Professional Documents
Culture Documents
TUSMO
TUSMO
3 Weedha Tifaftiraha
4 Munaasibadii 7aad ee abaalmarinta
shaqaalaha Telesom.
22 Bardaan-culus
Waxa kale oo farxad weyn noo ah in tirsigan aanu idinku soo daa- Mustafe Adam Musa: Telesom Newsletter Editor
bacno daraasad laga sameeyay heerka raaligelinta macaamiisha
(Customer Satisfaction Index), Telesom daraasaddan waxay u wakiilatay in ay si madax bannaan u
sameyso Jaamacadda Al Cayn University, Waaxda Statistics-ka; oo uu ka socday Prof. Mohamed Yusuf;
oo bare sare ka ah Jaamacaddaasi. Waxana Professor-ka, oo kaashanaya barayaal sare oo kale oo
Jaamacadda ka tirsan oo ay ka mid yihiin: Dr. Yahia El Bassiouni iyo Emad Masoudi.
Wixii macluumaad ama qoraalo faa’iido u leh dalka iyo bulshadaba waxa aad noogu soo hagaajisaan xafiisyada
Suuqgeynta iyo Xidhiidhka dadweynaha ee Telesom oo ku yaala xarunta dhexe ee shirkadda ama Telesom
Tower, Bridge Road, Hargeisa Somaliland, Office: +252 2 522168, Email: mpr@telesom.net ,
kibaaro@gmail.com.
I laalinta,
haynta,
daryeelida,
qiimaynta,
ka-war-
abaal-
marinta iyo tababarida shaqaa-
luhu waa tallaabooyinka ay shirkad-
waxa hotel Ambassador lagu qab-
tay xaflad ballaadhan oo ay ka soo
qaybgaleen dhammaan shaqaalaha
iyo maamulka shirkadda Telesom.
shaqaalihii la yimi karti, aqoon iyo
ammaano. Sannadkan qiimayntu
way ka duwan tahay wakhtiyadii
hore, waxa la sameeyay
duhu horumarka iyo guulo waaweyn Xafladaasna waxa lagu abaalmari- shaqaalaha sannadka ee waaxda
ku gaadhaan. Taasina waa ta keen- nayay shaqaalihii ugu darajada (Employee of the department) iyo
tay in shirkaddaha waaweyn ee sareeyay qiimayntii sannadkii 2009 waaxda sannadka (Department of
caalamku fiiro gaar ah u yeeshaan iyo xafiisyadii ka midho-dhaliyay the year).”
kobcinta shaqaalahooda. qorshe-hawleedkii ay dajisteen.
Guddoomiyuhu isaga oo la dar-
Sidoo kale, waxa abaalmarinta aan
Sidaas daraadeed, shirkadda Tele- daarmaya shaqaalaha waxa uu uga
ka maqnay shaqaalihii sannadkii
som iyada oo ka duulaysa arrintaas digay balwadaha xunxun waxa uu
2009 soo kordhiyay ama keenay
waxa ay dhawr sanno ka kor abuur- yidhi; “Qofka shaqaalaha ahi waa
fikrado cusub oo waxtar u leh horu-
tay maalin sannadkiiba hal mar la inuu fahmaa hadafka ay shirakddu
marka shirkadda (Initiatives).
xuso oo loogu magac daray u abuuran tahay, meesha uu
‘QIIMEYNTA SHAQAALAHA TELE- Bilawgii xaflada waxa hadal dheer doono ha ka shaqeeye’e, kana fo-
SOM’. Maalintaas waxa dhammaan oo isugu jiray ujeedada xafladda, gaadaa balwadaha xun xun.”
