You are on page 1of 42

FIRST AID

GARGAARKA DEGDEGGA AH

IN BRIEF Si kooban
2017 0519/002;402 11.2017 5000
www.icrc.org
© ICRC, November 2017

Illustrations : Adapted by Jacqueline Omutimba from


the original illustrations by Francis Macard
FIRST AID
GARGAARKA DEGDEGGA AH
first aid Gargaarka Degdegga ah

This booklet contains information and guidelines Wuxuu buug-yarahaani xambaarsan yahay warar
for providing first aid in an emergency. It cannot iyo tilmaamo ku saabsan sida gargaar degdeg
cover every situation, so the guidance is of a ah loo bixiyo xilliga xaaladaha degdegga ahi
general nature. The suggested behaviours and ay jiraan. Buuggu xaalad kasta ma dobooli
measures must be applied taking account of: karo, sidaas daraaddeed, tilmaamaha ku jiraayi
• local requirements; waa kuwo guud ahaaneed. Waa in siday yihiin
• available resources; loo fuliyo hab-dhaqannada iyo tallaabooyinka
• effective local practices, if any; and buugga lagu soo jeedinaayo; iyada oo maanka
• access to and the capacity of further care. lagu hayo:
• Waxyaalaha degaanka la joogo uu u baahan
The ICRC therefore declines all responsibility yahay;
in the event that the recommendations do not • kaabeyaasha la heli karo;
correspond to the best course of action in a given • dhaqammada wax-ku-oolka ah ee degaanka,
situation. haddii ay jiraan, iyo
• Helitaanka daryeel dheeraad ah iyo awoodda
First aid is the first essential help given in an uu leeyahay.
emergency in order to preserve life, prevent
further injury or illness and relieve suffering in Sidaas darteed, ICRCda masuuliyad kama
order to contribute to recovery. These objectives saarna haddii talooyinka buugga ku xusan iyo
should be achieved: xaalada markaas taagan ay iswaafaqi waayaan.

Gargaarka degdegga ahi waa kaalmada ugu


horraysa, uguna muhimsan oo la bixiyo marka
2
first aid Gargaarka Degdegga ah

• without
 harm, either physical or psychological, ay xaalad degdeg ah jirto, waxaana looga dan
to yourself, to the casualty or to others; and leeyahay si naf loo bedbaadiyo ama dhaawac
• within your limits, be they emotional, physical, hor leh iyo cudur looga hortago ama xanuun jira
technical or material. lagu yareeyo, si ka-soo-kabashada dhibta gacan
looga geysto. Ujeeddooyinkaas waa in ay meel-
Name: maraan:
Tel.: • Adiga oo naftaada aan u geysan dhib xagga
oogada ah ama mid nafsadeed ah, isla
Person to be contacted in case of emergency: markaasna aan waxyeellayn dhaawaca iyo
dadka kale intaba; iyo
Name: • Awoodda aad leedahay in aad hawsha
Tel.: ku qabato, awooddaasi ha ahaato mid
caaddifadeed, mid oogo, mid farsamo ama
mid qalab.

Your ability to manage an emergency and to Magac


care for a wounded or sick person safely and Telefoon:
effectively (beyond just treating the injury or
condition) can be enhanced by seeking the Qofka lala xiriirayo haddii xaalad degdeg ahi ay
assistance of others present at the scene and by jirto:
using resources available on the spot. Magac
Telefoon:

3
first aid Gargaarka Degdegga ah

Sometimes, further care may be required. In those La-tacaalidda dhaawaca iyo xaaladda markaas
cases, the casualty will need to be transported in jirta ka sokoow, awooddaada ku saabsan
a safe and timely manner to an appropriate care xaaladda degdegga ah iyo, si nabadgelyo
provider. leh oo wax-ku-ool ah inaad u daryeesho qof
dhaawacan ama jirran waxaa sii xoojin kara adiga
You can save lives oo kaalmada dadka goobta ku sugan codsada,
(or help to do so) adeegsadana kaabeyaasha halkaas laga heli
by acting immediately, karo.
safely and humanely
Mararka qaarkood, daryeel dheeraad ah ayaa
We urge you to take a first-aid course. Contact loo baahan karaa. Xaaladahaas oo kalena,
the ICRC delegation or the National Red Cross dhaawacu wuxuu u baahdaa in, si nabadgelyo
or Red Crescent Society in Somalia to find out ah iyo waqti hore (timely) lagu gaarsiiyo meel uu
if they offer such courses or other support that daryeel habboon ka heli karo.
will help boost your confidence and refresh/
enhance your skills. In this way you will be better Waxaad bedbaadin kartaa nolol badan (ama
able to act safely, humanely and effectively in an gacan ayaad ka geysan kartaa), adiga oo isla
emergency. markiiba u hawl-gelaya hab nabadgelyo oo
aadminnimo ku dheehan tahay.

