You are on page 1of 0

Studiematerial 1

FRORD
Den hr svensk somaliska tolkordlistan ver juridiska termer r utarbetad av somaliska
tolkar p sa folkhgskola. Tidigare professorn i juridik vid Mogadishus universitet Omar
Addo har varit till ovrderlig hjlp vid arbetet med ordlistan. Han har bl.a. granskat och
korrekturlst den.

De ord som upptas i ordlistan ska ses som rekommendationer p lmpliga uttryck frn den
grupp som tagit fram orden. Det innebr att det kan finnas andra stt att uttrycka sig som
kan vara acceptabla i sitt sammanhang. Ordlistan r drfr inte en fastslagen norm fr vad
som r rtt eller fel. Ett sprks ordfrrd och termer utvecklas stndigt och den hr ordlistan
r ett instrument i arbetet med att utveckla somaliska ord fr svenska freteelser.


Fr synpunkter och kommentarer kontakta:
- Abdi Farah Mobil: 070-435 64 01 Email: a.farahabdi@telia.com
- Dahir Matan Mobil: 070-487 48 24 Email: dahir_matan@hotmail.com
- Madina Osman Mobil: 070-441 68 72 Email: madinaosman2hotmail.com

JURIDIK FR TOLKAR (upplaga 4:1) ORDLISTA
A
Accept aqbal, oggolaansho
Acceptera aqbalid, oggolaan
Acceptfrist muddo heshiis ka fiirsasho
Adoptant korsade, soo korsade
Adoption korsahsho
Adoptionsfrhllande xiriirka korsashada (xiriirka waalidnimo ee ka dhaxeeya korsada iyo
la korsadaha)
Adoptivbarn carruur/ilmo la korsado
Advokat garyaqaan, qareen, looyar, abukaate
Akt gal, malaf, fayl
Aktie saami
Aktiebolag shirkad saamiley ah
Allemansrtt xeerka sinnaanta adeegsiga dhul, xaq (guud) ku isticmaalid dhul
Allmn straffrtt xeerka ciqaabta guud
Allmn skerhetskontroll sugidda/koontaroolka ammaanka guud
Allmn tolk turjubaan guud
Allmnfarlig vrdslshet qatar guud, taxaddar laaan darteed
Allmnfarlig delggelse sababid/soojiidid musiibo guud
Allmnhetens pressombudsman wakiilka warbaahinta (saxaafadda) dadweynaha
Allmnna arvsfonden sanduuqa dhaxalka guud
Allmnna reklamationsnmnden hayadda xallinta qilaafka wax kala iibsiga
Allmnprevention ku cibro-qaadasho,ku waano qaadasho
Allmnt tal eedayn guud, dacwo guud
Alternativstraff ciqaab beddeli karta
Anbud beec soo bandhigid, baayacsiin, oferto
Anhlla, Anhllande hayn, sii hayn
Anlggningsarrende dhul kiro ah oo looga faaiideysan karo hab kasta aan mid bereed
ahaay
Anstiftan ku dhiirriggelin (fal dambi)
Arbetsdomstolen maxkamadda shaqada
Arbetsmiljbrott dambi ka dhan ah beyadda shaqada
Arrende heshiis kiro dhul
Arrendenmnd guddiga kireynta hantida maguurtada ah
Arv dhaxal
Arvinge dhaxle
Arvltare la dhaxle, dhaxal reebe
Arvskifte dhaxal qaybin
Arvslott saami dhaxal, qayb dhaxal
Arvsordning habka/nidaamka dhaxalka, kala mudnaanshaha dhaxalka
Arvsrtt xaq dhaxal
Studiematerial 2
Arvtagare dhaxal qaate
Associationer ururro, isbahaysi
Avgift khidmo, ujro, fii
Avkastning macaash, faaiido
Avstende frn arv dhaxal ka tanaasulid
Avtal heshiis
Avvisa diidid, qaadicid
Avvisning dal kacelin, diidmo dalgelid

