You are on page 1of 2

Date: 08 September 2022

Heshiis Dhisme Guri (9mx24m)


1. Faah faahinta dhismaha iyo qayb-qaybintuba naqshada ayay ku
cadahay

2. Dhismaha Gurigu waxa uu ka koobanyahay 4 qol oo hurdo ah, hal-


fadhi, cunto iyo 2 suuli oo gudaha ah.

3. Banaanka waxa noqon doona kitchen store wata iyo suuli Dusha
sarena waa la shubayaa waxaana lagadhisayaa qol iyo suuliisa
sagxada saree e qolka iyo suuligana waa shub waxnaana la saarayaa
taangi biyood oo shan foosto ah.

4. Hoosta waxa la dhigayaa Taangi 10 foosto ah.

5. Sagxaduhu waa wada mar mar (60x60) cm.

6. Suuliyada iyo kitchen-ka waxay leeyihiin mar mar taaga 3.2cm

7. Wajahada guriga,wajahada serfiska iyo jaranjaradu waxay leeyihiin


mar mar Decoration ah.

8. Barandaha sare iyo salaanka qolka sare wuxuu leeyahay mar mar.

9. Albaabada gurigu waa Turkey.

10. Albaabaka ganjeelku waa 3.0m.

11. Albaabada daarada hore iyo daarada danbe kijada store ka iyo
suulga,qolka sare iyo suuligiisa waxa lagalinyaa albaabo bir ah oo
Chinese lamood ah.

12. Siliigu waa gypsum Ceiling.

13. Jiingadu waa 30 ga Casaanka ah.

14. Bulaacada gurigu waa 2mx3m oo dhinacyada ah iyo 3.5m hoosta ah.

15. Fadhiga iyo daarada waxa lagu xidhayaa Gypsum Board.

16. Daaqaduhu waa muraayad aluminum ah cabirkooduna waa


1.5mX1.2m daaqadaha fadhiga iyo hurdada.1.0mx1.2m daaqadaha
maqsinada kale ee guriga iyo 0.6mx0.6m Daaqadaha suuliyada ah.

17. Dherar ka guriga waa 3.2m.

18. Daarada iyo wajahada hore ee ganjeelka waxa la dhigayaa mar mar
wadani.

19. Wixii dayr ah waxa lagu xidhayaa Taarkii tuug celiyaha ahaa.
Cilmi Construction Co. (CCC)
Date: 08 September 2022

Heshiis Dhisme Guri (9mx24m)


20. Qalab ka laydh ka iyo biyuhu waa nooca ugu aslisan(original) oo
saudian ah.

1. Qiimaha gurigu ku kacayaa waa $40,000.


2. Nidaamkalacagbixintuwaasidan

a) qadimaada hore waa 45 %( 18,000)

b) Qaybta Labaad oo ku began shubista liitarka 40 %( 16,000)

c) Qaybta sadexaad marka la bilaabaayo mar mar 10 %( 4,000)

d) Qaybta afraad fure wareejinta 5 %( 2,000)

Guryuhu waxa ay ku dhamaa nayaan laba bilood iyo badh (2.5 Months)
kana bilaab maysa maalinta heshiiska la saxeexo.

FG:

B) Hadii mulkiilaha gurigu wax kudaro ama wax ka bedelo naqshada guriga
wixii qiime ee kordha isagaa bixinaya, sidoo kale hadii qaab ka dhismaha
wax laga jaro lacagta contract-ga ayay ka go’aysaa.

C) hadii dhismaha gurigu istaago(qabyoobo) sababtana uu leeyahay


mulkiilaha gurigu kharashka watchman kawaxa qaba mulkiilaha, sidoo kale
hadii contractor-ku sababta leeyahay isaga ayaa watchmanka bixinaya.

D) Hadii khilaaf dhaco inta shaqadu socoto waxa loo saarayaa gudi labada
dhinac ah.

E) guarantee waa hal sano.

Eng:Axmed Cabdi Xasan

ALLAH MAHADLEH

Cilmi Construction Co. (CCC)

You might also like