You are on page 1of 2

Trq: 9/01/2019

Ujeedo Qiimeyn Dhul la Qodaayo

Anagoo ah shirkadda Kheyr Qabe waxaan Qiimeyn ku sameynay dhulka cabirkiisu yahay 900 oo
meter dhirir ah iyo 1.20 meter oo hoose ah iyo balaca oo ah 40 cm Dhulkaas oo ku yaal Aadan
cade international Airports.

Waxaan istic maalidoonaa Agab kala duwan marka aan qodeeyno dhulka oo dhagax aad u adag
ah.

1. Boogleyn oo burus wadato


2. JCB

Qiimaha aan shaqadan ku qabaneyno waa lacag dhan $30.000 Dolllar sodon kun oo dollar )

FG: lacagta boqolkiiba 40% waxaa hormaris markaan shaqada kala bar mareyno waxaad bixin
doontaa boqol kiiba 30% marka shaqada laguu dhameeyo waxaa bixin doontaa haraaga oo ah
boqolkiiba 20%.

Yoonis cali maxamed

Qiimeeyaha Shirkada Kheyr Qabe

You might also like