Waxaan kugu boorrineynaa in aad qaadato


tababbar Gargaarka Degdegga ah ku saabsan.
La xiriir Ergada ICRCda ama Jamciyadaha

4
first aid Gargaarka Degdegga ah

Laanqeyrta Cas ama Bisha Cas ee dalkaaga


ka dhisan, si aad u ogaato hadday bixiyaan
tababbarrada caynkaas ah ama taakulo kale
oo kalsoonidaada xoojin karta, xirfadahaagana
dardar cusub ku biirin karta. Sidaas baad ku
heli kartaa awood tii hore ka badan, kuuna
suuroggelineysa inaad xaaladda degdegga ah
ku furdaamiso si wax-ku-ool ah, nabadgelyo leh,
aadminnimona ay ku dheehan tahay.

5
In all casualty situations Dhammaan xaaladaha dhaawaca
ku saabsan

1. Think safety, 1 2 1. Amniga ka faker


Act safely. Si nabadgelyo lehna u hawl-
gal.
2. Reassure – Explain
– Comfort the 2. Dhaawaca kalsoonida u soo
casualty. celi, u sheeg siday wax u
3 4
jiraan oo deji.
3. Seek help.
3. Kaalmo raadso
4. Ensure the
cooperation of the 4. Hubi in dhaawaca wada-
casualty. Examine shaqayn laga helo. Si
5
him/her thoroughly. buuxda qofka u baar.

5. Monitor the 5. La soco xaaladda


casualty. Ensure he/ dhaawaca. Hubi inuu
she is comfortable qofku deggan yahay iyo in
and his/her dignity is sharaftiisa la maamuusay.
respected.

6
In all casualty situations Dhammaan xaaladaha dhaawaca
ku saabsan

6. Offer clean liquids to drink 6 6. Sii dareere nadiif ah oo uu


(but only if the casualty is cabbo ama ay cabto (waase
fully responsive). haddii qofka dhaawaca ahi uu
si buuxda u qaadan karo).
7. Evacuate the casualty in
need of further care. 7. Dhaawaca daryeelka
dheeraadka ah u baahan,
7
goobta ka qaad,

7
Think safety, Act safely Amniga ka faker
Si nabadgelyo lehna u hawl-gal.

1 2

3 4

Think safety
5 Act safely 6

8
Think safety, Act safely Amniga ka faker
Si nabadgelyo lehna u hawl-gal.

1. Avoid becoming a casualty yourself (stay 1. Iska jir in qudhaadu aad dhaawacanto (ka
clear of the minefield, fire, toxic substance, fogoow halkay miinadu ku aasan tahay,
etc.). dabka, walxaha sunta ah, iwm).

2. Avoid direct contact with body fluids 2. Iska ilaali in si toos ah ay kuu gaaraan
(blood, saliva, vomit). dheecaanada jirka ka soo baxa sida dhiigga,
candhuufta iyo matagga.
3. Remove the casualty safely and quickly
from the danger zone. 3. Dhaawaca si nabadgelyo leh oo degdeg ah
uga qaad aagga halista ah.
4. Care for the casualty in a safe place.
4. Dhaawaca meel ammaan ah ku daryeel.
5.Keep your hands clean.
5. Gacmahaagu mar walba nadiif ha ahaadaan.
6. Relax/manage your stress – Reassure your
family and friends. 6. Naso/ adigu isdeji/ qoyskaaga iyo
saaxibbadaana ka bi’i welwelka ay xaggaaga
ka qabaan.

9
When the person is UNRESPONSIVE Marka aanu qofka dhaawacani
jawaabeyn

Briefly explain to bystanders, Dadka goobta jooga,


friends and/or relatives what saaxibbada iyo/ ama qaraabada
you are going to do and why, si kooban ugu sharax waxa aad
and the limits you may face. rabto in aad qabato, sababtu
Seek any help you may need. waxay tahay iyo awooddaadu
inta ay le’ekaan doonto. Cid ku
Check if the casualty is kaalmaysa raadso haddii aad u
breathing, by gently tilting baahato.
the head backwards and
looking, listening and feeling Hubi in qofka dhaawaca
for breaths. ahi uu neefsanaayo/ay
neefsanayso, adigoo si
tartiib ah madaxa gadaal ugu
janjeerinaaya, sidoo kalena
eegaaya, dhageysanaaya, inuu
neefsanaayo iyo in kalena u
kuur-gelaaya.

