Professional Documents
Culture Documents
DHOOL GAZETA
Somali Regional State
የሶማሌ ክልላዊ መንግሥት
Qimaha
ያንደ ዋጋ Dhool Gazeta Waxaa Soo Saara Golaha Xildhibaanada
Unit Price
392
Dawladda Deegaanka Soomaalida
ብር
2 :- Qeexid
2. ትርጓሜ 2. Definitions
Bayaanka dhexdiisa hadii eraygu
Unless the context requires otherwise,
weedha uu ku jiro macno kale u yeelin : የቃለ አግባብ ላሊ ትረጉም የሚያስጠው ካሌሆነ
In this Proclamation:
1. “Qaadi’”waxaa loola jeedaa በስተቀር በዚህ አዋጅ ውስጥ፣
garsooraha lagu magacaabay 1) "Kadi" means a judge appointed
heerarka kala duwan ee 1. ‹‹ቃዱ›› ማሇት በክሌለ ሸሪዓ ፍርዴ ቤቶች and sitting at any level of Courts of
maxkamadaha shareecada. ውስጥ በየትኛውም ዯረጃ ተመዴቦ የሚሠራ Sharia;
2. “Gudoomiye”waxaa loola jeedaa 2) "President" means president of the
ቃዱ ነው፡፡
Gudoomiyaha Maxkamada Guud ee Regional state Supreme Court of
Shareecada deeganka. 2. ‹‹ፕሬዚዲንት›› ማሇት የክሌለ ጠቅሊይ ሸሪዓ
Sharia;
3. “Gudoomiye ku xigeen” Waxaa ፍርዴ ቤት ፕሬዝዲንት ነው፡፡ 3) ‘’vice president’’ means vice
loola jedaa Gudoomiye Kuxigeenka
Maxkamada Guud ee Shareecada 3. ‹‹ምክትሌ ፕሬዚዲንት›› ማሇት የክሌለ ጠቅሊይ president of the Regional state
Deeganka. Supreme Court of Sharia.
ሸሪዓ ፍርዴ ቤት ምክትሌ ፕሬዝዲንት ነው፡፡
4. Maxkamadaha Shareecada 4) "state Courts of Sharia" include
Deegaanka” waxa loola jeedaa 4. ‹‹የሸሪዓ ፍርዴ ቤቶች›› ማሇት የወረዲ፣ woreda, zonal and Supreme Courts
maxkmadaha shareecada ee የከፍተኛ እና የጠቅሊይ ሸሪዓ ፍርዴ ቤቶች of Sharia;
degmooyinka, gobolada, iyo tan
ናቸው፡፡ 5) "Civil Procedure laws" means the
guud ee shareecada.
5. “Habka Xeerka Madaniga”waxaa civil procedure Code of 1965 and
5. ‹‹የፍትሐ ብሔር ሥነ ሥርዓት ሕጎች›› ማሇት
loola jeedaa xeerka habka madaniga include any Amendments made
በ 1957 ዓ.ም የወጣውን የኢትዮጵያ የፍትሐ
ee soo baxay 1957 iyo wixii danbe thereto as well as Islamic sharia
ብሔር ሥነ ሥርዓት ሕግና እርሱን ሇማሻሻሌ
ee isbedel ah ee lagu sameeyo iyo Civil Procedure code.
Habka Madaniga ee shareecada በየጊዜው የወጡና ወዯፊትም የሚወጡትንና
6) ‘’sharia Courts kadi
Islaamka. የሸሪዓ የፍትሐብሔር ሥነ ሥርዓት ሕግን Administration Commission’’
6. “Gudiga Maamulka Qaadiyada
ይጨምራሌ፡፡ means the sharia courts kadi’s
Maxkamadaha Shareecada”
waxaa loola jeedaa gudiga Administration Commission
6. ‹‹የሸሪዓ ፍርዴ ቤቶች ቃዱዎች አስተዲዯር
maamulka Qaadiyada ee established under this proclamation.
ጉባኤ›› ማሇት በዚህ አዋጅ መሠረት
maxkamadaha shareecada ee lagu
የተቋቋመው የቃዱዎች አስተዲዯር ጉባኤ
aasaasay bayaankan gudihiisa.
ነው፡፡
Bayaan Tirsi 190/2012 Bog 3 አዋጅ ቁጥር 190/2012 ገጽ 3 Proclamation No. 190//2020 Page 3
(x) Su’aal kasta oo ku saabsan bixinta መ/ ማናቸውም ከፍ ብል በተገሇጹት ጉዲዮች d) Any question regarding payment of
kharashyada ku yimida dacwad ሊይ በሚቀርቡ ክሶች ኪሳራ costs incurred in any suit relating to
kasta oo la xidhiidha arimaha kor
ወሰንን በተመሇከተ አንዲ በጋብቻ ሥነ the aforementioned matters such as
ku xusan sida kharshka doonista
xoolaha la bixiyo marka gabadha ሥርዓት የሚከፈሌ ጥልሽ በተመሇከተ፤ cost of dowry.
la guursanayo iyo Xoolaha yaradka
ah 2. The courts shall have jurisdiction
2. በሕገ-መንግሥቱ አንቀጽ 34 ንዐስ አንቀጽ 5
2. Maxkamadu waxa ay awood garsoor over the aforementioned matters only
መሠረት ከፍ ብል በተገሇጹት ጉዲዮች ሊይ
u yeelan arimaha sare lagu xusay where, Pursuant to the provisions of
ፍርዴ ቤቶቹ የዲኝነት ሥሌጣን የሚኖራቸው Article 34 Sub Article (5) of the
,marka sida uu qeexayo Dastuurka
Dalka Qodobkisa 34aad ee tirsigiisa ተከራካሪ ወገኖች በእስሌምናው ሃይማኖት Constitution, the parties thereof have
5aad ay dhinacyadu si cad ugu ሥርዓት ሇመዲኘት በጽሑፍ አረጋግጠው expressly consented to be adjudicated
heshiiyaan in arintooda lagu በፈቃዲቸው መርጠው የቀረቡ ከሆነ ብቻ under Islamic law.
garsooro shareecada islaamka.
