You are on page 1of 1

Dawlada Deeganka Soomalida Somali Regional State

Dawlada hoose DegmadaErer Erer Woreda Manicipal Office

የኤረር ከተማ አስተዳደር ማዘጋጃ ፅ/ቤት


_____________________________________________________________________________________________________

Sum/Ref/___________________
Tari/Date___________________

Ku: - Maxkamada Deg/Erer


Ujeedo: - Jawaab celin Dacwad
Dacwoode: - Faduma Ibrahim
Dacwaysane: - Xafiiska D/hoose M/Erer
Sida ujeedada kor ku xusan anigoo ah dacwaysane kor ku xusan yahay magaciisuna ayaan waxaan
kaga soojawabaya dacwadan lanagu soo dacweeyay sidan hoos ku cad.
Anigo ciidi ay qusaysay ee ladacwaynayay ahayn kaliya xafiiska Dawlada hoose M/Erer looga
bahan yahay xaqiijinta lahanshaha Arimaha dhulka aya dacwada si khaldan logu so oogay xafiiska
Dawlada Hoose M/Erer.
Sida uu dhigayo Qodobka 33 ee HXME ee Dawootadu waxay ay dacwayn lahayd qofka sadaxaad
ee soodhexgalaha la xidhiida Adan Ibrahim Xassan ayaa ah cdii kula doodaysa Dacwoodaha.
Sidaas darteed waxaan ka codsanaynaa Maxkamada sharafta leh inay naga xidhaan dacwadani aay
cidii ahayd in ladacweeyo ay dacwayso dacwootadu.
Duqa Magalada Dawlada Hoose Deg/Erer
Fuad Usman Cali________________

TELL.NO P.O.BOX .

You might also like