10
When the person is UNRESPONSIVE Marka aanu qofka dhaawacani
jawaabeyn

Place the casualty in a stable Qofka dhaawaca ah u jiifi


position on his/her side hab uu ku nasan karo.
with the head tilted gently Dhinac u seexi adiga oo si
backwards to allow him/ tartiib ah madaxa gadaal
her to breathe easily and to ugu janjeerinaaya, si uu
enable fluids, such as blood, si fudud ugu neefsado,
saliva or vomit, to drain out of dhacaannaduna ay uga soo
the mouth. qulqulaan afkiisa sida dhiigga,
candhuufta ama matagga.
Cover the casualty.
Dabool qofka dhaawaca ah.

11
When the person is UNRESPONSIVE Marka aanu dhaawacu jawaabeyn

If the person has a seizure/epileptic Haddii qofka uu qallal qabo ama dhacdo
episode qallal ahi ay horay u soo martay.

Briefly explain to bystanders, Dadka goobta jooga, saaxibbada iyo/ ama


friends and/or relatives what qaraabada si kooban ugu sharax waxa
you are going to do and why, aad rabto in aad qabato, sababtu waxay
and the limits you may face. tahay iyo awooddaadu inta ay le’ekaan
Seek any help you may need. doonto. Cid ku kaalmaysa raadso haddii
aad u baahato.
Manage the scene so that neither you
nor the casualty are injured during the Goobta si wacan u maamul, si adiga iyo
episode. qofka dhaawaca ah aan waxyeello u soo
gaarin, inta dhacdada lagu gudo-jiro.
Let the seizure run its course. If possible,
use a blanket, item of clothing or soft Qallalku ha iska socdo ee dhaaf.Hadday
material to protect the casualty’s head from suurtagal tahay isticmaal buste, dhar kale
injury. Do not restrain him/her; this may ama wax jilicsan si madaxa qofka dhaawaca
cause injury to you or to the casualty. ah looga ilaaliyo waxyeello soo gaarta.
Qofka ha cadadinin; taas oo adiga ama
isaga waxyeellayn karta.

12
When the person is UNRESPONSIVE Marka aanu dhaawacu jawaabeyn

Once the seizure is over, place Markuu qallalku ka ba’o, qofka u jiifi
the casualty in a stable position hab uu ku nasan karo. Dhinac u seexi
on his/her side with the head adiga oo si tartiib ah madaxa
tilted gently backwards to gadaal ugu janjeerinaaya, si
allow him/her to breathe uu si fudud ugu neefsado,
easily and to enable fluids, dheecaannadana ay uga soo
such as blood, saliva or vomit, qulqulaan afkiisa sida dhiigga,
to drain out of the mouth. candhuufta ama matagga.

Cover the casualty. Dabool qofka xanuunsan.

13
When the person is bleeding Marka uu qofku dhiig-baxayo

Briefly explain to the Dadka goobta jooga, saaxibbada iyo/


casualty, bystanders, friends ama qaraabada si kooban ugu sharax
and/or relatives what you are waxa aad rabto in aad qabato, sababtu
going to do and why, and the waxa ay tahay iyo awooddaadu inta
limits you may face. Seek ay le’ekaan doonto. Cid ku kaalmaysa
any help you may need. raadso haddii aad u baahato.

Get the casualty to apply Dul-tag qofka dhaawaca ah si aad


pressure to the wound or u cadaadiso halka uu ka dhiigaayo
apply pressure yourself using ama qudhaadu cabburi, adiga oo
a clean cloth. adeegsanaaya maro nadiif ah.

Replace manual pressure Cadaadiska gacanta ku baddel


with a compressive bandage cadaadiska faashadda wax lagu duubo
(in the shape of an 8) using a (qaab u eg 8), adigoo isticmaalaya maro
clean cloth or any absorbent nadiif ah ama mid qoyaanka dhuuqda.
material.

