iyo
• Wakaalada Maamulka Gurmadka Qaranka cidhiidhiga internatka uu buux dhaafiyo shabakada.
• Gurmadka Difaaca madaniga ah Kooxaha Maamulka Macno malaha shabakada aad ku jirtaa. Telefoon kasta
• Booliska NZ oo awood leh aaga gelida muddada baahinta waxay
• Dabka iyo Gurmadka New Zealand heli doonaan digniinta.
• Wasaarada Caafimaadka, iyo.
• Wasaarada Warshadaha Koowaad Ma iska dhaafaa doorashada helida Gurmadka
Digniinta Moobilka?
Gurmadka Digniinta Moobilka ma beddesho Maadaama Gurmadka Digniinta Moobilka ay ku saabsan
kanaalada kale. tahay inay adiga ku badbaadiso, awood uma yeelan
Gurmadka Digniinta Moobilka keliya waa kanaal doontid inaad iska dhaafto doorashada helida Gurmadka
dheeraad ah si badbaado laguugu ilaaliyo oo lagugu Digniinta Moobilka. Digniinaha yoolka ma saaraan
wargeliyo gurmadka. Digniintu ma beddesho telefoono gaar ah, beddelkeed waa warbaahinta aaga
nidaamyada kale ee digniinta, ama baahida in tallaaba yoolka la saarayo ee khatarta ku sugan. Gurmadka
laga qaado ka dib digniinta dabiiciga ah. Digniinta Moobilka ma isticmaalo lambarkaaga telefoonka
ama ma urursho macluumaadka adiga kugu saabsan.

Macluumaadka dheeraadka ah ee ku saabsan Gurmadka Digniinta Moobilka, booqo getready.govt.nz

You might also like