You are on page 1of 2

QASAARAHA KADHASHAY HAKADKA SHAQADA 19/10/2021

TIRAD
Tix FAAFAAHIN H/Q QIIMAHA
A WADART
Jiigada iyo Alwaax farabadan aan dhisnay
marar kala duwan oo aan ugu talo galnay inaa
ku ilaalino shaqada maadabo eeysan shaqo
soconin sidaas awgeed ayaan ugu aqoonsanay
lacagta naga gashay dhismaha iyo qalabkaba
1.0 mid qasaaro nagu ah, taas ayaan nagu kaliftay LS 1.00 $ 8,000 $ 8,000
inaa soo gudbino oo aan lawadaagno Madaxda
dowlada Hoose oo ah Maal galiyaasha
shaqadaan dayac tirka ah ee XARUNTA
ILAALADA DEEGAANKA XAMAR IYO
DHALASHADA IYO SUGNAANTA.
Sidookale waxaa jira SHAMIINTO kuraagtay
keydka maadabo shaqadi hakad gashay, mesha
laga shaqeeynaayana eey tahay meel badda
udhaw taasoo kadhigan inusan qalabka
dhismuhu kudaahin karin banaanka.
2.0 Shamiintadadan ayaa ah gabi ahaanba mid aan LS 114.00 $ 8 $ 912
loo isticmaali karin dhismo walow tii wax
lagudhisay oo aan helin rinji eey ubahantahay
markale in lashamiinteeyo. Sidaa oowgeed
waxaan soo gudbinaynaa tiradaan shamiintada
ah oo qasaaro ku ah mashruuca.
Macjuunku wuxuu kamid yahay qalabka
dhismaha oo adkeeysiga aan ulaheyn cimilada
siiba meelaha hawada biyeesan eey
kubadantahaysidoo kala midka la isticmaalay
oo darbiyada marsan hadii uusan helin rinji
unaqda difaac waxaa markale lagama
maarmaan ah in dib loomariyo. sidaa
3.0 Nr 150.00 $ 21 $ 3,150
daraateeda ayaan usoo gudbinay tiradaan
macjuunka ah oo qasaaro ku ah mashruuca
siguud sigaar ahna waxaa gabi ahaanba kor
ukacay qiimaha badeecada dhismaha tasoo
kadhigeysa inaa markale shaqada lagu celiyo
eey ubahantahay dib u eegis lagusameeyo
badeecada qasaaraha kuyimid oo hakadku si
Rinjigu si lamid ah badeecada kor kuxusan
uma wanagana dib daah iyo hakad kuyimaada
shaqada sidookalana waxaa dhib iyo dhawaac
weyn ku ah biyaha cusbada leh waana sababta
keenta marwalba ineey dayactir joogta ah
ubaahdaan dhismaha badda udhaw Sidaa
daraadeed waxaan soo gudbinaynaa tiradaan
4.0 RINJIGA oo ubahan in markale dib loo soo Nr 20.00 $ 38 $ 760
iibiyo ayaado qiimhisuna uu sare ukacay taasoo
kadhigan ineeysan isbixin karin qarashki loogu
talagalay oo marki horaba ahaa qiimo hoose
maadaabo shaqadu ubaahneed in dagdag loo
qabto ayadoo latix galinaayo shaqada culus iyo
adeegyada muhimka ah ee xarunta kasocda
taasoo bulashada loogu adeegaayo.
Si lamid ah qalabka aan kor kuxusnay waxaa
gabi aahanba badal ubahan albaabada, maadabo
eey xaafisyo iyo xaruntaan bulsho badan loogu
5.0 Nr 69.00 $ 280 $ 19,320
adeego waxeey ubahantahay albaabo adag
waayo waxaa badan furista iyo xirista albaabka
iskana difaaci kara sameeynta badda.

WADARTA GUUD $ 32,142

Mudane Gadoomiye Waxaa Rajeyneynaa Inaa Naga Aqbashid Codsigeena Saree


kuxusan oo Ah Qarashaadka Qasaarihi Nasoo Gaaray Intii shaqadu Hakadka Kujirtay

Mohamed Ahmed Ibrahim

You might also like