ይሆናሌ፡፡ 3. Where a party properly served with
3. Iyada oo Qodobka sare sidiisa yahay
3. በዚህ አንቀጽ ንዐስ አንቀጽ 2 ዴንጋጌዎች summons, and, does not confirm his
waxaa laga soo qaadi hadii
ቢኖሩም ተከራካሪ ወገኖች የመጥሪያ ትዕዛዝ objection or consent by appearing
yeedhitaanka dhinaca ladacwaynayo
si haboon loo gaadhsiiyay before the registrar of the court, he
በትክክሌ ዯርሶት በእስሌምና ሃይማኖት ጉዲዮች
islamarkaana uuna ka keenin wax shall be presumed not to have
እንዱዲኝ መቃወሚያ ካሌቀረቡ በሸሪዓ ፍርዴ
diidmo ah in uu raali kayahay in objected.
ቤቶች ሇመዲኘት ፈቃዯኛ እንዯሆነ ይቆጠራሌ፡፡
arintiisa lagu xaliyo shareecada.
5:-Sharciga As-Aasiga Ah ee
5. ፍርዴ ቤቶቹ ስሇሚሠሩባቸው ሕጎች 5. Laws to be applied
Maxkamadha Shareecadu
Dhaqangalinayaan 1. የሸሪዓ ፍርዴ ቤቶች የሥሌጣን ክሌሊቸውን 1. State Courts of Sharia shall
መሠረት አዴርጎ የቀረበሊቸውን ጉዲዮች adjudicate cases under their
1. Maxkamadaha shareecada
jurisdiction in accordance with
deegaanku waa in ay dacwadaha ay በእስሌምና ሸሪዓ ሕግ መሠረት አዴርገው
Islamic sharia Law.
awood garsoorka u leeyihiin ku ይዲኛለ፤
2. In conducting proceedings properly,
xaliyaan shareecada islaamka.
2. ፍርዴ ቤቶቹ የያዙዋቸውን ጉዲዮች ሥርዓት the courts shall apply the civil
2. Sigeedi socodka dacwadaha si ባሇው ሁኔታ ሇመወሰን እንዱያስችሊቸው procedure laws in force provided that
haboon ugu socdaan, maxkamaduhu የፍትሐብሔር ሥነ ሥርዓት ሕግ ዴንጋጌዎችን it is not contravenes the Islamic
waxay adeegsan karaan Habka ተከትሇው ይሠራለ፡፡ ሆኖም የሸሪዓ ሥርዓት sharia.
Xeerka madaniga ee dhaqan galka የማይቃረን መሆን አሇበት፡፡ 3. If the Civil procedure code and
ah, haduusan khilaafin shareecada. sharia law contradicts, then the
3. የፍትህብሔር ሥነ-ሥርዓት ሕግ እና የሸሪዓ ህግ sharia shall prevail.
3. Haday iskhilaafaan Habka xeerka
ጋር የሚጋጨ ሆኖ ከተገኘ የሸሪዓው ህግ
Madaniga iyo shareecadu waxaa la
ተፈፃሚነት ይኖረዋሌ፡፡
racayaa Shareecada. 6. Jurisdiction of the Regional
6: Awood Garsoorka Maxkamada Supreme Court of Sharia
Guud Ee Shareecada 6. የጠቅሊይ ሸሪዓ ፍርዴ ቤት የዲኝነት
1. The Regional Supreme Court of
1. Maxkamada guud ee shareecada ሥሌጣን
Sharia shall have jurisdiction over:
deegaanku waxay awood garsoor u
1. የክሌለ ጠቅሊይ ሸሪዓ ፍርዴ ቤት በሚከተለት
leedahay arrimahan soo socda : a) decisions of the Zonal High Court
ጉዲዮች የዲኝነት ሥሌጣን ይኖረዋሌ፡- of Sharia rendered in its first
(b). Go’aanka ay maxkamada sare ee
shareecadu ku gaadho heer bilow ሀ/ የከፍተኛው ሸሪዓ ፍርዴ ቤት በመጀመሪያ instance jurisdiction;
ah ee racfaanka laga qaatay. ዯረጃ የዲኝነት ሥሌጣኑ ውሳኔ በሰጣቸው b) Decisions of the state High Court of
(t) Go’aamada ay maxkamada sare ጉዲዮች ሊይ የዲኝነት ሥሌጣን ይኖረዋሌ፡ Sharia rendered in its appellate
ee shareecadu gaadho kuna
eegtay awood racfaan iyadoo ሇ/ የከፍተኛው ሸሪዓ ፍርዴ ቤት በይግባኝ jurisdiction in variation of the
badalaysa Go’aanka Maxkamada ሰሚነት ሥሌጣኑ በወረዲው ፍርዴ ቤት፤ decision of the woreda court.
Degmada.
ከሰጠው ውሳኔ የተሇየ ውሳኔ በስጠባቸው
ጉዲዮች፤
Bayaan Tirsi 190/2012 Bog 5 አዋጅ ቁጥር 190/2012 ገጽ 5 Proclamation No. 190/2020 Page 5
14:- Fadhi Aan Shan Garsoore Ka 14. ከአምስት ያሊነሱ ዲኞች ስሇሚሰየሙበት 14. Division with not less than Five
Yarayn kadis
ችልት
1. Dacwadda waa in ay dhageystaan 1) the following cases shall be heard by
1. በሚከተለት ጉዲዮች የሚመሇከት ክርክሮች
fadhi aan ka yarayn shan Garsoore a division with not less than five
ከአምስት ዲኞች በማያንሱ ችልት መዲኘት
marka : judges sitting:
b) uu sidaas soo jeediyo Gudoomiyaha አሇበት፡-
a) where The President of the Supreme
Maxkamada Guud ee shareecada Court of sharia may on his own
ሀ). በጠቅሊይ ሸሪዓ ፍርዴ ቤት ፕሬዚዲንት
ama ka timaada fadhi Maxkamada initiative or suggestion by a division
አነሳሽነት ወይም በጠቅሊይ ፍርዴ ቤት
Guud ah . of the Supreme Court of sharia,
t) Dacwda lagu eegayo fadhi dib u eegis ችልት ሲጠየቅ፤
b) Cases referred to be heard in
ah . cassation.
