You are on page 1of 5

SOMALI CLASS

1 First Stage

Interviewer: Welcome to ABC company, David. I am Tom.


Warayste: Kusoo dhowow shirkada ABC, David. Magacaygu waa Tom.
Interviewee: Hello, it's nice to meet you.
La warayste: Iska waran, waan ku faraxsanahay la kulankaaga.
Interviewer: Nice to meet you too, how are you doing today?
Warayste: Sidoo kale, Sidee tahay maanta?
Interviewee: I am doing well, and yourself?
La warayste: Waan fiicanahay, adigu iska waran?
2 2nd Stage

Interviewer: Great, thanks. I hope we didn't keep you waiting for long?
Warayste: Aad ban u wanagsanahay, waxaan rajaynayaa in aanan in badan i raagsan?

Interviewee: No, I had the chance to talk to one of your engineers while waiting.
La warayste: Maya, waxan fursad u helay in aan la sheekaysto midka ka mid ah injineeradiina.

Interviewer: That's good. David, shall we start?


Warayste: Waa si fiican, ma bilaaban karnaa?
2 2nd Stage

Interviewee: My final school project was actually developing a mobile application.


La warayste: Mashruucaygii iskuulke ugu danbeeyay ayaa ahaa samaynta ablikayshan mobeel.

Interviewer: That's good to hear, which school did you graduate from?
Warayste: Waa si wanaagsan, iskuulke kaso baxday?

Interviewee: I was a student at DEF University, and I graduated with a bachelor degree in computer science.
La warayste: Waxaan arday ka ahaa jaamacada DEF, waxaanan ka qalin jabiyay kuliyada cilmiga koombayuutarada.
2 2nd Stage

Interviewer: David, It is nice to meet you. I can tell that you are a good candidate. Expect to hear from us within a week.
Warayste: David, barasho wanaagsan, waxaad tahay tartame wanaagsan. Naga war sug isbuuc gudihii.

Interviewee: Nice meeting you too. Thank you for your time.
La warayste: Barasho wanaagsan sidoo kale. Waad ku mahadsantahay wakhtigaaga.

Interviewer: Thank you for coming.


Warayste: Waad ku mahadsantahay imaatinkaaga.

You might also like