You are on page 1of 4

Tallaalada Carruurta Yar

Vaccines for Young Children

Vaccines help prevent disease. Babies born Tallaalada waxay gacan ka gaystaan ka hortagga
in the United States may have their first cudurka. Ilmaha ku dhasha Mareykanka waxaa la
vaccines right after birth. Future vaccines siin karaa talaaladooda ugu horeeya isla marka
are given at well child check-ups with your ay dhashaan kadib. Tallaalada mustaqbalka
child’s doctor or at a local health department. waxaa lagu bixiyaa baaritaanada caafimaad
Vaccines are needed for Women, Infants ee cunnugaaga inta lala joogo dhakhtarka ama
and Children (WIC) visits or when children waaxda caafimaadka deegaanka. Tallaalada ayaa
enroll in school. looga baahan yahay booqashooyinka Haweenka,
Dhallaanka iyo Caruurta (WIC) ama marka
Vaccines are also called immunizations. carruurtu laga diiwaangelinayo dugsiga.
They are often given as injections with a
Tallaallada waxaa sidoo kale loo yaqaanaa
needle, also called shots. Vaccines are
kordhiyaha difaaca jirka. Waxaa badanaa loo
either given as a single dose or as many
bixiyaa cirbad ahaan, oo sidoo kale loo yaqaanno
doses given over time. The full number of
duritaan. Tallaallada waxaa loo bixiyaa hal
doses for each vaccine must be given for qaadasho ahaan ama qiyaaso badan oo la bixiyo
the vaccine to protect your child from the wakhtiyo kadib. Tirada buuxda ee qiyaasta
disease. tallaal kasta waa in la qaataa si looga ilaaliyo
The vaccine schedule on the next page cunuggaaga cudurka.
is for children birth to 6 years old (last Jadwalka tallaalka ee ku qoran bogga xigga ayaa
updated February, 2020). More vaccines are loogu talagalay carruurta laga bilaabo dhalashada
needed for older children. Check with your illaa 6 sano jir ah (markii ugu dambeysay la
child’s doctor or local health department for cusbooneysiiyay Febraayo, 2020). Tallaallo
the most current schedule and to get any dheeraad ah ayaa loogu baahan yahay carruurta
needed vaccines your child has not yet had. waaweyn. Ka hubso dhakhtarka cunugaaga ama
If your child misses a shot, you don’t need to waaxda caafimaadka deegaanka jadwalka ugu
start over. Just go back to your child’s doctor dambeeya ee hadda jira iyo in aad hesho talaal
kasta oo loo baahan yahay oo canugaaga uusan
for the next shot.
wali qaadan.
Children with certain medical problems or
Haddii ilmahaagu seego tallaal, uma baahnid inaad
who travel outside of the United States may
soo bilowdid. Kaliya waxaad dib ugu noqotaa
need more vaccines. dhakhtarka ilmahaaga si loo helo tallaalka xiga.
You will get more information about each Caruurta qaba dhibaatooyinka qaarkood ee
vaccine when it is being given to your child. caafimaad ama u safraya dibedda Mareykanka
Talk with your child’s doctor if you have waxay u baahan karaan tallaallo intaa ka badan.
questions.
Waxaad heli doontaa macluumaad dheeri ah oo
ku saabsan tallaal kasta marka ilmahaaga lagu
tallaalaayo. Kala hadal dhakhtarka cunnugaaga
haddii aad qabtid su'aalo.

Vaccines for Young Children. Somali.


2 healthinfotranslations.org

Da'ada Tallaalada
Age Vaccines
Birth • Hepatitis B: 1st dose • Cagaarshow (Hepatitis B): Kuurada
Dhalashada 1aad