xarumaha shirkadda ee dalka Jam- mahadnaq, dardaaran iyo ballan-
Suldaan Maxamed Xasan oo isa-
huuriyadda Somaliland lagu qabtaa qaadyo ka jeediyay guddoomiyaha
guna munaasibada ka hadlay ayaa
munaasibado lagu amaal-marinayo guud mudane, C/kariim Maxamed
shaqaalaha ku booriyay in ay no-
shaqaalihii iyo waaxihii ugu kartida Iid, hadaladiisiina waxa ka mid
qdaan shaqaale lagu daydo, kana
badnaa sannadkaas. ahaa; “Qiimayntani waa mid joogto
fogaadaan balwadaha xunxun sida
ah oo sannadkiiba hal mar la
Haddaba, Bishii February, 2010
sameeyo, laguna abaal-mariyo Ka Eeg Bogga 5aad
S hirkadda Telesom
diiradda saartaa sidii ay u
waxay
Jaantuska saddexaad
G
uddoomiyaha Shirkadda jaanqaadka teknoolajiyada kor u baylkiisa ka heli karo aqoonta iyo
Telesom, Mr. Abdikarim socota, Ka hortaga iyo la tacaalida waxbarashada adduunka, Mobile
Maxamed Eid, ayaa ka qayb- caqabadaha hor yaala teknoolaji- Commerce oo ah in macmiilku
galay shir caalami ah oo lagu qabtay yada, Ilaalinta shuruucda isgaadhsi- moobaylkiisa ka daalacan karo is-
magaalada Barcilona ee dalka Spain. inta, Abaalmarinta wadamadii iyo badbadalka dhaqaalaha adduunka
Shirkaas waxa isugu yimaada dham- shirkadihii fikradaha cusub ku soo iyo gudahaba.
maan shirkadaha Isgaadhsiinta dunida, kordhiyay adeegyada moobaylka, Dhammaan adeegyadaas iyo qaar kale
shiradaha soo saara mobilada loo is- Isticmaalka tamarta cadceeda oo faa’iido u leh bulshadaba waxa ay
ticmaalo isgaadhsiinta iyo teknoolaji- (Solar system) iyo hawada (wind shirkadda Telesom damacsan tahay in
yadda. terminals), Iyo aqoon-is-waydaarsi ay sannadkan gudihiisa ka hirgeliso
dhex maray ka-qaybgalayaashii dalka Jamhuuriyada Somaliland.
Shirkan oo socday 15 – 18 February,
shirka.
waxa lagu magacaabaa shirka adeegga
moobaylada Adduunka "Mobile World Maaha markii ugu horaysay ee
Congress", kaas oo sannad walba lagu shirkadda Telesom ka qaybgasho shir
qabto magaalada Barcelona. caalami ah, sannad walba ama sannad-
kiiba laba jeer ayay maamulka iyo
Shirkan oo ay ka soo qaybgaleen ku
mas’uuliyinta shirkaddu ka qaybgalaan
dhowaad 50’000 oo ah shirkadaha ka
shirar caalami ah, taas oo ay u
shaqaysta adeegga moobaylada oo kala
saamaxday horumarka ay shirkaddu ka
socday 180 dal ayaa waxyaabihii lagaga
samaysay dhinaca isgaadhsiinta guud
wada hadlay waxa ka mid ahaa: La
ahaan dalka Jamhuuriyada Somaliland
M aamulka iyo Golaha sare ee shirkadda Telesom ayaa dadweynaha, ayaa isaguna talooyin iyo dhiirige-
th lin siiyay saamilayda, waxaana talooyinkiisii ka
27 February, 2010 kulan ballaadhan la yeeshay
mid ahaa in saamilaydu ay ilaashadaan kana
saamilayda shirkadda (Shareholders).
warhayaan xoolahooda, wixii talo iyo tusaa-
Kulankaas oo ka dhacay Hotel Ambassador, ujeedadiisu waxa ay looyin ahna u soo gudbiyaan maamulka
ahayd in warbixin dhamaystiran laga siiyo saamilayda xaalada ay shirkadda.
shirkaddu ku sugan tahay, marxaladihii ay soo martay iyo guud
Maxamed Isaaq, waxa kale oo uu saamilayda
ahaan mashaariicda kale ee ay
shirkaddu ku hawlan tahay, sida uga warbixiyay meelaha ay shirkaddu tabaru-
caadka iyo kaalmooyinka ka geysato, sida caafi-
ZAAD SERVICES, SALAAM FINANCIAL
maadka, warbarashada, kaabayaasha Maxamed Isaaq
SERVICES, SOMGAS IYO LAAS-QORAY.
dhaqaalaha (waddooyinka iyo bridge-yada).
