You are on page 1of 2

Erayo af Ingiriisi ah oo loogu talagaley

dadka ku hadla af- soomaaliga


English Terms for Somali-speaking Patients

Waxaan u baahanahay turjubaan. I need an interpreter.


I don’t understand what you’re
Ma fahmayo waxaad rabto inaad ii sheegto.
trying to tell me.
Iga daa sidaas. Don’t do that.
Jooji! Stop!
Ma i siin kartaa xanuun baabiyahaygii? May I have my pain medication?
Ma i siin kartaa daawadeydii hurdada? May I have my sleeping medication?
Xanuun miyaa? Will this hurt?

Aniga . . . I’m . . . Waxaan


I feel . . .
dareemayaa . . .
oon thirsty
dhib uncomfortable
gaajo hungry
wareer dizzy
xanuun in pain
cabsi anxious
labalabo nauseated
isku dardarsan confused
kuleyl hot
daal tired
qaboow cold
fiican fine
hurdo sleepy
continued (see socoto)

Waxaa loogu talogalay warbixin oo kaliya. Looguma talogalin inay beddesho talada daryeel biyahaaga caafimmaadka.
Xuquuqda qoraalkan 2008 waxaa leh Fairview Health Services. Xuquuqdan oo idil waa ay dhowran tahay. SMARTworks 520541so – 02/08.

Waxaan rabaa . . . I want . . .
in aan musqusha aado to go to the bathroom
in aan taleefan waco to make a phone call
is rogo to turn over
in taleefishanka shito to turn on the TV
fariisto to sit
istaago to stand
in sariirta jiifo to stay in bed
ka kaco sariirta to get out of bed
inaan qubeysto to have a bath

Waxaan u
I need . . .
baahanahay . . .
inaan arko dhakhtarka to see a doctor
in aan isticmaalo tuunji to use the bedpan
waxaan cabo something to drink
barkin a pillow
buste a blanket

Si usted es sordo o tiene dificultades para oír, por favor avísenos. Tenemos a su disposición servicios gratuitos
de intérpretes de lenguaje de señas (ASL y SEE), lectores de labios para inglés, teclados telefónicos,
amplificadores telefónicos, materiales para escribir mensajes y materiales impresos.

You might also like