You are on page 1of 1

AJANDAHA KULANKA GALABTA 16-04-2019

1. Guddi kakooban 5 qof (2 gabar wa ineey kujirtaa)

2. Dhalin yarada in ladiwangaliyo gaar ahan kuwa mogadishu iyo kuwa dalalka dibadisa

3. In lasameeyo tiro koob guud oo ree cali cumar uguyaraan ilaa jiilka 3xaad

4. In lasameeyo Bank Account + EVC Number

5. Dhalinyarada kuwan shaqeynin bishi waa ineey dhibaan $1

6. Dhalinyarada kuwa shaqeeya bishi waa ineey dhiban ($1 - $5)

7. Kuwa jooga dalka dibadisa bishi waa ineey dhiban ($5 - $10)

8. Lacagtaan lagama dabo imaan karo, mana kaga gudmeyso kalmo sigaar ah lagaga rabay

9. Lacagtaan waxaa loo isticmalaa kulumada iyo is araga dhalinyarta muddo 3 saano ah

10. Mudadaas kadib ayaan katashaneynaa lacagta wixi kulamada dheeri ka ah

11. Waa in laqabtaa kulamo joogto ah 3dii biloodba mar uguyaraan

GOOBTA: ZEYTUUNI HOTEL - HOWLWADAAG Aminta 5:00PM - 7:00PM

SHAQO WACAN
MAHADSANIDIN

You might also like