14
When the person is bleeding Marka uu qofku dhiig-baxayo

Check for signs of swelling or Hubi astaamo barar


a bluish colouring of the limb muujinaaya ama addinka oo
(tourniquet effect) and ensure midabkiisu buluug isu rogo;
that the bandage is not taas oo marada dhiigga lagu
causing any pain. If you spot xiray ay sababtay. Hubi in
any of these signs, loosen the faashaddu aanay xanuun ku
bandage. keeneyn. Haddii aad aragto
astaamahaas oo kale, debci
If blood soaks through the faashadda.
compressive bandage
Add more compressive Markii faashadda dhiig qooyo
bandage/clean material on Faashadda cadaadiska ku
top of the first one. kordhi mid dheeraad ah ama
maro nadiif ah faashaddiii hore
dusha kaga duub.

15
When the person is bleeding Marka uu qofku dhiig-baxayo

If the limb is amputated Haddii addinka la gooyey

Apply a compressive Ku duub faashadda cadaadiska.


bandage. Ha u isticmaalin marada dhiig-
Do not apply a tourniquet. joojinta.

If a foreign body is Haddii shey dibadda ugu yimidi uu


embedded in the limb addinka ku jiro

Do not apply a tourniquet. Ha u isticmaalin marada dhiig-joojinta

Do not remove the foreign Ha ka saarin sheyga dibadda ugu


object. yimid

Immobilize the object (put Is-hortaag in sheygu uu halkiisa ka


compresses or a clean cloth dhaqdhaqaaqo. Ku wareeji faashado
around it). ama maro nadiif ah.

Apply a compressive Ku duub faashadda cadaadiska


bandage (without removing (adiga oo sheyga ku jira aan ka
the object). saarayn).

16
When the person is bleeding Marka uu qofku dhiig-baxayo

If bleeding is from the neck Markay qoortu dhiigeyso

Apply a compressive bandage Ku duub faashadda cadaadiska (iyada


(passing it under the opposite oo laga soo wareejinaayo garabka ku
shoulder). beegan hostiisa).

17
When the person has a fracture Markuu qofku jab qabo

Briefly explain to the Dadka goobta jooga, saaxibbada


casualty, bystanders, friends iyo/ ama qaraabada si kooban
and/or relatives what you are ugu sharax waxa aad rabto
going to do and why, and the in aad qabato, sababtu waxa
limits you may face. Seek ay tahay iyo awooddaadu inta
any help you may need. ay le’ekaan doonto. Cid ku
kaalmaysa raadso haddii aad u
For upper and lower limbs, baahato.
gently position the fractured
limb in a straight line Haddii ay yihiin addimada sare
enabling easy and effective iyo hoose, si toosan oo tartiib ah
immobilization. u dhig addinka jaban, si aanu u
dhaqdhaqaaqin.
Immobilize the limb to reduce
pain and limit further adverse Addinka dhaqdhaqaaqa u
effects. diid, si xanuunka loo yareeyo,
isla markaasna loo xaddido
waxyeello dheeraad ah oo
xubinta soo gaadha.

18
When the person has a fracture Markuu qofku jab qabo

If it is a neck fracture Markuu jabku qoorta yahay

Gently immobilize the head and Madaxa dhaqdhaqaaqa u diid,


place the body in a horizontal, jirkana si siman oo toosan u dhig,
straight position to reduce pain and si xanuunka loo yareeyo, loona
limit further adverse effects. xaddido waxyeello dheeraad ah oo
xubinta soo gaadha.

19
When the person has a fracture Markuu qofku jab qabo

If it is an open fracture Markuu jabku furan yahay

Briefly explain to the Dadka goobta jooga, saaxibbada


casualty, bystanders, iyo/ ama qaraabada si kooban
friends and/or relatives ugu sharax waxa aad rabto in aad
what you are going to do qabato, sababtu waxa ay tahay
and why, and the limits iyo awooddaadu inta ay le’ekaan
you may face. Seek any doonto. Cid ku kaalmaysa raadso
help you may need. haddii aad u baahato.

Gently position the Addinka dhaqdhaqaaqa u diid,


fractured limb in a straight si xanuunka loo yareeyo, isla
line enabling easy and markaasna loo xaddido waxyeello
effective immobilization. dheeraad ah oo xubinta soo gaadha.

Apply a bandage to the Dhaawaca faashad ku duub.


wound.
Addinka dhaqdhaqaaqa u diid,
Immobilize the limb to si xanuunka loo yareeyo, isla
reduce the pain and limit markaasna loo xaddido waxyeello
further adverse effects. dheeraad ah oo xubinta soo gaadha.

