You are on page 1of 2

Dirayska looga baahan yahay ARK Tindal Primary Academy laga bilaabo Siteembar 2012 Shaxda hoos ku qoran,

calaamadda * macnaheedu waa in shayyada loo baahan yahay in laga iibsado dukaanka iskuulka, calaamadda # macnaheedu waa in laga soo iibsan karo dukaanada ganacsi ee suuqa ku yaal kii aad doonto. Gabdho Dirayska guud Jaakad gareey ah oo leh goodi cagaar-buluug ah iyo astaanta iskuulka (Ardayda sannadaha 5 iyo 6 oo keliya) * Funaanad tolan oo qoorteedu tahay qaabka v oo cagaar-buluug ah: liidad gareey ah iyo astaan * Qoorxir Iskuul * Shaadh cad # Goono/goono gacmo leh ama surwaal gareey ah # Lugagashi/ ama sharabaado madow # Kabo madow oo cidhbahoodu gaaban yihiin (kabo isboorti maaha) # Toob cagaar-buluug/cagaar ah (Xagaaga oo keliya) # PE Kit Kabo isboorti oo madow ama cadaan ah (aan ahayn kabo faashin ah) # Garan qoor leh oo cad oo leh astaanta iskuulka * Dabagaab madow # Surwaal isboorti oo dheer oo gareey ah # Jaakad isboorti oo gareey ah # Wiilal Dirayska guud Jaakad gareey ah oo leh goodi cagaarbuluug ah iyo astaanta iskuulka (Ardayda sannadaha 5 iyo 6 oo keliya) * Funaanad tolan oo qoorteedu tahay qaabka v oo cagaar-buluug ah: liidad gareey ah iyo astaan * Qoorxir Iskuul * Shaadh cad # Surwaal gareey ah # Sharabaado madow # Babo madow (kabo isboorti maaha) # Qiime 30 10 3.80

PE Kit Kabo isboorti oo madow ama cadaan ah (aan ahayn kabo faashin ah) # Garan qoor leh oo cad oo leh astaanta iskuulka * Dabagaab madow # Surwaal isboorti oo dheer oo gareey ah # Jaakad isboorti oo gareey ah # Boorsada iskuulka Boorso buugaag oo leh astaanta iskuulka * Booso PE oo xadhko lagu xidho leh oo leh astaanta iskuulka *

5.95

3.80 3.25

Boorsada iskuulka Boorso buugaag oo leh astaanta iskuulka * Booso PE oo xadhko lagu xidho leh oo leh astaanta iskuulka * Ardayda Xanaanada Jaakad isboorti oo cagaar-buluug ah oo leh astaanta iskuulka* Surwaal isboorti oo dheer oo cagaar-buluug ah * Dharka banaanka Koodh dibadda loo xidho oo ah madow saafi ah # Aan maqaar ahayn, jaakaddo demis ah ama kuwo madax la gashado leh lama ogola Koofiyaddo, maryaha qoorta lagu qaato iyo galoofyadu waa inay noqdaan madow saafi ah #

6.95 6.95

Timo, madaxgashi iyo waxyaalo la qaato Timuhu waa inay ahaadaan midab dabiici ah iyo qaab munaasibb ah. Lama ogo, la layman loo sameeyo, dhinacyada oo la xiiro inta dhexena la dheereeyo, qaabayn xad-dhaaf ah ama nashaqaddayn timaha iyo suuniyaha. Ardayda waa loo ogol yahay inay madaxooda u daboolaan sababo diineed ama dhaqameed, waa inay ku daboolaan midab la socda ka direyska (gareey/cadaan/cagaarbuluug)

Gabdhaha: Dalool dhegood: hal dhego nadh ah oo dhegtiiba mid ah keliya Laastiig timoxidh/caag timo qabad oo midabka dirayska la socda (gareey/cadaan/cagaarbuluug) Lama ogola wax wejiga la mariyo, cidiyo been ah ama midab cidiyaha la mariyo.

You might also like