B
Barnombudsmannen wakiilka carruurta (wakiilka ilaalinta xuquuqda carruurta)
Barnpornografibrott dambiga bornograafiga carruurta (masawiridda cawro carruur)
Basbeloppsregel nidaamka dahkliga gundhigga ah
Bedrgeri khayaano, sir, mardabo
Bedrgligt beteende khayaano fudud
Behrighetsmissbruk ku takrifalid awood
Belastningsregister diiwaanka kaydinta dambiilayaasha, diiwaanka dambiyada
Bendning cafis gaar ah
Besittningsskydd xaq degganaansho
Beslag gacan ku dhigid, qabasho, alaab ka qaadis
Beslut goaan, qaraar
Bestickning laaluushid
Bestrida diidid, kasoo horjeeda, liddi ku ah
Betnkande ka warbixin (fikrad); qoraal
Betnketid muddo ka fiirsasho, waqtiga kasoo fekiridda
Bevisbrda masuuliyad caddayn, culayska caddaynta
Bevisfrvanskning wax ka beddelid caddayn
Bevismaterial waxyaalaha caddaynta, qalabka caddaynta
Bevistema gunta caddaynta, saldhigga caddaynta, dulucda caddaynta
Bevisuppgift macluumaadka caddaynta
Bodelning qaybin agab/qalab guri
Bodelning under ktenskapet qaybin qalab guri inta la isqabo
Bodelningsfrrttare maamulaha agab kala qaybinta
Bokfringsbrott dambiga diiwaangelinta xisaab haynta
Bokstavstolkning sharciga oo loo tarjumo sida uu u qoranyahay xarafahaan
Bolagsverket hayadda shirkadaha
Bostad och bohag guri iyo agab
Bostadsarrende heshiis kiro deegaan
Bostadsrtt xaquuq lahaansho qayb guri; guryaha laiibsado
Bouppteckning dhaxal koob (diiwaan gelinta hantida iyo qaanta marxuumka)
Boutredning baaritaan dhaxal
Boutredningsman dhaxal baare (baare hanti laga geeriyooday)
Bristfllig miljinformation warbixinta/macluumaadka beyadda ee dhantaalan
Brott mot allmnheten dambi lid ku ah/ka dhan ah dadweynaha
Brott mot griftefrid dambi kagalka meytida ama xabaalaha
Brott mot medborgerlig frihet dambi ka dhan ah xorriyadda muwaadinka
Brott mot person dambi qof laga galo, dambi shakhsi loo geysto
Brott mot rsthemlighet jabinta sirta codbixinta, dambiga sirta codbixinta
Brott mot staten dambi ka dhan ah qaranka
Brott mot tystnadsplikt jabinta waajibka sir xajinta
Brottml kiis fal dambi, dacwada ciqaabta
Brottsbeskrivning sharaxaad fal dambi, sifayn dambi
Brottsfrebyggande rdet guddiga ka hortagga dambiyada
Brottskadeersttning magdhaw/xaqmarin (dhawaac fal dambi keenay)
Brottskonkurrens mar wada qaadis dhawr dembi
Brottsoffer dhibane
Brottsofferfond kaydka/sanduuqa dhibbanyaasha
Brottsoffermyndigheten maamulka taageera dhibbanayaasha
Brottsrubricering tilmaamid dembi, magacayn dambi, meeleyn dambi
Brukande av ngot frfalskat isticmaal wax been abuur/foorjar ah
Brytande av post- och telehemlighet ku xadgudub sirta boostada iyo telefoonka
Bter eller fngelse ganaax ama xabsi/xarig
Studiematerial 3
C
Chefsklagare xeerilaaliye sare
Civilrtt xeerka madaniga
Culpa dayacaad, taxaddar laaan

D
Datainspektionen heyadda kormeerka iyo ilaalinta xogta shaqsiga iwm.
Dataintrng ku xadgudub xog-kaydsan
Delad vrdnad masuuliyad qaybsan, masuuliyad xannaano qaybsan, welinimo qaybsan
Direkt uppst ula kac, ubareerid, kas
Direktiv direktiif, faritaan rasmi ah
Direkttalan toos ugu dacwood soo saaraha
Diskrimineringsombudsmannen wakiilka qaabilsan cunsuriyaynta/takoorka
Dispositiv laga heshiin karo, laga xaajoon karo, xeerjajab
Distansavtal heshiis dhexmara laba dhinac aan wada joogin
Djurplgeri silcin xayawaan
Dobbleri khammaar sharci-darro ah
Dolda fel cillado daahsoon
Dolus bareer
Dom xukun, xukun maxkamadeed
Domare garsoore, xaakim, qaalli, garnaqe
Domared dhaarta garsooraha
Domarjv durid garsoore, garsoore dhinac xiga
Dominerande stllning heshiis aan loo sinneyn
Domsaga deegaanka/dhulka maxkamaddu ka garsoorto
Domskl sababaha xukunka
Domslut gunaanad xukun, goaan maxkamadeed
Domstolsverket hayadda maxkamadaha
Drp si kamma ah qof u dilid, dilid kamma ah
Drjsml dib u dhac, la daahid
Ddfrklaring caddayn dhimasho, xaqiijin dhimasho
Ddsbo dhaxal, qaanta iyo hantida marxuunka
Ddsboanmlan wargelin dhaxal

E
Effektiv rnta dulsaarka rasmiga ah
Efterarv dhaxal suge
Efterarvinge dhaxal suge
Efterforskning baaris, baadigoob
EG-domstolen axkamadda midowga yurub
Egenmktighet med barn xoog ku haysasho ilmo, awood ku haysi ilmo
Egenmktigt frfarande oog kula wareegid (ku haysasho) shay
EG-rtt xeerka midowga yurub (xeerka barwaaqasoorka yurub)
EGT argeyska rasmiga ah ee Midowga Yurub
Ekobrottsmyndigheten hayadda baarista dambiyada dhaqaalaha
Ekonomisk frening urur dhaqaaleed
Ekordet guddiga ka hortagga dambiyada dhaqaalaha
Elektronisk vervakning ku waardiyeen qalab elektaroonik, ku ilaalin aalad elektaronik
Enkelt bolag shirko fudud
Enskild egendom hanti gaar ah, hanti khaas ah
Enskild nringsidkare shirkad shaqsi
Enskilt ansprk sheegasho khaas ah, dalbasho shakhsi, qaansheegasho shakhsi
Eurodac nidaam farobaaris
Eurojust xubnaha xeerilaaliyayaasha yurub
Europabolag shirkad yuribiyan ah
Europeisk ekonomisk intressegruppering isbaheysiga danwadaagta dhaqaale ee Yurub
Europol booliiska midowga yurub
Expropriation la wareegid milkiyad/lahaansho dhul