ሇ). በሰበር ችልት የሚታዩ ጉዲዮች፤
15:- Habka Soo Dhaweynta 15. Application Procedure for
15. የሰበር አቤቱታ አቀራረብ ሥነ-ሥርዓት
Cabashada Dib –U eegista ah Cassation
1. Go’aanka waxaa fadhi dib u eegis ah 1. አንዴ ውሳኔ በጠቅሊይ ሸሪዓ ፍርዴ ቤት በሰበር
1. A decision shall be heard in cassation
lagu eegi karaa marka uu fadhi ka የሚሰማው አስቀዴሞ ሦስት የጠቅሊይ ሸሪዓ by the Supreme subject to prior ruling
kooban sadex Garsoore oo ፍርዴ ቤት ዲኞች የተሰየሙበት ችልት ውሳኔው as to the existence of fundamental
Maxkamada Guud ahi go’aamiyaan ሇሰበር የሚያበቃ መሠረታዊ የሸሪዓ የህግ ስህተት error of sharia qualifying for
khalad shareeco oo aas-aasi ah in uu cassation, by a division wherein three
አሇበት ብል ሲወስን ነው፤
ku jiro go’aanka ayna soo jeediyaan judges of the Supreme Court sit.
in dib loo eego. 2. ጉዲዩ በሰበር እንዱታይሇት የሚፈሌግ አቤቱታ 2. The applicant for a hearing in
2. Codsaduhu waa in uu cabashadiisa ku አቅራቢ ጉዲዩ መሠረታዊ የሸሪዓ የህግ ስህተት cassation shall state the reasons for
soo faah-faahiyaa khaladadka alleging the decision to contain a
አሇበት የሚሌበትን ምክንያት በማመሌከቻው
shareeco ee aas-aasiga ah ee ku jira fundamental error of sharia.
go’aanka dib loo eegayo . ሊይ በዝርዝር ጽፎ ማቅረብ አሇበት፤
3. The applicant shall together with his
3. Codsaduhu waa in uu arjiga 3. አቤት ባዩ ከማመሌከቻው በተጨማሪ ይግባኝ application submit a copy of the
cabashada soo raciyaan nuqulka decision protested and of the
የተባሇበትን ውሳኔና የበታች ፍርዴ ቤት ውሳኔ
go’aanka loo eegayo iyo go’aankii decisions of lower courts.
Maxkamada hoose. ቅጂዎች ማቅረብ አሇበት፤
4. An application for a hearing in
4. Codsiga dib u eegista , waa in 4. የሰበር ጥያቄ ማመሌከቻ ሇክሌለ ጠቅሊይ ፍርዴ cassation shall be made to the
Maxkamada Guud loo soo gudbiyaa Supreme Court within 90 days from
ቤት መቅረብ የሚገባው የሰበር ጥያቄ
mudo (90)maalmood gudahood ah the date on which the final decision
laga bilaabo maalintii go’aanka kama በሚቀርብበት ጉዲይ ሊይ የመጨረሻ ውሳኔ
protested is rendered.
dambaynta ah lagadhay. በተሰጠ በዘጠና ቀናት ውስጥ ይሆናሌ፡፡
16 : Fadhi ka bixida Garsooraha 16. የቃዱዎች ከችልት ስሇመነሳት 16. Withdrawal of Kadi
1. Qaadi kasta waa in uu fadhiga ka 1. አንዴ የሸሪዓ ፍርዴ ቤት ቃዱ ከዚህ ቀጥል 1. No Kadi of a state Court of sharia
baxo marka : ከተመሇከቱት ምክንያቶች በአንደ ከችልት shall sit in any case where:
a) he is related to one of the parties or
b) dhinacyada ama qareenka ay xikto ይነሳሌ፡-
the advocate thereof by
yihiin ama xidid yihiin ama dooda
ሀ/ ከተከራካሪዎች ከአንዯኛው ወገን ወይም consanguinity or by affinity;
ay ku jiraan xaaskiisa ama xaas ay
ከጠበቃው ጋር የሥጋ ወይም የጋብቻ
kala tageen ,ama dacwad la
ዝምዴና ያሇው እዯሆን፤ b) He' has previously acted in some
xidhiidha arin uu wakiil qareen
capacity in connection with the case
ama ilaaliye ka ahaa . ሇ/ ክርክር የተነሳበትን ጉዲይ አስቀዴሞ በዲኝነት
or the subject matter of the dispute.
ወይም በእርቅ መንገዴ የሚያውቀው ሆኖ
t) Dooda mar hore Garsooranimo ama
የተገኘ እዯሆነ፤
Odaynimo uu ku galay ama :
Bayaan Tirsi 190/2012 Bog 9 አዋጅ ቁጥር 190/2012 ገጽ 9 Proclamation No. 190/2020 Page 9
J) Dacwad kale dhinacyada midkood ay
ሐ/ ከተከራካሪዎቹ ወገኖች ከአንዯኛው ጋር በፍርዴ c) he has a case pending in court with
isku hayaan
ቤት የተያዘ ክርክር ወይም ሙግት ያሇው one of the parties or the advocate
2. Qodobkan tirsigiisa 1aad sida ku xusan እንዯሆነ፤ thereof;
Garsooruhu marka uu fahmo waa in
2. በዚህ አንቀጽ ንዐስ አንቀጽ (1) መሠረት ቃዱው 2. The judge concerned shall withdraw
uu fadhiga ka baxo . as soon as he is aware that he should
በችልት ሊይ ሉዲኝ የማይገባው መሆኑን
3. Qodobkan tirsigiisa 2aad sida ku xusan not sit,
ሲያውቅ ምክንያቱን በመዝገቡ ሊይ በማስፈር
haduusan garsooruhu fadhiga ka bixin 3. Where a party to a case is of the
dhinaca arintu khusayso inta uusan ከችልት ተነስቶ ጉዲዩ በላሊ ቃዱ እንዱታይ opinion that a judge should not sit for
dooda bilaabin ama marka uu ogaado አስፈሊጊውን ማዴረግ አሇበት፡፡ one of the reasons specified in Article
2 hereof, he shall submit a written
sababaha keenaya fadhiga ka bixida 3. ከተከራካሪዎች አንዯኛው በንዐስ አንቀጽ 2
application to the court requesting
garsooruhu ıslamarkaana waa in uu በተዘረዘሩት ምክንያቶች መሠረት አንዴ ዲኛ that the judge be removed.