Ugu horayn waxa munaasibadaas ka Sidoo kale waxa uu Maxamed kulankaas kaga dhawaaqay in hadda
hadlay Suldaan Maxamed Hassan ay shirkaddu wado barnaamijka ah in ay la wareegto gacantana ku
Ibraahim oo ku hadlayay magaca qabato dhawr iyo soddan carruur ah oo aan hooyo iyo aabo lahayn,
maamulka shirkadda, isaga oo u cad- una badan agoomo, iyada oo ay shirkaddu kafaalo-qaadi doonto
deeyay saamilayda, in shirkaddu tan caafimaadkooga, waxbarashadooda iyo hoygooda.
iyo intii ay jirtay horumar weyn ka Suldan Maxamed Xasan
Dhinaca kale, waxa iyaguna madasha hadalo guubaabo iyo talooyin
samaysay dhinacyada adeegyada,
ah ka soo jeediyay qaar ka mid ah saamilaydii kulanka ka soo
dhaqaalaha, harumarinta shaqaalaha iyo dhulka ay shirkaddu
gaadhay (Coverage), hadalkaasina waxa uu aad uga farxiyay qaybgashay.
dhammaan saamilaydii kulanka ka soo qaybgashay. Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) oo ka mid ah saamilayda, ayaa
ku tilmaamay Telesom, macalin, bulshada baray WAX-WADA-
Maxamed Yuusuf Axmed (Alloore) oo ka tirsan golaha sare ee
LAHAANSHAHA, waxaanu yidhi; “Telesom waxa ay dadka bartay in
shirkadda (BOD-ka) ayaa isaguna hadalka dheer ka jeediyay kul-
shuraako la noqon karo, waxna la wada-yeelan karo. Telesom waa
lankaas, waxaanu sheegay in shirkadda Telesom guulo waaweyn
damal hadhweyn oo dadku wada hadhsado.”
oo la taaban karo gaadhay wakhtigii ay jirtay.
Alloore waxa uu xusay in Telesom yeelatay baalal ama cago kale Sh. Khaliil C/laahi Axmed oo isagu ka hadlay madasha ayaa sheegay
oo ay ku dhaqaaqdo, kuwaas oo ay ka mid yihiin adeegyada in Telesom ay noqotay meel lagaga dayan karo maamul wanaaga
ZAAD, ILA HADAL, SOMGAS, LAASQORAY, IYO SALAAM FINAN- iyo horumarka.
CIAL SERVICES oo hadda Maraykanka, Djibouti iyo 100 wadan oo Saamilaydii kale ee madasha ka hadlay waxa ka mid ahaa: Siciid
kale ay shirkaddu ka wado. Yuusuf, C/laahi Baaruud Yuusuf, Maxamed Shukri, Cali Xaliye, Iyo
Alloore waxa uu saamilayda ugu Gabogabadii kulankaas waxa shahaadooyin la guddoonsiiyay qaar
bushaareeyay in mashaariic kale oo ka mid ah saamilayda shirkadda, shahaadooyinkaas oo ay ku mu-
hadda cilmi-baadhistooda faraha taysteen “wada-shaqaynta, taageerada iyo talooyinka joogtada ah
laga qaaday la soo bandhigi doono, ee ay shirkadda la garabtaagan yihiin.”
shacabka iyo saamilayda ay ka
Saamilayda shahaadooyinka la guddoonsiiyay: Sh. Khaliil C/Laahi
farxin doonaan.
Axmed, Mustafe Aw Aadan Cabdalle, Maxamed Cismaan Garaad,
Maxamed Isaaq Cilmi oo ah madaxa Shukri Aadan Jaamac, Siciid Sh. Cumar, Sh. Cabdiqaadir Xaaji
Maxamed Alloore waaxda suuqgeynta iyo xidhiidhka Jaamac, Cismaan Aadan Rooble iyo Foosiya C/Qaadir Xaaji Cilmi.
