You are on page 1of 1

NOTICE FOR PRESENTATIONS

Guideline For Presentations


1. Group kasta waa in uu soo diyaar sada ugu badnaan 10 slides oo aysan ku jirin cover
page ka iyo reference ga
2. Group kasta waa inuu raaca Proposal Defence Presentation Format ka lagu soo diray
whats app groupka
3. Group kasta waxa uu leeyahay 20 daqiiqo oo u kula qeyb sameysa sidan soo socota
 7 daqiiqo oo jeedin ah
 13 daqiiqo oo su aalo weydiin ah
4. Group kasta waa in uu u jeediya presentation ka hal ama labo qofood oo kali ah
5. Fadlan group walba haso qaatan laptopka ay presentation ka ku jeedinayan
6. Sido kale soo qaado approval paperka oo ay saxiixeen supervisor kaada iyo coordinatorka
kulliyada
7. Maalinka aad difaacaneyso iyo Meesha aad ku difaacaneyso waxaad ka fiirisa timetable
ka laso dhigay whats app group ka
8. Group kasta waa in uu ilaaliyo waqtiga la siiyay
Guidelines for COVID-19
1. Fadlan waqtiga lagu balamiyay kaso hormar oo kali ah 15 daqiiqo ugu badnaan, toosna u
imaaw hallka aad ka jeedineyso presentation agtiisa, si waqtigaaga marka lagaaro
laguugu waco
2. Marka aad difaacato proposal kaada group kasta waa in ay toos ubaxan oo xaafadahooda
aadan
3. Si saxmada loo yareeyo lama ogolo in darjiimanka ama irida jaamacada la taagnaado ama
la fadhiisto
4. Qof kasta waa in uu soo qaata facemask kala fogaashahana ilaa liya
5. Fariimaha kor la idin kula wadaagay group ki u hogaan sami waayo waxay sababi karta
in proposal defence gooda la kansalo

Fulin wacan

You might also like