You are on page 1of 2

Wadajir group profile

WADAJIR GROUP
Introduction
Wadajir group waa group la aasaasayama la sameyay 7july2019 malin axada
galabnimo groupka markii la arkay bahiyo badan oo kajira tolka walalaha ah
markii la arkay iskuxidhnan la aanbaxad wayn oo jirta tolka dhexdiisa hadaba
fikirkan wadajir siduu kuimiday ayaa kenay ama ya ka danbeyay fikirkan salinka
ah ee manta tolkoodhan wada anfacay waa fikrad fayow oo katimiday ISMACIL
NUUX BARKHADLE kadib markii uu ka imid qurbaha ee uu arkay iskuxidhnan
la anta tolka waxuu kulano gaargaara la galay tolka kala jooga borama dila iyo
hargaysa si uu iskugu keeno tolka uu na ugadhigo mid iskuxidhan midna ah hadaba
fikirkan ismacil waxa uu kadhexshegay malintii shirkii borama oo sacado badan
qaatay in la aasaaso groupkan wuxuuna hawshaa u xilsaray ama uumasuul uga
dhigay ABDIAZIZ AHMED HASSAN oo ah wiildhalinyaro ah oo jooga borama
waana shaqsiga halmeela iskugu keenay tolwaynaha intaaleeg waana wiilka hada
kamasuulka ah groupka hadaba groupka waxa wakhti badan galiyay ismacil nuux
oo hada ah gudomiyaha groupka ismacil waashaqsi kusifobay wax qabad iyo
caawinta tirobeelka ah ee tolkii.
Hadaba markii la sameyay groupka hadana waxaa lays waydiyay sidii loo dhaqajin
laha groupka waxaa lays waydiyay sidii Hogan luugu samaynlaha groupka waxa
laysku afgartay in lasameyo gudomiye gudomiye kuxigen xoghaye iyo khasnaji
dadki groupka waxay isku afgarten in loo codeyo xubnaha groupka masuliyadiisa
qaadaya codayn dheer ka dib iyo waxaa ladoortay11 july 2019 malin khamiisa
xubnahan hoos ku qoran .
1. ISMACIL NUUX BARKHADLE (gudomiyha groupka )
2. Fadumo samale (gudomiye kuxigen )
3. Mohamed abdilahi mohamudt ani (xoghaye )
4. Mohamed sacid xasan saxaf (khasnaji)

Xubnahas waxaa loo dooratay masuuliyinta groupka wadajir waana xubo aad u
firfircoon aqoona iyo kartina ay ku ogyihiin tolku kalsooni dherada ay ku qaban
tulku sidii ay wax ugu qaban lahayen.

1
Wadajir group profile

Objective
 In la sameeyo sanduuq dhaqale oo la wada leeyahay qoskasta oo belwayta
kamida lagu wajibiyo qaadhan
 Wax kaqabashda bahiyaha aasaasiga ah ee dhaman degan dhulka an dagno
 Caawinta bulshada danyarta ah ee ku dhaqan dhaman deganada aynu dagno
 In la sameeyo akoon gaara oo lagu shubidoono qaadhanka wadajir group
 Sidii tolka layskugukeeni lahaa loogana dhigi lahaa mid

Mission
 In wax laga qabto dhaman bahiyaha bulshada ee aasaasiga ah
 In groupka iskukeeno dhaman tolka qoskasta ama famalikasta meelkastu
uu joogo
 In bulshada dhexdada ay iska uruuriso qadhan siloogu qabto bahida
bulshada
 In ay is bartan tolku meelwalba uu joogo dal iyo dibadba
 In dhalinyarada tolka aqoontoda kor loo qaado

Vision
 in tolku iskufilnasho gaadho lanadaboolo bahida tolka
 in groupku loo badalo hayad khayriaya wadajir foundation
 in deeganada tolka lagafuliyo dhakhtar wayn
 in dhalinta tolku mustaqbal fiican helan

You might also like