You are on page 1of 2

Fasir

4_‫فقد قام المستشرقون ببث الدسائس للتفرقه بين الدول العربية‬:‫الدافع السياسي‬.

.Arimo siyasadeed:

Waxey sameyeen warar in ey u kala geyaan wadama carabta si ey uga dhax abuuran cadawad iyo isku
dir

‫اهداف االستشراق‬:

1.‫التشكيك بصحة رسالة النبي صلى هللا عليه وسلم ومصدرها االلهي‬.

2.‫انكار ان يكون القراءن كتابآ منزآل علي النبي من عندهللا عز وجل‬.

3.‫إضعاف الروح اإلخاء االسالمي بين المسلمين في مختلف اقطارهم‬.

4.‫ وهذا الصنف عدده قليل جدا‬،‫اهداف علمية خالصه ال يقصد منها إال البحث والتخصيص والدراسة التراث االسالمي‬.

Qorshayashoda waxa ka mid ah qodobada so socda:

1. in ey shaki galiyaan wax ka jiritaanka risalada lo so dhibay nabi muxamad scw iyo in Allah dhankisa ka
timid.

2. In ey beeniyaan in kitabka quranka Allah ku so dajiyay nabi muxamad.

3. in ey dacifiyaan walaltinimada iyo midawga ummada musliminta meel walba ey jogaan.

4.u jeedo cilmiyeed o anan ula jeedyo kale laga laheyn Taas o ku kooban kaliya cilmi baaris iyo
barashada hidaha iyo dhaqanka islamka lkn kuwan wa tiro aad uyar.

‫ يقصد التبشير الدعوه الي الديانة المسحية‬:‫التبشير‬

.‫ التبشير‬ugu bishareyn

Oo micnihedo yahay ugu yeeritaanka diinta Christianity (gaaleysin).

‫وسائل التبشير في العالم االسالمي‬:

‫يمكن التقسيم الوسائل الكثيرة التي يستخدمها التبشر المسيحي في غزوة الصامت للعايلم االسالمي_ الي مجموعات تخدم ثالثه مجالت‬
‫رئيسيه هي‬:

*Hababka ey u fuliyaan galeysiinta calamka islamka*

Waxa lo qeybin karaa qeybo badan o ey u adeegsadaan ugu yeeritanka diinta kiristanka

Waxa ka mid ah in ey Kuwan so socda:

‫ ومنها‬:‫ المؤثرات الفكرية‬.‫أ‬:

● ‫ والمراد به التزام السكوت عن محاوالتهم التنصيريه‬،‫الدعوة إلى التسامح الديني‬.

●‫وبناء المؤسسات التعليمية التي تعلم اطفال المسلمين‬،‫التركيز علي المناهج التعليمية‬.
● ‫ والهدف منه التأثير في عقول الشباب وقلوبهم وادعاء حقوق التاريخية في تلك البالد بمرور الزمن‬،‫بنتء الكنائس‬.

A.Saameynta fikradeed o ey ka mid yihiin :

● .ugu yeeritaanka iscafin diimeed taas oo ula jeedkeedu yahay isku day gaaleysiin si qarsodi ah

●.in ey xooga saaran manhajka waxbarasheed iyo dhisitaanka waxbarsho taas o ey ku baraayan caruurta
musliminta

●.dhisitaanka kaniisado ula jeedkeedu yahay saameynta caqliga iyo qalbiyada dhalinta iyo sheegashada
taariiq so jireen ah in ey ku lahayeen wadamadas xiliyadi hore.

‫ والمرضى بحاجه الي خدمتهم فيعرضون عليهم اإليمان‬،‫ وذللك ان االطباء والممرضين يحتكون باالناس الكثيرا‬:‫ العالج الطبي‬.‫ب‬
‫بالمسيح كمخلص واله‬.

B. Samafal cafimeed:

Taas oo dhakhatiirta iyo kalkaliyayaasha la sheko wadaagayan dadka iyo bukaanda

Bukanada waxey u baahanyihin cawinaad marka ayagana waxey u so bandhigaayan cawinaad iyo
baxnaanin si ey ugu yeeraan diintoda una gaaleysiiyan.

‫ ومن ذالك‬:‫الشؤن االجتماعية‬.‫ج‬:

●‫األ نذيةالرياضية واعمال الترفيه‬.

●‫تقديم المساعدات شريطة اإلنضمام الي الكنيسة‬

J.Arimo bulsho*

Waxa ka mid ah

.u sameynta kooxo ciyartooyo iyo entertainment

. Fidin caawimaadeed taas o ey ku xiraayan in ey ku so biiraan kanisada.

You might also like