You are on page 1of 3

Warbixin Af-soomali ah oo la xidhiidho shirkada Livegood

Diyaarintii: Xamse Cadare

Asc

Mudane /Marwo.

Waxan ku haya fursad cajiib ah oo aad ku samayn karto dhaqaale adiga oo aan ka
mashquulin shaqadada aad hada gacanta ku hayso hadii aad shaqso. hadii anad shaqayna
waxan sidoo kale ku haya fursad shaqo aad u fudud. Kuna samayn karto bilkasta lacag
gadhasa $2045.5 ama $16383. Waxayse kaaga baahantahay dhiiranan, Samir iyo dadal
joogta ah.

Hadii aad tahay arday waxbartayna kaba sii wanasgan waayo waxad awood u leedahay
inad ka mid noqoto hogaamiyaysha teamamka shaqaynaya ee u baahan in la caawiyo.
Waxaynu joogna saman Technology saamayn wayn ku leeyahay shaqa kasta oo la qabanayo
gaar ahaan gacasiga oo fursada ugu wayn ee qof heli karo hadii uu isla helo Mobile Smart
phone / Computer iyo Internet.

Sanadkii 2022 bishii December 15-keedi waxa la asaasay shirkad la yidha LIVEGOOD oo
ku taala maraykanka (USA) waxanay soo saarta badeecado u badan nafaqeeyayaal ama
Nutrition oo iskugu jira (Energy, Men’s health, Women’s Health, body cream, body
cleansing, anti-aging iyo weight management). Shirkadani waxa kale oo ay ku shaqaysa
qaabka loo yaqaano Network Marketing ama E-commerce.

Ujeedka shirkadu waa in dadku helan caafimad qab fiican iyo dhaqaale xoriyadeed oo
farxadgalinkara qofka dadaale ee sifiican u fahmana bilkasta iyo usbuuckasta ka samayn
karo dhaqaale.

Faa’iidooyinka qofku helayo.

1. Hadii qofka xubinta (membership) ah shirkadu iibsanayo badeecada shirkada wuxu


helaya qiime dhimis 75% ah oo alalabta company soo saaro taso hadii aad iibsato
aaad ka faa’iidi karto lacag fiican tusaale hadii qiimaha shaygu yahay 50$ shirkadu
waxay ka siinasa $25 iyo wax ka yar, waxnad ku iibin karta qiime ka badan inta
shirkadu siinaso taaso qofka fursad u siinasa inu macaash fiican ka sameeyo. Hadii
uu darajooyinka qaar gaadhana wuxuu helaya macaash 100%.
2. Waxad helasa fursad dhaqaale oo ad ku helaso ilaa 6 qaab oo kala duwan kuwaas oo
an hoos kugu sharaxi doono.
2.1. Fast star:- Waa Lacag usbuucle (weekly) soona dhacda maalinkasta oo
Khamiisa waxanad ka helasya dadka iska diwangaliya link-gaga lacagta ay
bixiyaan ee registration fee 50% ilaa laga gaadhayo 10 level iyadoo loo
eegayo hadba dadkasi level-ka ay joogan.