• Hepatitis B: 2nd dose at 1 to 2 • Cagaarshow (Hepatitis B): Kuurada


months 2aad marka uu jiro 1 illaa 2 bilood
• DTaP (Diphtheria, Tetanus and • DTaP (Gawracato, Teetano iyo
Pertussis): 1st dose Xiiqdheer): Kuurada 1aad
• Hib (Hargabka Haemophilus nooca
• Hib (Haemphilus influenzae
b): Kuurada 1aad
type b): 1st dose
2 months old • Tallaalka Oof wareenka (PCV13):
• Pneumococcal Conjugate Kuurada 1aad
2 bilood jir
(PCV13): 1st dose
• Dabaysha (IPV): Kuurada 1aad
• Polio (IPV): 1st dose • Rotavirus (RV): Kuurada 1aad
• Rotavirus (RV): 1st dose • Meningococcal: 2 bilood ilaa 18
• Meningococcal: 2 months sano kooxaha khatarta gaarka ah
through 18 years for certain ku jira
high risk groups
• DTaP (Diphtheria, Tetanus and • DTaP (Gawracato, Teetano iyo
Pertussis): 2nd dose Xiiqdheer): Kuurada 2aad
• Hib (Haemphilus influenzae • Hib (Hargabka Haemophilus nooca
type b): 2nd dose b): Kuurada 2aad
4 months old
• Tallaalka Oof wareenka (PCV13):
4 bilood jir • Pneumococcal Conjugate
Kuurada 2aad
(PCV13): 2nd dose
• Dabaysha (IPV): Kuurada 2aad
• Polio (IPV): 2nd dose
• Rotavirus (RV): Kuurada 2aad
• Rotavirus (RV): 2nd dose
• Hepatitis B: 3rd dose at 6 to 18 • Cagaarshow (Hepatitis B): Kuurada
months 3aad marka uu jiro 6 illaa 18 bilood
• DTaP (Diphtheria, Tetanus and • DTaP (Gawracato, Teetano iyo
Pertussis): 3rd dose Xiiqdheer): Kuurada 3aad
• Hib (Hargabka Haemophilus nooca
• Hib (Haemphilus influenzae
b): Kuurada 3aad waxa ay ku xiran
type b): 3rd dose depending on
tahay taxanaha tallaalka
vaccine series
6 months old • Tallaalka Oof wareenka (PCV13):
• Pneumococcal Conjugate Kuurada 3aad
6 bilood jir
(PCV13): 3rd dose • Dabaysha (IPV): Kuurada 3aad
• Polio (IPV): 3rd dose at 6 to 18 marka uu jiro 6 illaa 18 bilood
months • Rotavirus (RV): haddii taxanaha
• Rotavirus (RV): if 3 dose tallaalku yahay 3 kuuro
vaccine series • Sanadle: asagoo ka bilaabanaya 6
• Influenza: yearly beginning at 6 bilood
months

Vaccines for Young Children. Somali.


healthinfotranslations.org 3

Da'ada Tallaalada
Age Vaccines
• Hib (Haemphilus influenzae • Hib (Hargabka Haemophilus nooca
type b): 3rd or 4th dose at 12 b): Kuurada 3aad ama 4aad12 ila
to 15 months depending on 15 bilood ayada oo ay ku xiran
vaccine series tahay taxanayaasha tallaalka
• Tallaalka Oof wareenka (PCV13):
• Pneumococcal Conjugate
Kuurada 4aad marka uu jiro 12
(PCV13): 4th dose at 12 to 15
illaa15 bilood
months
12 months old • Jadeecadda, qaamo qashiirka,
• Measles, Mumps, Rubella Rubella (MMR): Kuurada 1aad
12 bilood jir
(MMR): 1st dose at 12 to 15 marka uu jiro 12 illaa15 bilood
months • Busbus: Kuurada 1aad marka uu
• Varicella: 1st dose at 12 to 15 jiro 12 illaa15 bilood
months • Cagaarshowga A: Kuurada 1aad
• Hepatitis A: 1st dose at 12 to marka uu jiro 12 ilaa 23 bilood
23 months (given as 2 doses (waxaa loo siinayaa 2 kuuro oo 6
that are 6 months apart) bilood u dhaxayso)

15 to 18 months old • DTaP (Diphtheria, Tetanus & • DTaP (Gawracato, Teetano iyo
15 ilaa 18 bilood jir Pertussis): 4th dose Xiiqdheer): Kuurada 4aad

