You are on page 1of 2

Waxaa jira daraasado badan oo laga sameeyay noocyada dabeecad ahaan ee bini’aanka iyo shakhsiyad

ahaantiisa., saamixid, fariidnimo, deeqsinimo, bakheelnimo iyo macangag. Sifooyika marka la sii guda
galo waxay ka yiraahdeen, shakhsiyaadka waxay u qeebsamaan,

Caqli ahaan mid bulshada kula dhaqma oo muuqaalkana eega.

1. Partnership-at-will: in this form, no stipulation is made as to when and how


the partnership will come to an end. In the absence of any specific
provision in partnership deed about the duration of the partnership, a
partner can pull out of the firm after giving certain number of days notice
to the firm withdrawing from the partnership or terminating the Deed of
Agreement.
2. Particular Partnership: this type specific a fixed period of time for
completion of a particular business ventures and after achieving the
objective or after expiry of stipulated period, it automatically becomes
dissolved.
3. Ordinary joint ventures: this in fact is a temporary partnership arrangement
between two or more persons to carry out a particular business venture.
After accomplishing the tasks, the joint venture comes to an end.

Caqli ahaan mid gooni u socod ah oo dhug badan.


Sifaadkisa waxaa ugu muhiimsan shakhsigaan,

 Waxa uu muhiimada siiyaa kalmadaha hadalka ah iyo oraahda


 Wa mid war gaaban hadalkiisa ilaaliya
 Waxa uu jecelyahay inuu dhageesto dadka kale in badan
 Waxa uu u janjeeraa warka la yiraado ee uu maqlo
 Waxa uu ka helaa kalinimo waxa uuna necebyahay buuqa shanqadha iyo fowdada
 Awood badan uma laha inuu xiriir badan sameeyo dadka isku xiro dadkana wax badan la
wadaago
 Waa mid ka fiirsi badan oo xisaab badan iskumana kalifo in uu horay shaqada u galo mana jecli
hal haleelka howled.
 Waxa uu ku fiican yahay wax barista khariirad u jeexid si daganaan ay ku jirto
 Waxa uu qabo si cad ayuu u sheegaa
 Caalmaka waxa uu arkaa hadalka markii uu cabirayo

Dareen haan mid fudud gooni u socod ahna.


Shakhsigana waxa uu leeyahay qaabkaan

 Waa hadal gaabanyahay


 Hadalkiisa waa mid mugleh wata dhawaq xoog leh
 Waxa uu dareemaa masuuliyada badan mabaadidana aad ayuu u dareema had iyo jeer Wuuna ku
shaqeeyaa.
 Waa mid xishood badan ka lab laabasho badan qofka ka soo horjeeda kama helo inay isku
dhacaan mana jecli dhiiranaanta shaqo cusub iyo so soscodka badan
 Waxa uu ka shakiyaa inuu wax qaban karo iyo suuragalnimada waxa uu rabo
 Ma jecli la xiriirka dadka hadii uu dhex joogaba waxa uu ka boodaa kalmad yar
 Waa uu qarsadaa laakiin waxay ka soo shaac baxdaa mar mar
 Waa mid u fiirsada dadka kale naqdin badan markuu kaligii yahay amaba uu la xiriiro dadka qaar
 Wax ma hogaamin karo muuqaal ahaan waxa uu egyahay mid la hogaamin karo laakin waa mid
adag oo amar diid ah

Bulsho la dareenle.

Shakhsiga waxa uu leeyahay sifaadkaan

 Waa mid dhaqdhaqaaq badan firfircoon


 Dareenkiisa waa uu is bedbedlaa kuma sugnaado hal shey
 Waa mid ku daran jaceelkiisa iyo nicidiisaba iyo wax naqdintiisaba
 Hogaaminta kuma haboona waxa uu ku wanaagsan yahay shaqo gaaban
 Jawiga dagan inuu kiciyo waa ku hagaagsan yahay waqti gaaban un
 Kuma guuleesto inuu dhiso xiriir ama cilaaqo waarta laakin dhisdeeda waa u sahlantahay
 Waa run badan yahay mana garanaayo wax maldihid
 Ma jeclo kalinimo howl kaligii loo diray.

You might also like