Maxkamada arji usoo qortaa . ከችልት መነሳት የሚገባ መስል የታየው እንዯሆነ 4. Where the judge is sitting with other
4. Garsooraha ay arintu khusayso isaga
እንዱነሳሇት ሇፍርዴ ቤቱ ማመሌከቻ ማቅረብ judges, he shall withdraw and the
oo ka maqan ayay garsoorayaasha kale remaining judge or judges shall hear
ይችሊሌ፤
Go’aan ka gadhayaan .Hadii fadhiga the application and give a decision
4. ማመሌከቻው የሚቀርበው ክርክሩ ከመጀመሩ thereon. Where the judge is sitting
loo gudbiyay hal garsoore yahay isla
በፊት ወይም ማመሌከቻ ሇማቅረብ ምክንያት alone and refused to withdraw from
markaana ka bixi waayo ,dhinaca uu
the bench the concerned party shall
arinku khuseeyo ,wuxuu cabasho መኖሩን አመሌካች እንዲወቀ ወዱያውኑ መሆን
submit his petition to the
ugudbisan karaa Gudoonka አሇበት፤ administration of that court, however,
maxkamadaas ,hadayna jirina wuxuu 5. አንዴ ዲኛ ብቻውን የሚያስችሌ ከሆነ ከችልት where not possible shall appeal to the
ugudbisan karaa Maxkamada ka next higher court.
ስሇመነሳት የሚቀርብሇትን ማመሌከቻ ተመሌክቶ
sareysa ee Racfaanka. 5. The costs of application under sub
ጥያቄውን የተቀበሇው እንዯሆነ ከችልት ይነሳሌ፡፡
5. Qodobkan. Tirsigiisa 3aad sida ku Article 3 hereof shall form part of the
ጥያቄው ያሌተቀበሇው እንዯሆነ ግን በዚያው costs in the case. Where the
xusan kharashka cabashada arjigisu uu
ፍርዴ ቤት በሚገኝ ላሊ ችልት ላሊ ችልት ከላሇ application is dismissed, however, the
keensado waxaa lagu darayaa costs shall be borne by the applicant
kharashka dacwada caadig ah . lakiin የዚሁ ፍርዴ ቤት ውሳኔ ይግባኝ በሚያየው
irrespective of the outcome of the
hadey maxkamadu cabashada aynan ፍርዴ ቤት እንዱወሰን ማስተሊሇፍ አሇበት፤ case.
aqbalin kharashka waxaa bixin 6. ከተከራካሪዎች አንዯኛው ወገን ዲኛው ከችልት 6. Where a party .makes an application
codsadaha. እንዱነሳሇት ያቀረበው ማመሌከቻ በቂ ምክንያት without good cause the court may, in
6. Mid-kamid ah codsadyaasha hadii addition to dismissing the application
ሳይኖረው ያቀረበ እንዯሆነ ፍርዴ ቤቱ
impose a fine not exceeding Birr
uunsan cabashadiisa sababo sugan ku
ማመሌከቻውን ውዴቅ አዴርጎ በአመሌካች ሊይ Three hundred (300).
soo gudbinin Garsoorku waa in uu ku
እስከ ሦስት መቶ (300) ብር መቀጫ ሉጥሌበት 7. A decision given under sub-Articles
ganaxaa ilaa 300 (sedex boboql oo birr
ይችሊሌ፡፡ hereof shall be final and subject to no
) codsigiisana siiyaan.,
appeal.
7. sida ku cad Qodobkan go’aanka lagu 7. በዚህ አንቀጽ መሠረት የሚሰጠው ውሳኔ
gaadho recfaan malaha. የመጨረሻና ይግባኝ የማይባሌበት ይሆናሌ፡፡
17:- Afka Shaqo ee Maxkamadaha 17. የሸሪዓ ፍርዴ ቤቶች የሥራ ቋንቋ 17. Working Language of Courts of
shareecada . Sharia
1. የሸሪዓ ፍርዴ ቤቶች የሥራ ቋንቋ ሶማሌኛ ነው፡፡
1. Afka shaqo ee maxkamadaha waa Af-
1. Somali shall be the working language
Somaliga 2. ሶማሌኛ ሇማይችሌ ባሇጉዲይ ፍርዴ ቤቱ
of Regional state Courts of Sharia.
2. Dhinacyada aan Af-somaliga አስተርጓሚ ይመዴብሇታሌ፡፡
garanynin Maxkamadu waa in ay 2. The Courts shall provide an
uqabataa Turjumaan. interpreter, to a party who does not
understand Somali.
Bayaan Tirsi 190/2012 Bog 10 አዋጀ ቁጥር 1190/2012 ገጽ 10 Proclamation No.190/2020 Page 10
18:- Xaqa helida Qareen 18. ጠባቃ የማግኘት መብት 18. Right to Be Represented By an
Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay in uu Advocate
ማንኛውም ሰው ጠባቂ የማግኘት መብት አሇው፡፡
helo Qareen .
Any parties have the right to get an
19:- Fadhi Furan Advocate.
19. በግሌጽ ችልት ስሇማስቻሌ
1. Maxkamadu waa in ay dacwada ku 19. Open Hearing
1. የሸሪዓ ፍርዴ ቤቶቹ ሇሕዝብ ግሌጽ በሆነ ሁኔታ
dhageystaa fadhi dadweynaha u
ያስችሊለ ፡፡ 1. The court of sharia heard all, cases
furan .
in open court.
