You are on page 1of 2

Fahanka Naxdinta ama dhacdada lama filaanka

iyo Saamaynteeda Carruurta


Understanding Trauma and Its Effects on Children | Somali

200 University Ave. E waxbarashada bukaanka


St. Paul, MN 55101 SRI012-SO
651-291-2848
800-719-4040
(telefoon bilaa lacag ah)
www.gillettechildrens.org Naxdintu waa mid ka tan badata iyo dhacdo • Yalaalugo iyo matag
Ila soo xidhiidh aan la saadaalin karin ama khibrad taas • Dareen walbahaar leh
oo ku dhici karta ama soo dhex geli karta
Su’aalo Degdeg ah • Riyooyin naxdin leh
Ama cabashooyin daqiiqadaha ilmaha ee aan caadiga ahayn.
Telefoonka caafimaad • Dareenada in aanu cid ku xidhnayn
• Ilma kastaa si gaar ah ayuu u maareeyaa
ee Kalkaalinta • Dareen soo noqoshada dhacdada
651-229-3890 dareenka naxdinta. Sida carruurtu uga
jawaab celiyaan dareenka naxdinta • Dareenka ammaan daro
Su’aalo Kale
waxay ku xidhantahay da’dooda, heerka • Baqdino kedis ah
Oo ku saabsan
Daryeelkaaga kobocoosa, shakhsiyada iyo khibradaha • Heerka neefsiga oo kordha
hore.
Rugta bukaanka St. Paul:
Khadka Wicitaanka
• Baqdin xooga
Kalkaalisada • Carruurta qaar waxa ay leeyihiin jawaab • Cadaadiska dhiiga oo kordha
651-578-5000 celino dareen naxdinle ah isla markaaba
Bukaanada jooga Goobaha dhacdada ka dib. Kuwa kale waxay Ku caawinta in Carruurtu ay la
Kale:
leeyihiin jawaab celinaha wiigag ama bilo Tacaalaan
Kala xidhiidh lambarka
ka dib.
Kooxdaada daryeel Halkan waxa ah wax aad samaynayso iyo
caafimaad Gillette.
• Dhacdooyinka dareenada naxdinta leh waxyaabo aanad samaynayn.
Ballamo
651-290-8707
qaarkood waxay u dhammaadaan si Samee:
degdega, laakiin xusuustoodu waxay sii
• U dhegayso si taxadir leh.
raagi kartaa muddo dheer. Muuqaalada
qaarkood, codadka iyo urtu waxay
• Ogaysii in ay badbaado qabaan.
Muhiim ah in la kicinkaraa fikradaha. • U ogolow in ay muujiyaan dhammaan
ogaado caadifadooda.
Dhacdooyinka naxdinta leh • Carruurta qaar waxaa ku gaadha dhaawac • Ugu jawaab su’aalahooda si daacadnimo
waxay sababaan jawaab dareen naxdin leh dhacdo keliya. Kuwa
celino jidheed iyo nafeed. leh.
kale waxaa gaadha dhaawacyo dareened
si soo noqnoqota.
• La qaado wakhti dheeraada iyaga.
• Laabta ku qabo, si ogolaansho leh.
• Carruurtu inta badan waxay ka fekeraan • Taageer iyaga, xataa marka jawigooda
in dhacdo dareen oo naxdin leh ay mar
dareen uu xunyahay.
labbaad dhici doonto; Way ku adkaan
kartaa inta badan in ay rumaystaan in
• Ku dhiiri geli in ay ciyaaraan.
aanay soo noqon doonin. • Ku ilaali hab caadi ah oo joogta ah.
• U ogolow in ay yeeshaan waxooga wakhti
Jawaab celinaha Guud gaar ah.
Buugaag, DVD-yo iyo
Dareenada naxdinta le waxay sababaan • Sii ikhtiyaaro, mar kastoo ay suuragal
kabadan tahay.
Raadi qalabka ku saabsan
jawaab celino jidheed iyo nafeed. Tusaale
Naafada, xaaladaha caafimaad
ahaan, carruurta waxaa ku dhici kara: • Degenow markaad ag joogta.
Iyo taageerada daryeel bixiyaha. • Dhibaato hurdadda ah
Khayraadada caafimaad iyo • Nafsada cunidda cuntada oo lunta Socda bogga xiga
Waxbarasho
dhismaha jaamacadda St. Paul, ee
u dhaw dabaqa afaraad skyway
651-229-3938 Macluumaadkan waxa loo isticmaalayaa ujeeddooyin waxbarasho oo kaliya. Looguma talogalin in lagu beddelo talada bixiyayaashaada daryeel caafimaad.
hre@gillettechildrens.com Haddii aad qabto wax su’aalo ah, la hadal dhakhtarkaaga ama ciddii kale ee kooxda daryeelka caafimaadkaaga.
5/1/14
• Laga reebo dib ugu noqshada xaaladii hore ( dib u Su’aalo?
noqonaya) dhaqanka iyo xirfadda. (Tusaale ahaan, Si aad wax badan uga barato ikhtiyaarada daawaynta
waxaa ku dhici kara shilal xaga musqusha ah.) goobta Gillette ee bukaan jiifka ay soo martay dareenka
• U ogolow in ay dib uga sheekeeyaan dareenkooda naxdinta lihi, kala xidhiidh Adeegyada Qoyska iyo
naxdinta leh. Carruurta 651-229-3855.
• Wakhti sii ay ku daweeyaan dhaawacyadooda jidheed
iyo caadifadeed.
• Xusuuso “ugu horaynaha” iyo sanad guurooyinka
(tusaale ahaan, fasaxa u horeeya ka dib dareenka
naxdinta leh).
• Si aad naftaada u daryeesho.
Ha samayn:
• In aad carruurta ku khasabto in ay hadlaan.
• Yaree oo fududee dareenkooda.
• Isbedel wayn samayso marka ay la qabsanayaan.
• In aad beesn u sheegto.
• In aad u bandhigto carruurta sawiro dagaal ama
filimo, ama wax xuusiya dareenka naxdinta leh.
• In aad u ogolaatid carruurta in ay dhaawacaan
naftooda ama kuwa kale.
• Aad ku cambaarayso carruurta in ay sababeen
dhacdada dareenka naxdinta leh.
• In aad iska dhega mariso walaacooda ama
dareenkooda.

Macluumaadkan waxa loo isticmaalayaa ujeeddooyin waxbarasho oo kaliya. Looguma talogalin in lagu beddelo talada bixiyayaashaada daryeel caafimaad.
Haddii aad qabto wax su’aalo ah, la hadal dhakhtarkaaga ama ciddii kale ee kooxda daryeelka caafimaadkaaga.

Fahanka Naxdinta ama dhacdada lama filaanka iyo 5/1/14


Saamaynteeda Carruurta SRI012-SO BOG 2

You might also like