You are on page 1of 5

Explorations in History and Society

Exploring and Collecting the History of the Somali clan of Hawiye.

The List of the Somali Cabinet Ministers from 1960-64

with 2 comments

July 22/1960 Golahii Wasiirada ee ugu horeeyey uu Ra’iisulwasaare


Cabdirashiid Cali Sharmarke uu magacaabo iyo beelaha ay ka soo
jeedeen:

Aadan Cabdulle Madaxweyne Hawiye Ujejeen Hiraan


Cabdi/shid Cali Sharmarke Ra’iisul wasaare Daarood Majeerteen Bari
Cabdi Xassan Buuni Ra’isulwasare kuxigeen Gadabursi Samaron Awdal
Axmed Xaji Ducale Wasiirka Beeraha Isaaq H/Jecel Sanag
Maxamed Ibrahim Cigal Wasirka Difaaca Isaaq H/Awal W/galbeed
Cali Garad Jamac Wasirka Tacliinta Darood Dhulbahante Sol
Abdikaadir (Zoobe) Wasiirka Maaliyadda Raxweyn Disow Bay
Abdullahi Ciise Maxamud Wasiirka A/Dibadda Hawiye Habar gedir Mudug
Sheikh Cali Jimcale Cafimaadka & Shaqada Hawiye Xawadle Hiraan
Sheikh Cabdule Maxamud Warshadaha & Darood Mareexaan G/Gaduud
Ganacsiga
Cali Maxamed Hirawe Wasiirka Warfaafinta Hawiye Abgal Sh/Dhexe
Cabdi/saaq Xaaji Xusseen Wasirka A/Gudaha Darood Majeerteen Mudug
Mohamud Axmed Wasiirka Caddaaladda Hawiye Abgaal Sh/Dhxe
Maxamed
Cabdi Nuur Maxamed A/Bulshada & Raxweyn Bay
Xussen Isgarsiinta
Cusman Maxamed Ibrahim Wasirka Arimaha Drood Ogaadeen J/Hoose
Soomaalida (Saddaxda
maqan) NFD. Jabuti
Ogadenya

July 20/1961, waxaa si aqlabiyad buuxda leh lagu doortay Axdigii joogtada ahaa ay ku dhaqmi laheyd
dowladda la dooran doono. Waxaa dhamaaday halkii sanno oo xukuumadii kumeelgaarka ahayd,
waxaa loo dareeray doorasho diimoqaraadiyad aheyd, waxaa gobolada iyo degmooyinka dalka laga
soo doortay 121 xildhibaan (Dibutaate) oo noqday Golaha Barlamaanka.

July 11,1961, waxay mar labaad xubnaha barlamaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya u
doortaan mudane Aadan Cabdulle Cusmaan oo hal cod kaliya kaga adkaaday mudanihii la
tartamaayey ee Sheikh Cali Jimcaale, oo isagan Hawiye ahaa.

Madaxweyne Aadan Cadde, waxuu markale Ra’iisul wasaare u magacaabay Cabdirashiid Cali
Sharma’arke.

Cabdirashiid waxaa laga sugayey inuu soo magacaawo Gole Wasiiro oo ka kooban 12 xubnood.

July 27/1961 Golihii wasiirada ee labaad uu Ra’iisul wasaare Cabdirashiid Cali Sharmarke uu
magacaabay, magacyadooda iyo beelaha ay ka soo jeedaan:

Aadan Cabdule Madaxweyne Hawiye Ujeejeen Hiiraan


Cusmaan
Abdi/shid Cali Ra’iisul wasaare Darood Majerteen Bari
Sharmarke
Ali Garad Jamac Wasiirka Beeraha Darood Dhulbahante Sool
Sheikh Cali Cusmaciil Wasiirka Difaaca Isaaq H/yoonis Togdheer
Maxamed Ibrahim Wasiirka Tacliinta Isaaq H/awal W/galbeed
Cigaal
Cabdulkhadir (Zoobe) Wasiirka Maaliyadda Raxweyn Disow Bay
Cabdullahi Ciise Wasirka A/Dibadda Hawiye Habar Gidir Mudug
Maxamed
Sheikh Cali Jimcale Cafimaadka & Shaqada Hawiye Xawaadle Hiiraan
Sh. Cabdullahi Warshadaha&Ganacsiga Darood Mareexaan G/Gaduud
Maxamud
Cali Maxamed Hiraabe Wasiirka Warfaafinta Hawiye Abgaal Sh/Dhexe
Cabdi/saq Xaaji Xusseen Wasiirka A/Gudaha Daarood Majeerteen Bari
Maxamud Axmed Wasiirka Caddaladda Hawiye Abgaal Sh/Dhexe
Maxamed
Cabdi Nur Maxamed Wasiirka A/Bulshada & Raxweyn Raxweyn Bay
Xussen Isgaarsiinta
Golihii wasiirada ee la magacaabay July 1961-kii, ayaa qilaaf, isqabqabsi iyo qabiil qancin darteeda
laysuga shaandheeyey.