K
a shaqaynta bilicda iyo Munaasibada xafladaas oo si heer sare gyada shirkadda laga helayo dhammaan
Ilaalinta deegaanku waxa ay ka ah loo soo agaasimay waxa ka soo gobolka Awdal iyo guud ahaan Somali-
mid yihiin himilooyinka qaybgalay mas’uuliyiinta gobolka Awdal land.
shirkadda Telesom, iyada oo shirkaddu iyo degmada, Culimada, Salaadiin, Cu- Guddoomiyuhu mar uu ka hadlayay
ka duulaysa arrintaas waxa ay qaal, Ganacsato, Dhakhaatiir, Aqoon- doorka ay Telesom ka qaadato horu-
shirkaddu dhismayaal dabaqyo ah oo yahano iyo Siyaasiyiin. marka gobolka Awdal waxa uu yidhi;
“Shirkad ahaan waxa aanu ka
qaybqaadanaa horumarka iyo tabaru-
caadka Awdal iyo Salal, wixii kale horu-
mar iyo dib-u-dhis ah ee gobolka ka
socdana diyaar baanu u nahay in aanu
ka kaalintayada ka qaadano, sida wa-
dada isu-xidha Dila iyo Borama.”
“Sida aad ka warqabtaan waxa aanu
dalka ka suurtogelinay adeegga ZAAD
oo faa’iido badan u sameeyay bul-
showeynta Somaliland. Wakhtigan
waxa aanu ku tallo jirnaa oo badh ka
mid ahi noo suurto-galeen in ma-
caamiisha Telesom Sim Card-kooga, la
tagi karaan kana soo hadli karaan
daafaha dunadda (Roaming), taas oo
ganacsatada iyo dadka kaleba faa’iido
weyn u yeelan doonta.”
Sheekul Baladka Awdal/Salal, Sh. C/ iminkana waxa aanu idinka fadhinaa in ah’ oo marti-sharaftii ku guulaysatay
laahi Sh. Cali Jawhar oo isaguna aad nagala kaalintiina ka qaadataan lagu abaal-mariyay Moobaylo.
munaasibaadaas hadal dheer ka jeedi- wixii baahiyo ah ee jira sida wadada Ugu danbayntii waxaa xafladda soo
yay ayaa shirkadda Telesom ku am- isku xidha Dila iyo Borama oo dhi- xidhay gudoomiyaha Gobolka Awdal,
maanay horumarka iyo taageerada baato weyn nagu haysa.” Mudane, Maxamuud Sh. Cabdilaahi,
joogtada ah ee ay gobolka Awdal ka Duqa degmada Borama C/Raxmaan isaga oo Telesom ugu mahadnaqay
wadaan, waxanu yidhi; “Si wanaagsan Shide Bile, Suldaan Xasan Xaddi sida wacan ee xafladan u agaasimeen.
ayaan u soo dhawaynayaa ka soo (Baade), Prof. Saleebaan Axmed Gu- Waxa kale oo uu u mahanaqay ka soo
qaybgalayaasha xaflada iyo maamulka uleed iyo Ganacsade Cabdilaahi Xaaji qaybgalayaashii soo ajiibay marti qaad-
shirkadda Telesom. Shirkadani waa Ciise ayaa dhammaantood hadalo kan. Guddoomiyuhu waxa uu ha-
shirkad ummaddu wada leedahay oo guubaabo iyo mahadnaq ah ka soo dalkiisa ku soo gabagabeeyay
dadka ka dhaxaysa, si hagar la’aan jeediyay munaasibada. “Telesom waa shirkad talaabsatay,
ahna way uga qaybqataan horumarka Intii ay xafladdu socotay waxa dhinac loona baahan yahay in lagu daydo.”
bulshada iyo baahiyaha aasaasiga ah, socday barnaamij ‘Tijaabi nasiibkaaga
Moobayladan ku shaqaynaya tamarta qorraxda oo ay dalka Ugu dambayn, waxa halkaas hadal ka jeediyay Eng. Faarax
keentay shirkadda Telesom waxa ay waxweyn ka tareen Sugaal, waxa uu sheegay inay adeegga Isgaadhsiinta ee ay
bulshada u fidiso Telesom ay gaadhsiisay dhammaan
baahidii ay dadka ku nool deegaanada aan lahayn koranto u
deegaamada Somaliland, tuulo kasta oo dalka ku taala ka
qabeen guud ahaan adeegyada isgaadhsiinta. haqab beeleen adeegyada isgaadhsiinta, xataa kuwo aanay
xaddigooda kharashka ee ay shirkaddu gelisay ka soo
Xubno ka tirsan masuuliyiinta waaxaha kala duwan ee TELE-
xarayn. Sidoo kale, waxa uu sheegay in meelo kooban oo
SOM ayaa shirjaraa’id oo ay kaga hadlayaan faa’iidooyinka aanteenada Shirkaddu ka maqan tahay ama ay mararka
iyo sababaha ku kalifay moobaylkan ku qabtay xarunta qaarkood ka baxbaxdo ay dabooli doonaan, si ay mac-
guud ee Shirkaddu ku leedahay magaalada Hargeysa, mad- miishoodu xataa haddii safar ku jiraan si xidhiidh ah oo
joogto ah u isticmaali karaan adeegga Isgaadhsiineed ee
axa-ku-xigeenka waaxda xidhiidhka dadweynaha iyo suu- TELESOM.