20
When the person has a wound Markuu qofku dhaawac qabo

Briefly explain to the casualty, Dadka goobta jooga, saaxibbada


bystanders, friends and/or iyo/ ama qaraabada si kooban
relatives what you are going ugu sharax waxa aad rabto
to do and why, and the limits in aad qabato, sababtu waxa
you may face. Seek any help ay tahay iyo awooddaadu inta
you may need. ay le’ekaan doonto. Cid ku
kaalmaysa raadso, haddii aad u
Clean the wound (using clean baahato.
liquids with or without soap).
Meesha dhaawacan ku dabool
Cover the wound with a clean maro nadiif ah.
cloth. Monitor the wound.
Indhaha ku hay xaaladda
dhaawaca.

21
When the person has a wound Markuu qofku dhaawac qabo

If the wound is large, dirty and Markuu nabarku weyn yahay,


infected wasakheysan yahay oo caabuq
galo.
Clean the wound (using clean
liquids with or without soap). Nadiifi dhaawaca (adigoo
isticmaalaaya saabuun ama,
Cover the wound with a clean baddalkeeda, dareere nadiif ah).
cloth.
Dhaawaca ku dabool maro nadiif
Evacuate the casualty. ah.

Qofka dhaawaca ah meesha ka


qaad.

22
When the person has a wound Markuu qofku dhaawac qabo

If it is an abdominal wound Marka dhaawacu uu caloosha yahay

Briefly explain to the casualty, Dadka goobta jooga, saaxibbada


bystanders, friends and/or iyo/ ama qaraabada si kooban
relatives what you are going to ugu sharax waxa aad rabto in aad
do and why, and the limits you qabato, sababtu waxay tahay iyo
may face. Seek any help you awooddaadu inta ay le’ekaan doonto.
may need. Cid ku kaalmaysa raadso, haddii aad
u baahato.
Cover the wound with a clean,
wet cloth. Dhaawaca ku dabool maro nadiif ah
oo qoyan,
Do not push the organs back
inside the abdomen. Gudaha caloosha dib ha ugu riixin
xubnaha bannaanka u soo baxay.
Help the casualty to lie in a
comfortable position (e.g. legs Qofka dhaawaca ah ku kaalmee inuu u
bent). jiifsado hab uu raaxaysan yahay (sida
xaglaha oo loo soo laabo).
Evacuate the casualty.
Qofka dhaawaca ah meesha ka qaad.

23
When the person has a wound Markuu qofku dhaawac qabo

If it is a sucking chest wound Hadduu yahay dhaawac aad ah oo


xabadka ah
Briefly explain to the casualty,
bystanders, friends and/or relatives Dadka goobta jooga, saaxibbada
what you are going to do and why, iyo/ ama qaraabada si kooban
and the limits you may face. Seek ugu sharax waxa aad rabto in
any help you may need. aad qabato, sababtu waxay tahay
iyo awooddaadu inta ay le’ekaan
Cover the wound with a piece doonto. Cid ku kaalmaysa raadso,
of plastic (or any equivalent haddii aad u baahato.
material) and attach it to the body
along three sides only, to avoid Meesha dhaawacan ku dabool
completely sealing the dressing cad balaastiik ah (ama shey u
(otherwise leave the wound dhigma) saddex dhinac keliya si
exposed). dherer ah jirka ugu dheji, si looga
baaqsado in gebi ahaan meesha
la dhayey ay wada xiranto (haddi
kale dhaawacu ha iska furnaadee
faraha ka qaad).

24
When the person has a wound Markuu qofku dhaawac qabo

Help the casualty to lie in a Ka kaalmee qofka dhaawacan


comfortable position (e.g. in uu u jiifsado si istareex leh
half-seated). (tusaale sidii wax-fadhiya).

Evacuate the casualty. Qofka dhaawacan meesha ka


qaad.

25
When the person is suffering from Markuu qofku shubmaayo
diarrhoea

Briefly explain to the Dadka goobta jooga, saaxibbada


casualty, bystanders, friends iyo/ ama qaraabada si kooban
and/or relatives what you ugu sharax waxa aad rabto in
are going to do and why, aad qabato, sababtu waxay
and the limits you may face. tahay iyo awooddaadu inta
Seek any help you may ay le’ekaan doonto. Cid ku
need. kaalmaysa raadso, haddii aad u
baahato.
Wash your hands.
Dhaq gacmahaaga
Filter and boil water (to SALT
SUGAR

make it drinkable). Biyaha miir, hadana karkari


(si ay u noqdaan kuwo la cabbi
When the water has cooled, karo).
mix it with sugar and salt,
or use sachets of oral WATER Markay biyuhu qaboobaan,
rehydration salts (ORS) if
1L ku qas sokor iyo cusbo ama
available. isticmaal baakadaha Shifo
(ORS), haddii la heli karo.

