You are on page 1of 1

CODSI AKOON FURASHO

KU: Premierbank Date: 20/03/2023

UJEEDDO: CODSI AKOON FURASHO


Anagoo ah milkiilayaasha KALSAN CONSTRUCTION, GENERAL
SERVICE AND LOGISTIC waxaan Premier bank si sharaf leh uga
codsaneynaa in la inoo furo akoon.
Waxaana diyaar u nahay inaan u hogaansano sharciyada bankiga.
Milkiilayaasha KALSAN CONSTRUCTION, GENERAL SERVICE AND
LOGISTIC:
1. Mohamed Tohow Abdi ___________________

2. Ali Ahmed Mohamed ___________________

3. Halimo Ahmed Adow ___________________

4. Maryan Umar Ali ___________________

5. Mahdi Musse Hasssan ____________________

FG. Akoonka waxaa si kali ah maamuli doona:

1. Mohamed Tohow Abdi ___________________

Waxaan idinka rajeyneynaynaa inaad naga aqbali doontaan codsigeenna insha Allah
Gudoomiyaha Kalsan Construction, General Service and Logisitic.

1. Mohamed Tohow Abdi ___________________

You might also like