F
Faderskap aabbannimo
Faderskapsbekrftelse 32 xaqiijinta/sugidda aabbannimada
Studiematerial 4
Faktisk villfarelse kula wareegid shay si aan nidaamka waafaqsanayn
Faktisk vrdnad xannaanada dhabta ah
Falsk angivelsemasabid, dacwo been abuur ah, been ku eedayn
Falsk tillvitelse/vrdsls tillvitelse eedayn been abuur ah
Falsklarm qayladhaan been ah, seenyaalo been ah
Obefogad angivelse masabid, dacwo been abuur ah, eedayn aan sal lahayn
Obefogat tal eedayn aan sal lahayn
Falskt tal eedayn been ah
Fast egendom hanti maguurto ah
Fastighetsbildning dhismo (dhisid dhismo)
Fastighetsdeklaration caddayn dhismo
Fastighetskp iibsasho dhismo
Fastighetsregister diiwaanka dhismaha
Fastighetsreglering dib u habayn dhismo
Fastighetsskatt canshuurta dhismaha
Fastighetstaxering qiimaynta canshuurta dhismaha
Fastighetstillbehr waxyaabaha (alaabaha) dhismaha raacsan
Fel i vara iin/cillad shay
Filial laan, waax, qayb
Fingeravtryck raadka faraha
Flygplatssabotage curyaamin gego dayaaradeed, sabotaash ayraboor
Flyktfara cabsi/baqdin baxsasho
Folkrtt xeerka ummadda
Forumregel xeer gole, xeerka goobta xaajada lagu gorfaynayo
Fotografering sawirid
Framkallande av fara fr annan abuurid xaalad dhibaatayn karta ruux kale
Franchising hab ganacsi
Fri frfogandertt xaq ku isticmaalid
Fria bevisvrderingens princip mabdaa madaxbannaanida garsooraha ee qaymeenta
caddeynta
Friande dom xukun siidayn ah
Fridskrnkning meelkadhac xasilooni, ku xadgudub xurriyad
Friskrivningsklausul qodobo ama shuruudo heshiis baabiiya
Frivrd laanta daryeelidda dambiileyaasha dibadjoogga ah
Frmjande av flykt gacan kusiin baxsi
Full gandertt xuquuq lahaansho buuxda, xuquuq lahaansho
Fullfljdhnvisning tusaalayn racfaan ka qaadasho
Fullmakt wakaalad, awood-buuxda siin
Fullmktig wakiil
Fyndfrseelse Haysasho hanti luntay, baadi qarsi/lunsi
Fysisk person shaksi, ruux, qof dabiici ah
Fllande dom xukun dambiilenimo
Frargelsevckande beteende akhlaaq xumo, fal dhaqan xumo
Fravtal om bodelning heshiis hordhac ah ee agab/qalab qaybin
Frbereda mlet diyaarin/darbid kiis
Frdrag heshiis caalami ah, heshiis dhexmara dowlado
Fretagsbot ganaax shirkad
Fretagskoncentration mideyn shirkado
Frfalskning av fast mrke been ka abuur astaan jirta
Frgripelse mot tjnsteman waxyeeleen sarkaal
Frgring dabargoynta/ciribtirka duunyada iyo daaqa
Frhr waraysi, suaalo weydiin
Frhrsberttelse xogwarran, ogaalwarran
Frhrsvittne marqaatiga waraysiga, goobjooge wareysi
Frklaringsmisstag marin habaabin aan ula kac ahayn
Frledande av ungdom marin-habaabin dhallinyaro
Frlikning heshiisiin, dhex-dhexaadin
Frlust av arv dhaxal waayid
Frmedlingskp iibsasho shirkad dallaal ka tahay
Frmyndare weliyul amar, masuul xannaano
Frmnstagarfrordnande mudnaan caymis wax ku helid
Frmgenhetsbrott dambi ka dhan ah hantida shakhsiga
Frmgenhetsskada waxyeelayn hanti
Studiematerial 5
Frnekande av underskrift saxiix dafirid/inkirid
Frolmpning meel kadhac, ihaano, muunojebis, aflagaaddo
Frordning xeer, nidaam
Frskingring unsasho, khiyaamo, ku takrifal
Frskott p arv hormarin dhaxal
Frsvrande av miljkontroll carqaladayn kontorool beyadeed
Frsvrande av skattekontroll carqaladaynta koontoroolka canshuurta
Frstts p fri fot dibad sii joogid, siideyn ku meel gaar ah
Frsk iskuday, iskuday fal dembi
Frtal aflagaaddo, caay
Frunderskning baaritaan, baaris dambi
Frunderskningsprotokoll warkii hore ee dacwada, horgaynta dacwada
Frvaltare maamule hanti, maamule hanti sakhsi
Frvaltarskap maamulidda
Frvaltningsdomstol maxkamadda maamulka
Frvaltningsrtt xeerka maamulka
Frvanskande av familjestllning ka beensheegid xaalad qoys
Frvanskning av urkund wax ka baddalid dokumenti
Frvar hayn, siihayn
Frverkande av egendom lawareegid hanti, gacan ku dhigid hanti
Frvrvstillstnd ruqso hantiyeed, ogolaansho iibsi

G
Gemensam vrdnad masuuliyad xannaano loo simanyahay/wadajir ah
Generell tolked dhaarta guud ee turjubaanka
Giftortt xaq u yeelasho hanti guur
Giftorttsgods agabka guurka
God bokfringssed asluubta diiwaangelinta xisaabta
God inkassosed anshaxwanaagga/asluubta qaan soo dhicinta
God man wakiilka dayarta, kalsooni laguqabe (waalid u dhigme), wakiil
God redovisningssed asluubta xisaabxirka
Godmanskap wakiilnimo, (noqoshada waalid u dhigme)
Gravationsbevis caddaynta xaaladda dhulka ama dhismaha/maguurtada
Gripande qabasho, soo xirid
Grundlag dastuur, tastuur, axdi
Gva mellan makar haddiyad isasiinta xaaska (oori iyo say)
Grningsbeskrivning faahfaahinta fal dambiyeedka
Grningsman dembiile, gayste fal dembi