2. İyadoon lagu xad gudbin shuruudaha
2. በዚህ አንቀጽ ንዐስ አንቀጽ (1) የተመሇከተው
Qodobka Tirsigiisa 1aad & 2. Notwithstanding the provisions of
ቢኖርም ሇዲኝነት አሠራር ተገቢ ሆኖ ሲገኝ sub-Article (1) hereof and without
nidaamyada fadhiyada furan ayaa
markay soo dersaan xaaladaha soo ከዚህ ቀጥል የተመሇከቱት ሁኔታዎች prejudice .to procedural laws
socda dacwada lagu eegi karaa fadhi ሲያጋጥሙ በዝግ ችልት ያስችሊሌ፡- relevant to adjudication, cases may
xidhan . be heard in camera in consideration
ሀ/ ሇሕዝብና ሇመንግሥት ሰሊምና ፀጥታ of the following:
b) Marka loo arko in sidaasi lagama
maar maan u tahay amniga iyo አስፈሊጊ ሲሆን ወይም
a) public and state safety and
nabadgaliyada dadweynaha security: or
ሇ/ ሇህዝብ መሌካም ፀባይ ግብረ ገብነት
&dawlada . b) Public morality and decency.
ሲባሌ፡፡
t) Marka loo arko dacwadu in ay la
xidhiidho arrimo sharciga iyo PART FOUR
akhlaaqada guud wax u
geysanaya. ክፍሌ አራት SELECTION AND APPOİNMENT
PRESIDENT ND VICE
QAYBTA AFRAAD የሸሪዓ ጠቅሊይ ፍርዴ ቤት ፕሬዝዲንትና ምክትሌ PRESIDENT OF SUPREME
XULASHADA IYO MAGAC- ፕሬዝዲንት እና የሸሪዓ ፍርዴ ቤቶች ቃዱዎች COURT OF SHARIA AND KADIS
ABISTA GUDOOMIYAHA İYO
ምሌመሊና አሿሿም OF SHARİA COURTS
GUDOOMIYE KU XİGEENKA
MAXKAMADA GUUD & 20: Establishment of The Board For
MAGACABIDA GARSOORAY- 20: የፕሬዝዲንትና ምክትሌ ፕሬዝዲንት ምሌመሊና
AASHA MAXKA-MADAHA The Selection and Appointment
ሹመት አፅዲቂ ኮሚቴ ስሇመቋቋም of Presıdent and Vıce Presıdent
SHAREECADA
of Supreme court of Sharıa
20: Asaasida Guddiga Xulashada iyo
Magaacabista Gudoomiyaha 1. የጠቅሊይ ሸሪዓ ፍርዴ ቤት ፕሬዝዲንትና 1. it is hereby established a board to
&Gudoomiye ku-xigeenka select and approve the appointement
ምክትሌ ፕሬዝዲንት ምሌመሊና አሿሿም አጽዲቂ
1. Waxaa hab wafaaqsan bayaankani of Presıdent and Vıce Presıdent of
lagu asaasay guddiga sare ee ኮሚሽን በዚህ አዋጅ መሠረት ተቋቋሟሌ፡፡ Supreme court of sharia.
xulshada iyo magaacabista
2. ኮሚቴው የሚከተለትን አባሊት ያጠቃሌሊሌ፡- 2. members of the Board shall be:-
gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku-
xigeenka maxkamada shareecada a) president of Regional state =
2. Guddigu wuxuu ka koobanyahay ሀ/ የክሌለ ርዕሰ መስተዲዴር ,= ሰብሳቢ
chairman=
xubnahani:- ሇ/ የክሌለ ምክር ቤት አፈ-ጉባኤ = አባሌ b) speaker of state Council =
b). Madaxwaynaha dawladda ee
ሐ/ የጠቅሊይ ፍርዴ ቤት ፕሬዝዲንት = አባሌ member=
Deegaanka = Shirgudoon=
c) president of supreme court =
t). Afhayeenka Golaha deegaanka መ/ የክሌለ የእስሌም ጉዲዮች ጠቅሊይ ጉባኤ
= xubin= member =
j). Gudoomiyaha Maxkamada Guud ሰብሳቢ = አባሌ d) chairperson The Supreme
= xubin Council for Islamic Affairs =
ሠ/ የክሌለ ዋና ጠቅሊይ ዏቃቤ ህግ = አባሌ
x) Guddoomiyaha Golaha sare ee member =
islaamka ee deegaanka = Xubin
e) the Attorney General;
kh) Xeer-ilaaliyaha guud ee = member =
Deegaanka = Xubin =
Bayaan Tirsi 1902012 Bog 11 አዋጀ ቁጥር 190/2012 ገጽ 11 Proclamation No.190/2020 Page 11
5. Wuxuu soo xulaa isla markaana 5. ትምህርታዊ የሆኑ የዓመቱ ፍርድችና ውሳኔዎች 5. Shall select and recommend to the
ugudbinayaa Maxkamada Guud ee supreme court of sharia exemplary
ተመርጠው ሇክሌለ ጠቅሊይ ፍርዴ ቤት
shareecada Xukunada iyo Go’aanada decisions and judgments.
እንዱሊክ ያዯርጋሌ፤
laga faa’ iidaysankaro 6. Perform such other duties as may be
6. Wuxuu fuliyaa wajibadyada kale ee 6. በህግ መሠረት የሚሰጡትን ላልች ተግባሮች entrusted to him by law.
sharciyada kale loogu xilsaaray 25 : Powers and Duties Of President
ያከናውናሌ፡፡
25:- Awooda &wajibaadka Of Woreda Court
Gudoomiyaha Maxkamada 25:- የወረዲ የሸሪዓ ፍርዴ ቤት ፕሬዝዲንት
President of Woreda Court of sharia
Degmada. ሥሌጣንና ተግባራት
being accountable to the president of
Gudomiyaha Maxkamada shareecada የወረዲው የሸሪዓ ፍርዴ ቤት ፕሬዝዲንት ተጠሪነቱ zonal high court of sharia shall have the
degmada oo hoos yimaada ሇዞኑ ከፍተኛ ፍርዴ ቤት ፕሬዝዲንት ሆኖ Powers And Duties:
Gudoomiyaha Maxkamada sare wuxuu
የሚከተለትን ሥሌጣንና ተግባራት ይኖሩታሌ፡- 1. represent the court;
leeyahay awoodaha iyo wajibadyada
soo socda: 1. ፍርዴ ቤታቸውን ይወክሊለ፤ 2. assign kadiሰ in different divisions of
1. Wuxuu matelaa maxkamada woreda court;
2. በወረዲው ውስጥ የተመዯቡ ቃዱዎች በፍርዴ
2. Wuxuu fadhiyada ku kala meelayaa 3. administer personnel of the court in
ቤቱ ችልቶች ዯሌዱል ይመዴባሌ፤
hawlgeliyaa, maamulana
accordance with directions given to
Garsoorayaasha Maxkamada 3. በክሌለ ጠቅሊይ ሸሪዓ ፍርዴ ቤትና በዞኑ him by supreme and zonal high
degmada.