26
When the person is suffering from Markuu qofku shubmaayo
diarrhoea

Make the casualty drink Isku-qaskaas qofka


the mixture. dhaawaca ah cabsii.

Evacuate the casualty if Qofka dhaawaca ah meesha


in need of further care. ka qaad hadduu u baahan
yahay daryeel dheeraad ah.

27
When the person has suffered a burn Marka uu qofku gubto

Briefly explain to the casualty, Dadka goobta jooga, saaxibbada


bystanders, friends and/or relatives iyo/ ama qaraabada si kooban
what you are going to do and why, ugu sharax waxa aad rabto in aad
and the limits you may face. Seek qabato, sababtu waxay tahay iyo
any help you may need. awooddaadu inta ay le’ekaan doonto.
Cid ku kaalmaysa raadso, haddii aad
Cool the burn (e.g. under clean u baahato.
running water) for as long as
possible. Stop when the casualty is Qaybta guban ee jirka qabooji,
no longer in pain or he/she starts to adiga oo, tusaale ahaan, ku furaya
feel cold. biyo nadiif ah oo socda, ilaa inta ay
suurtagal kuu tahay.
Cover the burn with a clean, loose
material such as cling film (plastic Ka jooji biyaha marka qofka dhaawaca
wrap) or a plastic bag. ah uu xanuunku ka ba’o amaba uu
dareemo inuu qaboobey.

Meesha gubatey ku dabool shey nadiif


ah oo jilicsan sida bac khafiif ah ama
duubashi balaastig ah.

28
When the person has suffered a burn Marka uu qofku gubto

Advise the casualty to monitor how Si uu daryeel dheeraad ah u helo,


well the burn is healing and if the pain qofka dhaawaca ah kula tali inuu isha
persists or infection develops to seek ku hayo sida meelihii gubtey ay u soo
further care. bogsanayaan, haddii weli xanuun jiro
ama uu caabuq ku soo kordhay.
If the burn is bigger than the palm
of the casualty’s hand or affects a Raadi daryeel dheeraad ah haddii
particular area of the body (e.g. face, meesha gubatey ay ka weyn
genitals, joints), seek further care. tahay gacanta qofka dhaawacan
calaacasheeda ama gubniinku uu ku
If the casualty is a child, always seek fido xubno gaar ah oo jirka ka mid
further care. ah sida wejiga, saxaaxa iyo kala-
goysyada.

Weligaa daryeel dheeraad ah raadso


haddii qofka dhaawaca ahi uu carruur
yahay.

29
WHEN the person has sunstroke Marka qofka uu qabo qorrax-wareen

Briefly explain to the casualty, Dadka goobta jooga, saaxibbada


bystanders, friends and/or iyo/ ama qaraabada si kooban
relatives what you are going to ugu sharax waxa aad rabto in
do and why, and the limits you aad qabato, sababtu waxay tahay
may face. Seek any help you iyo awooddaadu inta ay le’ekaan
may need. doonto. Cid ku kaalmaysa raadso,
haddii aad u baahato.
Move the casualty to a shaded
place.
Gee qofka ay qorraxdu wareentay
Help cool the casualty down meel har leh.
(e.g. by fanning him/her and/
or applying a cold, wet cloth Qofka ku caawi siduu ku qaboobi
on the face, around the neck, lahaa (tusaale ahaan inaad
under the armpits and on the babbiso ama maro qoyan oo
inner thighs). qaboow aad ka saarto wejiga,
wareegga qoorta,kilkilaha iyo
dhinaca hoose ee bowdyaha.

30
WHEN the person has sunstroke Marka qofka uu qabo qorrax-wareen

Get the casualty to drink clean Qofka qorrax-wareenku ku dhacay


liquids. cabsii dareere nadiif ah.

Evacuate the casualty if he/she Hadduu qofku daryeel dheeraad ah


needs further care. u baahan yahay, meesha ka qaad.

31
WHEN THE PERSON IS VERY COLD OR Marka, si aan caadi AHEYN, uu
HAS A FEVER qofku u qaboobo amaba ay qandho
hayso.

If the person is suffering Marka, si aan caadi aheyn, uu qofku u


from extreme cold qaboobo amaba ay qandho hayso.