H
Handelsbolag shirkad ganacsi
Handikappsombudsmannen wakiilka dadka dhantaalan/aan dhammayn
Handlggningsstadier hannaanka dacwada, heerarka dacwada
Hemfridsbrott ku xadgudub hoy
Hemfrsljningsavtal heshiiska hoy wax ku kala gadasho
Hemlig kameravervakning ku ilaalin kaamero si qarsoodi ah
Hemlig telefon avlyssning taleefan dhagaysi si sir ah, dhagaysi taleefan si qarsoodi ah
Hets mot folkgrupp nabcaysi/karaahiyaysi dad gaar ah
Hindersprvning baaritaanka wax ishortaagi kara guurka
Hovrtten maxkamadda racfaanka
Husrannsakan fatashaad guri, baaris guri
Huvudman wakiishe, xilsaarte
Hyra kiro, ijaar
Hyresavtal heshiiska kirada
Hyresnmnd maxkamadda guryaha, (guryaha kirada ah)
Hktning xabsi ku hayn
Hktningsframstllan soo bandhigga sababta xabsi ku haynta
Hktningsfrhandling dhagaysi dacwo xabsi ku hayn
Hleri iibsi/qarin alaab la soo xaday
Hlerifrseelse iibsi/qarin alaab la soo xaday aan qaymo badan ku fadhin
Hgfrrderi khayaano qaran
Hgsta domstolen maxkamadda sare
Studiematerial 6
I
Icke lagfarna domare garsoore dadweyne
Icke slutliga beslut goaan aan kama dambays ahayn
Ideell frening urur samafal
Ideell skada dhaawac aan muuqan, waxyeelayn aan la qiimayn karin
Indicium caddayn dadban
Indirekt uppst kamma ah, aan ulakac ahayn
Indispositiv aan laga heshiin karin, aan laga xaajoon karin, aan lagu xallin karin xeerjajab
Individualprevention ku cibro/waano qaadasho shakhsi ah
Inskrivning diiwaangelin
Inskrivningsdomare garsooraha diiwaangelinta hantida maguurtada ah
Inskrivningsmyndighet hayadda diiwaangelinta hantida maguurtada ah
Inteckning rahan, rahaamad
Internationell kammare golaha xeer ilaalinta caalamiga
Internationell privatrtt xeerka caalamiga ee gaarka ah
Internationell rtt xeerka caalamiga
Interpol boliiska caalamiga, interbool
Intrng i frvar jabinta xogta, ku xadgudbka xogta

J
Jordbruksarrende beer kireysi, kireysi dhulbeereed, doonfuul
Juridik qaanuun; barashada cilmiga/nidaamka sharciyada iyo fulintooda
Juridisk vrdnad masuuliyad waalidnimo, waalidnimo sharciyeesan
Justitiekanslern (JK) garyaqaanka guud ee dawladda
Justitieombudsmannen (JO) garyaqaanka guud ee baarlamaanka
Jmstlldhetsombudsmannen wakiilka sinnaanta, ilaaliyaha sinnaanta

K
Kammarrtt maxkamadda racfaanka/rafcaanka ee maamulka
Kammarklagare i xeerilaaliye gobol
Kapning av sj-/luftfartyg afduubka gaadiidka badda iyo hawada
Klagan ver domvila ashtako gef garsoor
Kollusionsfara cabsi baabiin raadka dambiga
Kommanditbolag shirkad ganacsi
Kommanditdelgare qayb ku leh shirkad ganacsi
Kommunal frkpsrtt mudnaansiinta degmada xaq dhulgadasho
Kommunalrtt xeer degmo
Komplementr maasuul shirkad ganacsi
Koncentrationsprincipen mabdaa israacinta caddaynta
Konfrontation iska horkeenid, tilmaamid, aqoonsi
Konkurrensavgift ganaaxa jebinta tartanka ganacsiga
Konkurrensverket heyadda ilaalinta tartanka ganacsiga
Konstitutionsutskottet guddiga dastuurka
Konsument macmiil, mustahlig
Konsumentavtal heshiiska macmiisha, heshiiska istahlaagga
Konsumentkp gadasho
Konsumentombudsmannen wakiilka macaamiisha/istihlaagga
Konsumentsekreterare xoghaynta macmiisha/istihlaagga
Konsumentskydd dhawridda/difaaca xaquuqda macmiisha/mustahliga
Konsumenttvist khilaafka macmisha/istihlaagga, muranka macmiisha/istihlaagga
Konsumentverket heyadda macmiisha/istihlaagga
Konsumentvgledning hagidda iyo latalinta macmiisha/mustahliga
Kontantpris qiimaha caddaanka-kaash
Kontradiktionsprincipen mabdaah inaan la xukumin qof aan la dhageysan
Kravmyndighet hayadda qaan soocelinta
Kreditbelopp dulsaarka amaahda
Kreditfordran amaahda iyo dulsaarka
Kreditgivare deyn bixiye, amaahiye
Kreditkostnad qarashka amaahda
Kreditkp amaah ku iibsasho
Kreditprvning baaritaan amaah u qalmid
Krigsanstiftan horseedid/abaabul dagaal
Studiematerial 7
Kriminalpolis booliska dembibaarista
Kriminalvrd daryeelka dembiilayaasha
Kriminalvrd i frihet daryeelidda dembiilayaasha dibadjooggaah
Kriminalvrdare daryeelaha dembiilayaasha
Kriminalvrdsmyndighet heyadda daryeelka dembiilayaasha
Kriminalvrdsnmnd guddiga daryeelka dembiilayaasha
Kriminalvrdsstyrelsen hoggaanka daryeelka dembiilayaasha
Kroppsbesiktning jirbaaris
Kroppsvisitation korbaaris
Kvarltenskap hantida marxuumku ka tagay, hantida dhaxalkaah
Kvarstad ka bennedid maamul hanti
Kvinnofridskrnkning meel kadhaca xurriyadda haweenka
Kpebrev warqadda caddaynta gadasho
Kpekontrakt heshiis gadasho, kunturaad, heshiis wax kala gadasho