• Pneumococcal polysaccharide • Pneumococcal polysaccharide


2 to 3 years old (PPSV23): 2 years through (PPSV23): 2 sano ilaa 18 sano
2 ilaa 3 sano jir 18 years for certain high risk kooxaha khatarta gaarka ah ku jira
groups
• DTaP (Diphtheria, Tetanus and • DTaP (Gawracato, Teetano iyo
Pertussis): 5th dose Xiiqdheer): Kuurada 5aad
4 to 6 years old • Polio (IPV): 4th dose • Dabaysha (IPV): Kuurada 4aad
4 ilaa 6 sano jir • Measles, Mumps, Rubella • Jadeecadda, qaamo qashiirka,
Rubella (MMR): Kuurada 2aad
(MMR): 2nd dose
• Busbus: Kuurada 2aad
• Varicella: 2nd dose
Source: Centers for Disease Control and Prevention, 2020 Recommended Vaccinations for Infants and Children (birth through 6
years) Parent-Friendly Version; Pneumococcal Vaccination; Hepatitis A Vaccination. CDC.gov.
Isha: Xarunta Xakamaynta iyo Ka hortagga Cudurrada, 2020 waxa ay ku talisay tallaalka dhallaanka iyo carruurta (dhalashada
ilaa 6 sano) Nooc Waalidka u Wanaagsan; Tallaalka Oof wareenka; Tallaalka Cagaarshowga A. CDC.gov.

Vaccines for Young Children. Somali.


4 healthinfotranslations.org

After Getting a Vaccine Kaddib helitaanka tallaalka


Some children will be fussy, have redness Carruurta qaar waxa ay noqonayaan kuwo
and swelling where the shot was given, or a madax adag, waxay yeelanayaan guduudasho
fever. This is normal. iyo barar meesha laga duray, ama qandho.
Tani waa caadi.
Call your child’s doctor right away if your
child has any of these problems: Wac dhakhtarka canuggaaga isla markiiba
haddii canuggaagu uu leeyahay mid kamid ah
• Wheezing or problems breathing dhibaatooyinkaan:
• Swelling of the neck or face • Xiiqlayn ama dhibaatada neefsiga
• Convulsions (seizures) or muscle • Barar qoorta ama wajiga ah
spasms
• Gariir (suuxdin) ama murqa duub
• Trouble waking from sleep
• Hurdo kasoo toos xun
• Rectal temperature over 100.4 degrees
• Heerkulka dabada oo ka sarreeya 100.4
Fahrenheit in children under 4 months or
digrii faranhayt ee carruurta ka yar 4ta
over 102 degrees Fahrenheit in children bilood ama ka sarreeya 102 digrii faranhayt
over 4 months. carruurta 4ta bilood kaweyn.
• Constant crying for more than 3 hours, • Oohin joogto ah oo kabadan 3 saacadood,
no matter what you do wax kasta oo aad samaysaba
• Rash or hives • Finan ama faruurac

Vaccine Record Diiwaanka Tallaalka


Bring your child’s vaccine record with you Keen diiwaanka tallaalka canuggaaga
each time you visit your child’s doctor or markasta oo aad bookhato dhakhtarka
your local health department. Keep your canuggaaga ama waaxdaada caafimaadka ee
child’s vaccine record so you will have it for: gudaha. Ilaali diiwaanka tallaalka canuggaaga
si aad ugu isticmaasho:
• Women, Infants and Children (WIC)
visits, a food aide program • Bookhashooyinka dumarka, dhallaanka iyo
carruurta (WIC), barnaamijka gargaarka
• Head Start, a preschool program cuntada
• Day care • Head Start, barnaamij dugsiga ka horreeya
• School • Xannaanada maalinkii
• Dugsiga

Talk to your child’s doctor or nurse if you Kala hadal dhakhtarka canuggaaga ama
have any questions or concerns. kalkaaliyaha haddii aad qabto wax su`aalo
ah ama welwel ah.

© 2006 - November 20, 2019, Health Information Translations.


Unless otherwise stated, user may print or download information from www.healthinfotranslations.org for personal, non-commercial use only. The medical information
found on this website should not be used in place of a consultation with your doctor or other health care provider. You should always seek the advice of your doctor or
other qualified health care provider before you start or stop any treatment or with any questions you may have about a medical condition. The Ohio State University
Wexner Medical Center, Mount Carmel Health System, OhioHealth and Nationwide Children’s Hospital are not responsible for injuries or damages you may incur as
a result of your stopping medical treatment or your failure to obtain treatment.

Vaccines for Young Children. Somali.

You might also like