You are on page 1of 1

9/October/2021

Ka socoto:- Musharax Gudomiye Kuliyada Cafimaadka


Ku socoto:- Xafiiska arimaha ardada
Ujeedo:- Cabasho

Waxaan tuhun musuq-masuq ka qabnaa dorashadii ka dhacday


kuliyada cafimaadka ee Jamacada Simad, gaar ahan codeenti ka
dhacday qeybta isbitaalka, ayado ay jireen talaboyin baal-
marsan sharciyda dorashada sida:
1. In sanduuqa dorashada la geyey isbitalka taasoo aanan ku
jirin sharciyada dorashada.
2. In sanduuqa dorashada u yaalay qeybta isbitalka mudo
labo malin, taaso shaki galin karta habsami usocodka
dorashada.
3. In dorashada ka dhacday isbitalka anan nalagu so wargalin
goorta ay dhacaysay, taaso an xaq u lehenahay in aan gudi
kormeer ku yeelano.
K

Waxan xafiiska

You might also like