L
Lagfaren domare garsoore sharciyaqaan ah
Lagfart diiwaangelinta hantida maguurtada ah
Lagfartsbevis caddeynta diiwaangelinta maguurtada
Lagkedjan habraaca sharciga
Laglott qayb dhaxal aan la duudsiinkarin ilmaha
Lagprvningsrtt mudnaansiin sharciga aasaasigaah
Lagrdet golaha caddaaladda
Lagstiftning qanuun dejin, sharci dejin, xeer dejin
Lagtolkning ka tarjumid sharci
Leasing kiro qalab ama hanti guurto ah
Legala arvsordningen nidaamka sida loo kala mudnaanyahay dhaxalka
Legalitetsprincipen mabda ku tiirsan/taageersan sharciga
Legatarie dardaaran ku dhaxle
Lekmannadomare garsoore dadweyn, garsoore aan sharciyaqaan ahayn
Lekmn garsooreyaal dadweyne
Likgiltighetsuppst si bareer ah u jebin sharci
Lottlggning dhaxal qaybin
Lgenhetsarrende dhul kiro ah aan beer ahaan loo isticmaali karin
Lnsnmnd guddiga gobolka
Lnsrtt maxkamadda maamulka ee gobolka
Lnsstyrelse hoggaanka gobolka
Ls egendom hanti guurto ah
Lsre alaab shakhsi

M
Makes arvrtt xaqa dhaxalka lamaanaha
Mannamn mot borgenr mudnaan kala-siinta qaan sheegtayaasha
Marknadsdomstolen maxkamadda suuqa ganacsiga
Marknadsrtt xeerka sayladda
Medborgarvittne marqaati dadweyne
Medge ogolaansho, waafaqid, yeelid
Medhjlp gacan siin, dambiile kalkaal
Medling dhexdhexaadin
Mened been maragfurid, been ku dhaarasho
Miljbrott dambiyada beyadda
Miljdomstol maxkamadda beyadda
Miljfarlig kemikaliehantering maaraynta maaddooyinka halista ku ah beyadda
Miljrtt xeerka beyadda
Missbruk av urkund isticmaalid dokumenti aadan lahayn
Misshandel jirdil, si xun ula dhaqmid
Misstankeregister diiwaanka tuhmanayaasha
Misstnkt la tuhme, tuhmane
Moderskap hooyonimo
Mord dil, qudh ka jaris, naf goyn
Mordbrand dabqabadsiin ulakac ah
Muntlighetsprincipen mabdaa hadal ku soo bandhigga dacwada
Studiematerial 8
Mutbrott dambiga laaluush qaadashada (laaluush qaate)
Myteri gadood
Mlsgande dhibbane
Mlsgandebitrde qareenka dhibbanaha
Mlsgandebrott eedeynta dhibbanaha soo oogay
Mnniskohandel ka ganacsi dad
Mnniskorov qafaalid dad, afduubid dad, labaxsi dad
Mrkesfrfalskning ka beenabuurid summad/calaamad

N
Narkotikabrott dambiga maandooriyaha/naarkootikada
Nationella insatsstyrkan xoogga/ciidanka gurmadka qaranka
Nedskrpning qashin ku qubid goobaha guud
Nyttjandertt xaqqa isticmaalka
Nd ka dhaafid/ka dhimid ciqaab
Nringsfrihet ganacsi xor ah, xurriyad ganacsi
Nrpolis booliska xaafadda
Nd xaalad adag, naflacaari
Ndtestamente dardaaran degdeg ah
Ndvrn isdifaac
Ndvrnsrtt xaq difaac
Njdfrklaring ku qanacsanaan xukun, oggolaansho xukun, aqbalid xukun

O
Oaktsamhet taxaddar laaan, foojignaandarro
Obehrig befattning med hemlig uppgift u kuurgal macluumaad sir ah
Ocker cammayn, is hoos gelis (macaash xad-dhaaf ah oo xaq darro ku salaysan)
Ockerpantning curaar xaddhaaf ah
Offentlig frsvarare qareen xafiiseed
Offentlig rtt xeerka guud (xeerka hayadaha dowladda)
Offentlig upphandling soo bandhigid tartan qandaraas
Offentlighetsprincipen mabdaa soo bandhigga (soo shaac bixinta/furnaanta)
Offentligt bitrde qareen guud, wakiil rasmi ah
Offert baayac, beec, oferto, qiimo, beec weydiin
Officialprincipen mabdaa rasminimada
Ofredande dhibid, arbushid, daandaansi
Ohrsamhet mot ordningsmakt iska dhagatirid nidaamka guud
Olaga diskriminering takoorid sharcidarro ah, cunsuriyeen
Olaga frihetsbervande xorriyad ka qaadis sharcidarro ah
Olaga hot haddidaad/hanjabaad sharcidarro ah
Olaga spridning av efterbildning si sharcidarro ah u fidin shay wax kale lagu qaldikaro
Olaga tvng khasbid sharcidarro ah
Olaga vldsskildring fidinta sawiro galmo/sex oo sharcidarro ah
Olovlig avlyssning dhegeysi sharcidarro ah
Olovlig befattning med falska pengar si sharcidarro ah u haysasho lacag beenabuur ah
Olovlig kraftavledning koronto leexsasho sharcidarro ah
Olovlig krverksamhet abaabul/dhisid ciidan sharcidarro ah
Olovlig krning wadid gaadid ee sharcidarro ah
Olovlig vrvning ciidan uruursi sharcidarro ah
Olovligt brukande isticmaal sharcidarro ah
Olovligt partnerskap wadanoolaansho sharcidarro ah ee labo isku jinsi ah
Ombudsmannen mot diskriminering
p grund av sexuell lggning wakiilka ka dhanka ah takoorka jinsi ku salaysan
Omedelbarhetsprincipen mabdaa garqaadista
Omhktningsfrhandling xalaalaysi (rummaan)
Omyndig aan qaangaar ahayn
Ordinra rttsmedel jidka caadiga ah ee sharciga, habka xeerka guud
Ordningsbot ganaax (anshax/nidaam) maamuleed
Ordningspolis booliska ilaalinta nidaamka
Ordningsvakter ilaalada nidaamka
Oredlighet mot borgenr doodsiinta lidka ku ah qaanlaha
Oredligt frfarande wax isdabamarsiin, khayaano
Studiematerial 9
Osann frskran och vrdsls frskran caddayn been ah iyo mid taxaddar laaan ah
Osann partsutsaga maragfurid been ah
Osant intygande och brukande av osann urkund iskabeensheegid shakhsi ahaaneed iyo
isticmmalid qoraal been ah
Oskiftat bo dhaxal aan la kala wareejin
Oskligt ktenskapsfrord heshiiska kala saaridda hantida xaaska aan isku dhigmin
Otillbrlig verkande vid rstning ku dhaqaaqid fal dambi oo ka dhan ah nidaamka
codbixinta
Otillten miljverksamhet qabasho hawl beyadeed aan ruqso loo heysan
Otillten utlmning av teknisk upptagning tusidda ama ku wareejinta filamada anshax-
xumada ah aan loo oggoleen dayarta
Otilltet frfarande med pornografisk bild isticmaal sharci darro ah ee muuqaal anshax-
xumo ah
Ovarsam utsaga been maragfurid taxadar laaan culus ku timid