qgeynta Cali Maxamed Saalax (Cajab) oo ugu horayn shirkaa
Eng. Sugaal waxa uu tilmaamay in Moobiladan oo kaadhka
jaraa’id ka hadlay, ayaa sheegay in qalabkan oo noqonaya TELESOM uun ku shaqaynaya ay u samaysay shirkad saldhi-
kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee laga isticmaalo Somali- geedu yahay dalka Shiinaha oo ay si gaar ah uga dalbadeen.
land, ay ugu talogaleen dadka degen goobaha baadiyaha “Adeeggan waxa laga helayaa xarun walba oo shirkada Tele-
som leedahay oo waanu qaybinay, markaa dadka reer miy-
ama ku dhaqan goobaha aan Korontada Moobilada lagu iga ah taas baanu ugu bushaaraynaynaa,” ayuu yidhi Eng.
d a b e e y o l a g a h e l i k a r i n . Faarax Sugaal.
Sidoo kale, Madaxa waaxda xidhiidhka dadweynaha iyo
suuqgeynta Maxamed Isaaq Cilmi oo ahaa mas’uulkii 2aad
ee ka hadla shirkaas Jaraa’id ayaa yidhi; “Waxa jiray
taariikho badan oo Shirkaddu lahayd oo ku saabsan in aanu
waxyaabo badan ugu horeynay, maantana waxa ay no-
qonaysaa fagaare kale oo aanu taariikhda ku galo Mobile-ka
qorraxda ku shaqaynaya.”
W
1. Walaalka uslinka ahow, waxaa jirta
alaalayaal waxaan wada
hadaba camallo qiima badan oo
ogsoonahay inaan
rasuulkeenii suubanaa S.C.W uu inagu
dhamaanteen in qof kastaaba
dhiiri galiyay haddii aynu samayno in
taagtiisa iyo tamartiisaba isugu geeyo sidii
Allaah C.W uu guri Jannada inooga dhisi
uu guri aduunyada uga dhisan lahaa. Fikir,
doono, waana kuwan ee ka faa’iidaysi darajooyinna kor ayuu u
aduun, talo iyo aqoonba wuu u badsadaa
wacan: qaadaa” [ waxa saxiixiyay sheikh
siduu arintaasi u xaqiijin lahaa. albaani – ka eeg silsiladda saxiida
2. Dhisidda Masjid: rasuulkuna S.C.W
Waliba waxaa aan hadana hubnaa in waxa uu yidhi: “Qofka masaajid Illaahay albaani (4/515)]
gurigaasi si kasta oo aan u qurxino ama u darii u dhissa Illaahay ayaa guri jannada 7. Ilaalinta sunayaasha iyo rawaatibta:
uga dhisa” [Bukhaari & Muslim]. umu xabiiba bintu sufyaan – Illaahay ha
adkayno aanu waraynin ee waqti ay
3. Akhrinta Suuratul Ikhlaas ( ﺳﻮرة ka raali noqdee – waxay rasuulka S.C.W
noqotaba uu dumi doono amaba uu gaboobi ka warisay inuu yidhi: “qofka tugada
:(اﻹﺧﻼصwaxa uu rasuulku C.S.W yidhi:
doono. Ku darsoo haddii aanay intaasiba ku “ qofkasta oo akhriya suuradda (qul- maalitiisa iyo habeenkiisa 12 rakcadood
dhicin adigii ku daalay ma tihid ka waligii huwAllaahu-axad) toban jeer Illaahay Illaahay ayaa guri Jannada uga dhisa”.
