You are on page 1of 2

warbixin cusub

janaayo 07, 2024


Dhammaan bulshada Abaarso,

Fasaxii yaraa oo gebagebo ah, waxaanu aad ugu faraxsanahay inay fasaladu ay dib u bilaabmi
doonaan iyo soo-dhoweynta ardayda maalinimada Jimcaha ee bishan 12-keeda.

Ardaydu waa inay ku soo laabtaan xerada Janaayo 12 laga bilaabo 2-6pm lamana ogolaan doono
in ay soo galaan 6pm kadib. Haddi aysan samayn karin 6 galabnimo sabab kasta ha ahaatee, waa
in ay ogeysiiyaan dugsiga oo ay yimaadaan kahor 7 subaxnimo ee Janaayo 13 si ay u xaadiraan

Fall 2024
maalinta koowaad ee xiisadaha. Fadlan ogow inaan la’oholayn aalada khadka laga’isticmaalo ee
telefoonka, saacadaha iyo tableetyada khadka dhaliya.

Ardayda lacagta laguleeyahay ama ay wax kahudhsanyihiin looma ogola inay kusoolaabtaan
iskuulka ilaa labixiyo lacagta.

Entrance Exams
Jadwalka Imtixaanka ee sanadkan 2024-ka ayaa ku dhigan bogga hoose. Afarta goobood oo im-
tixaanka ku soo biiritaanka dugsiga lagu qaadi doono ayaa sidoo kale iyaguna hoos ku xusan.
Fadlan si faafi xogta (wakhtiyada iyo goobaha) imtixaanka, lana wadaag asxaabta iyo ehelba.

Waxaan ku farax sanahay inaad ka mid nahay Beesha Abaarso, waana ku mahadsan tahay ta-
ageeradiina.

Goobta imtixaan Taariikh Goobaha

ELM Primary School


Hargeisa (Imtixaanka Khamiis, February 1st,
(formerly British
1aad) 2:00 Galabnimo
International School)

Hargeisa (Imtixaanka Khamiis, February 15th, Qudhac dheer Primary


2aad) 2:00 Galabnimo School

Khamiis, February 22nd,


Burco (Imtixaanka 1aad) Candlelight School
2:00 Galabnimo

Jimce, February 23rd, TBD (goobta lama


Burco (Imtixaanka 2aad)
9:00 Subaxnimo cayimin)
community update
january 07, 2024
Dear Abaarso Community,

The school break is coming to an end and we are excited to welcome students back to campus
on January 12th.

Students must return to campus on January 12 from 2-6pm and will not be allowed in after 6pm.

Fall 2024
If they cannot make it by 6pm for any reason, they should notify the school and arrive before
7am on January 13 in order to be present for the first day of classes. Please remember that stu-
dents are not to bring any smart devices (smartphones, tablets, watches, etc.) to Abaarso School.

Any student who owes tuition cannot return to campus until the outstanding balance is paid in

Entrance Exams
full.

Please see below for the entrance exam schedule for fall 2024 admissions. These four locations
will be the only Entrance Exam dates for 2024. Please share these dates and locations with friends
and family.

We are grateful to be a part of the Abaarso Community and thankful for your support.

Goobta imtixaan Taariikh Goobaha

ELM Primary School


Hargeisa (Imtixaanka Khamiis, February 1st,
(formerly British
1aad) 2:00 Galabnimo
International School)

Hargeisa (Imtixaanka Khamiis, February 15th, Qudhac dheer Primary


2aad) 2:00 Galabnimo School

Khamiis, February 22nd,


Burco (Imtixaanka 1aad) Candlelight School
2:00 Galabnimo

Jimce, February 23rd, TBD (goobta lama


Burco (Imtixaanka 2aad)
9:00 Subaxnimo cayimin)

You might also like