You are on page 1of 2

Qorshaha ramadaankii insha allah

1. Inaa quraanka dajiyo 2mar insha allah

2. Inaa madooyinka sifiican udiyaariyaa waliba qaab kulaabadho laheeyninsha allah

3. Inaa kitabada waqtiyo xadidan iska aqristaa iyo buagag faaido leh insha allah

4. Inaa afurka on time kudiyaariyaa

5. Inaa saxaruurta inteey dabka saranthy quraan aqristaa insha alllahiyo salatul leyl

6. Inaa hoowsha guruga wada qabto madama aan ahay hooyada 2aad ee gurigaabaayo iska dhig naag
weyn karti badan ka adkaaw guriga hoowshiisa iyo wax walbo inaa ogaatid ciyaalka inaa koontarooshid
jadwalka quraanka inaa kudhaqdid inaa lasaxibtid oo wax kasto unoqotid hooyo laabaad inaa tahay

dareemaan midkii wax haleeyo hadaa kuqeyliso xitaa raali gali insha allah waana kujeclahay abaayo

✍️ramadaan mubarak abaayo

♡♡‫♡♡رمضان مبارك سهر‬

Jadwalka aan rabo inaa quraanka kudajiyo insha allh

Malintii 2jus quraanka ama 3jus insha allh

1. Isniin ::‫ سورة الفا تحه‬ilaa ‫كل الطعام‬


2. Talaado::‫ كل الطعام‬ilaa ‫لتجدن اشدالناس‬
3. Arbaco ::‫لتجدن اشدالناس‬ilaa ‫وعلمو أنما غنمتم‬
4. Khamiis ::‫ وعلمو أنماغنمتم‬ilaa ‫وما أبرى نفسي‬
5. Jimco ::‫ وما أبرى نفسي‬ilaa ‫قال ألم أقل لك‬
6. Sabti ::‫ قال ألم أقل لك‬ilaa ‫وقا ل الدين ال يرجون‬
7. Axad ::‫ وقا ل الدين ال يرجون‬ilaa ‫ومن يقنت منكن‬
8. Isniin ::‫ ومن يقنت منكن‬ilaa ‫إليه يرد علم الساعة‬
9. Talaado ::‫ إليه يرد علم الساعة‬ilaa ‫قد سمع هللا قول اللتي‬
10. Arbaco ::‫ قد سمع هللا قول اللتي‬ilaa ‫عم يتسا ءلون‬

10ka maalin ugu horeeyo ramadaan insha allh

Malintii 2jus quraanka ama 3jus insha allh

1. Khamiis ::‫ سورة الفا تحه‬ilaa ‫كل الطعام‬


2. Jimco::‫ كل الطعام‬ilaa ‫لتجدن اشدالناس‬
‫‪3.‬‬ ‫وعلمو أنما غنمتم ‪ilaa‬لتجدن اشدالناس‪Sabti ::‬‬
‫‪4.‬‬ ‫وما أبرى نفسي ‪ ilaa‬وعلمو أنماغنمتم‪Axad ::‬‬
‫‪5.‬‬ ‫قال ألم أقل لك ‪ ilaa‬وما أبرى نفسي‪Isniin ::‬‬
‫‪6.‬‬ ‫وقا ل الدين ال يرجون ‪ ilaa‬قال ألم أقل لك‪Talaado ::‬‬
‫‪7.‬‬ ‫ومن يقنت منكن ‪ ilaa‬وقا ل الدين ال يرجون‪Arbaco ::‬‬
‫‪8.‬‬ ‫إليه يرد علم الساعة ‪ ilaa‬ومن يقنت منكن‪Khamiis ::‬‬
‫‪9.‬‬ ‫قد سمع هللا قول اللتي ‪ ilaa‬إليه يرد علم الساعة‪Jimco ::‬‬
‫‪10.‬‬ ‫عم يتسا ءلون ‪ ilaa‬قد سمع هللا قول اللتي‪Sabti::‬‬

‫‪10ka dhexe ramadaan insha allh‬‬

‫‪Malintii 2jus quraanka ama 3jus insha allh‬‬

‫‪1.‬‬ ‫كل الطعام ‪ ilaa‬سورة الفا تحه‪Axad ::‬‬


‫‪1.‬‬ ‫لتجدن اشدالناس ‪ ilaa‬كل الطعام‪2. Isniin ::‬‬
‫‪2.‬‬ ‫وعلمو أنما غنمتم ‪ilaa‬لتجدن اشدالناس‪Talaado ::‬‬
‫‪3.‬‬ ‫وما أبرى نفسي ‪ ilaa‬وعلمو أنماغنمتم‪Arbaco ::‬‬
‫‪4.‬‬ ‫قال ألم أقل لك ‪ ilaa‬وما أبرى نفسي‪Khamiis ::‬‬
‫‪5.‬‬ ‫وقا ل الدين ال يرجون ‪ ilaa‬قال ألم أقل لك‪Jimco ::‬‬
‫‪6.‬‬ ‫ومن يقنت منكن ‪ ilaa‬وقا ل الدين ال يرجون‪Sabti ::‬‬
‫‪7.‬‬ ‫إليه يرد علم الساعة ‪ ilaa‬ومن يقنت منكن‪Axad ::‬‬
‫‪8.‬‬ ‫قد سمع هللا قول اللتي ‪ ilaa‬إليه يرد علم الساعة‪Isniin ::‬‬
‫‪9.‬‬ ‫عم يتسا ءلون ‪ ilaa‬قد سمع هللا قول اللتي‪10. Talaado ::‬‬

‫‪10. 10ka maalin ugu danbeeyso ramadaan insha allh‬‬

‫‪Allow qeyr iinogu dhameeyo kuwa kafaaideeysta allah inaga dhigo‬‬

‫‪Ciid mubarak oo hormaris ah‬‬

You might also like