ayaa guri jannada uga dhisa” [ sheikh [ Muslim ayaa soo saaray ]
lahaan doona ee waa lagaa dhaxli waxaa 8. Muran-ka Iyo beenta oo laga fogaado
albaani ayaa ku saxiixiyay kitaab-kiisa
arintasi macneheedu tahay inaan Jaamicu saxiix ] iyo dhaqan wanaagga: rasuulku S.C.W
dhamaanteen safar ku nahay adduunyadan 4. ODHAAHDA (ALXAMDULILAAH & waxa uu yidhi: “ waxaan damiin uga
INAALILAAHI WA INNAA ILAYHI ahay guri Jannada fiyaaradeeda ku
sida Allaah uu qur’aankiisa meelo badan
RAAJICUUN) MARKAY MUSIIBO KAA yaalla qofka muran-ka iskaga taga
kaga waramay. HALEESHO ILMAHAAGA: Rasuulku isagoo xaq u leh, waxaan damiin uga
Haddaba iyamaa mudan inuu qofka muslim- S.C.W waxa uu yidhi: “marka uu dhinto ahay guri Jannada badhtankeeda ku
ka ahi ku daalo guri ku dambayn doonaa ilmo uu qof dhalay waxa Illaahay yaalla qofka beenta iskaga taga , kaf-
malaaigtiisa ku yidhaahdaa: [ma ilmihii tanna ha ahaatee, waxaan damiin uga
sidaasi iyo guri tilmaamihiisa iyo waxyaalaha ahay guri Jannada halka ugu saraysa ku
adonkaygaad naftii ka soo qabateen]
uu ka kooban yahay ay yihiin qaar aan waxaanay yidhaahdaan haa. Kadibna yaalla qofka dhaqankiisu wanaag-
caqligeenu keeni karayn oo aad ku yeelato Allaah waxa uu yidhaahdaa: [ma sanaado “
waxaad qabateen midhihii qalbigiisa] Ugu danbayntii walaalayaal, Jannada alle
Jannada Illaahay C.W.
waxay ku jawaabaan haa. Illaahay kadib ee qiimaha badani waxay u sugnaatay
WAA SIDEE TILMAANTA GURYAHA waxa uu waydiiyaa muxuu yidhi adoomaha Allaah ee ku toosnaada diinta
JANNADU SIDEESE LAGU HELAA: adoonkaygii? Waxaanay yidhaadaan
[wuu ku mahadiyay waxaanu yidhi Illaahay. Guryahaa Jannada qofka muslim-
Rasuulku C.S.W waxa uu yidhi:
inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, ka ah ee mutaysta looga diyaariyo waxaa
“Dhismaha jannadu labanka uu ku dhisan
markaasa Allaah uu ku yidhaadaa lagu dhireeriyaa dhir iyo geedo timir ah
yahay waa mid ka samaysan isuguna dhex malaaigta: [adoonkayga guri Jannada
haddii uu ku dikriyo wardina ka dhigto
jira kuwo dahabka cas ah iyo kuwo dahab-ka uga dhisa waxaanad uga magic
dhigtaan gurigaasi kuriga xamdiga]. [Ka ‘IILAAHAYBA XUMAAN KA NASHAN, IL-
cad ( fidada) ah, Jannada dhisaheeda waxa
eeg riyaadu saalixiin-ka (1/362)]. LAAHAYBA MAHAD LEH, ILAAHAYBA
lagu dhoobay cadar-ka nooca ugu udgoon 5. Ducada Suuqa in la akhriyo: Rasuulku
WEYN.’
ee miskiga lo yaqaan, quruuruxeedu waa S.C.W waxa uu yidhi: “Qofka doonaya
inuu u baxo suuqa ha akhriyo ducada Waxaanan ku soo gunaanadayaa hadal-
machanaha luulka iyo yaaquut-ka,
suuqa.” kan aanu u guntanno nicmo aan
ciideeduna waa zacfaraan, qofkii gala nicmo
6. Buuxinta Safaf-ka salaadda: rasuulku dhamaanayn oo aan u baratano dara-
ayaa u sugnaatay mana dhibaatoon doono waxa uu yidhi S.C.W: “ qofka buuxiya
banbanaanada safaf-ka salaadda jooyin-ka Jannada ee dhaahdheer ee qii-
waanu ku waarayaa kana dhiman maamayo,
Illaahay ayaa guri uga dhisa Jannada maha badan.
