You are on page 1of 11

[Type the document title]

0
[Type the document title]

TUSMO
Hordhac 2

Qowmiyadaan Jareer Weyne Yey Ku abtirsataa. 3

Sookoobid Taariikhda Jareer Weyne 3

FARACA JIITTA 4

Siyaasiyiintii Jareer Weyne Ee Maamulkii Afis 6

Siyaasiyiintii Qowmiyadda Jareer Weyne Xurnimada kadib 8

Ciidamada waxaa laga xusuustaa 8

Aqoonyahanada 9

Fanka 9

Halgamaayaashii Jareer Weyne 10

1
[Type the document title]

HORDHAC
JAREER-WEYNE (AF ENGLISH CHARER-WEINE)

JAREER WEYNE waa qowmiyad kamid ah qowmiyada Soomaliya dega; waana


qowmiyada ugu tunka weyn gudaha Dalka Soomaalia Waana Soomali Asal loogu
yimid Dhulka iyo Luqadda Soomaaliaga Jareer weyne waxa uu Degaa Dhulka ugu
barwaaqeysan Dalka Soomaalia Sawabtana ma’aha in uu xoog ku degay in in uu
iibsaday sawabtu waxa weeye waa qowmiydii ugu horeysay ee bariga geeska
afrika degta.
Sidaan wada ognahayna deegaan in ay ummadi ay degaan waxaa u suura galiga:
1. In uu deegaanka lagu noolaan karo lagana heli karo waxyaabaha nolosha
Aadamida ay u baahantahay si noloshoodana ay u jirno.
2. In uu deegaanka ka caagan yahay waxyaabo Qatar galin kara nolosha
Aaadanaha.
3. In uu Deegaankaas Istaatiiji ahaan ku haboon yahay in lagu noolaado leskana
difaaci karo qataraha soo wajaha.
Marka aad fiiriso Dulka Soomaaliya meelaha laga heli karo waxyaabahaas aan kor
ku soo xusnay ee aan ka maarmin nolosha Aadanaha waa deegaanada ay degaan
Qowmiyadda Jareer weyne ee Jiinka Labada Webi ee Jubba iyo Shabelle.

2
[Type the document title]

Haddaba Qowmiyadaan Jareer Weyne Yey Ku abtirsataa.


Qowmiyadda Jareer Weyne oo Degta guud ahaan dalka soomaaliya; gaarna ay ku
tahay 9 (sagaalka) Gobol ee ay maraan Labada Webi ee Jubba Iyo Shabelle
waxayna ku abtirsadan odaygii JIITTA ee Kamid ahaa sedaxdii Nin ee
deegaameeysay dhulkan somaliyeed Ee geeska afrika muda laga joogo ku dhawaad
15 qarni sida ay ku cadahay Buuga ka hadlaya taariikhda soomaaliya ee lagu
xafiday dalka Masar.
Dalka Masar waxa ay sheegtaan in ay seddexdaas nin ay ka soo jeedeen dalka
masar sida uu cadeynayo buuga aya ka qoreen Somalida Asal ahaan halka ay ka
soo jeedaan.
Seddexda Nin ee sheegayaan waxana la kala oran jiray KUUL SOOL IYO JIITTA.
Odayga Jiita ayaa uu buuga ku sheegayaa in uu ahaa qof Madow oo African ah
taas oo uu ku muteystay odaygii jiita Magaca jareer Waayo luqda soomaaliya
Jareer waxaa loola Jeedaa (Tima adeega) sida Somalida caadada u leedahayna
qofka waxaa loogu naaneysaa siduu muuqaal ahaan u muuqdo oo magaca qofka
waxaa ka xoog badiya waa neenaasta.
Jareerna waxa uu ka yimid odayga jiita timihiisa oo adkaa sidaa darteedna loo yiri
jareer weyne.

