You are on page 1of 3

AFSOMAALI TAARIIKH

JAMHUURIYADA SOMALILAND
DUGSIGA HOOSE/DHEXE SALAXLEY
IMTAXAANKA TEERAMKA 2AAD FASALKA 5:aad
NAME:___________________________________________

QEYBTA 1AAD:- ka jawaab waydiimahan

1. Yaa bilaabay hadalka dhex maray labada hablood?


2. Ardaygu,xagee ayuu ka yimi?
3. markuu helay tilmaanti guriga muxu dhurwaagi sameeyay?
4. maxa sababay in haweenaydii da,da ahayd bogsato?
5. maxaa uu waraabihii weydiiyey gabadhii yareyd?

QEYBTA 2AAD:- goobo,gali jawabta saxda ah

1. warfaa marki hore wuxu ahaaa

B) beeralay T) ganacsade j) saynisyahan x) b iyo t

2. sheekhu waxa uu maalintii hore dadka kawacdiyey

B) tuuganimada t) xumanta j) cayda x) danta

3. odayga iyo shaydaanku waxay dalxiis ku ahaayeen

B) lama degaan t) buuraley j) meel cidlo ah x) midna

QAYBTA 3AAD MAGACYADAN UBEDEL SIFOOYIN

1 OOHIN--------------

2 dherer---------------

3 daaal--------------

4 wanaag---------------

Diyarinta: c/fatax axmed qani


AFSOMAALI TAARIIKH

Diyarinta: c/fatax axmed qani


AFSOMAALI TAARIIKH

Diyarinta: c/fatax axmed qani

You might also like