Diyaarintii Xamse Cadare Livegood Members Page 1


2.2. Matrix Commission:- waa lacag bile ah(Monthly) waxanay bilaabanta bisha
2ad ee qofku shirkada ku jiro. Matrix commission waxad ka helaysa (0.25%).
lacagta laga qaado dhamaan macaamiisha shirkada LIVEGOOD ee bixiya
lacagta kirada ah Hadii aad gaadho darajada ugu saraysa ee Diamond waxad
helasa bilkasta lacag dhan $16383.5
2.3. Matching bonus. Waa lacag bille ah (Monthly) oo aad helaso bisha 2aad
waxanad ka helasa dadka aad adigu diwaangalisay iyo dadka ay sii
diwangaliyaan ilaa laga gadhayo 5 fac ama 5 Generation
2.4. Retail Commission:- lacagtani waa lacag la xidhiidho iibkaga, tusaale hadii
aad tahay qof ku fiican iib-gaynta (Sales and Marketing) waxad awood u
yeelan doonta inad qiimaha badeecada shirkada 50% aad adigu heshid. hadii
dadka aad wax ka iibisay sii iibiyaana waxad heli doonta 10% ama 5% qiima
alaabta ay ku iibiyeen iyadoo lee eegayo hadba level-ka ay taaganyihiin.
2.5. Influencer Bonus. Lacagtani waa lacag ku xidhan hadba sida aad wax u
iibgayso oo 100% Company ku siinayo tusaale hadii aad 2500 iibiso wuxu
company ku siinaya 10% ka mid ah lacagtaas, hadii aad iibiso 5000 waxad
helasa 20%, hadii aad $10,000 iibiyo waxad helasa 30%, hadii aad iibiyo
$50,000 waxad helasa %100 lacag iskugu jirta commission iyo faa’iidadii
iibka shirkada.
2.6. Diamond bonus:- lacagtani waa lacag bile (Monthly) ah oo aad helaso
markad gaadho darajada u saraya ee la yidha Diamond (level 6) Company
LiveGood wuxu ku siinaya 2% ka mid ah iibka guud ee shirkada, dadka bixya
kiroyinka shirkada Livegood iyo dadka iska diwangaliya shirkada. Taasno
noqonasa $16383.5
3. Free website Waxad helsa 3 website oo ka caawinaya inad ku xayasiiso alaabta aad
iibinaso iyo system ku cawinaya inad gaadho dad tiro badan waxana ka mid ah link-
ga ad dadka ku diwangalinso mid la mid ah oo aad adigu leedahay.
4. Free delivery to others :- Shirada livegood waxay ku fududaynasa in cidii alaabtas
ka dalbata haleeda shirkadu ugu gayso adiga oo aan marin waxa dhib ah, kharashna
kaga bixin adeega delivery-ga waxana kafalaqaadasa shirkad meelkasta oo ay tahay
marka laga yimamado hadii ay jiraan wadamo aan amini ahan sharcigu u ogolayn.
5. Training and education:- Waxad helasa tobobaro joogta ah oo aad kala soconaso
website shirkada livegood kuwaso ku baxa hab fogaan arag ah (ZOOM).

QAABKA AAD UGA MID NOQON KARTO LIVEGOOD

1. Waa in aad hesha qof ku haga kuguna cawiya fahanka nidamka shirkada iyo qabka
aad ula soconkarto waxkasta oo update ah ama macluumad ah
2. Waa inaad bixisa lacagta ka mid noqshada shirkada livegood oo ah $53 (lacagtasi
waxay u kala baxasa $40, waa lacagta diwaangalinta, $10 waa kirada account-kaaga
oo bil walba aad ku active garaynaso 10-kaas dollar)

Diyaarintii Xamse Cadare Livegood Members Page 2


3. Marka lagu diwangaliyo ee aad hesho account waxad awood u leedahay inad dhisto
team si aad u gaadho dhaman level-ka kaa duwan ee laga gaadho Comapy livegood
kuwaas oo kaa ah sidan
3.1. Unranked: Waa Marka Kaliga Aad Account Leedahay Ee Aanad Cidna Qorin
3.2. Bronze : Waa Marka 2 Qof Ka Farcamaan ama ad diwangaliso
3.3. Silver : Waa Marka 10 Qof Ka Farcamaan ama ad diwangaliso
3.4. Gold : Waa Marka 20 Qof Ka Farcamaan ama ad diwangaliso
3.5. Platinum : Waa Marka 500 Qof Ka Farcamaan ama ad diwangaliso
3.6. Diamond: Waa Marka 2,500 Qof Ka Farcamaan ama ad diwangaliso

Diyaarintii Xamse Cadare Livegood Members Page 3

You might also like