Sookoobid Taariikhda Jareer Weyne


Hadii an Itaas Kaso gudubno, waxaan doonaya in an halkan kusoo Koobo Qaar ka
mid ah Taarikhda Qowmiyadda Jareer-weyne xili hore iyo waqti xaadirkanba.
DEEGAANKA Qowmiyadda Jareer waxeey Dalka soomalia kadegtaa
1-Gobalada dhexe kaa oo aay si baaxad weyn udagnyihiin
2-Gobalada Konfureed oo aay si mugleh udaganyihin islamarkana cadad An la
koobi karin ay ku deganyihin

3
[Type the document title]

3-gobalada bari weyku tira yayihiin


4-Gobalada waqoyi Weyku Tira yaryihiin Goblad Itoboobiya waxa ay Ka degaan
Gobalka shabeelle kaa oo logu magacdaray qabaailada kadega Qowmiyadda
jareer-weyne Ethopia Iyo deganada dirdhabe jigjiga iyo degana badan oo
deeganada itobiya kamid ah.

FARACA JIITTA

ODAYGA MAGACISA LA ORAN JIRAY JIITTA OO AY IMIKA LOO


YAQAANO (JAREER ) Maadama uu tima adag laha sidana Loogu baxiyay
Odayga Jiita oo naaneesta ah (Jareer-weyne )
Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa Odayga Jiitta Carruurii uu dhalay
Faracooda Waxaana Ka mid ah:
1-Makane
• kuusane
• Maxaad
• Cusman adeer
• Cali sabti
2-ReerMadle(Madle)
• Makaran adan
• Tolweyne Jicibo
• Cabdi jicibow
• Nolaay

3-shiidle
4-Gasar

4
[Type the document title]

5-Bajamaal
6-Muuda Racdo
7-Eeylo
8-Dagiine
9-Mashungali
10-Shambare
11- Biyamaal Mahaale wuxuu dhalay 4odey.
• Sema bimaal
• dhegadhaagte bimaal
• wagarsiye bimaal .
• wagarwaaye bimaale
12-Shantacaleemod
13-Reer Gedow
14-Cali mahad
15-Reer-ciise
16-Karanle
Beelahaas waa qaar kamid ah Odaygii Jiita faracii caruurtiisa ee Qowmiyadda
jareer-weyne oo degta koonfurta iyo bartamaha soomaliya

5
[Type the document title]

SIYAASIYIINTII JAREER WEYNE EE MAAMULKII AFIS


QAAR KA MID AH SIYAASIYIIN QOWMIYADDA JAREER WEYNE
XILLIGII DOWLAD GAARSSIINTA SOOMAALIYA EE 10 KA SANO
TALYAANIGA KOR KA MAAMULAYEY WAXAA KA MID AHAA:
1) Raage Iidle oo Madax u ahaa hogaanka dhaqanka Hiiraan
2) Hassan Guure oo ka mid ahaa xubnihii sarsare ee Hoganka Dhaqanaka siada
ku cad digreetadii ka soo baxday talyaaniga 1950 ee maamulkii AFIS

Sidoo kale waxaa ka mid ahaa:


1) Ugaas Xasan Raage oo ahaa Guddoomiyihii Maamulkii Beledweyne
2) Cilmi Baxaar Cabdulle
3) Shukri Baxnaan
4) Nuur Cumar Shukri
5) Issak Ilmi Ga’ah, oo gole sare ka ahaa Maamulkii Beled weyne sida ay
ku qoran tahay dikreetadii uu talyaaniga soo saaray 1950

6
[Type the document title]

7
[Type the document title]