Briefly explain to the casualty, Dadka goobta jooga, saaxibbada


bystanders, friends and/or iyo/ ama qaraabada si kooban
relatives what you are going to ugu sharax waxa aad rabto in aad
do and why, and the limits you qabato, sababtu waxay tahay iyo
may face. Seek any help you may awooddaadu inta ay le’ekaan doonto.
need. Cid ku kaalmaysa raadso, haddii aad
u baahato.
Help the casualty to warm up by
covering and protecting him/her Qofka xanuunsan ku caawi siduu
from the elements. ku kululaan lahaa; adiga oo wax
huwinaaya, kana ilaalinaaya hawada
iyo waxyaalaha kale ee qabowga
sababay.

32
WHEN THE PERSON IS VERY COLD OR Marka, si aan caadi AHEYN, uu
HAS A FEVER qofku u qaboobo amaba ay qandho
hayso.

Offer clean, warm liquids. Sii dareere nadiif ah oo diirran.


Do not warm the casualty by Ha duugin qofka xanuunsan;
rubbing his/her body. adiga oo diirrimaad u
doonaaya.
Monitor the casualty.
Indhaha ku hay qofka
Evacuate the casualty if in need xanuunsan.
of further care.
Meesha ka qaad qofka
xanuunsan,hadduu u baahan
yahay daryeel dheeraad ah.

33
WHEN THE PERSON IS VERY COLD OR Marka, si aan caadi AHEYN, uu
HAS A FEVER qofku u qaboobo amaba ay qandho
hayso.

If the person has a fever Hadduu qofku qandhan yahay.


Briefly explain to the casualty, Dadka goobta jooga, saaxibbada iyo/
bystanders, friends and/or ama qaraabada si kooban ugu sharax
relatives what you are going to waxa aad rabto in aad qabato, sababtu
do and why, and the limits you waxay tahay iyo awooddaadu inta ay
may face. Seek any help you le’ekaan doonto. Cid ku kaalmaysa
may need. raadso, haddii aad u baahato.

Place the casualty in a ventilated Qofka qandhan jiifi meel hawo leh.
place. Help cool the casualty Qofka qandhan ku caawi siduu ku
down (e.g. by fanning him/her qaboobi lahaa; adiga oo,tusaale ahaan,
or by wiping the face with a wet babbinaaya ama maro qoyan wejiga ka
cloth). marmarinaaya.
Monitor the casualty. Get the Indhaha ku hay qofka ay qandhadu
casualty to drink clean liquids. hayso. Qofka qandhani ha cabbo
dareere nadiif ah.
Evacuate the casualty
if in need of further care. Qofka meesha ka qaad, hadduu u
baahan yahay dareel dheeraad ah.
34
When the person needs to be Markuu qofku u baahan yahay in
evacuated laga qaado halka uu yaal.

Protect your back Markaad qofka


when lifting: bend qaadayso, adigu
your knees and keep ilaali dhabarkaaga:
your back straight. jilbahaaga lab,
dhabarkaaguna ha
Make sure the toosnaado.
casualty is reassured
and monitored during Hubi in qofku uu
transport. qaadista ku qanacsan
yahay, inta la wadana
Hand the casualty indhaha lagu hayo.
over to the further
care provider. Qofka xanuunsan ku
wareeji cidda siinaysa
daryeelka dheeraadka
ah.

35
When the person needs to be Markuu qofku u baahan yahay in
evacuated laga qaado halka uu yaal.

Protect your back Markaad qofka


when lifting: bend your qaadayso, adigu
knees and keep your ilaali dhabarkaaga:
back straight. jilbahaaga lab,
dhabarkaaguna ha
Make sure the toosnaado.
casualty is reassured
and monitored during Hubi in qofku uu
transport. qaadista ku qanacsan
yahay, inta la wadana
Hand the casualty indhaha lagu hayo.
over to the further care
provider. Qofka xanuunsan ku
wareeji cidda siinaysa
daryeelka dheeraadka
ah.

