You are on page 1of 2

ARAGTI GANACSI

FARMASHIYE 24/7 SHAQEEYA


WHY FARMASHIYE?
Dhuusamareeb waa caasimadda maamulka galmudug magaalo leh population
tiro dhexaad ah marwalbana uu kusocdo kritaan hadana aan laheyn farmashiye
furan wixii ka danbeeya 10pm habeenimo.
Marka lagareebo isbitaalada magaaladda majiro farmashiye furan ama aad
heleysid xiliga dhanbe ee habeenkii guddaha dhuusamareeb waana muhiim
marwalba in loo adeego muwaadiniinta maadaama xiliwalba loo baahankaro
daawo.
WAXYAABAHA LOOGA BAAHANYAHAY FARMASHIYAHA
ADEEG SHEEY LOO BAAHANYHAY
Emergency room Hal sariir
Delivery room Labo sariiraha islamaha lagu umuliyo
Surgery theatre Qalabka qaliinka, nalka qaliinka iyo hal sariir
pharmacy Daawo, marfish, miis, kursi iyoqalabkale
sheybaar Qalabka sheybaarka
SHAQAALE TIRO
Nurses 3 qof
Sheybaar 1 qof
Dhaqtar 1 qof
Farmashiiste 1 qof

QIYAASAHA QARASHAADKA LAGU FURIKARO $15000


SHEYGA QARASHKA LA QIYAASAAYO
Sariiraha $
qalabka qaliinka $
daawadda farmashiga $
marfishka iyo misaska iyo kuraas $
qalabka sheybaarka $
dharka shaqada $
joodariyaasha iyo maryaha lagu goglo $
Dhikooreeshinka goobta $
computer altrasound $

Xusuusin: lacagtaan waa qiyaas maahan lambarka saxda ah waaka badan kartaana waana ka
yaraankartaa!.
ADEEGYADA FARMASHIGA IYO SAACADHA SHAQADDA
ADEEGA SAACADAHA SHAQADDA
baaris iyo daaweyn 12/7
Farmashiiye 24/7
Umulin 24/7
xalladaha dagdaga ah 24/7
qaliimada fudud iyo dhayida dhaawacyada 24/7

QIYAASAADKA FAAIDADA BILLAHA AH


- Hadii farmasigaan oo maalgalintiisa koowaad aheed $15000 oo tusaale
bisha koowaad la sameeyo sales 30% lacagtii hore ee lagu bilaabay oo u
dhiganta $15000*0.3=$4500.
TUSAALE
Kubaxay Qarashka
Kiradda meesha bishii $600
Mushaarka shaqaalaha Celcelis ahaan 6*350=$2100
Korantada iyo biyaha iyo canshuur $350
Dalabka dawadda bishii $1000
Dalab Qalab cusub $200
Dhigaal bishii $250

You might also like