ከፍተኛ ሸሪዓ ፍርዴ ቤት በሚሰጠው courts;
3. Wuxuu maamulaa shaqalaha
maxkamada isaga oo tixracaya መመሪያ መሠረት የፍርዴ ቤቱ ሠራተኞች
4. submit to the zonal high court of
awamirta ay Maxkamada Guud iyo ያስተዲዴራሌ፡፡ sharia periodic statistics reports on
ta sare siiyaan. the activities of the Court ;
4. ስሇዞን ፍርዴ ቤትና በሥሩ ባለት የወረዲ ሸሪዓ
4. Wuxuu maxkamada sare
ugudbinayaa warbixin xiliyeed. ፍርዴ ቤቶች ወቅታዊ የሥራ ክንውን ሪፖርት 26. Appointment of Kadi
Lagu lifaaqay tirokoob. ሇከፍተኛ ሸሪዓ ፍርዴ ቤት ያቀርባሌ፤ 1. The Kadi administration commission
established pursuant to this
26:- Magacaabida Qaadiyada proclamation shall carry out the
26. ስሇ ቃዱዎች አሿሿም selection and approval of recruitment
1. Gudiga Maamulka Qaadiyada
1. በዚህ አዋጅ መሠረት የተቋቋመው የቃዱዎች of Kadi upon the recommendation of
Shareecada ee lagu As-aasay
አስተዲዯር ጉባኤ በስብሳቢው አቅራቢነት The Chairperson of the Commission.
Bayaankan ayaa samayn xulashada
ansixinaya magacabista qaadiyada የሸሪዓ ፍርዴ ቃዱዎችን ምሌመሊና ሹመት 2. The Chairperson of the Commission
kadibna marka u soo xulo una soo ይከናወናሌ፤ እየታየ ይጸዴቃሌ፡፡ shall prepare and submit, to the kadi
dhaweeyo Guddoomiyaha guddigu . Administration Commission, a short
2. የጉባኤው ሰብሳቢ በጉባኤው የተጦቆሙትና profile of would be Kadi nominated
2. Gudoomiyaha Guddigu wuxuu
በተሇያየ ዯረጃ እንዱመዯቡ የተመረጡ እጩ by, together with the level of their
Guddiga maamulka qaadiyada u soo
ቃዱዎች አጭር የህይወት ታሪክ መግሇጫ placement.
gudbin faalo yar oo ku saabsan
taariikh nololeedka qaadiyada loo አዘጋጅቶ ሇጉባኤው ያቀርባሌ፤ 3. notwithstanding with provisions
kala xushay heerarka kala duwan si under sub-article 2 hereof until The
3. የዚህ አንቀጽ ንዐስ አንቀጽ 2 ዴንጋጌ appointment of Kadi, are to be
guddigu uu ansixiyo.
እንዯተጠበቀ ሆኖ በጉባኤው እስከ ሚፀዴቅበት approved, may assign temporarily at
3. isaga oo Qodobka hoosadkan (2)
ጊዜ ቃዱዎች በጊዛዊነት ሉመዯቡ ይችሊሌ፡፡ any level;
sidaasi yahay qaadiyada waxaa lagu
sii howlgalin karaa shaqada
Garsoorka intuu nan Gudigu
ansixinin ka hor.
Bayaan Tirsi 190/2012 Bog 14 አዋጀ ቁጥር 190/2012 ገጽ 14 Proclamation No.190/2020 Page 14
6. Hawsha Gudoomiyaha Guddiga 6. ሰብሳቢው በማይኖርበት ጊዜ የሰብሳቢው 6. The Vice chairman shall serve in
waxaa siiwadaya gudoomiye ku- ኃሊፊነቶች በምክትለ አማካይነት ተክቶ the Chairman's stead while he is
xigeenka marka aanu gudoomiyuhu ይሠራሌ፡፡ absent.
joogin.
30. Meetings of the Commission
30 :Kulamada Guddiga
1. The Commission shall hold a regular
1. Gudiga shirkiisa caadiga ah bishiiba 30. ስሇጉባኤው ስብሰባዎች
meeting once in a month; however, it
hal (1) mar ayuu yeelanayaa. Hase
1. ጉባኤው በየወሩ አንዴ ጊዜ መዯበኛ ጉባኤውን may meet at any time where found
yeeshee, wakhti kasta oo loo baahdo
necessary.
wuu shiri karaa. ያካሄዲሌ፣ ሆኖም ማናቸውም ጊዜ አስፈሊጊ ሆኖ
2. There shall be a quorum where a
2. Shirka Guddigu wuxuu ሲገኝ አስቸኳይ ስብሰባ ሉያካሄዴ ይችሊሌ፤ majority of the members of the
qabsoomayaa marka kala badh in ka Commission are present.
badan xubnaha guddigu shirka ka 2. ከጉባኤው አባሊት መካከሌ አብዛኞቹ ከተገኙ
3. Decisions of the Commission shall
soo qaybgalaan. ምሌዕተ ጉባኤ ይሆናሌ፤ be passed by a majority vote; in case
3. Go’aamada guddigu cod hal of a tie, however, the Chairman shall
dheeriya ayay ku meelmarayaan 3. የጉባኤው ውሳኔዎች በዴምፅ ብሌጫ ያሌፋለ፣
have a casting vote.
haseyeeshee, marka ay dhacdo in ሆኖም ዴምፅ እኩሌ በኩሌ የተከፈሇ እንዯሆነ 4. kadi who is a member of the
codku isku mid noqdo waxa Commission, and against whom
ሰብሳቢው ወሳኝ ዴምፅ ይኖረዋሌ፤
go’aanka leh dhinaca uu
disciplinary proceedings are
shirguddoonku raaco.