36
RESPECT FOR WOUNDED AND SICK AND Maamuusidda kuwa dhaawacan,
HEALTH CARE kuwa buka iyo shaqaalaha
daryeelka caafimaadka

It is important to: Waxaa muhiim ah in:


• respect and protect the wounded and sick, • la xushmeeyo kuwa dhaawacan iyo kuwa
and actively support and facilitate their access buka iyo in, si wanaagsan, loogu fududeeyo si
to health care; ay daryeel caafimaad ku helaan;
• respect and protect health-care personnel, • la xushmeeyo, lana ilaaliyo shaqaalaha
facilities and medical transports, whether caafimaadka, rugaha ay ku shaqeeyaan iyo
civilian or military, regardless of which side gaadiidka caafimaadka, ha ahaadeen kuwo
they belong to; rayid ah ama kuwo ciidan; iyada oo cidda iska
• respect the humanitarian and impartial leh aan loo eegeyn;
character of health care; • la xushmeeyo Aadminnimada iyo
• ensure that health-care personnel, facilities dhexdhexaadnimada qolyaha daryeelka
and medical transports remain exclusively caafimaadka;
engaged in medical tasks; • la hubiyo shaqaalaha daryeelka caafimaadka,
• refrain from denying or disrupting health care rugaha shaqadooda iyo gaadiidkooduba
as a military tactic; ay hawlaha caafimaadka iyagu si gaar ah u
qabtaan, uguna ekaadaan;
• laga fogaado hawlaha caafimaadka in la hor-
joogsado amaba la hakiyo; iyada oo xeelaad
ciidan darteed marmarsiinyo laga dhiganaayo;
37
RESPECT FOR WOUNDED AND SICK AND Maamuusidda kuwa dhaawacan,
HEALTH CARE kuwa buka iyo shaqaalaha
daryeelka caafimaadka

• r espect the distinctive emblems of the • la xushmeeyo astaamaha gaarka ah ee


red cross, red crescent and red crystal, Laanqayrta Cas, Bisha Cas iyo Muraayadda
and refrain from using them improperly. Cas; isla markaasna laga fogaado in si qaldan
loo isticmaalo.

38
RESPECT FOR THE RED CROSS AND RED XUSHMEE LAANQAYRTA CAS IYO BISHA
CRESCENT CAS

During both peacetime and emergencies, National Xilliga nabadda iyo xaaladaha degdegga ahba,
Red Cross and Red Crescent Societies and the Jamciyadaha Laanqayrta Cas iyo Bisha Cas ee heer
ICRC offer first-aid training and, where needed, Qaran iyo Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta
provide first aid directly, making no discrimination Cas (ICRC) waxay bixiyaan tababbarka gargaarka
as to nationality, race, religious beliefs, class or degdegga ah, meeshii looga baahdana iyaga ayaa
political opinions. si toos ah gargaarka degdegga ah u bixiya, iyaga
oo aan u kala soocayn dhalashada, isirka, diinta
Red Cross and Red Crescent first-aiders uu qofku aamminsan yahay, dabaqadda ama
endeavour to save lives and relieve the suffering fikradaha siyaasadeed ee la kala qabo.
of individuals, being guided solely by their needs
and giving priority to the most urgent cases of Bixiyeyaasha gargaarka hore ee Laanqayrta Cas
distress. First-aiders do not take sides in hostilities iyo Bisha Cas waxay ku dedaalaan in ay nolosha
or engage at any time in controversies of a dadka bedbaadiyaan, dhibaatadana ay uga
political, racial, religious or ideological nature. miciinaan; iyaga oo indhaha ku haya oo keliya
They provide first aid or training on a voluntary baahiyahooda iyo xaaladahooda degdegga ah ee
basis, in no way motivated by a desire for gain. murugada leh kuwa ugu degdegsan. Bixiyeyaasha
gargaarka ugu horreeyaa colaadaha dhinac
lama saftaan, weligoodna kama qayb- qaataan
murunnada ay dabeecaddoodu ku salaysan
39
RESPECT FOR THE RED CROSS AND RED XUSHMEE LAANQAYRTA CAS IYO BISHA
CRESCENT CAS

Red Cross and Red Crescent first-aiders wear tahay siyaasadda, isirka, diinta amaba cuskan
a distinctive emblem for their identification idoloojiyad gaar ah. Waxay hab mutadawacnimo
and protection. They must be respected and ah u bixiyaan gargaarka degdegga ah amaba
supported in their humanitarian activities, be it in tababar, iyaga oo hawshooda aan wax faa’iido ah
peacetime or emergencies. ka rabin.

Bixiyeyaasha gargaarka hore ee Laanqayrta


Cas iyo Bisha Cas waxay xirtaan astaan u
gaar ah oo loogu talo-galay aqoonsigooda iyo
dhawrista ammaankooda. Waa in shaqaalahaas
astaantooda lagu xushmeeyaa, laguna garab-
galaa hawlahooda aadaminnimo, hadday tahay
xilliga nabadda ama ay tahay mararka xaaladaha
degdegga ah lagu sugan yahay.

40

You might also like