P
Pantbrev caddayn rahan, warqad rahan
Pantrtt xaqqa rahanta
Part dhinac
Partsbehrighet awoodda dhinac ka noqoshada dacwada
Partshabilitet awoodda dhinaca dacwada
Penningfrfalskning samayn lacag beenabuur ah
Penninghleri u fududeyn isticmaal lacag xatooyo ah
Personskada dhaawac shakhsi
Personutredning baaritaan xaalad nololeedka shakhsiga
Pldering gabogabo dacwo, gunaanad
Polis boolis
Polisdistrikt degmada/dhulka booliska ka hawlgalo
Polisens utlandsstyrka ciidanka booliska ee dibedda
Polismyndighet hayadda booliska
Polisnmnd guddiga booliska
Polisrapport warbixinta booliska
Prejudikat tixraac xukun
Prejudikatinstans maxkamad xukunkeeda la tixraaco
Preventiv ka hortagid
Principalansvar masuuliyadda asaasigaah/saldhiggaah
Privat frsvarare qareenka gaarkaah
Privatrtt xeerka madaniga
Processbehrighet awood u lahaansho dhinac ka noqosho dacwo
Processhabilitet awood u lahaansho dhinac ka noqosho dacwo
Processledning habsocodka garsoorka
Processprinciper mabaadiida nidaamka garsooridda
Processrtt xeerka habka dacwada
Processuella grundbegrepp fikradda asaasiga ah ee garranka
Produktansvar masuuliyadda ciladda badeecadda
Promulgation soo saaritaan sharci
Promulgera soo saar sharci
Prvningstillstnd oggolaansaha cabashada
Prvotid muddada tijaabada

R
Rapporteftergift digniin boolis, ganaaxa booliska
Ratificera ansixin (heshiis)
Rattfylleri sakhrad ku kaxeen gaadiid
Realisationsvinstskatt canshuurta macaashka hantida maguurtada ah
Recidivfara cabsi ku laabasho dambi
Regeringsrtten maxkamadda sare ee maamulka
Regionfrbund ururka iskaashiga maamulada gobolka
Registrerat partnerskap wada noolaansho diiwaangashan ee laba qof oo isku jinsi ah
Rekommendation ammaan ka bixin, ku guubaabin
Rekonstruktion dib udhisid fal dambi (matalid siduu fal dambi u dhacay)
Reparativ gudid qaan
Studiematerial 10
Resefrbud ka mamnuucid socdaal
Resning dibueegidda dacwadda
Restriktion xaddidid istiqyaar
Riksdagstryck faafinta baarlamaanka
Riksdagsutskott guddi (gole) baarlamaan
Riksenhet unug dhexe ee xeerilaalinta
Rikspolisstyrelsen taliska sare ee booliska
Riksrevisionen hantidhawrka guud
Riksklagaren xeerilaaliyaha guud
Rdgivande nmnden guddiga la talinta
Rdgivning talobixin
Rdighetsinskrnkning xaddidid tasarruf (xaddidid awood maamulasho hanti)
Rn dhac
Rttegngsfullmakt wakiilasho (igmad) qareen
Rttegngskostnad kharashka dacwadda/dacwad qaadista
Rttsakt goaanka, qaraarka iyo xeerhoosaad kasta ee Midowga Yurub (MY)
Rttsfakta waxa sharcigu farayo/faritaan sharci
Rttsfall kiis/dacwad
Rttsfljd cawaaqibta jabinta faritaanka sharciga
Rttshjlp kaalmada xagga arrimaha sharciga
Rttshjlpsavgift ujuurada kaalmada xagga arrimaha sharciga
Rttshjlpsbitrde qareen/qareenka kaalmada xagga arrimaha sharciga
Rttshjlpsmyndigheten hayadda goaamisa kaalmada xagga arrimaha sharciga
Rttshjlpsnmnd guddiga kaalmada xagga arrimaha sharciga
Rttsintyg caddayn takhtareed oo arrimaha sharciga loo adeegsado
Rttsomrde qaybaha sharciga
Rttsordning nidaam sharci ee dal u dagsan
Rttspraxis raadraac xukun ama goaan horay u dhacay
Rttspsykiatrisk underskning baaritaan dhimir oo ku yimid qaraar maxkamadeed
Rttspsykiatrisk vrd xukun maan-dhay
Rttsregel hannaanka sharciga
Rttssamhlle bulsho sharci iyo nidaam ku dhisan
Rttsskydd ka gaashamasho kharaj dacwo
Rttsskyddsfrskring caymiska kharajka dacwadda
Rttsvillfarelse aqoondarida sharcigu ma noqoto cudurdaar
Rttsvsende hayadda garsoorka, ka hortagga ama baarista dambiyada iwm

