You are on page 1of 3

Ku madax weyne ku xigeenka dawlada deganka somalida

ujeedo cabasho
Madaxweyne ku xigeen waxaan si xushmad leh kaaga codsanayaa inaad noo
aragto xurmo la'aanta garsorka loola dhaqmayo iyo xadgudubka qaawan ee
lagu hayo.oo madaxbanaanidii garsorka mugdi galisay,iska daa in la ilaaliyo
sharafta garsoorka loola dhaqmo sidan hoos ku xusan:
o Af ayaa shaqadii kaga joognaa sabab la’aan.
o Gudonka maxkamadu waxay noola dhaqmeen si sharciga lid ku ah,xafiisku
hadaan khalad galay sharcigu wuxuu qabaa in gudiga garsorku baadho
islamarkaana loo maro bayaanka anshaxa garsorka.iska daa in sharciga la
ilaaliyo ee odhaah aan la ogayn jiritaankeeda oo laga helo dhinacyadii
dacwadu ka dhaxaysay ayaa garsorka sifo sharci ga lid ku ah loogu
xadguday.
o Arintaasina waxay hadhaysay madax banaanidii garsorka,shaqo joojinta
lanagu sameeyay ayadoon wax baadhis ah la samayn maxkamadu waxay
noola dhaqntay si ka baxsan sharciga.
o Gudomiyaha maxkamadu shaqsi ataag ayuu igu hayaa asagoo ii haysta arin
la xidhiidha go'aan aan ka gaadhay kiis uu lahaa joseph gabrel oday la
yidhaahdo oo reer dhagax buur ah guryo uu ku lahaa xafada 5aad ee mmj oo
uu ku qabsaday oday cabdi bulux la yidhaahdo,maxaad ugu xukumi wayday
(cabdi bulux) ayaa cadaadis joogto ah kaligay la igu hayaa.
o Ilaa malintii godey sida khaladka ah la iiga qaaday ilaa manta cadaadis aan
kala go lahayn ayaa igu socda.
Madaxweyne ku xigeenka sharafta leh waxaan codsanaynaa in xadgudubka
qaawan ee hadheeyay hayada garsorka maalinba maalinta ka danbaysa loo
gaysanayo muraayadii dawlada in loo gurmado lana badbaadiyo garsorka
haybadiisa iyo mida shaqsi ee garsoorka lagu hayo.
Deputy president of somali regional state
object of complaint
Vice President,I respectfully request you to look at the disrespect we are being
treated with and the flagrant abuse of the judiciary.As I sent you in the previous
message, don't let anything be asked of us
 We are at work.
 The court members have treated us in a way that is against the law, if the
office has made a mistake,the law thinks that the judicial committee
should investigate and go through the statement of the judge's ethics.
Leave the law to be protected and say that its existence was not known
and found among the parties of the case.The judgment of sifo against the
law has been violated.
 In this matter, the independence of the judiciary remained,the strike was
carried out without any investigation and the court treated us outside the
law.
 The president of the court is holding me personally
because he has an issue related to the decision I made in the case of an
old man named Joseph
Gabriel who is a resident and he had a houses in the 5th district of mmj
that was seized by an old man named Bulux,why don't you judge (abdi
blux) I am under constant pressure alone.
 Since the day I was mistakenly taken away,I have been under constant
pressure.
Honorable Vice President We ask that the naked abuse of the shadow
Day by day bringing the government's lens to help them save the judge's dignity
and that of the individual judicial custody.
የሶማሌ ክልል ምክትል ፕሬዝዳንት
የቅሬታ ነገር
ምክትል ፕሬዚዳንት. እየደረሰብን ያለውን ንቀትና በፍትህ አካላት ላይ እየደረሰ ያለውን ግፍ
እንድትመለከቱት በአክብሮት እጠይቃለሁ በቀደመው መልእክት እንደላክሁህ ምንም ነገር
እንዳይጠየቅብን
ስራ ላይ ነን።
የፍ/ቤቱ አባላት ከህግ ውጭ በሆነ መንገድ አስተናግዶናል፣ ፅ/ቤቱ ስህተት ከሰራ ህጉ የፍትህ ኮሚቴው
መርምሮ
የዳኛውን የስነ ምግባር መግለጫ ቢያሳልፍ። ህጉ እንዲጠበቅ
ተወው እና ህልውናው አልታወቀም እና ከጉዳዩ ጋር በተያያዙት
አካላት መካከል ተገኝቷል ብለው በሲፎ ላይ የተላለፈው
ፍርድ ተጥሷል።
በዚህ ጉዳይ ላይ የዳኝነት ነፃነት ቀርቷል፣ አድማው ያለ
ምንም ምርመራ ተደርጎ ፍርድ ቤቱ ከህግ ውጪ አድርጎናል።

❖ የፍርድ ቤቱ ፕሬዝዳንት በግሌ ያዙኝ።


ምክንያቱም እኔ ከወሰንኩት ውሳኔ ጋር የተያያዘ ጉዳይ አለው
በነዋሪው ዮሴፍ ገብርኤል
በተባለው አዛውንት እና በ mmj 5 ኛ ወረዳ ቡሉክስ በሚባሉ
አዛውንት ተይዘው የተያዙ ቤቶች ነበሩት። ዳኛ (አብዲ ብሉክስ)
ብቻዬን የማያቋርጥ ጫና ውስጥ ነኝ።
❖ በስህተት ከተወሰድኩበት ቀን ጀምሮ ያለማቋረጥ ጫና
ውስጥ ነኝ።
የተከበሩ ምክትል ፕሬዝዳንት የጥላሁንን እርቃናቸውን ከቀን
ወደ ቀን የመንግስትን መነፅር በማምጣት የዳኛውን እና የግለሰብን የዳኝነት
ጥበቃ እንዲያድኑ እንጠይቃለን።

You might also like