November 19,1962, ayaa hadana Gole wasiirada oo cusub uu magacaabay Ra’iisulwasaare


Cabdirashiid Cali Sharmarke

Aadan Cabdule Cusmaan Madaxweyne Hawiye Ujejeen Hiiraan


Abdi/shid Cali Sharmarke Ra’iisul wasaare Darood Majerteen Bari
Ali Garad Jamac Wasiirka Beeraha Darood Dhulbahante Sool
Hilowle Macalin Max’ed W. Gaashandhigga Darood Ogadeen J/hoose
Waqoyi
Yusuf Cusmacil Samatar W. Waxbarashada Isaaq Habar Awal
Galbed
Abdi/dir M. Adan Zope Wasirka Lacagta Raxweyn Disow Baay
Abdulahi Ise Mohamed W. Arimaha Dibadda Hawiye Habar Gidir Mudug
Maxamud Axmed
W.Shaqalaha&Caafimadka Hawiye Abgaal Sh/Dhexe
Mohamed
Xaji Ibrahim Cusman Fod W.Ganacsiga&Warshadaha Isaaq Habar Yonis Waqoy Galbed
Cali Maxamed Hirabe Wasiirka Warfaafinta Hawiye Abgal Sh/Dhexe
Mohamud Abdi
W. Arimaha Gudaha Dir Qubeys Baay
Nur(Juuje)
Wasirka Cadaalada &
Axmed Geele Xassan Hawiye Xawadle Hiiraan
Arimaha Diinta
Wasirka Isgaarsiinta &
Cabdirisaq Xaji Xussen Darood Majeerten Mudug
Arimaha Bulshada

Golahan wasiirada ee cusub waxaa lagu soo daray:


Hilowle Macalin Maxamed Wasarada Difaaca…………………………Darood (Ogadeen)
Yusuf Cismacil Samatar Wasarasa Tacliinta………………………….Isaaq(Habar Awal)
Maxamed Axmed Maxamud Wasada Shaqaalaha iyo Caafimaadka …….Hawiye (Abgaal)
Axmed Geele Xassan wasiirka Cadaalada & Arimaha Diinta…………..Hawiye (Xawaadle)
Cabdirisaaq Xaaji Xussen Wasirka Isgarsiinta iyo arimaha Bulshada……Darood(Majerteen)

Waxaa Xilalkoodii waayey:


Maxamed Xaaji Ibrahim Cigal (Isaaq)
Sheikh Cali Cusman (Isaaq)
Sheikh Cali Jimcale (Hawiye)
Maxamud Axmed Maxamed (Hawiye)
Cabdinur Maxamed Xusen oo (Raxweyn) booskiisa Cabdirisaq Xaji Xuseen aa lagu bedalay!960-
1964-kii Wasiir Ku-xigeenadii uu magacaabay Ra’iisulwasare Cabdirashid Cali Sharmarke

Cabdullahi Xaaji magacabay


Ku-xigeenka Tacliinta Dir/Agon Baay
Maxamed (Insani) July 22/60
Ku-xigenka Arimaha
Sheikh Maxamed Isaaq Hawiye/Jejele Baay July 22/60
Gudaha
Ku-xigenka
Mohamed Ossoble Adde Isgarsinta& Arrimaha Hawiye/Murasade Galgaduud July 22/60
Bulshada
Garsorka & Arimaha
Sheikh Cali Cusmancil Isaaq/Habar Yonis Togdheer July 22/60
Diinta
Ku-xigenka Golaha
Xassan Caliyow Mursal Raxweyn/Elay Baay Julay 22/60
Wasiirada
Ku-xigenka Arimaha
Maxamed cali Daar Darod/Majeerten Nugaal Aug.14/61
Dibada
Ku-xigenka Beeraha & Somali
Xussen Cumar Xassan Darood Ogaaden Aug.14/61
Xanaada Xoolaha Galbeed
Hawiye/Habar
Maxamed Cali Dhore Ku-xigeenka Tacliinta Galgadud Aug.14/61
gidir
Mohamed Sh. Maxamed
Ku-xigenka Difaaca Raxweyn/Yantar Baay Aug.14/61
Dahir
Ku-xigenka Arimaha
Aadan Shire Jamac Darood/Marexan Galgadud Nov.19/62
Gudaha
Ku-xigenka
Abdiraxman Xaji Mumin Hawiye/galjacal Hiraan Nov.19/62
Xanaanada Xolaha
Maxamed Sh. Maxamed Ku-xigenka Golaha
Raxweyn/yantar Baay Nov.19/62
Dahir Wasirada
Advertisements
REPORT THIS AD
Wri en by daud jimale

March 1, 2010 at 2:56 pm

Posted in 1

Tagged with Somali Cabinet

2 Responses

Subscribe to comments with RSS.

july 1960 golahii wasiirad

Siciid Adan

June 8, 2012 at 8:35 pm

Reply
1960 wa dawladi hore july 22 1060

Siciid Adan

June 8, 2012 at 8:52 pm

Reply

Blog at WordPress.com.

You might also like