S
Sabotage curyaamin, sabotaash
Sakkunnig xeeldheere, khabiir
Sakkunniged dhaarta xeeldheeraha/khabiirka
Sakprvningsfrutsttning shuruudaha keeni kara qaadid dacwadeed
Sakskada waxyeello shay
Samarbetsavtal heshiis wada shaqayn
Samboavtal heshiis dhexmaray labo wadanool
Samboegendom hantida labada wadanool
Samhllstjnst adeeg bulsho
Samtycke oggolaansho, ku raacid
Samgandertt xuquuq wada lahaansho
Schengen sheengen (heshiiska sheengen)
Schengens informationssystem habka keydka macluumaadka ee sheengen
Servitut xaq marin ka yeelasho dhul cid kale leedahay
Sexualbrott dambiyada faraxumeynta
Signaturfrfalskning saxiix ben abuur ah
Sjlvtkt soo dhacsi hanti kaa maqneed
Skadegrelse waxyeelayn
Skadelidande dhaawac qabe, dhaawacane
Skadestnd magdhaw
Skadestndsansvar masuuliyad bixin magdhaw
Skadestndsersttning bixinta magdhawga
Skadestndsrtt xaqqa magdhawga
Skadestndsskyldig magdhabe
Studiematerial 11
Skatteavdragsbrott dambiga gaasiridda canshuurta
Skattebrott dambiyada canshuuraha
Skattefrseelse dambi canshuureed fudud
Skatteredovisningsbrott dambiga ku lidkaah soo bandhigga/xisaabxirka canshuurta
Skattertt xeerka canshuurta
Skevdelningsregel mabdaa qaybinta hantida ee dheelitirneyn
Skiftesman dhaxal qaybshe
Skyddande av brottsling dambiile kalkaal
Skyddstillsyn dibad ku ilaalin qof xukuman
Sluten ungdomsvrd xarunta xiran ee daryeelka dhallinyarada/xabsiga dhalinyarada
Slutliga beslut goaan kama dambays ah
Smitning ka baxsasho, ka dhuumasho
Solidariskt betalningsansvar masuuliyad wadajir qaan-bixineed
Spaning dabagal
Specialdomstol maxkamad khaas ah/gaar ah
Specialstraffrtt xeer ciqaabeed gaar ah
Spioneri jaajuusnimo, basaasnimo
Spridande av gift eller smitta faafinta sunta ama cudurada faafa
Standardavtal heshiis caadi ah
Statens kriminaltekniska laboratorium shaybaarka dambiyada ee dawladda
Statsrtt xeer qaran, xeerka dawladda
Stiftelse heyad samafal, waqaf
Straffmtning qadiridda ciqaabta
Straffprocessrtt xeerka habka ciqaabta
Straffrtt xeerka ciqaabta
Straffskala heerka ciqaabta
Straffvrde qiimeynta ciqaabta dambiga
Strikt ansvar masuuliyad magdhaw oo toos ah
Stmning dacwo, ashtako, arji dacwo furasho, eedayn
Stmningsanskan warqadda eedaynta
Stmpelskatt canshuurta shaabadeynta
Stmpling dembi isku- baheysi
Stngda drrar irduhu u xiranyihiin (maxkammad)
Stld xatooyo, tuugo
Strande av frrttning eller allmn sammankomst carqaladeen hawl ama kulan guud
Subventionsmissbruk si xun u isticmaalid kaalmo
Summarisk brottsbeivran soo koobidda dacwadda
Svensk frfattningssamling diiwaanka sharciyada Iswidhan (Sweden)
Sveriges advokatsamfund ururka qareenada Iswidhan
Svikande av frsvarsplikt ka warwareeg/ka baxsasho hawsha waajibka difaaca qaranka
Svindleri wax isweydaarsi
Skerhetspolisen ciidanka nabadsugidda
Srkullbarn ilmo guur hore ku dhashay
Srskild frordnad vrdnadshavare wali u qabasho (masuuliyad waalidnimo)
Srskild rttsverkan ciqaab la doorbiday
Srskild utskrivning ku sii-deyn ku saleysan awood gaar ah
Srskilda rttsmedel habka sharciga gaarka ah (sharciga aan caadiga ahayn)
Srskilda skerhetskontroller kontoroolka gaarka ah ee amniga

T
Tagande av olovlig vg maridda waddo/dhul xiran
Taxeringsenhet waaxda qiimeynta canshuuraha maguurtada
Taxeringsvrde qiimeynta ma guurtada ee lagu bixiyo canshuurta
Teleologisk tolkning ka tarjumidda ku saleysan/qotonta xigmaddii ka dambeysay soo
saaridda sharciga
Testamente dardaaran qoraal ah
Testamentsexekutor dardaaran fuliye
Testamentstagare guddoonsade dardaaran
Testator dardaarme
Tidsdelat boende xaq u yeelasho deggenaansho degaan kale
Tillgrepp av fortskaffningsmedel oggolaansho laaan ku isticmaalid gaadiid
Tilltalad eedeysane
Studiematerial 12
Tingsrtten maxkamadda hoose, maxkamadda darajada kowaad
Tjnstefel jabinta nidaamka shaqada
Tolk turjubaan, afceliye
Tolked dhaarta turjubaanka
Tomtrtt xaq isticmaal dhul
Tomtrttsavgld kirada dhulka
Transporttjnst adeegga gaadiidka (hayadda daryeelka dambiilayaasha)
Tredskodom xukun ku dhacay dacweysanihii oo maqnaa
Treinstansordning saddexda darajo ee maxkamadaha/darajooyinka maxkamadaha
Trolshet mot huvudman ku gaboodfal kalsooni
Trolshet vid frhandling med frmmande makt ku gaboodfal kalsooni qaran
Tulldatasystem habka daatada dogaanada/kastamka
Tullexpedition xafiiska kastanka
Tullverket hayadda kastanka
Tvegifte (bigami) laba guursi
Tvngsvrd xannaano khasab ah, daryeel caafimaad oo khasab ah