Qaar ka Mid ah Siyaasiyiintii Qowmiyadda Jareer Weyne


Xurnimadii kadib qaar ka mid ah Siyaasiyiintii Saameynta Lahaa ee Jareer Weyne
waxaa Kamid ahaa:
1) Dubutaate Shiikh Xasan C/rixiin (bakhtiyaan)
2) Dubutaate Abuukar Muudey Cabdi
3) Mowliid macane Xildhibaan2
4) -Pfrs mohamed omar Dhalxa Xil
5) -Maryan qasim xildhiban iyo jegada wasiir
6) Mohyadii Mohamed kalmoy Ambastoor
7) maxamed ceeymoy xildhiban
8) Maxamed cumar Maxamuud x-xildhiban
9) Cabduqadir farah karama x-xildhibaan
10) fartun cabduqadi farax karama Xildhibanad Aqalka sare
11) Shiikh Xuseen Cusmaan Cali ( Xalaal)
12) Colaad Rooble x-xildhiban iyo waziir ku xigeen
13) C/lahi colad roble xildhiban iyo wasiir ku xigeenka gashandhiga
14) Hon. C/fitaax Qaasim Maxamuud

Ciidandanka waxaa ka xusikarnaa


1) Gen. Adan Xaashi Gaabow
2) Gen. Sheegow
3) Gaanshale sare burur
4) Gaashanle sare Cabeey
5) Gen. Jiikajiika
6) Gen. kaalmooy
7) Gaashanle sare Nuur xasaney.

8
[Type the document title]

Aqoonyahanada
1) Prof Adulqadir eenow
2) Eng Abdi farah Eng-Taana
3) Prof Ali muse aliyo Bere
4) Eng- luqman haji isamail X-wasiir
5) Prof- abdiyeey
6) prof caamir
7) Prof Mahamed ali Abroone
8) Dr xasan mohamed muse (Mandeela)
9) Dr ali jareere
10) Professor Maxd Cumar Axmed (Gumoow),
UGAASYADA IYO CULIMAD
1) Ugaas cali ugaas raage
2) Ugaas Cali Ugash shekh shafeec
3) Sheekh xasan Yacquub
4) Shekh abdi sheekh Hasan
5) Shekh muuse geedi
6) shekh Axmed shekh omar libi
Fanka iyo suganTa
1) Xasan cilmi sad xasan bullo
2) Qadija Foodey Nuur
3) caasha cabdow
4) Faadumin shekh hilole
5) Faaduma qasin Hilowle
6) Qaasim Hillowle

9
[Type the document title]

7) Xawa kiin Axmed Hillowle


8) Axmed Nuur iidow (Jaangoow)
9) Abwan saciid (JINI ISHUMI)
HALGAMAAYAASHII JAREER WEYNE

Halgamaayaashii Jareer Weyne Ee dalkaan Fikirkooda iyo kartidooda ku


xureeyey dalka.
Hadba saad umaqasheen dadka Ugu caansan ee halgamayaasha ahaa waxaa kamid
ah; Shiikh Cabdulqadir sheikh saqawadiin oo ahaa Aasaasihii iyo Hogaamiyihii
dhalanyaradii lamagac baxday SYL dhalanyaradas 7 kamid ah waxa aay ahaayeen
Qowmiyadda Jareer Weyne.
waxa kalo kamid ahaa halgama yasha jareer-weyne Ninki la,oran jiray jibriil
Macalim barow,kaa oo si weyn ula dagalamay Gumeystihii Taliyaniga.
Jabriil macalim barow waxa uu ahaa Boqorka beesha Biyamaal Ee Jareer-
weyne Waxaa kaloo siweyn ula dagalmay Gumeystihii Taliyanig besha Makane Ee
dagta Gobalka hiiran iyo Deegana badan oo dowladeegan somalida itobiya ka mid
ah isla markana Dagaal kale lagalay Ninkii la oran Jiray maxamed cabdula xasan
soomaliduna hada ay uyaqanaan sayidka kaa oo isku dayay in lawareego kofurta
iyo bartamaha somaliya waxaa xabadka udhigtay beesha makane oo lahayd Ciidan
xoogleh loogu magac daray “HORMADIID” (Gumeysi-diid).

Qore: Eng. Sharma’arke Cabdi Xasan iyo Eng: Ilyaas Maxamed

10

You might also like