4. የዱስፕሉን ክስ የቀረበበት ማንኛውም የጉባኤው instituted, may not sit in meetings of
4. Qaadi kasta oo xubin ka ah guddiga the Commission while his case is
አባሌ ቃዱ ጉዲይ በሚታይበት ጊዜ በጉባኤው
hadii dacwad asluub dara ah lagu under investigation.
soo oogo ,wakhtiga arintiisa la ሰብሳባ በአባሌነት ማስተፍ አይችሌም፤ 5. Without prejudice to the provisions
eegayo xubin ahaan shirka Guddiga of sub Article 1, 2, 3 and 4 of this
uama fadhiisan karo 5. ጉባኤው የዚህ አንቀጽ ንዐስ አንቀጽ 1,2, 3 እና
Article, the Commission may draw
5. Guddigu waxuu samaysan karaa 4 ዴንጋጌዎች ጋር የማይቃረን የራሱን የስብሰባ up its own rules of procedure.
xeer –hoosaadyo si uu hawshiisa ሥነ-ሥርዓት የሚመራበት ዯንብ ሉያወጣ 6. The venue of meetings of
ufushado iyada oo aan laga hor commission shall be at the head-
ይችሊሌ፤
imanaynin sida ay dhigayaan quarter of office of Supreme Court of
tirsiyada 1,2,3,iyo 4 ee Qodobkan . sharia of Somali regional state.
6. የጉባኤው የመሰብሰቢያ ቦታ የክሌለ የሸሪዓ
6. Goobta Kulanku waxay noqonaysaa However, the venue may be
ጠቅሊይ ፍርዴ ቤት ጽ/ቤት ይሆናሌ ሆኖም
maxkamada Guud ee shareecda conducted in somewhere else as
DDS. Haseyeeshee kulanka Gudiga አስፈሊጊ ሆኖ ሲገኝ በላሊ ቦታ ይካሄዲሌ deemed necessary.
waxaa lagu qaban karaa meelakale
hadii loo baahdo
31.ቃዱ ሆኖ ሇመመረጥ የሚያበቁ ሁኔታዎች 31. Criteria for Appointment of Kadi
31: Shuruudaha Magacaabista
Qaadiyada any person who is a Somali ethinic and
የሚከተለት ሁኔታዎች የሚያሟሊ ማንኛውም
belong to somali regional state, who
Qof walba oo Somali ah oo u dhashay
የሶማላ ክሌሌ ነዋሪ የፍርዴ ቤቶቹ ቃዱ ሆኖ ሉሾም fulfils the Criteria provided here under
Dawlada Degaanka Somalida, buuxiyay
shuruudahan soo socda ayaa loo ይችሊሌ፡፡ may be appointed as kadi of sharia
magacaabi karaa in uu noqdo qaadi courts.
maxkamada shareecada. 1. በሸሪዓ ህግ ከሸሪዓ ትምህርት ከሚስጡ ተቋማት
3. Ogaysiiska qoraalka ah marka uu 3. የጠቅሊይ ፍርዴ ቤት ፕሬዝዲንት የመሌቀቂያ 3. Written notice submitted to the
soogaadho Gudoomiyaha kadibna ጥያቄ ሲቀርብበት ሇጉባኤው በማቅረብ president of supreme sharia courts
gudoomiyuhu uu soo hordhigo and by duly submitting the matter to
በሦስት ወር ውስጥ የመጨረሻ ውሳኔ መስጠት
Gudiga waxaa lagaga goaan gaadhi the commission, it shall be decided
sedex bilood gudohood, Haduu አሇባቸው፡፡
within three months, provided if they
gudigu 3 biliod gudahood go’aan ka
are failed to overrule the matter
soo saari waayo iscasilaada xubinku 34. ያሇመከሰስ ከሇሊ within three months period the
sidaas bay ku dhaqan galay.
ማንኛውም ቃዱ በእጅ ከፈንጅ ወንጀሌ ሲፈፃም Resignation shall be effective.
34: Xasaanada (Immunity)
ካሌተያዘ በስተቀር ያሇቃዱዎች አስተዲዯር ጉባኤ 34.. Immunity
Garsooruhu isaga oo faldanbiyeed
ፈቃዴ መከሰስ ወይም መታሰር አይችሌም፡፡ No kadi may be arrested or prosecuted
faraha kula jira mooyee lama qaban
karo lamana xidhi karo iyada oo aan without the permission of the kadi’s
35. ስሇቃዱዎች ዓመታዊ ዕረፍት administrative commission except in the
ogolaansho laga helin Gudiga
Maamulka Qaadiyada shareecada case of commission of grave flagrante
ዓመታዊ የቃዱዎች ዕረፍት ፈቃዴ በየዓመቱ ሁሇት delicto offense.
35: Fasaxa Qaadiyada
ወር ሆኖ ከሀምላ 1 እስከ መስከረም 1 ይሆናሌ፡፡
35. Granting of Annual Leaves
Fasax sanadeedka Qaadiyadu waa laba
bilood laga bilaabo 1da Bisha Hamle The annual leave of kadi shall be
ክፍሌ ስዴስት
ilaa 1da Bisha Maskaram granted for two months from 1st of
ሌዩ ሌዩ ዴንጋጌዎች Hamle to 1st of Maskaram.
QAYBTA LIXAAD
QODOBKAOBO KALA DUWAN
36. ስሇ ሂሳብ መዛግብትና ኦዱት
PART SIX
36 :Diiwaanka Xisabaadka iyo Hanti -
Dhawrka 1. የፍርዴ ቤቱ የተሟሊና ትክክሇኛ የሆኑት የሂሣብ MISCELLANEOUS PROVISIONS
መዛግብት ይይዛሌ፤
1. Maxkamadu waxay yeelan . 36. Books of Accounts
diwaanada xisaabaadka oo 2. የፍርዴ ቤቱ የሂሣብ መዛግብትና ገንዘብ ነክ
ሰነድች በክሌለ ዋና ኦዱተር ወይም ራሱ 1. The court shall keep complete and
dhamaystiran islamarkaana sax ah.
accurate books of accounts.
