You are on page 1of 2

Hurumar & Dhaqan Suuban

TUSSMO & TUSSAALE

NAG

AL

A
TUS FACEB SOCDA
OO
SMO
.TU K
SSA
ALE

Issue Week-51 December 2016

tussmoiyotussaale/facebook

Ujeedadayada:

Flip-flopping and infighting left UCID Party by


the graveside unconscious and shrouded.
In recent months Somaliland Politics was the
equivalent of the pre-season English
Premiership League. There were months of
political maneuvering, pouching and blame
tactics. It began with Wadani the main
opposition party scooping the cream of
Kulmiye (The ruling party) including the
former Chief of Staff Hirsi Haji Ali who
wields considerable influence and offering the
Party Chairman position to outspoken MP
Abdiqadir Jirde. The following weeks
Wadanis experienced unprecedented
popularity and almost the whole nation was
painted in orange.
They have gained new support and territory
due to the diverse clan base of new high rank
members. At this point both the party and its
supports believed they were a government-inwaiting and Wadanis political rhetoric was
deafening. As the campaign reached its climax
in the week leading to the central committee
and new leadership election, they made one of
the biggest consequential political blunder in
which the ruling party grabbed the
opportunity with both hands.
This new political reality had plucked more
weak feathers from Kulmiye, and the wind
was blowing them in the opposition direction

inaan wax ku kordhino


kobcitna, hurumarka,
iyo hufnaan maamulka
shacabka reer
Somaliland iyo
Quruumaha afka
Soomaaliga ku hada

Kulmiye a seasoned Loser and Winner of previous General


Elections, as much as it might looked enfeebled, was not letting it go
easily and began licking its wounds, while looking elsewhere for a
weaker prey. A good catch was not further afield
The third opposition party (UCID) was crippled by internal conflict.
The disputed and ousted presidential candidate, a former Tanzania
City Bank Country Manager Jamal Ali Hussein had blamed the
ruling party presidential candidate and the government publicly for
meddling in his partys affairs and causing his fall out with the Party
Chairman.
Politics is not a game for the faint-hearted and lamed players do not
have many options, they either retire or if lucky join a new team and
possibly remain on the bench for a while. The latter was the choice
made by UCID ousted presidential candidate, a stallion politician
and his close bloodline party members followed suit in joining
Kulmiye with shocking fallacy argument. Kulmiye also swiftly
capitalised on the mistake Wadani had made by voting out vicepresidential candidate Ahmed Mumin Seed in an unorthodox
fashion. This new development has brought Kulmiye back to the
limelight and crescendo ended as infighting and flip-flopping left
UCID Party by the graveside, unconscious and shrouded.

.........ALLOW

NA XAFID

Tussmo & Tussaale Pamphlets : https://www.facebook.com/tussmo.tussaale

TUSSMO & TUSSAALE!

PAGE

HUMAN SCIENCE: QABYAALADU WAA QAYB KA


MID AH SIFADA AASAASIGA AH EE AADAMIGA.
Binaaadmiga noloshiisa bulshaysan waa mid
aad u gaar ah, fahmideeduna adagg tahay.
Qabyaaladuna waa mid ka mid aasaaka
bulsho aadamaha.
Qabyaaladu ma aha mid Somali ku kooban
mana aha mid si fudud loo daweyn karo oo
waxay ka mid tahay sifada aadamiga ee
aasaasiga ah. Qabyaalada noocyadeed kala
duwan, ama midabka qofka ha noqoto, ama
waddaniyad, ama diiniyan ama mabdaiyan
ama hayb, intaasiba khilaaf, nacayb iyo
ismaandhaaf bay keenaan ay sal u yihiin
sida baahi markaa taagan, aragti tuhun sed
bursi ama cadaalad saluug.
Waxaa marmar dhaca dadka ay lafogaato
qabyaalad nacaybku oo reer galbeedku ku
magcaabo (far-left) waxa ay noqdaan
carqabad bulsho oo markaa iyana u baahan
xakamayn iyo soo afjarid.
Marka qof ama koox ay ku habsato caadifad
qabiilaysan, waxa ka tagaa wax kasta oo sifo
qaran ku suntan, nabada iyo cadaaladuna
ugu mug weyn tahay, waxayna qaadaan
dhabo lagu qeexi karo inay tahay sed bursi,
koox jeclaysi, keli talis iyo cadaalad xumo
taasoo horseedka u noqota burubur hadii aan
la hir gelin hab lagu xakameeyo oo loo siman
yahay ciqaabtiisa iyo cafiskiisaba.
Bilawga dhaqaajinta caadifad qabiilaysan
waxaa dhaqaajiya shaqsi awood kuleh
bulshada oo dardar geliya, islmarkaana
abuura xaalad aysan fakirkooda ku
keliyaysan karin, lana jaanqadaan dadka ay
isku haybta yihiin iyagoo is madax iyo manjo
maray, kuna kici kara falal fool xun oo cidhib
xumo dheer, dib u dhac, is xasuuqid iyo
qaran burbur dhaxal u noqon karto. Sida ay

culimada cilmiga bulshada baadhaa


cadeeyeen, marka kooxo la guubaabinaayo
oo ay isku duuban yihiin, maskaxiyan
boqolkiiba sagaashan (90%) ayaan shaqa
gelin, gaar ahaan qaybta macquulinta oo loo
yaqaan (Logic) ayaa hawada ka baxda.
Nasiib darro qabyaaladu xal ma laha, lakiin
Xoog, Cadaalad, Fulin iyo Ciqaab baa is
hortaagta, taas herglinteedu waa ta dhibtu ka
jirto, goaanka hirgelinta nadaamka (Xoog,
Cadaalad, Fulin iyo Ciqaab) marwalba
waxay gacanta ugu jiraa mid ka baqaya in ay
isaga ku fusho, iyo mid shalay dulmanaa oo
marka hore aargoosasho ku mashquulsan,
markay la fogaatona in lagu fuliyo ka baqa,
waa giraangir jaahwareer leh oo ka bixideedu
adag tahay. Waa xanuun qofka uu hayo
maahee ka ag joogaa la silco. Xalkiisuna waa
in dulmanaha iyo dulmiyuhu mar goaan isla
qaataan, ay ku afjarayaan aafadan foosha
xun.
Reer Somaliland waxa la gudboon waa in
Gole Wakiilo oo tayo leh la helo, kaas ay
dhab iyo daacadnimo ka tahay adeega
qaranka. Golahaas oo soo saara, hirna
geligya dastuur suuban iyo hayado fuliya oo
aan cidna ka haybadaysan. In aan qofna
looga biqin haybtiisa ama mansabka maamul
uu ku fadhiyo, lana tilmaamo xuma wadaha,
lana ciqaabo si sharciga waafaqsan.
Weel walba wixii lagu shubo ayaa laga
shubaa taa micneheedu waa In la helo
bulsho xulan karta wakiilo baahidooda iyo ta
qarank dabooli karta, taana wacyi gelin
iskuulada ka bilaabanta ayaa bilawgeedu
noqon iyo manhaj daboola aragtidaa.

Hadii Shacabka
fiicanyahay
dawladuna ma
xumaanto.
Caruuteenana
Yaynan barin
waxaan nahay
lakiin aan barno
wanaaga iyo
masuulnimada ku
haboon si ay sifo
ugu noqoto
dhaxal gal ah

Hadii Shacabku fiican yahay dawladuna ma


xumaato.

Tussmo & Tussaale Pamphlets : https://www.facebook.com/tussmo.tussaale

You might also like