U
Undandrkt lunsasho fudud, ku takrifal fudud
Underhllsstd masruuf
Underltelse att avvrja allmnfara ka hortagid laaan khatar guud
Underltenhet ficil laaan, faro-kalaabasho, isku ladid laaan
Underltenhet att avvrja rttsfel ka hortagid laaan khalad garsoor
Underskningsplikt waajib iska-hubin/iska-fiirin
Undertryckande av urkund halleyn ama baabin dokumenti
Underrig dayar, aan qaangaarin
Ungdomstjnst adeeg bulsho oo loo diro dayarta (aan qaangaarin)
Universell testamentstagare dhaxal guud looga dardaarme
Upplopp mudaaharaad qas iyo rabshado wata
Uppror gadood, kacdoon
Uppst qasdi, ulakac
Uppvigling ku baraarujin sharci jabin
Urkundsfrfalskning been abuurid dokumenti; ka been abuur dokumenti
Utbyte isdhaafsi
Utlmning gacan u gelin, ku wareejin
Utmtning xayiraad/xannibaad
Utpressning rikaato
Utreda brott dambibaarid/dambibaaris
Utredningsarbete hawsha baarista
Utskningsrtt fulin goaan
Utvecklingscentrum xarunta horummarinta (xeerilaalinta)
Utvisning dal ka saaris, masaafuris

V
Vallning tagitaan/tilmaamid goob dambi
Valrtt xaqqa doorashada
Vederlagsregel nidaamka magdhowga
Vid vite digniin
Vigsel meher, nikaax
Vigselfrrttare qaalli, qaaddi, mehriye idman
Villkor vid gva shuruudda haddiyadda
Villkor vid testamente shuruudda dardaaranka
Villkorlig dom xukun dibadjoog ah
Villkorlig frigivning siideyn shuruud leh
Vilseledande marinhabaabin, jahawareerin
Vittne markhaati/marag
Vittnesattest qoraal markhaati
Vittnesed dhaarta markhaatiga
Vittnesml warbixinta markhaatiga
Vittnesplikt waajib maragfurid
Vld eller hot mot tjnsteman dagaal ama u hanjabid sarkaal
Vldsamt motstnd ka horimaad sarkaal
Studiematerial 13
Vllande till annans dd sababid geeri ruux, sabab u noqosho geeri qof kale
Vllande till kroppsskada eller sjukdom sababid dhaawac jir ama cudur
Vllande till miljfrstrelse sababid waxyeeleen beeyad
Vrd av missbrukare xannaanaynta si xun wax u isticmaale, daryeelka ruuxa caadeysta
dhaqanka xun
Vrd inom socialtjnsten xannaano hoos tagta adeegga bulshada
Vrdnad masuuliyad xannaano
Vrdnadshavare wali, ama wali u dhigme
Vrdsls skatteredovisning taxadir/ka fiirsasho laaan soo bandhigid canshuur
Vrdsls skatteuppgift taxadir laaan ka warbixin canshuureed
Vrdslshet taxadir laaan, ka fiirsasho laaan
Vrdslshet i trafiken taxadir laaan wadid gaadiid, si xun u wadid gaadiid
Vrdslshet med gift eller smittmnen taxadar laaan faafin sun iyo cudur
Vrdslshet mot borgenr sixun ula-dhaqan qaanle/deynbixie
Vcka tal oogid dacwo/dacwo oogid
Vpnat hot mot laglig ordning hub ku handadid nidaam sharci

Y
Yttersta vilja rabitaan kal iyo laab ah


klagarbrott dacwadaha xeerilaaliyahu xaafiiska ahaan u oogu ama aan dalab ku imaan
klagare xeerilaaliye
klagarkammare golaha xeer ilaalinta
klagarmyndigheten hayadda xeerilaalinta
klagarvsendet habdhiska xeerilaalinta guud
ngerrtt xaqqa ka noqoshada
tal oogid dawco, sharci la tiigsasho
talspreskription dhicidda muddada oogista dacwadda (ciqaabta)
talsunderltelse ka joogsi dacwo oogid
terstllande av frsutten tid dib usoo celin muddada racfaan qaadashada
tervinning dib u furid dacwo/kiis
verkan waxyeellayn fudud, khasaarayn fudud, khasaaro gaysasho fudud


ktenskapsbalken xeerka guurka
ktenskapsfrord kala caddayn hanti guur
ktenskapshinder caqabad guur
ktenskapsregister diiwaanka guurka
ktenskapsskillnad furniin/furriin


verfrmyndare kormeeraha weliyul amarka
verfrmyndarnmnd guddiga kormeerka weliya amarka
vergrepp i rttssak ishortaagga marinka caddaaladda/sharciga
verhypotek inta ka sareysa rahanta
verlgga showrka xukunka
verlmnande till srskild vrd u gudbin daryeel gaar ah
vervakning ilaalin, waardiyayn, indho ku hayn
vervakningsnmnd guddiga hawlaha ilaalinta
verklagare xeerilaaliye guud

You might also like