2. Diiwaanada xisaabaadka iyo በሚወክሇው ኦዱተሮች በየዓመቱ
Cadaymaha lacageed ee maxkamada ይመረምራሌ፡፡ 2. The Court's books of accounts and
waxaa sanadkiiba mar ku samayn financial documents shall be audited
baadhis hanti dhawka guud ee 37. የሸሪዓ ፍርዴ ቤቶች ውሳኔዎችና ትዕዛዞች annually by the Auditor General or
deegaanka ama odhitarka uu isagu by auditors designated by him.
magacaabay በማናቸውም ዯረጃ የሚገኙ ሸሪዓ ፍርዴ ቤቶች
በሥሌጣን ክሌሊቸው በሚሸፈኑ ጉዲዮች ሊይ 37. Decisions and Orders of Sharia
37 : Tixgelinta Go’aanadda iyo
የሚሰጧቸውን ውሳኔዎችና ትዕዛዞች አስፈጻሚ Courts
Amarada Maxkamadda
አካሊትም ሆነ ግሇሰቦች በትዕዛዙ መሠረት Any Executive Organ, organization as
Waxaa waajib ku ah dhamaan ururada , well as individuals who receive the
የመፈጸምም ሆነ የማስፈጸም ግዳታ አሇባቸው፡፡
shakhsiyaadka iyo xubin kasta oo dawli decisions or orders of any Court of
ah in ay tixgaliyaan go’aamada iyo
38. በመታየት ሊይ ስሊለ ጉዲዮች Sharia shall execute or cause the
amarada ay bixiyaan maxkamadaha
shareecadu . execution of same.
ይህ አዋጅ ከመጽናቱ በፊ በክሌለ ሸሪዓ ፍርዴ
38: Dacwadaha soo Jiitamay ቤቶች በመታየት ሊይ ያለ ጉዲዮች በዚህ አዋጅ 38. Pending Cases
Dacwadaha ka socoday maxkamadaha በተዯነገገው መሠረት ሥሌጣን ወዲሊቸው ሸሪዓ Cases pending in the various levels of
shareecada ee deeganka heer walba oo ፍርዴ ቤቶች ተዛውረው ይታያለ፡፡ state Courts of Sharia, prior to the
ay yihiinba ka hor inta uusan dhaqan coming into force of, this Proclamation,
galin.bayaankani waxaa dhamaystiri 39.- የበጀት ምንጭ shall be heard and decided by the same
Maxkamadihii Gacanta ku hayay. courts.
1. የፍርዴ ቤቱ በጀት በክሌለ ምክር ቤት
39:-Miisaaniyada
የሚመዯብ በጀት፤
39. Budget
1. Miisaaniyad waxaa u qoondeeyn
Golaha Xildibaanada ee Deegaanka.. 2. ከላልች አካሊት የሚገኝ የበጀት ዴጎማና 1. a budget to be allocated by the state
Council;
2. kaalmaha lacageed ee laga helo ilo ዴጋፈ፡፡
2. Assistance from other donor sources.
kale sida deeq bixiyaasha
Bayaan Tirsi 190/2012 Bog 19 አዋጀ ቁጥር 190/2012 ገጽ 19 Proclamation No.190/2020 Page 19
40:_Go’aan Qaadashada Arimaha
Anshaxa 40. ስሇቃዱዎች የዱሲፕሉን ጉዲዮች አወሳስን
40. Determination of Disciplinary
Bayaanka Aas-aaska gudiga maamulka ስሇሸሪዓ ፍርዴ ቤቶች ቃዱዎችና ላልች ተሻሚዎች Matters
Qaadiyada shareecada iyo xeer የዱሲፕሉን ጉዲዮች በተመሇከተ የዚህ አዋጅ This proclamation and other
hoosaadyada kale ee uu soosaro gudigu,
ዱንጋጌዎች እና ላልች በጉባኤ የሚወጣው ዝርዝር Administrative Regulations to be
ayaa dhaqan gal ku noqonaya arimaha la
መመሪያዎች ተፈፃሚ ይሆናለ፡፡ enacted by the kadi Administration
xidhiidha anshaxa qaadiyada iyo
Commission for kadi shall be applicable
xubnaha kale ee magacaabista ee
in respect of determination of
maxkamadaha shareecada.
disciplinary matters relating to Kadi of
41:- Shuruucda Dhaqan galka aan Sharia Courts.
lahayn 41. ተፈጻሚነት ስሇማይኖረቸው ሕጎች
1. Waxaa halkan lagu nasakhay 1. የሱማላ ክሌሊዊ መንግሥት የሸሪዓ ፍርዴ 41. Inapplicable Laws
Bayaanka Xoojinta Aasaaska ቤቶችን አቋም ሇማጠናከር የወጣው አዋጅ 1. Somali Regional state Courts of
maxkamadaha shareecada ee DDS
ቁጥር 39/1995 በዚህ አዋጅ ተሽሯሌ። Sharia Consolidation Proclamation
bayaan tirsi 39/95 .
No. 39/2995" is hereby repealed.
2. Sharci kasta oo ka soo hor jeeda 2. ከዚህ አዋጅ ጋር የሚቃረን ማንኛውም ህግ፣
arrimaha lagu xeeriyay bayaankan, 2. No law, inconsistent with this
በዚህ አዋጅ በተሸፈኑ ጉዲዮችን በሚመሇከት Proclamation or dealing with
ma yeelanayan fulin sharci.
ተፈጻሚ አይሆንም። matters provided for herein, shall be
42: Mudada Dhaqan galka
applicable.
Bayaankani wuxuu dhaqan gelayaa 42. አዋጁ የሚፀናበት ጊዜ
marka uu ku soo baxo Dhool Gazeta. 42. Effective Date
ይህ አዋጅ በድሌ ጋዜጣ ሊይ ታትሞ ከወጣበት
This Proclamation shall come into force
ቀን ጀምሮ የፀና ይሆናሌ፡፡
Jijiga, Ginboot 2012 upon its publication on Dhol Gazetta