maryuhu ka duugoobi maayaan
meela badan qabsaday, gaar ahaan Afrika, halka dawlado islaamka fidiya ayaa Satalaytka ku jira, taasina waa bushaaro
badan oo reer galbeed ah dhaqaalahoodii dib u dhac wayni wayn oo ku tusaysa marxaladaha wanaagsan ee Islaamku
ku yimi, gaar ahaan markii dhibka dhaqaalaha adduunku uu marayo, Imam Maalik Illaahay ha u naxariistee waxa uu yidhi;
dhacay, dhibkaas oo culayskiisu uu ku dhacay dawladaha “Ummadan ma hagaagayso ilaa ay raacaan wixii kuwii
reer galbeedka ah. Mushkiladii u danbaysay ee dawladaha hore ku hagaageen (Salafkii saalixa ahaa).”
reer Yurub ku dhacday waxay ahayd daynta badan ee daw- Dadka reer galbeedka ah waxaa haysata caydhnimo xaga
lada Giriiga lagu leeyahay, taas oo keentay in dawladaasi diinta ah iyo xaga akhlaaqda taasoo keentay in dadka reer
mushahaarkii shaqaalaha ay siin lahayd bixin kari wayday, galbeedka ahi ay noqdaan dad aan himilo lahayn oo uu ka
sida ku dhacda dawladaha Afrikaanka qaarkood. Xataa lumay hadafkii nolosha ugu waynaa oo ah aakhiro, taasoo ay
Tignoolajadii ay reer Yurub dadka ugu faani jireen ama ay ka ka dhalatay in uu qofka reer galbeedka ahi u dareemo
qarin jireen ayaa maanta bannaanka taala oo ay ku soo nolashu in aanay macno ku fadhiyin oo ay ku badatay is
baxeen dawlado kale oo soo bandhigay tignoolajiyad far- dilkii. Dalka Jaban waa dalalka reer galbeedka ugu dhaqaale
samo sare leh oo qiimo jabana leh, kuwaas oo ay ka mid badan, sannadkii 2004 waxaa is deldelay in ka badan 34000
yihiin Hindiya iyo Shiinaha. oo qof oo da’doodu u dhaxaysay 18 ilaa 32 jir. Waxaa batay
3) DIINTA IYO AKHLAAQDA akhlaaq xumadii oo raggii ayaa is guursanaya; dumarkii ayaa
sidoo kale is guursanaaya, ninkii ayaa hablihiisii kufsanaya,
Gabayaagii la oran jiray Axmed Shawqi ayaa gabay macni- dilalkii iyo maandooriyayaashii ayaa xad-dhaafay.
hiisu yahay yidhi; “Ummaduhu jiritaaankooda waxaa sal-
dhig u ah Akhlaaqda wanaagsan, haddii akhlaaq la- Haddii aynu is-nidhaahno ka hadla bushaarooyinka muuqda
aad ayay u badan yihiin, halkana kuma soo koobi karno oo
waayana ummadahaas waa la waayaa.”
maqaalkani arrintan kama hadlayn, laakiin waxa igu kalifay
Waxaa shucuubta muslimiinta ah aad ugu soo badanaya waxa uu ahaa akhristayaasha qaarkood ayaan ka baqay in ay
baraaruga diineed, dadkuna waxay baranayaan diintoodii, quusasho ku dhacdo markii ay akhristeen maqaalkii hore ee
akhlaaqdii wanaagsanayd oo soo badanaysa. 20 sanno ka hor ka hadlaayay xaalada uu marayaan dowladaha muslinku, in-
shaa Allaah maqaalka kan ku xiga waxa aynu dhex geli
masaajidadeena waxa ku tukan jiray dadka da’da waaweyn
doonaa mawduucii FURAYAASHA GUUSHA NOLOSHA.
ee gaboobay, halka hadda uu buuxsamaayo dadkuna ay dhal-
linyaro u badan yihiin, in ka badan 30 telefishan oo diinta
Bardaan-culus
Abwaan Yuusuf Shaacir
Bogox yaanay kula qaban