You are on page 1of 5

01

Hello, are you new here? I’ve not seen you before.
Iska waran, Miyaad ku cusub tahay halkan, hore
kuuma arag.

Yes I’m a new student. I just arrived yesterday.


Haa, arday cusub ayaan ahay. Shalay ayaan imi.

I’m Lucy, it’s nice to meet you.


Magacaygu waa Lucy, Barasho wanaagsan

My name is Zaki. What are you doing here?


Magacaygu waa Zaki, Maxaad halkan ka qabanaysa?
I am studying.
Waxbaan Baranayaa.
Have you met anyone else yet?
Cidkale mala kulantay?

No, Just my teacher.


Maya, Macalinkayga kaliya.

Do you want to come and have some coffee with me?


Ma donaysa inaad i raacdo Kafee aan soo wada cabnee?

That would be great, thank you.


Waa si fiican, Mahadsanid.
Where do you come from?
Halkee ka timi?

I’m from Thailand. I think it is very cold in the UK.


Waxaan ka imi Taylaan.
Waxaan filaya in UK qabawtahay.

Yes it is cold but the weather will get


warmer in the summer.
Haa, Waa qabow laakiin kulayl ayay noqon
doonta wakhtiga kaliisha.

That would be great.


Waa si wanaagsan.

You might also like